Shaqo-koob-Job Center

Shaqo-koob-Job Center

You may also like

Gbd wkjashiy
Gbd wkjashiy

waa Adeeg isku xidha shaqaalaha iyo loo shaqeeyaha waxa uu sidoo kale sameeya Tababarka shaqalaha.

11/03/2024

Ramadan mubarik macmiil

11/03/2024

waqtiga shaqada bisha Ramadan ee xafiiska.

03/03/2024

ADEEGI SHAQALAHA WAA IDIIN DIYAAR MACMIIL

23/01/2024

waxa la raba gabadh itoobiyan ah oo Aqoon buuxda u leh mesageka ama haba noqoto gabadh soomaliyad ah oo aqoon u leh .
shaqadu waa full time sidaas ula socda.

20/01/2024

Ready to lead a new era in African football?
CAF is recruiting:
➡️ https://lnkd.in/epc-WVmR

18/01/2024

jumca wanaagsan

14/01/2024

Adeegyada aanu qabano waxa ka mid ah
labada adeegan oo kala ah:
1: Adeega shaqalaha guriga .
2: Adeega macalin Guri.
waxaad adeegyadan marwalba aaryeed ku helaysan qiimo macquula iyo daryeel macmiil.

08/01/2024

waxa macluumadkeedi naga lumay gabadha lagu magacaabo Amran jaamac mohamed oo Ahayd gabadh AQoon dheerada u lahayd luuqada Carabiga oo aanu u hayno fursad shaqo , sababta aanu gabadhaas oo maclumadkeedi lumay u raadinayna waxaanu door bidna qofkasta meesha uu hibada u leeyahay in aanu xooga saarno u raadino hadii fursadi soo baxdo.
ku mension garee asxaabteena si aanu u helno gabadhaas.

04/01/2024

jumca wanaagsan bahda Shaqo-koob-Job Center

04/01/2024

Macmiil Adeegi shaqaalaha guriga ku hel waqti kooban iyado laguugu keenayo si bilaash ah Hargeisa gudaheed.
Nagala soo xidhiidh 0637920432.

31/12/2023

waxaanu si wada jir ah u baahinayna fursad shaqo oo ka banaan Alpha studio pro oo ku yaala magalada hargeisa. hadaba si aad furdan uga faaidausato kusoo dir maclumadkaaga lambarka hoos ku qoran.
f.g: marka h**e waxaanu ku kala xulayna xaga cvgaaga.
ka dib ayaanu interview galaysa sida ula socda.
muda waa 24 saacadood gudahood.

31/12/2023

waxan rajaynayna in uu sanadkan soo socda uu noqdo mid inoo horseeda in ay helno fursado iyo ilo dhaqaale oo inagu soo kordha kaas oo wata nabad iyo xasilooni. dhamaantiin waxaanu idin leenahay sanad guuro wacan.

25/12/2023

hal-abuurka iyo fahamka suuqa waxay kuu horseeda in aad hesho ama Gaadho yoolkaagi ahaa in meheradaadu hesho macaamiil ku haboon oo u noqda ilo dhaqaale oo waxtar u leh barnaamijkaaga ganacsi.
Shaqo-koob- marketing Agensy ayaa ku haysa adeeg suuqgaynta casriga ah, iyadoo meheradaa ay u helayso fursad ay macaamil ku hesho iyado goobta ay dagan tahay ay ahay goobihii ka fogaa wadada.
Nagala soo xidhiidh: 0637920432, 063758806.

21/12/2023

Googaa!!!!!!
ka jawaab googaalaysigan oo hel hadyad ku gaar ah.
raac tilmaamahan.
share,like, mension laba ka mid ah asxaabtada.
ka dib jawaabta googaalaysiga kusoo qor commenti oo kaliya.
guulaystuhu waxa uu noqonaya xaga waqtiga iyo qofka saxa jawaabta.

