Manchester City Somali fans News

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Manchester City Somali fans News, Public Figure, Mogadishu.

kusoo dhowaada page-ka Manchester city Somali fans waxaad kaheleysaan wararkii ugu dambeyey ee kooxda Manchester City fadlan hadii aad nagu cusubtahay nagu soo biir like iyo fallow saar adigo raliah mahadsanid wll

03/07/2023

Gvardiol man City hadii si Rasmi ah ugu biiro wuxuu nogon donaa difac ugu qalisanaa premier league Abid ✍️

Fallow isaar Mukhtaar Xaaji πŸ‘ˆ

01/07/2023

Man City xagaaga dambe Markale wahay doneysaa sidii xagaagii lasoo dhafay ay sameysay oo kale in Awood ugu faanto kooxaha Eplka xitaa Kuwa yurub Manchester City waa Awood Aduunka πŸ’ͺπŸ»πŸ’™πŸ€βœ…οΈ

Saxibiyaal malmahaan wan ka maqnaa qadka hada soo dhacay igu qaata πŸ˜‚

Page-ka Mukhtaar Xaaji Fallow isoo dhahaπŸ‘ˆ

Photos from Manchester City Somali fans News's post 22/06/2023

Deg deg Manchester City ayaa xiisaynaysa xidiga reer England ee khadka dhahe ugu ciyaara kooxda West-ham Declan Rice.

Hayee Arsenal πŸ˜‚πŸ˜‚

Man City fansow Fallow saara Mukhtaar Xaaji πŸ‘ˆ

22/06/2023

Rodrigo Hernandez ayaa manta 27 jirsaday macalin Rodri Dhalasha wacanβ€οΈπŸŽ‰πŸŽ‰βœ…οΈ

Fallow saar Mukhtaar Xaaji πŸ‘ˆ

21/06/2023

Kabtan ilkay Gundogan wan kuu xiisi donaa in badan Kuma ilaawi doono waqti kasta waan ku xasuusan donaaa.

Waxaa tahay kabtanka ugu horeyey Manchester City sedexlay koob kula gulaysta βœ…οΈ

Ilkay Gundogan πŸπŸ‘πŸ’™πŸ€βœ…οΈ

Habeen Wanaagsan

Fallow saar Mukhtaar Xaaji πŸ‘ˆ

21/06/2023

Kovacic ayan kula soo wareeqnay 30m. Waa xidig garanaaya ka ciyaarista premier league βœ…οΈ

Waxaa taas usii dheer wuxuu garanayaa sida loo ciqaabo Liverpool πŸ˜‚

Fallow saar Mukhtaar Xaaji πŸ‘ˆ

19/06/2023

DEG DEG Manchester City iyo Gvardiol ayaaa wada gaaray Heshiis buuxa oo garaaya ilaa 2028

Gvardiol walagu kala bahay keliya waxaa harsan in Lacaqta kooxdiisa lasiiyo

Booqo oo fallow saar➑️ Mukhtaar Xaaji

19/06/2023

Waxqabadka labada xidig ee isku haaya tartanka Ballon d'or kaπŸ‘‡

Yaa uqalma

1= Lionel Messi ugu codee πŸ‘
2=Earling Haaland ugu code ❀️

Man City fansow page-ka Fallow isoo dhaha saxibiyaal please πŸ™ Mukhtaar Xaaji πŸ‘ˆ

19/06/2023

Walker iyo Manchester City waxaa usocda wadahadal heshiis cusub loogu kordhinaayo Walker inkasto FC Bayern munich doneyso
Hadana wadahadal socda ✍️

Booqo➑️ Mukhtaar Xaaji

Photos from Manchester City Somali fans News's post 19/06/2023

πŸ‡ͺπŸ‡Έ RODRI; xili ciyaaredkaan man City & Spain
πŸ† Champions League βœ…οΈ
πŸ† UEFA Nations league βœ…οΈ
πŸ† Premier League βœ…οΈ
πŸ† FA Cupβœ…οΈ

