SomTurk Specialist Doctors Union-SOSDU
knowldegable and experienced Doctors platform.
Dr.Abdikarim Gabeyre oo sharxaya kansarka ku dhaca qanjirka prostate ka “PROSTATE CANCER”.
MUUQAALKA GUUD EE AF-FUR WADAREEDKA SOSDU
magaalada muqdisho waxaa caawa ku qabsoomay af-fur wadareedka midowga dhaqaatiirta SOSDU.
Kulanka waxaa qeyb ka ahaa agaasimaha isbital Erdogan-X. Digfeer Dr.mohamed Hussein Asharaf, maamulka iyo Xubnaha Guud ee SOSDU.
ARBACO
HOTEL JOWHARA
RAMADAAN MUBARAK
Waxaan Bulshada somaliyeed ugu Hambalyeyneynaa bilashada bisha barakeysan ee RAMADAN.
Maanta waxaa Kulan is xog wareysi ah uu la yeeshay maamulka iyo Xubno ka tirsan Midowga dhaqatiirta taqasusiga SOSDU Wasirkii h**e Caafimaadka Somaliya Marwo Dr. Maryam Qasim.
kulankasi waxaa hogaaminayay agaasimaha isbitalka Racep tayıb Erdogan(X-Digfeer) Dr. Mohamed Hussein (Ashraf).
Kulankaasi ayaa aad loogu falanqeeyay marxaladdii adkeyd ee laga soo maray hab-dhismeedka Caafimaad dalka iyo manta meesha uu joogo.
Waxaa la isla meel dhigay sidii loogu shaqeyn lahaa qorsheynta iyo horumarinta balaarinta adeegyada Caafimaadka dalka.
Dr. Maryam qaasim waa Rug caddaa caafimaad, wax badanne kasoo qabtay hanaanka caafimaadka somaliya intii yareyd ee ay xilka heysay iyo guud ahaan noolasheedi. Talooyin wax ku ool ah iyo Dardaaran waayo aragnimo badan ka buuxdo ayuu xambaarsanaa kulaankaani waana kaga mahadcelineynaa.
Maamulka iyo Xubnaha SOSDU waxay HAMBALYO iyo bogaadin u dirayaan Dr. IRSHAD IBRAHIM ALI oo ku guuleystay imtixaanka takhasuska ee suuxinta iyo daryeelka dadka daran (Anesthesia and Reanimation)oo ay qabatay Jaamacada Culuumta Caafimaadka ee Turkiga (Sağlık Bilimleri Üniversitesi).
Waxa uu dhaqtarka 6dii bil ee ugu dambeysay safarkiisa waxbarasho oo ahaa 4sano ku qaatay isbitalka
“Hydrapaşa numane eğtim ve araştarma hastanesı“” ee kuyaala Istanbul, Turkey.
Dhaqtarka waxa uu ka mid noqonayaa urur weynaha SOSDU.
Waxaan u rajaynaynaa dhaqtarka qalinjabiyay guul iyo mustaqbal ifaayo.
Maamulka iyo Xubnaha SOSDU waxay HAMBALYO iyo bogaadin u dirayaan Dr. Nur Adam mohamed oo ku guuleystay imtixaanka takhasuska ee xanuunada dhimirka (Psychiatric)oo ay qabatay Jaamacada Culuumta Caafimaadka ee Turkiga (Sağlık Bilimleri Üniversitesi).
Farxad gaar ah bey inoo tahay inow dalkeena usoo baxo takhasuskaasi oo baahi weyn loo qabay, kana mid ah takhasusyada dalkeena ku yar
Waxa uu dhaqtarka 6dii bil ee ugu dambeysay safarkiisa waxbarasho oo ahaa 4sano ku qaatay isbitalka
“İstanbul Erenköy Ruh Ve Sinir Hastalıkları Eğitim Ve Araştırma Hastanesi” ee kuyaala Istanbul, Turkey.
Dhaqtarka waxa uu ka mid noqonayaa urur weynaha SOSDU.
Waxaan u rajaynaynaa dhaqtarka qalinjabiyay guul iyo mustaqbal ifaayo.
