DAYAX PRO

Content Creator and Blogger ✍️

join my TG https://t.me/Dayaxtech

15/09/2023

🥲🥲

07/09/2023

Asc asxaabta subax wanagsan 🤩😍

Photos from DAYAX PRO's post 20/12/2022

Gaari celis nadiif ah
Waa gaari gaari nol tattoo AD
Waxowna yalaa deganka Darusalaam
Qiimaha waa $1050

Photos from DAYAX PRO's post 19/12/2022
Photos from DAYAX PRO's post 19/12/2022

Alaab celis nadiif ah
Waxaan heynaa kuukar celis nadiif ah
Waxow wataa haan bir ah qiimaha $185

Nagala so xariri tel 618089970

25/09/2022

Hadaad Guri kiro ah ama goob ganacsi kadooneyso Darusalaam nagala soo xariir whatsapp 0618447339

06/06/2022

HADII AAD DOONAYSO GURI KIRO OO KUYAALO DEEGAANKA DAARUSALAAM FADLAN NALA SOO XARIIR WHATS APP ANA CALL 618265533 / 618117764

Photos from Fanax Online Marketing's post 21/04/2022

Fursad dahabi ah ka faa ideeyso alab celis nadif ah

Waxaan heynaa alaab celis nadiif ah waxeyna ka kobantahay
1.jiif 3 sheey nadiif ah
2.fadhi nadiif ah
Qiimaha lawada waa
$410 ka faaideyso
Tel kala so xarir
0618 22 14 02

Adeeg same ugu imaaw alaab celis o Tayadeda lasow hubiyay

Mogdisho som

Photos from Fanax Online Marketing's post 30/01/2022

Dukaan beec ah waana kumbuleed

Waxaan heynaa dukaan iib ah o dhamestiran
Waxowna kuyalaa deegaanka daarusalaan
Ee magala mogdisho
Waxaana ku heli dontaa qiimo ku raali geliyo
Nagala sow xarir tel 0618221402

Adeeg same ugu imaaw alaab celis o Tayadeda lasow hubiyay

Photos from Fanax Online Marketing's post 19/12/2021

Alaab celis Nadiif ah o inyar la is ticmalay

Waxaan heynaa alaab celis nadiif ah inyar la isticmalay waxeyna ka kobantahay
1. Jiif nadiif ah turkh stl 3 sheyah
2.fadhi & qado iswata lst Turkish stl
3. Afar sariir iyo & armajadoda jodariyo
5.macuuntii guriga lagu isticmalayay
6.qasaalad o inyar la isticmalay
7.kuukar inyar la isticmalay
8. 2 mukeef o inyar la isticmalay
9.waa guri dhan alaabtisa dhamestiran

Waana raqiis yaa lagaga hormarin
Qiima alaabta o dhan waa $2500 kaliye
Kala so xarir tel 618221402

Adeeg same ugu imaaw alaab celis o Tayadeda lasow hubiyay
somalia

15/11/2021

DEG Alaab xafiis celis ah ka faaideeyso

Waxaan heynaa alaab xafiis celis nadiif ah waxaana la isticmaalay mudo bil kayar
Waxeeyna ka kobantahay

1: fadhi nadiif ah iyo miis
2:kursi nadiif ah
3:miis xafiis aan caadi aheen
4: computer HP ci5 all in one
5.decoration 2 xabo
6. Printer Epson l3110 ah
Qiimaha all alaabtaan waa $1300

Kala so xarir tel 618221402

Adeeg same ugu imaaw alaab celis nadiif
Lana so hubiyay tayadoda
Mogdisho somalia

Photos from Fanax Online Marketing's post 14/11/2021

Waa la iibsaday alaabtaan

Waxaan heynaa alaab celis nadiif ah inyar la isticmalay waxeyna ka kobantahay
1. Jiif nadiif ah 3 sheyah
2.fadhi nadiif ah
3. Afar sariir iyo 1 ilmo
4. 8 jodari o kuwa waa weenka ah
5.macuuntii guriga lagu isticmalayay
Waa guri alaabtiisa o dhan

Waana raqiis yaa lagaga hormarin
Qiima alaabta o dhan waa $800 kaliye
Kala so xarir tel 618221402

Adeeg same ugu imaaw alaab celis o Tayadeda lasow hubiyay
somalia

Photos from Eng Ali DaYax's post 13/09/2021

jiiif celis nadiif ah
Waxaan heynaa jiiif s***n nadiif ah
O inyar la la isticmalay waa alaab kala kacsan