⭐️ UCL Best Playerβœ…οΈ
⭐️ UCL final MOTMβœ…οΈ
⭐️ Nations league Semi-final & final MOTMβœ…οΈ

Rodri hambalyo πŸ‘πŸ½πŸŽ‰

Man City fansow page-ka Fallow isoo dhaha saxibiyaal Mukhtaar Xaaji πŸ‘ˆ

19/06/2023

Rodri xalay wuxuu ku Gulaysatay koobkiisii Afaraad xili ciyaaredkaan walina waxaa usii dhiman kobab kale oo sedex ah

Rodri Burburiyaha ugu fican Aduunka wagti hadirkaan shaki lacan πŸβœ…οΈ

Citizens Fallow isoo dhahaπŸ‘‰ Mukhtaar Xaaji

17/06/2023

πŸ“Έ Ilkay GΓΌndoğan Dhamaan Statskiisa Kooxda Manchester City βœ…οΈ

🏟 304 Kulan.
⚽️ 60 Gool.
🎯 40 Caawin.
🀝 100 Gool Ku Lug Lahaansho.
πŸ†5x Premier league .
πŸ†2x FA Cup.
πŸ†4x Carabao Cup .
πŸ†2x Community Shield .
πŸ†1 Champions league .

Ikay Gundogan 7 Sano kadib Ugu Dambeyn Manchester City Waka tageyaa πŸβœ…οΈ

Legend Aan La ilaabi Doonin AbidπŸ‘.

Citizens Fadlan page-ka fallow isoo dhaha Mukhtaar XaajiπŸ‘ˆ

14/06/2023

Gulaystiyaasha Treble. Oo ku soo Labtay Xulka England πŸ‡¬πŸ‡§ Marka laga maarmi waayey πŸ’™βœ…οΈ

Saxibada page-kaan ku xiran waxaan idin ka codsan lahaa in page-keyga Mukhtaar Xaaji 1k fallow wax yar iga harsan fadlan igaarsiya oo fallow isaara πŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.facebook.com/profile.php?id=100087125060791&mibextid=ZbWKwL

14/06/2023

Citizens Fadlan page-ka fallow isaar Mukhtaar XaajiπŸ‘‡

Waxaan Qariyo mahaayo Aniga πŸ˜‚

12/06/2023

Xili ciyaaredkaan waa Xili ciyaareedkii ugu ficanaa manchester city SoMara

Premier League πŸ†βœ…οΈ

FA Cup πŸ†βœ…οΈ

Champion league βœ…οΈ

2023 sanad aan la ilaawi doonin πŸ’™βœ…οΈ

πŸ‘‰ Mukhtaar Xaaji

12/06/2023

Dabaal dega Manchester City ee ku guleysiga sedexlayda koob oo lagu wareejinaayo magaalada Manchester πŸ†πŸ†πŸ†βœ…οΈ

Manchester waa buluug πŸ’™πŸ’™βœ…οΈ

Citizens fallow isaar πŸ‘‰Mukhtaar Xaaji

Photos from Manchester City Somali fans News's post 11/06/2023

Manchester City Champion yurub oo ku soo wajahan England πŸ‡¬πŸ‡§ iyagoo wata horyaalka yurub UCL

Booqo πŸ‘‰Mukhtaar Xaaji

11/06/2023

Kevin De Bruyne kofiyadiisa cusub βœ…οΈ

11/06/2023

Champion league waxaan u maamuli donaa sida premier league aan u maamulno okale

man City waa Boqorada yurub wagti hadirkaan Mar dhow wahay nogon dontaa boqorada Aduunka βœ…οΈβ€οΈ

Fallow isaar πŸ‘‰Mukhtaar Xaaji

11/06/2023

PepTababaraha ugu Wanaagsan Adunka πŸ‘βœ…οΈ

Photos from Manchester City Somali fans News's post 10/06/2023

Shaqsi kasta oo manchester city tagera waxaan Leyahay Hambalyo ugu dambeyn Riyadii aan ku riyoon jirnay wanoo rumowaday Alhamdulilaah Ale ayaa mahad iska leh πŸ‘βœ…οΈ