17/12/2023

macmiil ku hel Adeegan kaliya $7 dollar , Sidoo kale waxa kula socda keenista shaqaalaha . ama ku bixi bisha ugu horaysa adigoo soo raacinaya mushaharka shaqalaha macmiil.
wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh 0637920432.
waxaanu ku hayna shaqaaale xirfad iyo amaano leh.

12/12/2023

waqti aad u kooban ayaa inoo hadhay hala socdo waxa uu xidhmaya waqtigu 2 cisho ka dib.
wixii maclumad ah kala soo xidhiidh 0637920432.

03/12/2023

waxaanu bishan 14 keeda qabanayna Tababar aad u muhiim ah oo ah xirfada samaynta xayesiimaha casriga ah taas oo leh fursad shaqo. hadaba waxaanu ugu busharaynayna tirada tababarka ka qayb galaysa in ay sidoo kale helayan fursad boos shaqo ah oo laga qaadanayo 4 qof ee ugu sareeya imtixaanka tababarka.
NB: maxaa laga raba:
1: waa in aad ku sugan tahay hargeisa.
2.: waa in aqoontaadu gaadhsiisan tahy heer jamacadeed
3: Soo dir maclumad kugu saabsan sida heerka waxbarashadaada iyo heerka xirfada shaqo ee aad leedahay .
Nagala soo xidhiidh 0637920432,0637588206.

28/11/2023

hadaad qorshaynayso in uu noqdo sanadka soo socdo mid abuura ama sameeya in uu helo ilo dhaqaale oo cusub waxaanu ku ahayna adeega iskugu jira Talo-bixin iyo fikrado aad maalgashan karto oo kuu horseedi kara dhaqaale kusoo kordha ilahaagi dhaqaalaha.hadaba nagala soo xidhiidh lambaradan 0637920432,0636692337.

27/11/2023

waxaanu bishan qabanayna Tababar aad u muhiim ah oo ah xirfada samaynta xayesiimaha casriga ah taas oo leh fursad shaqo. hadaba waxaanu ugu busharaynayna tirada tababarka ka qayb galaysa in ay sidoo kale helayan fursad boos shaqo ah oo laga qaadanayo 4 qof ee ugu sareeya imtixaanka tababarka. Nagala soo xidhiidh 0637920432,0637588206.

21/11/2023

waxa la raba gabadh cunto karinta ku wanaagsan oo kusoo shaqaysay mudo aqoon buuxdana u leh. hadii aad cunta karinta ku wanaagsan tahay fadlan nagala Soo xidhiidh lambaradan 0637920432.

19/11/2023

Waalid ilmahaaga ma u baahan yahay hab qoraalka casharka oo loo qoro si waafasan sida uu ka rabo macalinkiisu? haday jawaabtu tahay haa waxaanu ku hayna Adeeg u gaar ah Nala soo xidhiidh lambarkan 0637920432.

19/11/2023

ma u baahan tahay in ay meheradaadu soo saarto dakhli ku haboon? haday jawaabtu tahay haa waxaanu ku hayna Adeeg ku Gaar ah nala soo xidhiidh 0637920432.

18/11/2023

Foundation is hiring Secondary English Teacher
APPLY
NOW------>>>>>>
https://somalijobs.com/.../1112.../secondary-english-teacher

Foundation is hiring Secondary English Teacher
APPLY
NOW------>>>>>>
https://somalijobs.com/jobs/sheekh/11121790773505072/secondary-english-teacher

18/11/2023

Shaqo-koob-Job Center waa adeeg-bixiye jecel in uu daryeelo macamiisha. waxaanu ku hayna Adeegi shaqaale hoosaadka guriga.
ka rayso rafaadki ahaa Raadinta shaqaale la hubo badqabkooda caafimad iyo damanadooda. shaqalaha anu idin diyaarinay waxay aqoon u leeyihiin xirfadooda shaqo. NAGU DOORO AMAANO IYO DARYEEL MACMIIL. NAGALA SOO XIDHIIDH LAMBARADAN 0637920432.

16/11/2023

jumca wanaagsan dhamaantiin, waxaanu idin leedahay ku gaadha maalmaha soo socda nabadqab iyo caafimad dhamantiin.