Qiimaha alaabtaan waa $610Ls
Fadlan hadaa doneysid
Nagala sow xarir

Tel 618221402 isla
What's app
Yaa lagaaga
Hormarin
Hada gado
Hada ku seexo

Adeeg Same ugu imaaw
Alaab celis nadiif ah
Tayo lasow hubiyey

Mogadishu somalia

Photos from Eng Ali DaYax's post 08/08/2021

Waa la iibsaday

Alaab celis kumbad ah waana sikan nadiif ah
Waxeyna ka kobantahay

1. jiifnadiif ah
2. Kafadhi nadiif ah
3. Kuukar nadiif ah
4. Qasalad nadiif ah
5. Fariij nafiid ah qiimaha waa $2400

Twm
Tel nagala sow xarir 06 18 22 14 02

01/03/2021

Maheysaa alaaab celis ah nala sow wadaag
Si aan kugu iibino
1jiif nadiif ah inyar la isticmalay2 fadhi nadiif ah in yar la is isticmalay3 qasaalad nadiif ah o inyar la is isticmalay
.4 kuukar nadiif ah inyar la is isticmalay 5 faranjiyeer nadif ah in yar la is isticmalay 6 TV o nadiif ah7 daahman nadiif ah model cusub ah8 kuraas man caag ah o nadiif ah9 macuun nadiif ah

Hadaa heysid hada nagala sow xarir si aan kugu iibino

Tel 0618 22 14 02

Adeeg Same ugu kalay alaab celis o qiimo
Jaban tayo lasow hubiyay
Adna hadaa getsid nala sow wadaag
Mogdisho Somalia

Photos from Eng Ali DaYax's post 23/02/2021

Waa la iibsaday alaabtaan

Waxaan heynaa alaab celis nadiif ah waxeyna ka kobanyihiin
1jiif nadiif ah inyar la isticmalay2 fadhi nadiif ah in yar la is isticmalay3 qasaalad nadiif ah o inyar la is isticmalay
.4 kuukar nadiif ah inyar la is isticmalay 5 faranjiyeer nadif ah in yar la is isticmalay 6 TV cabirkiisa yahay 32 o nadiif ah7 daahman nadiif ah model cusub ah8 kuraas man caag ah o nadiif ah9 macuun nadiif ah
Waa alaab guri dhan o dhamestiran
alaabta o dhan waa $1500 raqiis

Hadaa doneysid hada nagala sow xarir farsad

Tel 0618 22 14 02

Adeeg Same ugu kalay alaab celis o qiimo
Jaban tayo lasow hubiyay
Adna hadaa getsid nala sow wadaag
Mogdisho Somalia

Photos from Eng Ali DaYax's post 08/02/2021

Waa la iibsaday talayadaan

Waxaan heynaa talaayad celis macqul ah
O inyar lasow isticmalay
Qiimaha waa $160 iyo heshiis hadaa doneysid nagala sow xarir tel 0618 22 14 02

Adeeg Same ugu kalay Alaab celis tayo lasow hubiyay

Mogdisho somalia

Photos from Eng Ali DaYax's post 08/02/2021

Waa la iibsaday
Waxaan heynaa faranjiyeer ama qawojiye hadba saad utaqaanid waana celis macqul ah
Qiimaha waa $75 o kaliya

Kala sow xarir tel 0618 22 14 02
Adeeg Same ugu kalay Alaan celis tayo lasow hubiyay qiimo ku raali qaliya

Adna nala sow wadaag Alaab celis o macqul ah si aan kugu iibino

Sida
Fadhi
Jiif
Camera
TV
Faranjiyeer
Qasaalad
Alaab xafiis
Alaab guri

Photos from Eng Ali DaYax's post 29/11/2020

Waa la IIBSADAY armajadaan

Waxaan heynaa armaayo celis
Waa nocyada dibada lagu farsameyay
Hadaa doneysid nala sow xarir

Whatsap 0618265533
Ama wac 0618221402

somalia

Adigane hadaad heysid
Alaab celis ah doneysid
In lagu iibiyo
Nala sow xarir

Adeeg same

Ugu kalay
Alaab celis macqul ah
Tayo lasow hubiyay

Photos from Eng Ali DaYax's post 27/11/2020

Waxaan Heynaa jiif celis nadiif ah wana lawo shey

Waxaana la isticmalay in kayar mudo bil ah
Waxaana lasocda daah man casri ah o nadiif ah
Qiimaha waa $450 heshiis

