Abdalla Golo Primary and Secondary Schools

^^We need to prepare children for life , not just for exams^^

Natural Resources management Expert working with Somaliland Ministry of Environment and Rural development��

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 08/06/2023

SAGOOTIN, DARDAARAN IYO DUCO
waxa la wadaagay ardayda fasallada 8aad ee u fadhiisanaya imtixaanka shahaadiga ah macalin Abdi Rahmaan Sameeco
Illaahay waxaan uga baryaynaa inuu ku kuuleeyo imtixaanka aduunyo iyo ka aakhiraba

07/06/2023

KULANKA ARDAYGA

macalin Abdirahman Sameeco

Kulankan waxa loogu talo galay tababar la xidhiidha kobcinta aqooneed ee ardayda fasalka 8aad iyo sida ugu wanaagsan ee ardaygu isugu diyaarin karaan uguna guulaysan karaan imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad
Goobta : Barxada dugsiga
TAARIIKHDA : 08/06/2023

21/05/2023
19/05/2023

Education

19/05/2023

Daawa nashiido macaan//
Ardayda dugsiga Abdalla Golo

18/05/2023

Qaar ka mid ah ardayda dugsiga
Abdalla Golo Primary and Secondary Schools oo ku luuqaynaya heesta calanka

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 18/05/2023

ABDALLA GOLO GIRL'S SCHOOL (7B)
Happy 18 may 2023
Duleedka magaalada Hargaysa

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 20/04/2023

عيد مبارك
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
Eid muparak❤️👋❤️👋

Eebe waxaan ka rajaynaynaa ciidan ciideeda kale inuu caafimaad qab inagu gaariisyo🏅

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 05/04/2023

RAMADAAN CUP :
HERER STAR STADIUM 🏟

ABDALLA GOLO SCHOOL VS MACAARIF SCHOOL (7:0)...........................................................................
Kooxda da'yarada ardayda ee dugsiga Abdalla Golo Primary school ayaa guul way ka soo hooyay ciyaar ka mid ah koobka ramadaanta oo dhexmartay dhigooda
dugsiga macaarif school

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 12/03/2023

🌴ABDALLA GOLO PRIMARY SCHOOL 🌴

السلام عليكم ورحمة الله

Galabta oo ay bishu ahayd 12/03/2023 maalin axad ah waxa barxada dugsiga ka qabsoobay
Tartan aqooneed dhex mareyey Ardayda fasallada 7-aad ee hablaha iyo wiilasha
( 7A Vs 7B ) .
Oo ay soo qaban qaabiyeen gudida nashaadka ee dugsigu.
Tartankaas oo ay ugu dambayn guushu raacday fasalka hablaha ee 7B

BADIYAABA WAA BAHDEEN

Allaa mahad leh

Maamulaha Dugsiga: Khalid Abdilahi Abdi (Qarayare)

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 09/03/2023

Sawiro,
Qaybta 2aad ee xaflada

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 09/03/2023

بسم الله الرحمن الرحيم.
Waxa shalay oo ay taariikhdu ahayd 16-08-1444 kuna beegan 08-March-2023 maalin Arbaca ah, barxadda dugsiga CABDALLA GOLO PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL, ka qabsoontay xafladdii kalka koowaad ee sannad dugsiyeedka 2022/2023 taas oo lagu maamuusayay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii teeramka 1aad.

Xafladda waxa nagala soo qayb galey madaxda sare ee Hay'adda AL-HUDA oo uu ugu horreeyo guddoomiyaha waxbarashada iyo marti sharaf kale oo qiimo badan.

Alla mahaddii jawi wanaagsan oo farxadi kudheehan tahay ayay noogu soo dhammaatay.

dugsiga: Khaalid Cabdillaahi Cabdi (Khalid Qarayare)

06/11/2022

// Daawo muuqaalka tartamayaashii fasalada 1aad ilaa 8aad ee dugsiga Abdalla Golo Primary and Secondary Schools

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 06/11/2022

Dugsiga Abdalla Golo Primary and Secondary Schools
// waxa ka bilaabmay tartankii ciyaaraha fudud
Qaybtiisii koobaad waxa guushu raacday

ayaa ahayd guulaystaha

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 02/11/2022

Safka arooryaad ee dugsiga Abdalla Golo Primary and Secondary Schools waxa saaka noogu marti ahaa
Sheekh khadar Maxamed Cilmi
Oo ka hadlayay mawduuc aad u muhiima oo ah Akhlaaqda wanaagsan
Barnaamijku waxa uu noogu soo dhammaaday jawi daggan

