Dayah football news

Dayah football news

fadlan follow dheh bage kayga halkaan waxa ka heli kartaa wararka la xiriira kubada cagta fadlan soo booqo bage, keena
mahadsanid

08/06/2023

Another level 😃

Follow Dayah football news

07/05/2023

Arsenal horyaalkan idin ma rabee cidda leh iska siiya 😃

Follow dayah football news

05/05/2023

Xiligii Barcelona laga cabsan jiray

Follow dayah football news

27/04/2023

Ciyaartoy aadan ogayn inee isla soo ciyaareen blse ihal koox usoo wada ciyaaray

1. Sergio Ramos & Dani Alves
2. Ivan Rakitic & Mesut Ozil
3. Cristiano Ronaldo & Pique
4. Eden Hazard & Aubameyang
5. Toni Kroos & Arturo Vidal
6. Son Heung-min & Ruud van Nistelrooy
7. Aden Taarabt & Kaka
8. Bernardo Silva & Anthony Martial
9. De Gea & Sergio Aguero

Imisa ayaad ka ogayd inee isla ciyaareen

18/04/2023

Football moments 😀

Follow Dayah football news

16/04/2023

Isbuuc kale oo Arsenal ay lumisay rajadeedi ku guulaysiga Horyaalka

Follow isoo dheh Dayah football news

Photos from Dayah football news's post 07/04/2023

Waa kee difaaca ama RB ga ugu fiican EPL ka waqtigaan

NB_ sawirka ugu reactions bata ayaa soo baxaya

Si aad ula socoto codaynta follow isoo dheh Dayah football news

Photos from Dayah football news's post 06/04/2023

Waxaan bilaabi rabaa 11da laacib ugu fiican xiligaan EPL

Waa kee GK ugu fiican EPL xiligaan

Sawirka tage halkaas ugu soo codee

06/04/2023

Saka
Kvaratskhelia
Rashford

🔴Mid kusoo bilaaw
🔴Mid kaydka Geli
🔴Midne iska iibi

Noo taageernimo

Photos from Dayah football news's post 06/04/2023

Liverpool oo isku diyaarinaysa kulanka ay la ciyaarayan isbuucan hogaamiyasha horyaalka Arsenal

Follow isoo dheh sxb

05/04/2023

Arsenal dhibcaha ay ka sarayso kooxaha la isku dhaho top 6

34 points Chelsea
30 points Liverpool
23 points Tottenham
22 points Man United

Maro waa dhacday 😀

05/04/2023

🇧🇷 26 years old Gabriel Jesus stats by Clubs:

🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Manchester City: 236 games, 95 goals & 46 assists
🇧🇷 Palmeiras: 52 games, 21 goals & 6 assists
🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Arsenal: 24 games, 7 goals & 7 assists

On fire 🔥🔥🔥

31/03/2023

Rasmi

Bukayo Saka ayaa ku guulaystay laacibka ugu fiican bishi h**e premier league

Congratulations saka

16/02/2022

Magic Saka

13/11/2021

Player kan ma sheegi kartaa 😂😀

13/10/2021

Aaron ramsey

12/10/2021

One of Arsenal goals 🥰🤩

03/10/2021

Jesse lingardinho celebration 🤩🥰

24/04/2021

UEFA k**a reebayso Real Madrid tartanka Champions League

Inkastoo dhaleeceyn kulul ay UEFA kala kulantay kooxaha Isbaanishka ee weli doonaya inay abuuraan goos goos Super League ah,

maamulka kubada cagta ee Yurub ayaan ka reebi doonin Real Madrid tartanka Champions League xilli ciyaareedkan.

19/03/2021

Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxda Slavia Prague wareega 8 dhamaadka Europa League.

Sorry Slavia Prague 😢

06/03/2021

Kaalintee waqtigaan kujirtaa Kooxda aad taageerto? Taageerayaasha daacada ka hadleeynaa.

Aniga 10aad 😣.

28/02/2021

FT: Leicester City 1-3 Arsenal

Arsenal galabta way raaxaysatay Goalasha Gunners waxaa u kala dhaliyay David Luiz, Lacazette[P], Pepe)

Reer Arsenal Congra 👏🏾

28/02/2021

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay 47 gool oo horyaalka ah , 47-dii kulan ee ugu dambeysay Serie A 😤

25/02/2021

Goolhayaha Liverpool Alisson Becker aabihiis Jose Becker ayaa dhintay ka dib markii uu ku haftay biyo xireen uu ku dabaalanayay oo u dhowaa gurigiisa oo ku yaala koonfurta Brazil

24/02/2021

Players kasta oo qadka dhaxe liverpool ah waxaa ka goolal badan epl ka canuga yar ee bukayo saka

Bukayo saka 5 goals epl

Liverpool all midfield 3 goals epl

Da , yar ka ugu fiican epl ka xaqiiq dii

24/02/2021

Wariye: "Yaa dooran laheyd Mbappe mise Haaland?

Toni Kroos: "Waa ciyaartoy waa weyn laakiin waxaan diirada saareynaa kulanka berito labaduba berri nama caawin doonaan. Waa inaad weydiisaa su'aashaas Florentino."

23/02/2021

Lixda kulan kusoo aadan kooxda Arsenal

25,da February vs Benfica uel
28,da February vs Leicester epl
6,da March vs Burnley Epl
14,da March vs Tottenham Epl
21,da March vs West Ham Epl
3,da April vs Liverpool Epl

Meeqa dhibcood isleedahay way ka heli kartaa

23/02/2021

Soo dhawaada guys

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Arsenal horyaalkan idin ma rabee cidda leh iska siiya 😃Follow dayah football news
Football moments 😀Follow Dayah football news

Category

Telephone

Address

Mogadishu
Other Sports in Mogadishu (show all)
c/naasir c/naasir
Mogadishu, 123

Viva Blues Viva Blues
Mogadishu

Welcome to Viva Blues page

Iprahimzeymarofficial Iprahimzeymarofficial
MOGADISHU
Mogadishu, MOGADISHU

Tyga Bella Tyga Bella
Benadir Street
Mogadishu

sports funny

allsportstv24 allsportstv24
Mogadishu, 202122

Hoyga ciyaaraha

Real madrid somali fanz Real madrid somali fanz
Cawaalesaleban13@gmail. Com
Mogadishu

CUMAR CADE CUMAR CADE
0613625632
Mogadishu, 5632

�HORSEDKA GUSHU WAA HURMARKA FANSKADA WLL�

Al-Nasser Somali Fans Al-Nasser Somali Fans
Banaadir Road
Mogadishu

Welcome Al-Nasser Fans

FARAX FARAX
Mogadishu

KU SOO DHAWOOW

news page4e news page4e
Hodan
Mogadishu, 252

writer �

Abdifitah Taban Abdifitah Taban
Mogadishu

Waba So Gashe FollowGa Ha igala Tagin