Hormariyaha sportga degmada dharkeynley

Hormariyaha sportga degmada dharkeynley

00252617249424

28/01/2023

Waxaa maanta si furmaaya tartanka waaxaha degmada dharkaynley ee kubada cagta waxaana lagu furaa labada koox ee Kala ah kooxda suuqyare vs kooxda happy star

14/11/2022

Koobka aduunka oo ka harsan 6 maalin oo qura

09/10/2022

Guul ayaa urajeeneenaa xulkeena under 17 ocean stars ciyaarta maanta

25/08/2022

Isku aadka champion league oo daqiiqado yar ka harsan kooxdaaada nasiib wacn leeyahay groupkee urajeeneee

15/08/2022

Kulanka darbiga oo daqiiqad kadib la baasan doono yaa ku saadaalinee inee guuleesan doonto

12/08/2022

Reer dharkaynley galabta waa galabtiina garab istaaga ciyaartoydiina dhiirigaliya waa inoo garoonka sama kulmiye stadium

11/08/2022

Bari galab kulanka orgi cup ee marti galineeso degamda dharkaynley dhigeeda degmada boondheere oo ka dhacaayo garoonka samakulmiye stadium dawasho wacan

09/08/2022

Isco oo loo xiray nambarka 22 kooxdiisa cusub sevilla

09/08/2022

Alaha unaxariisto taagerihii waynaa laf dhabarta u ahaa degmada dharkaynley ayaa naga baxay qabriga alaha uwaasiciyo degmada dharkaynley wexee u tahay maalin murugo leh

04/08/2022

Dhamaan bahwaynta sportga degmada dharkaynley waxaa leeyahay dhamaan dhalinyarada jecel sportga inee degmadoooda matalaan sanadkaan waa sanadkiina insha alah

09/07/2021

deg deg dab ka kacay suuqa bakaaraha

12/11/2020

Kulanka maanta dhex mari doono labada degmo kala ah degmada dharkaynly iyo degmada balcad ee koobka degmooyinka waa kulankii group stage ka udanbeeyay halka balcad 4dhibic leedahay oo badis kaliya ku soo baxdo halka kle dharkynly 6dhibic leedahay bareejo iyo guul labada ku soo baxdo waa inoo galbta garoonka enginer yarisow stadium

29/10/2020

Deg Deg weerar loo adeegsaday tooreey ayaa ka dhacay magaalada nice ee dalka fransiska weerarkaan sida la sheegay waxa geesatay haweeneey muslimad eh wexena ku qaasay weerarka goob kaniisad eh waxa meesha ku dhintay labo qof halka qofkale ku dhaawacmay

28/10/2020

Maanta magaalada muqdishu waxa ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo madaxwaynaha fransiiska aflagaade ugeestay rasuulkeena suubanaheeda waa wax laga xumaaday laga qiiroodo qayru qalqilaahi in la aflagaadeeyo sida wadamo badan looga dhiidhiiyay in laga xumaaday arintaas maalinta bari banaabax aad uwayn aya logu balansanyahay magaalada cadaado meel walbo muslim ku nool waa in laga dhiidhiyaa

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website