Xogta rasmiga e calamka

Waxan idin kula wadagi Dona halkan xogta rasmiga e ka jirta calamka khasatan geeska Africa somalia

23/03/2024

Waxan la qaybsanaya xanunka iyo tiiranyada tacsiyada dadki shacabka aha e lagu xasuqay tuulada waydkal shalay ilahay ha u naxaristo inta dhimatay inta dhawacana ha u boga dhayo amin. Dowlada waxan ka codsanena in shaqsiyadki qabo shatiga dowlada e ka dambeyay arinkan fosha xuun wa in sharciga la hor kena. Tilaabo cad laga qada.
Waxa layab leh dadka reer afdheer in la iskugu daro hormarin laan iyo diil wax la aqbali karo maahan.

21/03/2024

Siyasad qaan gaartay aya la dhaha markan o kale Mw h**e farmajo iyo mw Deni o manta isku aragti ah isku siyasad ah dulana Ku ah villa Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ makula tahay in ay ka hor istagi karan Mw HSM wax ka badal ka dastuurka. Ani ahan maya

15/03/2024

Mashallah πŸ₯° mashallah sawir ad u qurux badan Islam nimada wa nolal ad u wanagsan alhamdullilah

14/03/2024

Madaxwaynihi h**e e dowlad deganka somalida o 6 ka dib dib u helay xoriyadisa

11/03/2024

Ramadan Mubarak

Dadki manta afurna sonka manta walagu leyahay haso qaleyan inshallah

10/03/2024

Man city 2-Liverpool 1 inshallah

09/03/2024

Congratulations to my brother Khadar and my beautiful sister Sucdyy Ahmed rerki lagu naste lagu nagado guulow ka yeel amin. Rerka cusub Ilahay habarakeyo Amin

03/03/2024

Waxaan hambalyo aroos ah udirayaa Lagasdere Saman iyo marwadiisa hambalyo big brother guur qeer qabo Allaha kaagadhigo reer ka cusub Ilahay ha barakeyo Amin.

03/03/2024

Political maturity

Siyasada marna malaha saxiib ama cadow jogta ah shalay shekh sharif cadaw gisa kobad waxu u arkayay farmajo sido kale farmajo sharif cadow ayu hestay tasina waxa u sabab aha kala aragti duwananta balse manta isku dhinac ayey ka dulayan wana isku aragti halka ay dulan Ku yihin sxbki sheikh sharif e shalay manta ah MW dalka.

Malin dhow waxad arki MW Deni iyo farmajo o iskashanaya. Hadaba sawirkan fariin gaar ah ayu udiraya dadka somaliyed e an miskaxiyan kobcin ama fahansanen siyasada iskuna dilaya ama isku nacaya arima siyasad owged.

01/03/2024

Subxanallah

Wa musibo kale o ad u xanun badan waxa la shegaya gabartan hos ka muqato in ay gubtay ninki qabay. Arintan wa musibo qaran waxadna moda in ay si badaneso. Ilahay xaqa Hana fahan siyo Amin Ilahay dhibkan hanaga qabojiyo wlh arin ad u xanun badan.

Photos from Xogta rasmiga e calamka's post 28/02/2024

Somali wax barta lagama karo kaliya waxan naqana sida wax lo buunbuuniyo
Mw HSM sababta u utagay kenaya Ma ogtihin Horta?
Prime Minister ABIY sababta u utagay Ma kawar qabtan? Masa ogtihin farqiga u dhaxeyo boqashadoda?

Mw HSM waxu Kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ u tagay in u ka qaybgalo shirka loyaqano United Nations environment assembly. Halka PM ABIY u Ku tagay dalka Kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ boqasho rasmi ah o oga timid dhigisa mw dalka kenay. Waxa jira wax la dhaho habmaamus nocan wa qayb ka mid ah head of state protocols. Ninka so dhameyay Mw HSM wa mw Ku xigenka dalka Micaha shaqadisa ayaba ah in u matali karo madaxwaynaha marka Wax bahdilad ah majirto waxa nala xumeyayna majiran. Kaliya somali aya iska jecel dod an cilmi Ku salesnen.

Runti mw HSM wu dadalaya diplomasiyadana ad ayu iskaga dhisay meshi an Ku faani lahen ayad laso tagan tihin wala bahdilay.

