Ilyaas yare

Ilyaas  yare

@ilyaasyareofficiall

Photos from Ilyaas  yare's post 15/07/2023

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun😭geeri😭
Waxan tacsida laqeybsanya ehelka iyo qaraawada waxaan leyhay Samir iyo iiman alle hanaga siiyo wllken😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waxaan manta wayay
Waxaan alle uga barya marxuum in uu eebe Wayne naxariistii jano
Alle siiyo ka bacdi inta aan ka aqaano waxa uu ahaa qof mu,min ah afgaaban xishood badan naxariis badan qofna aa Yasin oo wll jecel inta aan dunida jogo ma iso Marin geeri taada iiga xanuun badn mardanbo kuma arki doono wallkeygow lkn waxaan kuu balnqadaa yaa inaanu ka daalin ducadaada dhimashdu waa xaq dhamantena wa dhimaneyna intaa kabacdi walaalha inta ku xiranow waaxan idinka codsana inaa si naxariis leh iigu so duceyzan wllkey in uu ilaahey ahlu jano ka dhigo waligey wax idinka ma codsan plz iigu so duceya manta waa meyd won a Naga hoseya alle ha unaxariisto 😭🤲

28/09/2022
20/08/2022

DEG DEG: {CODSIR OO LABAAHIYE}FAHMO&NINKII VEDIO KA DUUBE WADA HADLAAYO.. Follow me plz🙏🙏🙏🙏

20/08/2022

Raggii gudaha u galay hoteelka Xayaat oo weli ka dhex dagaalamaya iyo ciidamada ammaanka oo ku hareereysan

20/08/2022

Tiktok challenge adag udhaxeya gabdho iyo wiilal🤣💪 |Part Two|
me 🥰🙏

01/08/2022

😂😂😂😂😂😂

06/06/2022

Plz aaan uduceyno walaalkeen iidle😭🙏🙏
ilaahayoow cafimaad taam ah sii🤲😰😢

02/06/2022

Download the WhatsApp Business app from

www.whatsapp.com

25/05/2022

Cabdi Good Oo fariin u diray Tageerayasha Kooxda Real Madrid ka hor kulnaka final Champion⚽️👇👇

Photos from Ilyaas  yare's post 20/05/2022

PRAY FOR MUQDISHO 😰😰😥

Photos from Ilyaas  yare's post 15/05/2022

Hambalyo Madaxweynaha 10-aad Ee SOOMAALIA 🇸🇴 Hassan Sheikh Mohamud 🙏 SOOMAALI Heshiis ah. Dunidana Heshiis La,ah. SOOMAALIA 🇸🇴 Hanoolaato.☝️wiii hoog🆎️✅

11/05/2022

Codeyn qof iyo Cod ah bal aan aragno Madaxwaynaha Dalka

30/04/2022

Asxabey hali sherkareyo pega 🎓

29/04/2022

ATOORAHA BADDA ALLAHA UNAXARIISTO
WAXA UU AHAA SAMAFALE SOMALIYED😭😭

18/04/2022

Wuxuu wataa qori, halka iyaguna ay sitaan sijaayadihii ay salaadda ku tukanayeen.

Askari isra_eli ah oo tiro falastiiniyiin ah oo aan wax hub ah xambaarsanayn la hortaagan qori barxadda h**e ee masaajidka barakaysan ee al aqsa.

Markaasay ku leeyihiin islaamku waa argagaxiso🤔

Photos from Ilyaas  yare's post 02/04/2022

Ilaahay ha u gargaaro hargaysa

برداً وسلاما

09/02/2022

FULL-TIME : Algeria (112-67) Somalia, tartanka Arab Basketball Championships.

05/02/2022

Maalin wanaagsan dhegaystayaal, waa Ahmednagashe oo idin la socodsiin doona idaacadda duhurnimo. Wararka aad ku maqlaysaanna waxa ka mid ah:
Madaxda Afrika oo Addis Ababa isugu tagay iyada dalal Afrikan ah afgembiyo ka dhaceen.
Xisbiyada Mucaaradka Itoobiya qaarkood oo ku gacan saydhay shirka wadatashiga qaran ee xukuumaddu ku baaqday.
Soomaali kale oo la xaqjiiyey inay ku jiraan dadkii qabowga ugu dhinta xadka Turkiga iyo Giriigga.
Wararkii ciyaarahaa intaa dheer.
Hadaba idinka oo mahadsan aragtidiina ka soo dhiibta. Mahadsanidin mar kale.