Maamulka iyo Xubnaha SOSDU waxay HAMBALYO iyo bogaadin u dirayaan Dr. Hassan Ali Mumin iyo Dr.
Ahmed Isse Ali oo ku guulaystay Imtixaanka Takhasusiga ee Cudurada maqaarka, ciddiyaha iyo timaha(Dermatology) oo ay qabatay Jaamacada Culuumta Caafimaadka ee Turkiga (Sağlık Bilimleri Üniversitesi).
Farxad gaar ah bey inoo tahay iney dalkeena usoo baxaan takhasuskaasi oo baahi weyn loo qabay.
Waxa ay dhaqaatiirtaani 6dii bil ee ugu dambeysay safarkoodaa waxbarasho oo ahaa 4sano ku qaateen isbitaalka “SBÜ Haydarpaşa Numune Eğitim ve Araştırma Hastanesi” ee kuyaala Istanbul, Turkey.
Waxa ayna ka mid noqonayaa urur weynaha SOSDU.
Waxaan u rajaynaynaa dhaqaatiirta qalinjabiyay guul iyo mustaqbal ifaayo.
SAWIRADA QEYBTA 5AAD:
𝐃𝐨𝐨𝐝 𝐜𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚
(𝐏𝐨𝐬𝐭𝐩𝐚𝐫𝐭𝐮𝐦 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐥𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬 𝐦𝐮𝐥𝐭𝐢𝐝𝐢𝐬𝐜𝐢𝐩𝐥𝐢𝐧𝐚𝐫𝐲 𝐩𝐚𝐧𝐞𝐥 𝐝𝐢𝐬𝐜𝐮𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧), 𝟏𝟗 𝐃𝐞𝐜 𝟐𝟎𝟐𝟑.
SAWIRADA QEYBTA 4AAD:
𝐃𝐨𝐨𝐝 𝐜𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚
(𝐏𝐨𝐬𝐭𝐩𝐚𝐫𝐭𝐮𝐦 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐥𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬 𝐦𝐮𝐥𝐭𝐢𝐝𝐢𝐬𝐜𝐢𝐩𝐥𝐢𝐧𝐚𝐫𝐲 𝐩𝐚𝐧𝐞𝐥 𝐝𝐢𝐬𝐜𝐮𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧), 𝟏𝟗 𝐃𝐞𝐜 𝟐𝟎𝟐𝟑.
SAWIRADA QEYBTA 3AAD:
𝐃𝐨𝐨𝐝 𝐜𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚
(𝐏𝐨𝐬𝐭𝐩𝐚𝐫𝐭𝐮𝐦 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐥𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬 𝐦𝐮𝐥𝐭𝐢𝐝𝐢𝐬𝐜𝐢𝐩𝐥𝐢𝐧𝐚𝐫𝐲 𝐩𝐚𝐧𝐞𝐥 𝐝𝐢𝐬𝐜𝐮𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧), 𝟏𝟗 𝐃𝐞𝐜 𝟐𝟎𝟐𝟑.
SAWIRADA QEYBTA 2AAD:
𝐃𝐨𝐨𝐝 𝐜𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚
(𝐏𝐨𝐬𝐭𝐩𝐚𝐫𝐭𝐮𝐦 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐥𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬 𝐦𝐮𝐥𝐭𝐢𝐝𝐢𝐬𝐜𝐢𝐩𝐥𝐢𝐧𝐚𝐫𝐲 𝐩𝐚𝐧𝐞𝐥 𝐝𝐢𝐬𝐜𝐮𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧), 𝟏𝟗 𝐃𝐞𝐜 𝟐𝟎𝟐𝟑.
SAWIRADA QEYBTA 1AAD:
𝐃𝐨𝐨𝐝 𝐜𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚
(𝐏𝐨𝐬𝐭𝐩𝐚𝐫𝐭𝐮𝐦 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐥𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬 𝐦𝐮𝐥𝐭𝐢𝐝𝐢𝐬𝐜𝐢𝐩𝐥𝐢𝐧𝐚𝐫𝐲 𝐩𝐚𝐧𝐞𝐥 𝐝𝐢𝐬𝐜𝐮𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧), 𝟏𝟗 𝐃𝐞𝐜 𝟐𝟎𝟐𝟑.