Maamulaha Dugsiga
Khalid Abdilahi Abdi (Qarayare)

31/10/2022

Safka arooryaad ee dugsiga Abdalla Golo Primary and Secondary Schools
Mawduuca :Akhlaaqda wanaagsan
(Qaybtii labaad)


Galinka h**e (Qaybta innamada )
02/11/2022 ||Arbaca

29/10/2022

Daawo muuqaal kooban oo ah dugsiga Abdalla Golo Primary and Secondary Schools
Qaybta Hablaha (Galinka dambe)

Send a message to learn more

25/10/2022

Safka galabnimo ee dugsiga Abdalla Golo Primary and Secondary Schools

: Sheekh Maxamed

:Akhlaaqda wanaagsan

: Hablaha

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 15/10/2022

بسم الله الرحمن الرحيم ...................................................................................
🌳 ABDALLA GOLO KG, PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL

💥 IMTIXAANKA BIL LAHA AH
Maanta oo ah Taariikhdu tahay 15/ 10/ 2022, Sabti.
Waxa si toos ah uga bilaabmay Dugsiyada Abdalla golo Imtixaanka Bil laha ah,
Ujeedada Imtixaanku waa in la qiimeeyo ardayga Heerkiisa Waxbarasho labadii bilood ee dhammaaday.

Dhammaan Ardayda waxaan u Rajaynaynaa guul inay ka gaadhaan Imtixaanaadkooda.


Imtixaanku waxa uu noogu soo dhammaaday jawi daggan
وبالله التوفيق

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 13/10/2022

*DUGSIGA CABDALLA GOOLO*

Alla mahaddii saaka oo taariikhdu ahayd: 1444-3-17 kuna beegan 2022-10-13, maalin Khamiis ah. Waxa noo qabsoomay shir aanu la yeellannay waalidiinta fasallada kowaad(Dugsiga hoose) iyo fasalka KG-ga, shirkaa oo lagaga tashanayay arrimo badan uguna muhiimsanaayeen qoddobadani:

1-Sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka uu waalidku la leeyahay dugsiga.
2-Sidii tayada waxbarashada ardayda kor loogu qaadi lahaa.
3-Sidii bilicda iyo nadaafadda ubadkaa yar yar kor loogu qaadi lahaa.
4-Sidii farta carruurta loo qurxin lahaa, taas oo maamulku u diyaariyay agabkii farta lagu qurxin lahaa. I.W.M

ALXAMDULLILAAH. Shirku wuxuu ku soo dhammaaday jawi deggan.

Khaalid cabdilaahi cabdi ( Qarayare )
Maamulaha Dugsiga

12/10/2022

Nashiido || Asluubta ardayga|| Dugsiga Abdalla golo primary school ||

02/10/2022

TACSI
Innaalilaahi wa innaa illayhi raajicuun

Maamulka iyo macalimiinta dugsiga CABDALLA GOLO waxay tacsi u dirayaan macalin cabdinaasi cabdilahi Ibrahim Ducaale oo aabihii ku geeriyooday magaalada hargaysa
Waxaanay illaahay uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo eheladii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo AAMIIN AAMIIN

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 15/09/2022

بسم الله الرحمن الرحيم.
Waxa shalay oo ay taariikhdu ahayd 18-02-1444 kuna beegan 14-09-2022 maalin Arbaca ah, barxadda dugsiga CABDALLA GOLO PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL, ka qabsoontay xafladdii sannad dugsiyeedka 2021/2022 taas oo lagu maamuusayay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii naqliga ahaa.

Xafladda waxa nagala soo qayb galey madaxda sare ee Hay'adda AL-HUDA oo uu ugu horreeyo guddoomiyaha waxbarashada iyo marti sharaf kale oo qiimo badan.

Alla mahaddii jawi wanaagsan oo farxadi kudheehan tahay ayay noogu soo dhammaatay.

dugsiga: Khaalid Cabdillaahi Cabdi (Qarayare).