Citizens caawa waa habeen in badan aan sugeynay farxada farxad ku sii dara bostiga 200 love ❀️ deg deg saara dhiga biya maaha

Mukhtaar Haaji ↙️

Photos from Manchester City Somali fans News's post 10/06/2023

Hambalyo Manchester City wahay ku gulaysatay champion league ugu dambeyn Ala caawa wan faraxsanahay runtii Citizens love ❀️ saar bostiga dhiga biya maaha πŸ’™βœ…οΈ

Mukhtaar Haaji

10/06/2023

Manchester City Vs inter milan

Finalka champion league πŸ†βœ…οΈ

⏰️Sacada 10:00 Habenimo

Nala Wadaag saadaashaada kulanka Adag ee caawa ✍️

Citizens saadaasha Qofkii saxa waxaan u balan qadeyaa lacaq 2 dollar ah πŸ’΅ inaan siin doono marka ciyaarta soo cidlaato

lkn sharudaha buuxiya oo bostiga πŸ‘ saara oo gareeya Qofkii intaas sameya lacqtiisa waa diyaar Qofkii sameyn waayo waxaba iguma laha Hadii Alle ku idmaayo

CitizensπŸ’™ ismujiya saxibiyaal πŸ‘βœ…οΈ

Qofkii sadaasha saxa halkaan haiga soo qabtoπŸ‘‰ Mukhtaar Haaji πŸ‘ˆ

Photos from Manchester City Somali fans News's post 09/06/2023

Sawirada Xidigaha Manchester City oo Tababarkii ugu dambeyey ku jira πŸ’™πŸ”₯βœ…οΈ

Mukhtaar Haaji ↙️

09/06/2023

πŸ“Έ Kovacic ayaa ogoladay heshiiska ugu waregeyo Manchester City heshiiska waxaa lasoo gaba gabeyn donaa finalka kadib

Mukhtaar Haaji ↙️

03/06/2023

Premier League βœ…οΈ
FA Cup βœ…οΈ

Champion league keliya noo haray inaan ku gulaysano sadaxley koob isagana wan ku gulaysan donaa sabtida dambe insha Allah πŸ™

Booqo➑️ Mukhtaar Haaji

03/06/2023

Hambalyo Manchester City wahay ku gulaysteen koobka FA Cup waa koobkodii 2-aad ee xili ciyaaredkaan ay ku gulaysaneyaan hambalyo Manchester City fans 300 love ❀️ saar dhiga biya maaha saxibiyaal πŸ’™βœ…οΈ

03/06/2023

πŸ“Έ Sadasheyda finalka galabta u dhaxeya man City Vs man united waxaan ku sadalineyaa ✍️
Manchester City 4 : 2 Manchester United

Waxaan qariyo mahaayo πŸ˜‚

Mukhtaar Haaji ↙️

Photos from Manchester City Somali fans News's post 02/06/2023

Jack Grealish iyo Kevin De Bruyne waa diyaar finalka sabtida πŸ’™πŸ”₯

Photos from Manchester City Somali fans News's post 31/05/2023

Waa diyaar Finalka Dias & Ake πŸ’™πŸ”₯βœ…οΈ

Photos from Manchester City Somali fans News's post 31/05/2023

πŸ“Έ Pep Guardiola

Tababaraha ugu Wanaagsan premier league iyo midka ugu fican AduunkaπŸ’Ž 🐐πŸ”₯βœ…οΈ

Mukhtaar Haaji ↙️

29/05/2023

Kevin De Bruyne Kan ugu caawinta badan premier league wuxuuna Sameyey 16 caawin

Caga dahab πŸ’™πŸ’ŽπŸπŸ”₯βœ…οΈ

Mukhtaar Haaji ↙️

29/05/2023

Tababaraha ugu fican Aduunka Pep Guardiola Manchester City wuxuu ka dhiga kuwa ugu Awooda badan Aduunka wagti hadirkaan πŸ’™πŸ”₯