Photos from Xogta rasmiga e calamka's post 24/02/2024

Mabrouk Alf Mabrouk walalkay Zakaria Maalim Salat iyo marwadisa Nasra Sahal guurki lagu naste lagu nagada gulow kayel amin

Rerka cusub ilahay ha barakeyo amen Zakaria Salad

20/02/2024

Shalay forex trading app manta Tradebot app
runti Qowmiyada somalida maahan dad cashar ka barta wayaha nolasha iyo waxa so mara. Lacagta laxaqijiyay in laga dhacay somalida wa 20 million USD. Ma kujirta adi dadkas

19/02/2024

Garissa county shalay waxa ka qabsomay guur wadared 43 dhalinyara aya la isku guriyay kharashka waxa bixiyay Gov. Nathif J. Adam, EGH
Hadi jubaland mashrucan o kale laga fuliyo yad ku dari lahed liska ka faidestayasha.

18/02/2024

Congratulations πŸ™Œ my brother Daaci Abdulnacir Aress iyo marwadisa hambalyo kuun iyo kow jer ugas rerki lagu naste lagu nagado gulow ka yeel Amin πŸ™

17/02/2024

Ad iyo ad ayan oga xumahay dhibka so garay madaxwaynaha iyo waftigisa.

Mw wa in u iska saxa lataliyasha kala taliya arimaha dibada maxa yelay dal dagal idinka dhaxeyo in ad u safarto khalad ayey ahed ogu yaran in u ka cudur darto ayey ahed runti

14/02/2024

His excellency President HSM welcome to JL Kismayo.

13/02/2024

Bayan kaso baxay ururka iskabulada somaliyed 😁

So qabo sxb iskabula ah o an mel usoconin o howshan ku dhumanayo 😁

Makujirta teamka so qoray warqadan πŸ˜πŸ˜‚

19/07/2023

WhatsApp ki cawa Ma Ku shaqen layahay

16/01/2023
16/01/2023

Howshan somalidu way ku badan tahay an ka dhowrsano

11/01/2023

So dhawada saxibayal

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Howshan somalidu way ku badan tahay an ka dhowrsano

Website

Address

KM4
Mogadishu
BR
Other Shopping & Retail in Mogadishu (show all)
CAMUU Online Supermarket CAMUU Online Supermarket
Mogadishu, 252

waa suuq cusub aad ka heli Karto agabyo Kala duwan sidan kabaha saliida timaha saliida garka saliida

Ohayo market2 Ohayo market2
Xmaxamedisaag@gmail. Com
Mogadishu, 365

scholarship page

Qadar ibraahim Qadar ibraahim
Mogadishu

Pege kaan please like ii saara asxpta

Suuqa ciiltire online. SCO Suuqa ciiltire online. SCO
Wadada Wadnaha
Mogadishu, 252

suuqa ciil tire waa bar aad Alaabtaad doonto online kaga iibsan karto si dag dag ahna aad u heli doo

Sur Gifts Mart Sur Gifts Mart
Shaqalaha Street
Mogadishu, 00252

With sur GIFTS mart, Macaamiil waxaad heleysaa gifts aan noocooda horay dalka looga heli jirin insha allah. Haka daalin inaad dalbato

Saam online market Saam online market
Hodon Bakaro 1151
Mogadishu, 25261

Company name: Saam online market company.. our business : our business is olso marketing the things

Amiin Online Market Amiin Online Market
Afarta Jardiino
Mogadishu

Alaab tayo saresiyo Adeeg hufan ugu imow Amiin Online Market

Zara Cosmatics Zara Cosmatics
Juba
Mogadishu

Cosmatics shop

Ahmed hilaac Ahmed hilaac
Mogadishu

Sahane online group Sahane online group
Makka All Mukarrama
Mogadishu, 2020

waxaanu si online ah ku iibina agabka guryaha electronics ka qaab online ah. Naga dalbo alaab oo ku hel daqiiqado kooban adigoo lacagta lagaa qaadayo alaabta markii aad gacanta ku ...

Ali osman Ali osman
Ali Osman Mustaph
Mogadishu

Mahad Osman Noir Mahad Osman Noir
Somali
Mogadishu