Cheikh abdilqadir djilani

Cheikh abdilqadir djilani

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cheikh abdilqadir djilani, Design & Fashion, hargeysa qandahar, Hargeysa.

04/05/2024

Xogogal

Taariikhda akhtar jabiska ah Xildhiban maxamed abiib dawaarle h**e iyo agaasime wacdaro maray

Ka daawo youtube Duriyo Films ban hadda soo dhigee

04/05/2024

Waaw machaallah

04/05/2024

Haday is tagyay

04/05/2024

Anaguna salam

04/05/2024
04/05/2024

Waw havlo dhe

04/05/2024

Etat d esprit incongrue.et c est la realiter depuis l exterrieur

04/05/2024

Wa inakan hadana nimanyahow

04/05/2024

Khalid foodhadhi

25/04/2024

Machaallah

25/04/2024

Ehlu jano ilhay ha naga dhigo

25/04/2024

Waa layab

09/04/2024

Calankii oo dib loogu soo celiyay Barxadda Garoowe

09/04/2024

Ducada ha la aawbalo

09/04/2024

Waa bawaqo layku dilayo wa iska nasib daroo

Dagaal fool ka fool ah ayaa Socda iminka Guumays

09/04/2024

Wa talo ta la dayaya

09/04/2024

Wa talo guul ah

09/04/2024

Cid situation

Gaalkacayo ayaa noqotay magaalada ugu horaysay oo Puntland ku taala ee la keenay qalabka foogaan araga ah kaas oo lagu fiirnayo bilashada bisha shawaal.

Galabta Gaalkacayo waa laga baadi goobay bisha shawaal iyadoo goor h**e lagu dhaqaaway in aanay arag bisha sidaasna la biixiyo 30kanbisha ramadaan.

09/04/2024

Nasib

09/04/2024

Wey is raacday racdadi roocobka radale iyo riyadi falidha toobale iyo weynu ribsnhay taniyo riyaleh iyo ragab ragbta rahan weyn iyo waliba tamale oo roob ku tumay riyadi ...

Barxada caanka ah ee Garoowe oo laga dajiyay Calanka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

09/04/2024
09/04/2024

Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-fidriga. Waxaana Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishii Ramadaan.

Ciiddu waa munaasabad farxadeed oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban. Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku boorrinayaa kaalmeynta iyo farxad-gelinta masaakiinta iyo carruurta agoonta ah ee ku tabaaleysan daafaha dalka.

Ciid Mubaarak. Ciiddaan ciiddeeda Alle ha i nagu gaarsiiyo nabad, farxad, iyo caafimaad.

09/04/2024

Waaaw

09/04/2024

Cid moibareek

Alle sanadkaan kiisa kale ha nagu simo dalkoo xasilan iyo dadkoo wadajira, Allana garansiiyo madaxdeena in dalku ehel iyo asxaab ka wayn yahay. Ku ciida caafimaad

09/04/2024

Saadaali kulanka caawa ee 8 dhammaadka tartanka Champions League-ga Arsenal vs Bayer Munchen.

09/04/2024

CIID WANAAGSAN.

Rabbi waxaan ka baryayaa in uu naga aqablo cibaadadii Ramadaaanka, noona daaimo farxadda Ciidan.

Alle waxaan ka baryayaa in uu wadanka inooga dhigo nabad & barwaaqo, sidoo kalana ka dulqaado dhammaan Muslimiinta culeysyada haysta

Aamin

Want your business to be the top-listed Clothing Store in Hargeysa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Hargeysa Qandahar
Hargeysa