14/11/2023

is hiring 4 Positions
1. Mobile Team Nurse/ Midwife
APPLY NOW------>>>>>> https://somalijobs.com/.../mobile-team-nurse%7C-midwife
2. Health & Nutrition Project Coordinator
APPLY NOW------>>>>>> https://somalijobs.com/.../health-&-nutrition-project...
3. Mobile Team Nutritionist
APPLY NOW------>>>>>> https://somalijobs.com/.../13473.../mobile-team-nutritionist
4. Nutrition Project Officer
APPLY NOW------>>>>>> https://somalijobs.com/.../5239.../nutrition-project-officer

is hiring 4 Positions
1. Mobile Team Nurse/ Midwife
APPLY NOW------>>>>>> https://somalijobs.com/jobs/burao/9042824487581746/mobile-team-nurse%7C-midwife
2. Health & Nutrition Project Coordinator
APPLY NOW------>>>>>> https://somalijobs.com/jobs/hargeisa/10611215927891560/health-&-nutrition-project-coordinator
3. Mobile Team Nutritionist
APPLY NOW------>>>>>> https://somalijobs.com/jobs/burao/13473657556090534/mobile-team-nutritionist
4. Nutrition Project Officer
APPLY NOW------>>>>>> https://somalijobs.com/jobs/burao/5239965984196118/nutrition-project-officer

14/11/2023

is hiring 4 Positions
1. Mobile Team Nurse/ Midwife
APPLY NOW------>>>>>> https://somalijobs.com/jobs/burao/9042824487581746/mobile-team-nurse%7C-midwife
2. Health & Nutrition Project Coordinator
APPLY NOW------>>>>>> https://somalijobs.com/jobs/hargeisa/10611215927891560/health-&-nutrition-project-coordinator
3. Mobile Team Nutritionist
APPLY NOW------>>>>>> https://somalijobs.com/jobs/burao/13473657556090534/mobile-team-nutritionist
4. Nutrition Project Officer
APPLY NOW------>>>>>> https://somalijobs.com/jobs/burao/5239965984196118/nutrition-project-officer

14/11/2023

waxaanu qaadanayna qaybo kala duwan oo ah shaqaale, hadaba hadii aad xirfad u leedahay shaqooyinkan nagala soo xidhiidh lambarkan oo kusoo dir Cvgaaga iyo macluumad ku saabsan xirfada aaad uleedahay shaqadan. noogu soo dir halkan 0637920432

14/11/2023

waxaanu qaadanayna shaqaale macalimiin ah oo Aqoon buuxda u leh dhigista manhajyada cusub ee dugsiyada somaliland. hadaba nagala soo xidhiidh 0637920432 ama nagu soo booqo xaruntayada.

Want your business to be the top-listed Recruitment Company in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

jumca wanaagsan
Adeegyada aanu qabano waxa ka mid ah labada adeegan oo kala ah: 1: Adeega shaqalaha guriga . 2: Adeega macalin Guri.waxa...
jumca wanaagsan bahda Shaqo-koob-Job Center
Macmiil Adeegi shaqaalaha guriga ku hel waqti kooban iyado laguugu keenayo si bilaash ah Hargeisa gudaheed.Nagala soo xi...
Shaqo-koob-Job Center waa adeeg-bixiye jecel in uu daryeelo macamiisha. waxaanu ku hayna Adeegi shaqaale hoosaadka gurig...

Telephone

Address

Safari Area
Hargeisa
Other Employment Agencies in Hargeisa (show all)
Shaqosan Shaqosan
Hargeisa

You'll get jobs

Hirfad Hirfad
Hargeisa

For graphic design, digital marketing & content creation for your adverts. software downloads,web de

Xafiiska Shaqalaysinta Shaqada Guryaha Xafiiska Shaqalaysinta Shaqada Guryaha
Hargeisa

Asc hablo mathy shaqo don misena shaqlo don hadaba Xafiska shaqo gaynta shaqada guryaha wuxu isku xi