01/01/2022

:Dhaqtar Muslim ah oo loo diiday dhalashada Jarmalka kadib markii uu diiday in uu Salaamo haweeney.

الله أكبر

Photos from Ilyaas  yare's post 31/12/2021

Waxaa caawa Muqdisho ka socda shirweyne lagu cambaareynayo Afganbigii dhicisoobay ee Farmaajo damacsanaa laguna taageerayo Raysal Wasaare Rooble.

Kulanka waxaa ka qayb galaya qaar ka mid ah madaxda Midowga Musharraxiinta iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

29/12/2021

trich ro treat?🎃

27/12/2021

Xubnaha Golaha Wasiiradu ma is badbaadin karaan dalkana ma badbadin karaan?

Gaarsii saaxiibadaa.

27/12/2021

Muuqaalka ciidamada caawa soo galay Muqdisho.

27/12/2021

RW Rooble ayaa xilka qaadis ku sameynaya Wasiiro ka tirsan xukuumaddiisa oo ku dhax milmay arrimaha siyaasadda ee dalka.

Wasiiradaan waxa ay kala yihiin:-

1. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee XFS Cabdi Saciid oo ku eeddeyaan in uu ku lug lahaa Afganbigii dhicisoobay ee maanta ka dhacay Villa Soomaaliya.

Xogo aan helay oo hordhac ay ayaana sheegaya in lagu badeli doono Cabdi Casiis Maxamuud Farabadne oo horay uga tirsan Xafiiska UNSOM ee Puntland.

2. Wasiirka Qorsheynta ee XFS Jamaal waxa uu ku eeddeysan yahay in uu Farmaajo u qaabilsan yahay Wakiilada Beesha Caalamka, si go'aanada Farmaajo uu ugu qanciyo.

3. Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Beyle waxa uu isagana ku eeddeysan yahay in uu sabab la'aan u bixin waayay mushaarkii shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta iyo in uu lacago masuq masuq ah siiyo Farmaajo.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

DEG DEG: {CODSIR OO LABAAHIYE}FAHMO&NINKII VEDIO KA DUUBE WADA HADLAAYO.. Follow me plz🙏🙏🙏🙏
Raggii gudaha u galay hoteelka Xayaat oo weli ka dhex dagaalamaya iyo ciidamada ammaanka oo ku hareereysan
Tiktok challenge adag udhaxeya gabdho iyo wiilal🤣💪 |Part Two|#follow me 🥰🙏
😂😂😂😂😂😂
Cabdi Good Oo fariin u diray Tageerayasha Kooxda Real  Madrid ka hor kulnaka final Champion⚽️👇👇
#Daawo:Dhaqtar Muslim ah oo loo diiday dhalashada Jarmalka kadib markii uu diiday in uu Salaamo haweeney.الله أكبر
trich ro treat?🎃
Xubnaha Golaha Wasiiradu ma is badbaadin karaan dalkana ma badbadin karaan?Gaarsii saaxiibadaa.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Other Athletes in Mogadishu (show all)
Apdirahman Gurey Apdirahman Gurey
Mogadishu

wan urbanised Asc asxabta ku soo dhawada page ka cusub si ad ula socotaan adegyada gaarka ah iyo wxl

Wadaag Sports Wadaag Sports
Mogadishu

Sports

Mason Mount Fans Mason Mount Fans
Mogadishu, 252

welcome Manchester United fans

Good won Good won
Mogadisho
Mogadishu, 25261

https://t.me/+BZ5fFtjOIKkzM2Q0 Tap here �� and join our Vip correct score group. ��

Nesta Jr Nesta Jr
Mogadishu

personal blog

ahmed._hagazi ahmed._hagazi
Mogadishu

Entertainment vediows you can watch here

mohamed aweys maaw mohamed aweys maaw
Mogadishu, 1950

Deeq c/risaaq taree 10 Deeq c/risaaq taree 10
Mogadishu

Noloshadu marbey ledahay Balse hada wa waqti shaqo⚽️🔋🏃 Waa 2 midkod nolol ama geeri👤🔐

Asad Kabaay Asad Kabaay
Degmada Wartanabadda
Mogadishu

Diiriye official Diiriye official
Mogadishu, 1234567

Asc:wat ku mahad santhy inaad aqyaar halkan aanku saaxibnay kamid thy halkani waa hoyga sportska ⚽️🗣

Somali Betting Code Somali Betting Code
Via Roma
Mogadishu

Dhaman asxabta xiiseneysa sports betting iyo Game betting casino betting waxan idinka caawin donna a