Waxaa si heersare ah u socda dood cilmiyeedkii dhibaatooyinka hooyada ee dhalmada kadib(Post partum complications)
𝗪𝗮𝗮 𝗯𝗲𝗿𝗿𝗶 𝗲𝗲 𝗺𝗮 𝘂 𝗱𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿 𝗴𝗮𝗿𝗼𝘄𝗱𝗮𝘆?
𝗪𝗮𝗮 𝗳𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗺𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗮𝗵 𝗹𝗮𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻 𝟭𝟬𝗱𝗵𝗮𝗾𝘁𝗮𝗿 𝗼𝗼 𝘁𝗮𝗸𝗵𝗮𝘀𝘂𝘀𝗶 𝗮𝗵 𝗼𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗾𝗶𝗱𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗼 𝗺𝗼𝘄𝗱𝘂𝘂𝗰𝗮𝗮𝗻
19.Dec.2023
@ Nova Diagnostics & Research
maamulka iyo xubnaha SOSDU waxa ay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan agaasime ku xigeenka cusub Dr. Mohamed Hussein Mohamed (ASHRAF), ee Isbitaalka tababarada & Cilmibaarista Recep Tayyib Erdogan ex- Digfer.
Sidoo kale maamulka iyo xubnaha SOSDU ayaa guul u rajeeynaya xubnaha kale ee maamulka ee xilalkooda sii wadandoona.
Allaha ha idiin la garab galo howsha culus ee la idiin idmaday.
Maamulka SOSDU.
Maamulka iyo xubnaha SomTurk Specialist Doctors Union-SOSDU Waxa ay hambalyo diiran hawada u marinayaan Dr. Aweys Abdullahi Sheikh oo ka gudbay imtixaanka caalamiga ah ee (FRCPPath part 1 UK).
Dr. Aweis Waa dhaqtar ku takhasusay baaritaanada dheecaanada iyo cadadka (Pathologist), waana xubin ka tirsan Golaha dhexe oo SOSDU.
SOSDU Waxa ay dhiiro gelineysaa gelidda imtixaanada caalamiga ah si sare loogu qaado tayada iyo Aqoonta bahda caafimadka.
Waxa ay Midowga dhaqaatiirta Takhasusiga ah ee SOMTURK Qabanayaan Dood cilmiyeed ku saabsan dhibaatooyinka dhalmada kadib lasoo darsa Hooyada (Postpartum Complications multidicipilanary panel discussion), 19 Dec 2023.
Waxaan si xushmadi kujirto ku casuumeeynaa Bahda caafimaadka iyo ardayda barato kulliyadda caafimaadka iyo qalliinka Guud.
Kasoo qeyb galayaasha waxa ay heli doonaan shahaado kasoo qeyb galnimo.
F.G. haddii aad ka mid tahay kasoo qeyb galayaashi dood cilmiyedkii bishii h**e ee November, isla usbuucaan dhexdiisa ayad heli doontaa shahaadadii kaso qeybgalnimo.
: Nova Diagnostics & Research
: 19 DEC 2023, talaado
: 4:15PM-8:00pm.
Mahadsanidiin.
maamulka iyo xubnaha SOSDU waxa ay hambalyo u dirayaan DrMohamed Qalaf oo ah Xubin katirsan SOSDU oo ay 30 kamid ah cilmibaarisyadiisa kasoo muuqdeen Database ka Weyn ee lagu keydiyo Cilmibaarisyada caafimaadka EE (PUBMED).
Cilmibaarisyadaan ayaa isugu jiray nuucya kala duwan sida original articles, case series and case studies.
Cilmibaarisyadaan ayaa waxaa xigtay 90 cilmibaareyaal kuwaasoo kala joogo Dunida dacalladeeda.
Cilmi baarisyadaan ayaa waxa lageliyay waqti iyo dadaal badan. Waxaan kale oo aan uhambalyeeyneynaa dhamaan dhaqaatiirta la qoray cilmibaarisyadaan (Co-authors).
