The Nuun

Arimaha islaamka iyo isbadalka dunida

23/03/2024

Somaliya Tartanka Caalamiga ah - Abaalmarinta Qur'aanka Kariimka ee Dubai - 2024

Mohamed ibrahim gulayso

23/03/2024

Tartanka - Abaalmarinta Qur'aanka Kariimka ee Caalamiga ah ee Dubai - 2024

Amin musse: dowlada kaamiroon

28/07/2023

cashuraa Today

11/06/2023

Ha ucunina xad-dhaaf

11/06/2023

Hanuun-Cafimaad

07/06/2023

waa kan icaafiya marka aan xanuun sado 😥😥😥😥

06/06/2023

🥰

06/06/2023

ALHAMDULLILLAH

05/06/2023

xasuusnow kan ku arka meel walba oo ad joogto.

05/06/2023

waxan ulaabaneena xaga alle wayni jalla jallaluh isaga nh waa mid wax walba awooda

05/06/2023

AKHri-quranka walaal
si uu kug hiiliyo maalin aan qofna qofka kale wax u tarikarin

05/06/2023

subax wngsn

02/06/2023

(Alle sw) wuxu idinsiin mid ka qayrroon wixiii lidiinka qaaday .

02/06/2023

Kusaliya xabiibkeena muxamed scw

kan ugu qarka badan nabiyadii lasoo daray

02/06/2023

"Dunidu waa raaxo, raaxadeeda ugu wanaagsanna waa haweeney toosan."

02/06/2023

AqRI oo dhameystir

12/05/2023

وَأَمَّا ٱلَّذِينَ فَسَقُواْ فَمَأۡوَىٰهُمُ ٱلنَّارُۖ كُلَّمَآ أَرَادُوٓاْ أَن يَخۡرُجُواْ مِنۡهَآ أُعِيدُواْ فِيهَا وَقِيلَ لَهُمۡ ذُوقُواْ عَذَابَ ٱلنَّارِ ٱلَّذِي كُنتُم بِهِۦ تُكَذِّبُونَ

[Surah As-Sajdah: 20]

تنتظر النار أهلها لتكونَ لهم مأوى، ولكنَّه مأوًى لا نعيمَ فيه ولا هناء، فمَن حاول الفرار من مأواه أُعيد إليه؛ إذ ليس له مأوًى سواه.
__________
كم يقاسي أهل النار من ألوان العذاب، فليس عذابهم ما تلقاه أبدانهم وحواسهم فحسب، بل لنفوسهم حظها كذلك من التعذيب بما تناله من التقريع والتوبيخ.
__________

The Nuun
ku faasiqoobay waxay ku hoyan Naar, markay doonaan inay ka baxaanna waa lagu celina naar dhexdeeda waxaana lagu dhihi dhadhamiya Cadaabka Naartii aad beenin jirteen.

26/04/2023

Ayeeyda

Waa mid ka mid ah xayawanada alle (sw) abuuray leh na sifaad qaas ah

Waa xayawanka kaliyah ee uqiray inuu yahay nabiga scw rasuul alle so diray

Kuna tiri ninkii yahudiga ahaa oo layaabay xayawaan hadlay.

Waxa jira nin muxamad layiraahdo oo ka sheekeeeya qisooyinkii h**e iyo kuwa dhici doona mustaqbalka wuxuuna jogaa yasrib waaana rasuul run bdane ah taas oo ka yaabisay ninkii yahuudiga ahaa soona aday dhankii yasrib. Kadibna islamay ninkii yahuudiga ahaa

23/04/2023

20 arimood ilaali ✊️

☆ Afar waa laga shaqeynayaa;

1- Dadka oo xagga Illaahay loogu yeedho
2- In uu qofku wax baranayo ama walaalkii wax barayo
3- In qofku uu cibaadeysanayo
4- Inuu khidmeysanayo ama adeeganayo

☆ Afar waa la addeecayaa;

1- Amiirka waa la addeecayaa
2- Acmaasha loo dhan yahay oo laga soo qayb-galo
3- Misaajidka adaabtiisa oo la ilaaliyo
4- Sabir iyo dulqaad

☆ Afar waa la yareysanayaa;

1- Cunnada
2- Hurdada
3- Hadalka adduunyada ee maalaayacniga ah
4- Ka bixbixidda masaaajidka dan la'aan

☆ Afar waa laga fogaanayaa;

1- Xad-gudubka, sida maalkaaga
2- Damaca
3- Dadka oo aad wax waydiisato
4- Wax aanad lahayn oo aad iska qaadato ama isticmaasho.

☆ Afar laga hadli maayo;

1- Siyaasadda
2- Wixii la isku khilaafsan yahay
3- Dadka ceebahooda laga hadli maayo
4- Doodda iyo muranka ama anaa wax aqaan ee wax i waydiiya.

Waxan ka barty jamecada tabliqa ma.a

ولا تجعلنا ضعفآءأمام ظروف الحَياة يارب

14/11/2022

🎧❤️

18/04/2022

Allow naga aqbal sonka 🍁
Fallow me 👍

The Nuun HAQUUSAN

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Somaliya Tartanka Caalamiga ah - Abaalmarinta Qur'aanka Kariimka  ee Dubai - 2024Mohamed ibrahim  gulayso
Tartanka  - Abaalmarinta Qur'aanka Kariimka ee Caalamiga ah ee Dubai -  2024Amin musse:  dowlada kaamiroon

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Mogadisho
252
Other Writers in Mogadisho (show all)
Aarka wiil somaliyed Aarka wiil somaliyed
Jidka Sanco
Mogadisho

Runtu waa biyo k**a dhib caan

Purity of soul Purity of soul
Aashia303616@gmail. Com
Mogadisho

Carwo Hanti Dhowr Carwo Hanti Dhowr
Mogadisho

welcone

Hassan Kafi Hassan Kafi
Banaadir
Mogadisho

Ilyas Bin Sh Mukhtar Ilyas Bin Sh Mukhtar
Mogadisho

🤍رَبِّ إنِي لِمَا أنزَلتَ إلَيَّ مِن خَيرٍ فَقِيرٌ❤

Dhaqanyahan dadma dhibe Dhaqanyahan dadma dhibe
Mogadisho, 4012

Talada reerka

MMuse Hassan MMuse Hassan
Hamar Jajab
Mogadisho, 630

I'm a lecturer; blogger; vivid reader; aspiring writer; and college educated citizen. I like to read

Zakaria Ali Zakaria Ali
Old Hamer
Mogadisho

Ruux Diida Sinaantiina Ha Yeelin Sareyntiisa

Qaraaxo Qaraaxo
Mogadisho, Banadir
Mogadisho

Waan ku daryeelayaa Waan ku xafidayaa Ilintaada waan tirayaa Ilaa geerida iiga timaado

Mohamed anshax Mohamed anshax
Mogadisho

Bashir Awil Bashir Awil
Mogadisho

Guusha adiga ayey kugu xirantahay.

SomaliNote SomaliNote
Luqman Laboratorist
Mogadisho, 1234

jiritaanka ummadnimo