Fadlan hadaa doneysid
Nagala sow xarir
Whatsap 618265533
Ama sow wac tel 618221402



Adeeg same
Ugu kalay
Alaab celis nadiif ah
Tayo lasow hubiyey

25/11/2020

Wan idin salamay asxaabtA
Adeeg same All

Photos from Eng Ali DaYax's post 03/11/2020

Murwaaxad celis ah

Waxaan heynaa 2 murwaaxad Celis nadiif ah ---qiimaha lawadoda waa $16 dolar

Kala sow xarir tel 618089970

Adeeg same
Ugu imaaw
Alaab tayo lasow hubiyay
Mogdisho somali

07/10/2020

Mahaysaa alaab celis ah sida
celis ah.
celis ah.
Nagala soo xariir whatsapp namberka +252616972611

Photos from Eng Ali DaYax's post 19/09/2020

waxaa haynaa jiif celis sedex shay ah
oo qurux badan
Qiimaha $130 iyo heshiis
hadaa doonaysid nagala soo xariir
whatsapp numberka 613935829
ama wac 0616972611

13/08/2020

mahaysaa alaab celis ah sida








fadlan nagala soo xariir WhatsApp Number ka 618265533

12/08/2020

LA iibsaday
Waxaan heynaa 2,sariir o celis nadiif ah
Mudo yar LA isticmalay qiimaha $22 hadaa doneysid
Nagala sow xarir
Tel 618265533
Hada gado
Hada kuseexo

Photos from Eng Ali DaYax's post 12/08/2020

Qiimo dhimis ayaa lagu sameyay
Waxaan heynaa alaab jiif celis ah waana shey o nadiif ah waana iska raqiis
Halkii eey $70 hada waxaa laga dhigay $50

GADO
KUSEEXO
Kalana sow xarir

WhatsApp 618221402

11/08/2020

Waa LA iibsaday
Waxaan heynaa armaajo celis ah
Waa celis mudo yar LA isticmalay
Qiimaha $60
Hadaba hadaa doneyso nagala sow
XarirTel 618265533

Photos from Eng Ali DaYax's post 10/08/2020

Waxaa haynaa jiif sedex shay ah oo cuseeb xigeen ah
Qiimahiisa waa $200
hadaa rabto alaab celis ah ama aad hayso
fadlan nagala soo xariir Whatsapp 0618265533

09/08/2020

Waa LA iibsaday kuraasmada
Waxaa haynaa 100 xabo oo kuraasman oo
celis nadiif ah
Qiimaha xabadkii kursi waa $5 iyo
Fadlan hadad u bahan tahy nagal so xiriir
+252618265533

09/08/2020

Barqo wanaagsan macamiishayada qaaliga ah

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

🥲🥲

Website

Address

Mogadishu
Other Gaming Video Creators in Mogadishu (show all)
Adow Gaming Adow Gaming
Mogadishu

Welcome Everyone We Will Stream Here Pubg Mobile And More Other Games�

Laylo Faafaale Laylo Faafaale
Factory Street
Mogadishu, 0000

Ku soo dhawaadaa page ka laylo faafaale

Wax ka baro Wax ka baro
Wadada Albarako
Mogadishu

pubg iska dheel looma dheelo kii wax isku haayo maxaa sugee

Boojo game Boojo game
Mogadishu

Soo dhawad asxbta �

Team I X B pubg Team I X B pubg
Mogadishu

I request from you to say my tik tok follow pes2021ofaworld

Macluum PUBG Market Macluum PUBG Market
Hawlwadaa
Mogadishu, 252

KUU SOO DHOWOW ACCOUNTS RAQIISA SIDO KALE UC DEG DEG AH http://wa.me/252613246815

Ururka dhalinyarada Anzalooti Ururka dhalinyarada Anzalooti
Mogadishu

Ururka dhalinyarada Anzalooti

Cabdi Fataax Cc8 Cabdi Fataax Cc8
Mogadishu

◇ Youtube Channel kayga waa kan Booqo �� https://youtube.com/channel/UC7-hfMsQiDtvCoEoNl1eccA

Zimba gamer Zimba gamer
Mogadishu, 252

Muscab Abdiasis Muscab Abdiasis
Mogadishu

Follow iso dheh wlal🤗 Mahadsanid

Meyma official Meyma official
Kawo Godey
Mogadishu, 252

Like iisaar mahadsanid