SOSDU Waxa ay dhiiri gelineysaa cilmi baarista si kor loogu qaado tayada iyo aqoonta caafimadka.
,
Gudoomiyaha midowga dhaqatiirta taqasusiga ee SomTurk Specialist Doctors Union-SOSDU
Warbixin guud bixiyay howlaha SOSDU IYO qabsoomidii shirweynihii cancer ka ee qabatay SOSDU oo ka dhacay hotel jazeera. Mogadishu
Hadal jeedinta Dr Abdirahman Moallim Ibrahim, Shirka wacyigelinta xanuunka Kansarka midowga dhakhaatiirta takhasusiga ah ee Som-Turk( SOSDU).
Hadal jeedinta Dr. Sagal Omar Salad, Shirka wacyigelinta xanuunka Kansarka midowga dhakhaatiirta takhasusiga ah ee Som-Turk( SOSDU).
Hadal jeedinta Dr. Mohamed Osman Mohamed (Nasiim) Shirka wacyigelinta xanuunka Kansarka midowga dhakhaatiirta takhasusiga ah ee Som-Turk( SOSDU).
Hadal jeedinta Dr. Mahad Sadik Mukhtar ee Shirka wacyigelinta xanuunka Kansarka midowga dhakhaatiirta takhasusiga ah ee Som-Turk( SOSDU).
Hadal jeedinta Dr. Ahmed Isak Hussien ee Shirka wacyigelinta xanuunka Kansarka midowga dhakhaatiirta takhasusiga ah ee Som-Turk( SOSDU).
Hadal jeedinta Dr. Hassan Adan Ali Adan ( Dr Hassan Kheyr) ee Shirka wacyigelinta xanuunka Kansarka midowga dhakhaatiirta takhasusiga ah ee Som-Turk( SOSDU).
Hadal jeedinta Dr. Kassim Haji Hussein ee Shirka wacyigelinta xanuunka Kansarka midowga dhakhaatiirta takhasusiga ah ee Som-Turk( SOSDU).
SAWIRO Q9aad: Shirka wacyigelinta Kansarka oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga dhakhaatiirta takhasusiga ah ee Som-Turk (SOSDU) ayaa goordhaw lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
War-murtiyeedka laga soo saaray Shirka wacyigelinta Kansarka oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga dhakhaatiirta takhasusiga ah ee Som-Turk (SOSDU) oo goordhaw lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Dood cilmiyeedka shirka: Caqabadaha, Horumarka, Hawlaha Hadda, iyo Tilmaamaha Mustaqbalka ee Ka-hortagga, ogaanshaha, iyo Maareynta Kansarka ee Wadankeenna Somaaliyed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
KM5 ZOPE Street
Mogadishu, 252
Isbitaalka Takhasusiga Ah Neerfaha & Dhimirka Ee Al-Hilaal. Waxaa isbitaalka diyaar kuugu ah dhaqaat
Makka Almukarama Street
Mogadishu
Caafi Online Herbal Waa xarun online aad ka heli karto Dawooyinka herbalka ama dhirta kasameysan
Bondhere District, Jubo Street, Hotel Royal
Mogadishu
your healthy and safety come first. waxaa inoo muhiimsan in aad cafimaad qabto.
Mogadishu
to cancelling the individual problems with the unconscious or unhappy, sleeping problems or psychological problems with personal behavior
Km4/Bakaraha
Mogadishu, 252
kuso dhawoow Najah Herbal Products Waxaad naga heli kara Alaabo cafimaad Dabiici ah&la isku qurxiyo
Mogadishu
we provide more information about health including diet , exercise , fitness, sleep and sun exposure
Madina Wadajir Jalle Siyad Road
Mogadishu
page kan waxaan oga talgalay in aan ku wadaagno talo caafimaad iyo waxbarasho caafimaad
Sinia, Wadnaha Street
Mogadishu
Tiens Somalia Branch is and has been a successful local enterprise with ambitions to make a differen
Mogadishu
halkaan waxa aad ka heli doontaa macmuulaad ku saabsan caafimaadka iyo wacyi galinta cunnada