Qaraami

Qaraami

Kusoo dhawoow Qaraami

24/07/2024

Waligaa digtoonaw hadhayalsan waxwalba

14/02/2024
11/01/2021

Maxmed Bk Mashruuc ayuu qaatay ee fanka k**a bixin sidee u aragtaa hadalka farxiya kabayare?

20/11/2020

RECO FLASH
waa flash original ah
Oo u istcmaalikarto computer iyo mobil intaba
adigo kasoo dalban kara dhaman xarumaha
Gal online market

Wixii faah faahina nagala soo xariir nambarada shashada kaaga muuqda
Mahadsanid
πŸ“ž0617947650/0634613799/0907795265/0615543277
Ama WhatsApp https://wa.me/message/TOEBYFL32RAKP1

17/08/2020

Ma aaminsantahay in la gaaray Xiligii Madaxweeyne Farmaajo is casili lahaa Kadib Qaraxyo isdaba joog Ah iyo Qalalaase Siyaasadeed?

Nabar iyo Naxdin | Waayaha cusub | No No Dhaha No Nadhaafa 21/06/2020

Go Subscribe Our YouTube channel πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

https://youtu.be/M1JPr9N7PJc

Nabar iyo Naxdin | Waayaha cusub | No No Dhaha No Nadhaafa Waayaha cusub 2020 No no dhaha no nadhaafa Nabar iyo naxdin naac naac badanaa Inaba beena dooni meyno nolo laan jirin

28/05/2020

War Dag Dag ah: Gaari laga soo Buuxiyay Walxaha Qarxa ayaa goordhaw ku qarxay meel udhaw Beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho.

Rasaas ayaa la maqlayaa mararka qaar lamana oga ilaa iyo hada qasaaraha ka dhashay Qaraxan.

22/05/2020

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyo u diray shacabka Somaliland munaasibadda ciidul-fitriga awgeed.

22/05/2020

DEG DEG:Wasaaradda Awqaafta iyo arimaha Diinta DFS ayaa hadda shaacisay in biri ay tahay maalinta koowaad ee ciida.

16/05/2020

Somaliland oo fasaxday ka Ganacsiga Qaadka oo ay horay u mamnuuceen muddo bil ah.

15/05/2020

DEGDEG: Dowladda Kenya ayaa mar kale isku dayeysa in dib loo dhigo dhageysiga kiiska badda Soomaaliya ee hor-yaalla maxk**adda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ), sida ku cad dokumentiyo cusub oo ay dirtay.

Arrintan ayaa khilaaf hor leh ka dhex-abuurtay labada dal, iyada oo Soomaaliya ay si xooggan uga hor-timid damaca cusub ee Kenya ay uga baxsaneyso inay cadaaladda wajahdo.

Dhageysiga dacwadda ayaa qorshuhu ahaa inuu dhaco horraanta bisha xigta ee June, hase yeeshee Kenya ayaa maxk**adda ka codsatay in dib loo dhigo muddo aan la cayimin.

09/05/2020

Ciidamo Itoobiyaan ah oo aan hoos tagin AMISOM ayaa soo riday diyaaraddii African Express, sida lagu shaaciyay warbixin loo diray Taliska AMISOM.

Sababta loo soo riday diyaaradda waxa lagu sheegay in looga shakiyay in ay is qarxiso iyo xiriir la'aan.

09/05/2020

Guddiga Gurmadka Daadadka magaalada Beledweyne ayaa sheegey in ballanqaadkii dowladda Soomaaliya ee sannadkii h**e ee magaaladaasi aan waxba ka fulin, balse kii Somaliland uu fulay:

"$400,000 oo lacag Somaliland na siisay nooga hadhay si biyaha Beledweyne looga leexiyo iyo $130 kun oo aan innagu urursannay, ayaannu ku howlgalnay. Dowladda Federalka & Jabuuti ballanqaadkoodii sannadkii waxba kqma fullin. Sidaas waxaa sheegey Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Beledweyne Xaaji Cismaan Dhagaxow.

Dowladda Soomaaliya ayaa sannadkii h**e Beledweyne ugu yaboohday 500,000 oo dollar.

Magaalada ayaa hadda laga dareemayaa cabsi fatahaado kale, waxayna guddiga sheegeen dowladdu keliya u keentay jawaanno.

01/05/2020

Ergaygii h**e ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa geeriyooday saaka. Mahiga waxa uu ahaa Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay intii u dhaxaysay Juun 2010-Juun 2013. Xilligan waxa uu ahaa Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Tanzania. (Sawirka UNka ayaa leh).

