Mohamed Wiire
Arrimaha Siyaasada & Bulshada
Shir looga hadlayay Amniga Degmada Ceeldheer oo uu shir guddoomiyay Abaanduulaha qaybta 21-aad Saahid Jaamac Faarax ''Jareere'' ayaa ka dhacay degmada Ceeldheer kaas oo looga hadlay sidii loo xoojin lahaa amniga degmada iyo deegaanada hoostago.
Taliyaha cusub ee Ciidamada Birmadka korneeyl Daahir Tuuryare oo Xilka kala wareegay Taliyahii h**e Gaashaanle sare Suleeymaan dulmi-diid
Taliyaha Ciidamada Birmadka Booliiska Soomaaliyeed Korneeyl Daahir Maxamed Tuuryare ayaa xilka kala wareegay Taliyahii h**e ee Ciidamada Birmadka Booliska Gaashaanle sare Suleeymaan dulmi-diid.
Taliyaha cusub ee Ciidanka Birmadka Booliiska iyo taliyaha xilka wareejinaya oo kormeeray xarumaha dowlada ee ay Ciidanka Birmadku ku howlgalaan.
Abwaan Qaanso iyo Maanso Cajiib ah
Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka, kuwa deegaanka iyo Maamulka degmada Ceeldheer ayaa xeebta Mareeg Kormeer iyo dalxiis ku tagay.
Taliyaha Magacaaban ee Taliska Birmadka Boliska G/le Dahir Maxamed Tuuryare iyo Taliyahii laga Bedalay Ciidamada Birmadka Taliye Suleemaan Dulmidiid ayaa maanta is xog-wareystay.
Hambalyo taliye Maxamed Macalin abuukar ( Shaarib ) oo loo magacaabay taliyaha ururka 7aad Guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor
Korneeyl Daahir Maxamed Tuuryare ayaa loo magacaabay Taliyaha Hogaanka Birmadka Booliska Soomaaliyeed.
Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qaybta 21-aad gaashaanle dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasan oo Fagaare kula hadlay ururka 85-aad ee guutada 77 oo ku sugan Degmada Ceeldheer
Taliye Saahid Jaamac Faarax ''Jareere'' Furimaha h**e ee Aaga Dhagaxyaale
Dagaal lagu jebiyay Khawaariijta oo galabta ka dhacay Deeganka dhagaxyaale oo Hoostago Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.
Korneeyl Daa'uud Gacameey loogama maarmo xoreeynta Deegaanada bariga gobolka Galgaduud,waa deegaanka Shiikh Cabdullaahi ee degmada Ceeldheer oo 25-kii january 2023 lagu edbiyay Khawaariijta.
Mohamed Wiire
Waa Saraakiisha sida gaarka ah loogu taba-baray ilaalinta Shidaalka Xeebta Mareeg ee beesha Waceysle.
Danjire Jabril Ibrahim Abdulle oo si adag uga hadlay Gabdho isku qoys ah oo si arxan-daro ah loogu dilay Magaalada Nairobi.
Hambalyo adeer Axmed Cabdi Xassan"Wataac" oo loo doortay Gudoomiyaha gudigga Olompikada Soomaaliyeed.
Wataac waa qabiir sports iyo nin ku suntan u adeegistada bulshada.
Maxkamadeeynta Askar iyo Saraakiil kasoo Baxday furumaha Dagaalka Gobolka Galgaduud iyo Taliyahii Saldhiga Booliska Degmada Ceeldheer.
Mohamed Wiire
Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeeybta 21-aad oo amar duldhigtay Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan ururka 2-aad ee gorgor kuwaas oo ku sugan Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.
Taliyaha Qeybta 21-aad ee xoogga dalka oo Furumaha Dagaalka warbixin ku siinaya Taliyaha Lugta.
Fariin ka Timid Geesiyaasha Xooga Dalka ee ku Sugan Furinta h**e ee Bariga Gobalka Galgaduud
Howlgal socday 24 saac oo xariir ah ayaa lagu soo afjaray Khawaariijtii gabbaadka ka dhigatay howdka bariga gobolka Galgaduud
Ceeldheer dalsame
Howdka bariga gobolka Galgaduud iyo Taliye Saahid Jaamac Faarax ''Jareere''
Si loo dardargeliyo howlgalka ka dhanka ah kooxda Khawaariijta ah ee ka socda Bariga Gobolka Galgaduud waxaa Degmada Ceeldheer soo gaaray wafdi ka socda Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeeybta 21-aad Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasan .
Saraakiil ka socda Xafiiska Xeer ilaalinta,garsoorayaal iyo Abuukaate-yaal ayaa Degmada Ceeldheer u tegay sidii sharciga loo marsiin lahaa eedeeysanayaal loo heeyso dambiyo kala duwan.
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa horay u sheegtay in ay talaabo ka qaadi doonto Askarigii ama sargaalkii amar diido sameeyo xiliyada dagaalka.
Hambalyo Kabtan Seeydoow Cali Shire oo ka mid noqday saraakiisha lagu dalacsiiyay Furumaha Dagaalka ka dib markii ay guulo waa weyn ka keeneen howlgaladii ugu dambeeyay ee khawaarijta lagu jebiyay kuwaas oo ka dhacay Bariga Gobolka Galgaduud.
Taliye sharaf gaar ah ayeey kuu tahay dalacsiintaan sababtoo ah mukeeyf kuma dalacin ee maarta aad leqsiisay khawaarijta ayaad ku heshay ka badanna waa mudan tahay.
Click here to claim your Sponsored Listing.