Diri Saqo Technology and Digital

Technology

16/01/2024

Motherboard-ku waa xubinta ugu weyn ee isku xirta kambuutarka birihiisa isuna gudbisa Electric-da kambuutarka. Motherboard waxaa kaloo loo yaqaan Main board ama System Board waxaa lagu xiraa Box-ka ama Case Computer-ka.Noocyada Motherboard ka:
Noocyada (Form Factors) ugu caansan ee Motherboard ka waa ATX, MicroATX, BTX, iyoLTX.ATX waa nooca ama form ka Motherboard ugu caansan ee la isticmaalo. Waxaa ka horeeyey oo dhismaheedu ka yimid nooc la oranjiray AT iyo Baby AT oo suuqa kabaxay dhamaad kii 1990s kii. Sababta loo joojiyey AT Motherboard waxay aheyd; way adkeyd in la badalo iyo CPU-ga oo ku xirnaa meel Expansion Slot ku dhow. Sababta ugu mihiimsan ee loo isticmaalo ATX maanta waa qaabka ay u dhisantahay oo wanaagsan iyo qalabka lagu xiro oo an istaabaneyn. ATX balaceedu waa 12 x 9.6 waxeyna badeshay Baby AT. Waxay ATX ku leeday nooc yar oo loo yaqaan Mini-ATX ama Micro-ATX uu balaceedu yahay 11.2 x 8.2 kana qalabyar ATX ka caadiga ah. ATX motherboard iyo Computer Power supply-ga waxaa leyskula xiraa gudbiso (power connector) loo yaqaan P1 Connector oo xadkiisu yahay 3.3-volt ilkihuusana (pins) yihiin 20 ilig. Mararka qaarkood waa dhacda any fiilo kale oo dheeraad ah la socoto oo kale 4-pin (4-pin auxiliary connector). ATX nooceeda ugu danbeeyey waxay ku timaada 24-ilig (24-pin connector). 20-pin Power supply waad ku xirikartaa 24-pin Motherboard. Waxaa mihiim ah inaad Motherboard iyo Power supply ga inay isqaadan karaan awood ahaan iyo hadaad qalabadan ku xirisid motherboard inuu Power Supply awood badan yahay.

Photos from Diri Saqo Technology and Digital's post 17/10/2023

Barashada Computerka
Waa maxay Computer?

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Friday 08:00 - 23:00
Other Computer Companies in Hargeisa (show all)
TaQwa Online Computer TaQwa Online Computer
New Hargeisa
Hargeisa

learn every where you stay to computer

Dhacdo media Dhacdo media
Hargiesa
Hargeisa

Halkan waxaad helysaa dhamaan cilad saarista technolgy

caano tech solution caano tech solution
Down Town
Hargeisa

all technical solutions,mobile phone,laptobs,cctv cameras and itc

TechSom TechSom
Hargeisa

Mo huppy Mo huppy
Jigjiga
Hargeisa, 2235

mamme

Maalmo Tech Maalmo Tech
Hargeisa

Alpha Tech Online Alpha Tech Online
Ka Soo Horjeedka Somcample, Ama Masaajidka Sheikh Bashiir
Hargeisa, 03

Waxaaad Naga Helysaa Dhamaan Alaabaha Electronics ka Jumlad iyo tafaariiqba leh

Bigile Online Tech Store Bigile Online Tech Store
Hargiesa
Hargeisa

Horyaal Business Group Horyaal Business Group
Opposit Of Timacadde Basketball
Hargeisa, 00252

The company opened it's door to the public since 2019. Our aim is to reach our customer's needs and our promise is to provide high quality goods with reasonable price.

Muuqaal Technology Muuqaal Technology
Hargeisa

KA ADEEGO ADOO ADOO GURIGAA MEHERADAADA XAFIISKAAGA IYO WALIBA GOOBTAADA SHAQO JOOGA MUUQAAL MARKET

Shirkada Hitech- Hargeisa Information Technology Shirkada Hitech- Hargeisa Information Technology
Between Gargaar And Cajab Fuel Station
Hargeisa

Hargeisa Information Technology (HITECH) for Information and Communication Technology (ICT) is a dea

Kamapala colleges Kamapala colleges
Hargeisa

waxan dhamaan shacabka soomaliland ugu bushaarenayaa in laguu furay schoo lagu baranaayo dhamaan wax yaabaha ku taxaluqa ict in lagaga furay