City fans igu soo darsada Mukhtaar Haaji

28/05/2023

Sawirkii in badan lawada sugayey ugu dambeyn Erling Haaland ayaa kabta dahabka premier league la gudonsiyey Goal mashiin 🐐πŸ”₯
Waxaan Rajeynayaa inaad love saari donto ❀️

Mukhtaar Haaji

27/05/2023

Erling Haaland xili ciyaaredkisii ugu horeyey ayuu Laba Abaal marin oo muhiim ah ku Gulaysatay Erling Haaland ayaa ku guuleystay Abaal marinta Sanadka premier league iyo Da,yarka ugu fican Sanadka premier league Hal xili ciyaareed gudihiisa Erling 🐐πŸ”₯

Fallow Manchester City Somali fans News ↙️

24/05/2023

Kevin De Bruyne Khadka dhahe ugu fican premier league khadka dhahe ugu fican Aduunka Aga dahab πŸ’ŽπŸπŸ”₯

Manchester City Somali fans News

23/05/2023

Waxaan qariyo mahaayo Aniga πŸ‘‡πŸ˜‚

23/05/2023

Ederson moraes Goalhayaha ugu Wanaagsan premier league Goalhayaha ugu wanagsan Brazil πŸ‡§πŸ‡· Goalhayaha ugu wanaagsan Aduunka wagti hadirkaan 🐐πŸ”₯

Manchester City Somali fans News ↙️

22/05/2023

Steven Gerrard waligiisa premier league gacatiisa Kuma taban Halka cunuga yar Foden uu tabtay πŸ˜‚

Reer Apaarpool Ceeb uma dhintaanπŸ˜‚

Man City fansow share gareey saxibiyaal

22/05/2023

Ceeb looma dhinto oo Sawir ah πŸ˜‚πŸ‘‡

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu
Other Public Figures in Mogadishu (show all)
Somalia Somalia
Mogadishu

Everybody who love their homeland more than anything, this is the place you can share you views with

Hon. Ibrahim S. Ahmed Hon. Ibrahim S. Ahmed
Mogadishu, 252

Goodwill Ambassador for Mogadishu and Somalia promoting the United Nations SDGs through Globcal International.

SVO (Steadfast Voluntary Organization) SVO (Steadfast Voluntary Organization)
Near Safari Hotel
Mogadishu, 252

Steadfast Voluntary Organization better know as SVO is a non-profit, non-political, non- governmenta

Somaliboy Somaliboy
Taleex Street Mogadishu
Mogadishu

πŸ›‘ Somali YouTuber

Hiigsi fashion co. Hiigsi fashion co.
Mogadishu

xarago fashion co.

Prof zaki Ahmed Prof zaki Ahmed
Mogadishu

Degelsame Properties Degelsame Properties
Number 4
Mogadishu

gacmo furan ku so dhawaada sxbyaal

Abdallah Yousuf Abdallah Yousuf
Dhuusamareeb
Mogadishu

U dhaqdhaqaaqaha bulshada

Eng saalax Eng saalax
Mogadishu, 252

WAXA KAHELAYSA INSHA ALLAAH MUQALO KURALI GELIYA FOLLOW HAKA BAQIILIN MAHADSANID

Xaafid Januzaj Xaafid Januzaj
Mogadishu

Welcome to my page Xaafid Januzaj halkan aan ka wada socono my fans walalaha Soomaliyeed πŸ‘πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

Caliciid Caliciid
Mogadishu, 252

qanciye

Dalmar Wadani Dalmar Wadani
Mogadishu

┏━━━━━°�‒°�°‒━━━━━┓ πŸ•‹ β˜† NABI MOHAMED β˜† πŸ•‹ ┗━━━━━°�‒°�°‒━━━━━┛