Geeska Afrika
Geeska Africa human dignity plate form promotes socail justice, equity and transparency in the Horn of Africa
Dawlada FS uu Madaxwenaha ka Yahay Madaxweyne Xassan Sheikh Waxaa lagu Xusuustaa kalkiisii H**e ayadoo 9 bilood mishaar lagu leeyahay in uu waqti ka dhamaaday Xafiiskana uu ka tagay. Hada waxaa nasoo gaarayo Cabasho Cusub dadka qaar lagu beegsaday. Iyadoo Mishaarkoodii la leexiyay. Ama booskoodii lala wareegay. Qaar kood dalka ayba isaga carareen.
Waxaan hayada Ququuqda Insaanka iyo Dalalka Soomaliya Taageera aan ka codsaneynaa in Dawlada Federaalka ay ku cadaadiyaan si siman oola dhaqanto Shaqaalaha Rayidka JFS lana Dhowro Xuquuqdoo.
Geeska Afrika the voice of
minorty and Marginalized
Click here to claim your Sponsored Listing.