Batuun Baby shop and Cosmetics

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Batuun Baby shop and Cosmetics, Cosmetics Store, Galbeedka Oreintal Hotel, Hargeisa, .

26/09/2021

Xaaskayga iigu soo duceeya-:

"Sanadkii 2016 ayaaan isaga soo tagay magaalada hargaysa aniga iyo xaaskeyga Jamiilo maxamed faarax, xiligaas oo aanu u safarnay dhanka puntland gaar ahaan boosaso sababtuna waxay ahayd caqabad iyo faquuq aan kala kulmaynay mar walba qoyskeyga iyo ehelkeyga hargaysa joogay,

Markaan xaaskeyga jamiilo xiriir wadaaga aanu ahayn ayay bilaabatay faquuqa dadkeygu igu hayeen, maadaama aan jeclaaday Gabadh kasoo jeeda beesha gabooye ayaa reerkayagu igu bilaabeen colaadin iyo faquuq dhib fara badan wan kasoo maray xiriirki barigaas, alxamdulilah aakhirkii waan isguursanay balse farxaddu labadeena keliya ayay ahayd ee ehelkaygu ilama qabin farxadaas ,

Arooskeenii kadib waxaa dhacday inan magaalada hargaysa sii joogi waynay gaar ahaan aniga qoskeyga oo mar walba weerar qaawan igu soo qaadayey ayagoo xaaskayga iidiidan, anigaa u shaqaysan jiray oo Suuqwaynaha hargaysa ayaan ka bilaabay inaan ku iibiyo dharka celiska ah ee loo yaqaan huudheyda ilaahay xamdigiis rabbi risaaqad nagu filan oo biilkeena ah waan ka heli jirnay,

Waxaa aniga iyo xaaskayga oo markaas uur lahayd nagu adkaatay inaan kusii noolaano Hargaysa handadaad nooga inaanaysay dadkii noogu dhowaa dadka iyo ehelkayagii hoose weliba , waan tashanay, kadibna waxaan la hadlay inan aanu qaraabo nahay oo boosaaso daganaa markaas waxaan u sheegay inaan halkaan dhib ku qabno, waxaan sanadkii 2016 badh tankiisi aanu tagnay boosaaso oo aan guri kiro ah ka dagnay .

Waxaan suuqa bacadlaha boosaaso dhigtay laba bundadood oo dharkaan hargaysa kala soo tagay ah , sidaas ayaan nolol maalmeedkeena kula soo bixi jirnay, alxamdulilaah boosaaso Waxaa noogu dhashay inantayda Curada ah zaynam Xassan iyo Wiilkayga Daahir xassan, waa kuwaan waxbarasho markay u bilaabay ayaa waayuhu iisaamixi waayeen.

Xaaskaygu waxay imika sidaa ilmihii saddexaad oo bishii 7ayay galaysaa, muddo imika sanad laga joogo ayay aad iiga xanuunsatay marba marka ka danbeysana uu kusoo siyaadayey xanuunku dhaqaatiir dhowr ah oo boosaso ah waan geeyey waxaase lagu sheegay buro wayn oo kaga taala Ilma galeenka , waxaan hayey oo dhaqaale ah waa naga soo idlaadeen, hadda todobaadkii h**e waxaan keenay garoowe,

Laba dhaqtar oo aan garowe ugu geeyey labaduba waxay sheegeen buradii waxaana qasab noqotay inaan meel qalliin leh la'aado, waxaan raba inaan Muqdisho udhigo awood dhaqaale oo aan ugu dhigo halkaas ayaana maanta haysan waana midda igu qasabtay inan bulshada walalaha ah aan usoo gudbisto codsigayga ah in gacan layga siiyo oo la iigu gurmado sidii aan xamar ku gaarsiin lahaa xaaskayga,

Wax walba qadarka rabbi inay yihiin ayaan rumaysnahay, dhib badan oo iga soo maray guurka xaaskayga waan u saburay, mar walbana rabbi ayaan talo walba u bandhigtaa, in inan gayaan ii ah oo muslim ah, soomaali ah, dhaqan iyo diina ka dhamaystiran la igu colaadiyo maahan mid aan rabbi kaga fogaadey ee allaah baan mar walba hoostiisa joogaa,

Walalaha muslimiinta ah galabta sababta i keentay halkaan oo aan wax walba aan qarin jiray banaanka u keenay ayaa jirta aan adkaysan waayey, hadaba waxaan idiinka codsanayaa laba arimood oo kala inaad iigu soo duceysaan Xaaskayga iyo inaad gacan iga siisaan arinkaas Ruux walbana wuxuu awoodo telfoonkeyga iigu soo hagaajiyo ( 0906996258 ) magaceyga xassan maxamed ayaa ku qoran, whatsapp ahaana waan u leeyahay ciddii ila soo xiriiraysa.".......

Plz ii gaarsiiya umadda islaamka ii share gareeya

Maxamed Cabdullaahi Cali

Photos from Batuun Baby shop and Cosmetics's post 01/05/2019

BATUUN BABY SHOP OO KU YAALA GALBEEDKA ORIENTAL HOTEL HARGEISA WAXA UU KUU DIYAARIYEY DISCOUNT AMA QIIMO DHIMIS AH 50% BISHA BARAKEYSAN AWGEED SIDA KABAHA CARUURTA OO U DHEXEEYA $6 ILLAA $5 IYO KABAHA HABLAHA OO AH 10 ILAA 9. H**E U GAADH WÀNA MUDO KOOBAN DHARKANA WAA LA MID. WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDH 0634422547 AMA 064608879.

05/08/2018

lotionkani wuxuu cadeeyaa qurxiyaaa wajiga wana dabeeci qimuhuna waa 17$ macmiil nagala soo xidhiidh 0634422547nd 0633142030

05/08/2018

macamiil alaabtaa debeeciga ayaanu haynaa ee misaan dhimista Nagala soo xidhiidh phone numberka 0634422547 nd 0633142030

05/08/2018

waa cream dacar laga sameeyay oo madmadawga wajiga ka binaya mudo moogan wana Qiimo.macquul macamiil waxad ka heli kartaaa dukaanka Ama naga la soo xidhiidh 0634422547 nd 0633142030

15/07/2018

waxaan ku haynaa macamiil Alaabtii ad sugayseen oo ah marku qofku hilibka ka dhaco tii dubaysay oo halkeed ku celinaysay jidhka wana dabeeci ha moogan ee h**e u soo gaadh waa Qiimo ku rali galinaya Nagu soo baqo dukaanka Ama naga la soo xidhiidh 0634422547 0r 0633142030

15/07/2018

waxaan ku haynaa scrupkii wajiga nadifinayay oo debeeciya oo ka samaysay dacar waa Qiimo macquula Nagu soo baqo dukaanka batuun baby shop cosmetics oo ku yaala suuqa hoose Ama galbeedka oriental hotel Ama naga la soo xidhiidh Telfoon numberka 0634422547 0633142030

17/04/2018

Wadaninimada laguu sheegayaa waa taas mudana kudayasho

Photos from Batuun Baby shop and Cosmetics's post 14/06/2017

Salaamu calayku a asaxaabay waxaan idiin keenay safarkii ciida aan ugu talagalnay. Batuun Baby Shop wuxuu ku yalaa galbeedga Oriental hotel wixii fahfahina kala xidhii 4422547 amba 4114432

Website

Address

Galbeedka Oreintal Hotel, Hargeisa
Hargeysa