29/04/2020

Gabadha u doonan ra’iisal wasaaraha Uk oo dhashay wiil.

29/04/2020

Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa $1 milyan oo dollar ugu deeqdey shacabkii dhibaatadu ka soo gaadhay Fatahaadihii Magaalada Qardho

dhinaca kalena Puntland ayaa iyaduna sheegtay in deeqdaasi ay soo gaadhay islamarkaan ay u mahadcelinayaan madaxda Dowlada soomaliya.

25/04/2020

Dag Dag: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Bandawga uu Bilaaban doono 8da Fiidnimo iyadoona sidoo kale Xilkii laga qaaday Taliyihii Booliska ee Dagmada Boondheere Najiib Carab.

Photos from Qaraami's post 18/04/2020

Waxaa Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud hada soogaarey Wafdi kasocda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya (Ethiopia) oo iskugu jira Wasiiro, Gudoomiyaha Gobolka Doolo Gudoomiyaha Galaadi iyo saraakiil Milatari oo kasocda Dawladda Faderaalka Itoobiya (Ethiopia).

Duleedka Magaalada Cadaado ayaa waxaa ku soodhaweeyey Wasiiro katirsan Galmudug, Xildhibaano, Maamulka Degmada Cadaado, Odayaasha Dhaqanka iyo Saraakiil katirsan Ciidamada kala duwan ee dawladda Soomaaliya.

U jeedka safarka Wafdigaan ayaa ah dhamaynta hishiis laga gaarey Colaadii beelaha ee maalmo kahor kadhacdey Xuduuda ay wadaagaan Labada dawladood waxaana galinka danbe ee Maanta Madaxtooyada Cadaado lagu saxiixi doonaa hishiiskii laga gaarey colaadii labada beelood.

18/04/2020

Ψ§Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ§Ω†Ψ§ Ψ§Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ†
waxaa Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Aadam Jamhuuriya oo ka tirsanaa Golaha shacabka.

Xildhibaanka ayaa maalmihii dambe ku xanuunsanaye magaalada Muqdisho,waxaana si gaar ah looga haye dhanka kilyaha oo shaqadii gabay.

Gidheys News

17/04/2020

Wasaaradda caafimaadka dalka ayaa xaqiijisay 36 kiis oo cudurka Covid19 ah kuwaas oo ku soo baxay baaritaankii wasaaraddu sameysay 24 saac oo la soo dhaafay.

15/04/2020

Sadex Qof oo kale ayaa ugeeriyooday Cudurka Coronavirus sida ay Xaqiijisay Dowlada Soomaaliya.

Tirada Guud ee Dadka ugeeriyooday Cudurkan ayaa noqoneysa Shan Ruux.

20 kiis oo kale ayaa la diwaan galiyay taasi oo ka dhigeysa Tirada Dadka qaba Xanuunka Coronavirus 80 Qof.

14/04/2020

β€œAni iyo walalkeey Abiy Axmad Taleefoonka ayaan kuwada hadalnay maanta, si aan u xoojino iskaashiga iyo wadajika aan kaga hor tagi karno COVID-19, si aan dadkeena u badbaadino, isku duubni ayaan ugu gudbi karnaa xiligan adag” Madaxweyne Farmaajo

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Waligaa digtoonaw hadhayalsan waxwalba

Telephone

Website

Address


Mogadisho
Other Shopping Services in Mogadisho (show all)
Rayid online Rayid online
Mogadisho

π‘πšπ²π’π 𝐎𝐧π₯𝐒𝐧𝐞 waa suuq casri ah ood ka dukaamaysan karto adiga oo jooga gurigaga, iyo goobtada shaqada

Wadaag Store Wadaag Store
Siinaay, General Da'ud Road, Bondhere District
Mogadisho

Wadaag Store Waa suuq ku shaqeeya habka casriga ah ee ganacsiga internetka dhexdiisa (e-Commerce). Suuqani Waxa uu ku suurta galinaya in aad ka dukaameysan karto adiga oo jooga Gu...

Daaru salaam online Daaru salaam online
Mogadisho
Mogadisho, 2526

kawaha nooc yadooda kala duwan, iyo dharka sportska iwm

Somali Students Union Somali Students Union
Mogadisho

Mission To mobilize the students of Somalia all over the world to contribute their views towards dev

Tayo Online Market Tayo Online Market
Mogadisho

FC new leaders FC new leaders
Mogadisho

Online Business