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 01/09/2022

🌴 *Dugsiga Abdalla golo*
++++++++++++++++++++++

Maanta oo Khamiisa ah bishuna tahay 1/09/2022 waxaanu qabanay shirka fasalada sideedaad kaas oo ujeedkiisu ahaa sidii loo dardargalin lahaa ardayda fasalada sideedaad looguna diyaarin lahaa imtixaanka shihaadiga ah .




_Maamulaha Dugsiga hoose dhexe sare ee Abdalla golo_

11/08/2022

Habraaca Ardayga ee dugsiga.

09/08/2022

Hamoogaan Dugsiga Abdalla golo.

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 09/08/2022

Hanbalyo maamulaha cusub ee Dugsiga Abdalla golo ustaat khaalid Abdillaahi cabdi ( qarayare )

Allah hakugu asturo xilkaa cusub ee luguu igmaday.

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 15/07/2022

Hormuudka Dugsiyada Degmada m/mooge.

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 13/07/2022
Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 04/07/2022

Qayb kamida sawiradii xaflada xidhitaanka dawradii fasaxa.

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 04/07/2022

Madal qiimo badan.

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 01/07/2022

Xafladii xidhitaankii dawrada.

29/06/2022

Xidhitaanka uu Soo Qaban qaabiyaya ee Magaalada .
Dawradaasi Oo ka socotay 6 oo ku kala yaalla Magaalada .
1. .
Masaajidka .
2. .
Masaajid & Masaajid .
3. .
Masaajidka & Masaajidka .
3. Masaajidka ............Goobta Xafladda Lagu qabanayo......
Masaajidka ee ku Dhaw Hargaysa .
8:00 Subaxnimo.
Taariikhda: 29/6/2022. 1/12/1443.

26/06/2022

Hanbalyo munaasibada 26 june awgeed

17/06/2022

.
Maalinta bariya oo sabti ah waxa Bilaabmi doonta Dawro cilmiyeedkii aan h**e ugu baahinay pagekan.
Insha allah ha laga faa'iidaysto.

Photos from Abdalla Golo Primary and Secondary Schools's post 15/06/2022

.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeysa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Bulsheey aynu ka qayb qaadano ololaha nadaafada caasimadeena.

Category

Telephone

Website

Address

Hargeysa
Other Schools in Hargeysa (show all)
Bilan Bilan
Hargeysa, 58-00610

WAXAAN BARNAA COMPUTERADA IYO DHAMAAN COURSES KALA XIDHIIDHA TECHNOLGYADA

Happy Hearts Islamic Day Care, Preschool and Primary School Happy Hearts Islamic Day Care, Preschool and Primary School
Bada Cas, Wadada Hor Marta Summer Time Restaurant Ayaa Toos Kuu Gaynaysa
Hargeysa, 252

We love kids

Iqra Easy Way Iqra Easy Way
Ambassador Area
Hargeysa, +252

Northstar College Northstar College
Near Summertime Restaurant, Opposite Of Gacma Dheere District HQ, Badacas Area
Hargeysa

Located in the heart of Hargeisa, Northstar College is a world-class institution with a mission to empower students with practical skills for life.

Machad Al-nuur Al-bayaan Machad Al-nuur Al-bayaan
Jig Jiga Yar, Next To SON Hotel
Hargeysa, NONE

American Primary American Primary
Jigjiga Yar Road
Hargeysa

American Institute is located in Hargeisa, Somaliland. It's primary objectives is to provide short c

AFLAX Driving School hargaysa AFLAX Driving School hargaysa
Hargeysa, 6390

AFLAX DRIVING SCHOOL was established 9march 2016 in hargeisa. It is a private school dealing mainly

UOH UOH
University Road
Hargeysa, 12333

The University of Hargeisa (UOH) is a public university located in Hargeisa, the capital of the nort

مركز إمام السّنة لتحفيظ القرآن الكريم وعلومه والدّراسات الإسلاميّة مركز إمام السّنة لتحفيظ القرآن الكريم وعلومه والدّراسات الإسلاميّة
New Hargeysa
Hargeysa

BARO QUR'AANKA IYO CULUUMTIISA IYO KUTUB DIINI AH ADIGOO GURIGAAGA JOOGA SAFAR LA'AAN IYO DAAL LA'AAN NAGALA SOO XIRIIR NAMBARKAN +252617881122