Abdifatah Mahad

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdifatah Mahad, Digital creator, Mogadishu.

03/03/2023

Wax kabaro qaabka maamulka (management process).

Like ๐Ÿ‘๐Ÿป
Abdifatah Mahad

23/02/2023

Suโ€™aashaan naftaada waydi? Yaad ku daytaa??
Commentiga nalgu wadaag jawaabta ๐Ÿ˜Š

20/02/2023

Markasta diirada saaro sidi aad kugaari laheed hadafkaaga, kana qaado cashiro wixi kusoo dhafay.
Tap:โค๏ธ
Follow ,share
Abdifatah Mahad

05/02/2023

Guushu waa wax ay dadka oo dhan raadiyaan
Joojinta 5 tan shay waxay kuu horseedi kartaan guul.

Cabdi Qadir
@ Abdi Fatah Mahad
@ zaki Muniir
Follow
๐Ÿ‘๐Ÿป
Share.

Photos from Abdifatah Mahad 's post 21/01/2023

Duhurnimadi maanta iyo swiro aad u qurux badan in la shaqeystaa waa muhiin aadna lahaataa ganacsi kuu qaas ahโค๏ธ
Like ๐Ÿ‘๐Ÿป

11/01/2023

Maxaa badalikara nolashada ?
Like ๐Ÿ‘๐Ÿป
Abdifatah Mahad

07/01/2023

Xagee laga helaa farxada?

Farxada waxay nu karaadinaa meel ay jirin adiga is eeg nimcooyinka uu Alle wayne kusiiyey oga xamdi naq kuna farax,
faxadu sideedaba anaga ayey nagu dhex jirtaa marka adiga is aamin oo abuuro waxaad ku farxi laheed.
๐Ÿ‘๐Ÿป
Follow for more

Mahad

06/01/2023

Waxay aheed maalin farxad badan waxaan lakulany my coach Abdiladif Hirse macalin aan ku daydo .
Coach Abdiladif Hirse

31/12/2022

3 Qodob oo aad ku noqon karto qof haysta dhaqaale farabadan .
Like ๐Ÿ‘๐Ÿป
Share
Follow
Abdifatah Mahad

27/12/2022

Dhibaata kasta ubadal xal

Follow for more ๐Ÿ‘๐Ÿป

24/12/2022

Hadii uu qorshahaagu kuu shaqeen waayo badal qorshahaaga balse habadalin yoolkagaa ama hadafkaaga. Follow for more ๐Ÿ‘๐Ÿป

21/12/2022

Dhib malahan inta jeer aad guul daresatay muhii madu waa inaa guulaysato mar un
Tap ๐Ÿ‘๐Ÿป
Follow
Abdifatah Mahad

20/12/2022

Ogow qiimahaaga hana ku qancin in kayar intaa mudan tahay.

Follow
Tap ๐Ÿ‘๐Ÿป
Abdifatah Mahad

14/12/2022

5 Talo ay kutaliyaan hantiilayaasha caalamka;

1. Jooji gadashada wax yaabaha aan kuu laheen faa'iidada badan.
2. Jooji raadinta lacagta balse kufikir wadooyin aad kusameen karto lacag.
3. Sameey jirdhis.
4. Maalinkasta sii maskaxdaada 30 daqiiqo ayku fikirto.
5. Bilow talaabada ugu horeysa ee rumeenta riyooyinkaaga .

follow like share

Abdifatah Mahad

06/12/2022

Waa maxay cadowga guusha
Waxaa jira sadex cadow ee inaga hortaagan inaan guuleysano:
1. Waxaa loo yaqanaa ( comfort zone).
2. Waa caajis iyo dadaal laโ€™aan .
3. Waa inaa radino hab sahlan oo aan ku gaarno guusha.

Follow dheh page adigo mahad san.

Abdifatah Mahad

02/12/2022

Hormari naftada is aad ugaartid yolka aad nolosha kaledahy

Abdifatah Mahad

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Wax kabaro qaabka maamulka (management process).Like ๐Ÿ‘๐Ÿป Abdifatah Mahad
Guushu waa wax ay dadka oo dhan raadiyaan Joojinta 5 tan shay waxay kuu horseedi kartaan guul.@Xasan Cabdi Qadir@ Abdi F...
3 Qodob oo aad ku noqon karto qof haysta dhaqaale farabadan .Like ๐Ÿ‘๐Ÿป Share Follow Abdifatah Mahad
5 Talo ay kutaliyaan hantiilayaasha caalamka;1. Jooji gadashada wax yaabaha aan kuu laheen faa'iidada badan.2. Jooji raa...
Waa maxay cadowga guusha Waxaa jira sadex cadow ee inaga hortaagan inaan guuleysano: 1. Waxaa loo yaqanaa ( comfort zone...
Hormari naftada is aad ugaartid yolka aad nolosha kaledahy Abdifatah Mahad

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Digital creator in Mogadishu (show all)
Faahiye Faahiye
Km4
Mogadishu, 252

Faahiye Official Page

HIIL FIQI CUMAR HIIL FIQI CUMAR
Mogadishu

Aarka Gaalkacyo Aarka Gaalkacyo
Hodan
Mogadishu

madadaalo uun

Hon Anas isse Hon Anas isse
Yaqshid
Mogadishu

mr accountant

Muuse axmed Muuse axmed
Mogadishu

Disko Dhifiq Disko Dhifiq
Mogadishu

Degaan Water Supply Degaan Water Supply
Mogadishu, HOWLWDAAG

Shirkada Biyaha Hormarinta Degaan Water supply.

Nisลฅฤx ร†adan รธsmaล„ Nisลฅฤx ร†adan รธsmaล„
Mogadishu, YUUSUF

Yoseif Aadan cismaan

Sheikh cabddiraxman Hassan cabddi Amin Sheikh cabddiraxman Hassan cabddi Amin
Wabare
Mogadishu, MOGADISHU

Soldiers boy police department taliye Abddirahman Hassan cabddi Amin from Mogadishu Somalia โœจ๐Ÿ˜ญ๐ŸŽ€๐Ÿ˜‚

Arwah Group Arwah Group
AG Building, Holwadag Street, Bakara Market
Mogadishu, 252

Arwah Technology | Arwah Academy | Arwah Data Service | Arwah Printing Center | Som e-Commerce.

Samire yare Samire yare
Saanaga
Mogadishu, ZLP

Welcome Soo dhowoowo Asxabta idiinko mahdsan