Waayaha Media

Dal horomarsan iyo Dad is jecel

02/07/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa garay deegaanka Waragaadhi ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Madaxweynaha ayaa Saraakiisha hoggaamisa ciidamada Xoogga dalka ee deegaanka ku sugan ka dhegeystay warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray argagixisada, warbixinta ciidamada ay hoggaamiyaan iyo qorshaha waqtiga kooban ee Khawaarijta looga xoreynayo deegaanada haray.

26/11/2023

Xaalka dagamada buulabarde ee gobalka hiraan oo biyahii ka dulmaren

19/11/2023

Deg Deg: Waxaa hadda magaalada Guriceel ee gobalka Galgaduud lagu toogtay Cabdisalaan Cali Axmed oo horay magaaladaasi ugu dilay Cabdullaahi Cali Hudey oo ka tirsanaa ciidama dowladda.

Gacan ku dhiiglaha ayaa horay maxkamadda ciidamada waxay ugu riday xukun dil ah ka dib markii ay gacanta ku soo dhigeen ciidanka NISA iyo kuwa Booliska oo mudo ku daba joogay.

29/10/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey inuu noqdo u qeybsanaha xafiiska madaxweyne ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda) ee Soomaaliya.

07/10/2023

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa hadda madaxtooyada kuqaabilay Hoggaamiyaha SSC-KHAATUMO Cabdiqaadir Aw-Cali firdhiye.

29/09/2023

Geeri haday sharaf leedahay nabadoon Cilmi hagar baa kudhintay ilaahow unaxariiso maantookale 2022 buu shahiiday

28/09/2023

DEG DEG qarax ayaa hada ka dhacay Degmada bula burde Ee Gobolka Hiiraan.

27/09/2023

Maanta waa malintii uu dhashay Xabiibkeena Muxamed NNKH 12ka Bisha Rabiicul awal bisha Mowliid

SCW SCW SCW

26/09/2023

Fartuun balbalarka oo siro badan ka shiftay daawo

24/09/2023

Madxweynaha galmudug oo booqday qooska wiilkii isku dhigay qaraxii loowaday asiga

23/09/2023

Macawisleyda beesha xawaddle oo fashiliyay qarxii 2aad oo xamuul ah oo dhusamareeb kusii jeeda

Photos from Waayaha Media's post 23/09/2023

DG DG WAXAA HADDA GACANTA LAGU DHIGAY GAARIGAAS IDIIN MUUQDO OO WADAY QARAX LABAAD IYO MANAAFAQIINTII WADAY gaariiga waxa lagu qabtay baladweeyne

22/09/2023

Koko wax kanasiib xun majiraan

22/09/2023

Aniga waxaan u taaganahay shacabka somaliyeed oo nabad hela waxaan furinta sii jogi doonaa ilaa alshabaab la xureeyo
Madxweynaha jamhuuriyada soomaliya mudne Hassan Sheikh Mohamud

21/09/2023

Muqaal dareenkiisa wata

20/09/2023

Masha allh ajir allha ka siiyo dhamaan intii ka qeyb qadatay dhismaha dugsi quraankan.

19/09/2023

Nasiib badanaa ninka halkaas la saray
Alfanan khadar keeyow oo ruxay xalfad aroos

18/09/2023

Qofkasto lama aamini kro hada qoftaan waa alshaab ayay ka tirsaneed

18/09/2023

Gabadhaan waxee ku dhibateysantahy magaalada mogdisho'
Fadlan hala caawiyo

17/09/2023

Waa hooyga khawarijta ee diyaarada ugu gabanayeen
Bacadweyn mudug

Photos from Waayaha Media's post 17/09/2023

Bacaadweyn oo xur ah

17/09/2023

Heestii dalxureeye
Kooda Hiddo

16/09/2023

Hadalkiii ugu danbeyay ee mujahidkii shalay gariga qaraxaa isku dhigay

14/09/2023

Ilama beerdoon oo xamar amaan kala dul dhacay xamr magaalo lawada simanyahy

13/09/2023

Olala nadafada ee dagmada xarardheere

12/09/2023

Allow barakee xamar
Taaalada sayidka

12/09/2023

Wasiirkii h**e ee maliyada somalia oo dardaran u jeediyay dhalinyarada somaliyeed

11/09/2023

Maxaa dhaxmaray talyahii ciidanka kumandonsaka danab GN.hassan tuure iyo xilibaan sanbaloolshe

10/09/2023

Markaan owrta rareynay


nolasha saxda ah ee reer mayiga waligaa nolashaan masoo martay

09/09/2023

Haweenka macwisleyda shabellada dhaxe oo dagaaalka kusoo biiray

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Xaalka dagamada buulabarde ee gobalka hiraan oo biyahii ka dulmaren
Fartuun balbalarka oo siro badan ka shiftay daawo
Madxweynaha galmudug oo booqday qooska wiilkii isku dhigay qaraxii loowaday asiga
Macawisleyda beesha xawaddle oo fashiliyay qarxii 2aad oo xamuul ah oo dhusamareeb kusii jeeda
Koko wax kanasiib xun majiraan
Aniga waxaan u taaganahay shacabka somaliyeed oo nabad hela waxaan furinta sii jogi doonaa ilaa alshabaab la xureeyo Mad...
Muqaal dareenkiisa wata
Masha allh ajir allha ka siiyo dhamaan intii ka qeyb qadatay dhismaha dugsi quraankan.
Nasiib badanaa ninka halkaas la saray Alfanan khadar keeyow oo ruxay xalfad aroos
Gabadhaan waxee ku dhibateysantahy magaalada mogdisho'Fadlan hala caawiyo
Heestii dalxureeyeKooda Hiddo

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Social Media Agencies in Mogadishu (show all)
Ciiltire Digital Marketing and Management Ciiltire Digital Marketing and Management
Maka Al-mukaram Road
Mogadishu

HOOSH MEDIA HOOSH MEDIA
Mogadishu, 00252

KUSOO DHAWOW HOOSH MEDIA WAA MADAL AAN KUSOO GUDBINO MUXAADARAAT, WACDI IYO WAANO, DHIIRIGALIN

Moha monitor Moha monitor
Mogadishu, 252

Welcome to open hands

Deeqow Baajiyow Deeqow Baajiyow
Mogadishu

Digital Marketing

Aduunka Channel Aduunka Channel
Mogadishu, NONE

maaweelo iyo madadaalo

Aspire Consulting LTD Aspire Consulting LTD
Mogadishu, 00252

Aspire specializes in providing comprehensive services to NGOs, the government & the private sector.

ENJOY IBRA ENJOY IBRA
Mogadishu

HAGE MEDIA HAGE MEDIA
Mogadishu

HAGE MEDIA

Xaqiiqo Xaqiiqo
Mogadishu

«هذا من فضل ربي ليبلوني ءاشكر ام اكفر ومن شكر فانما يشكر لنفسه ون كفر فان ربي غني كريم»

Zayn agency Zayn agency
Banadir
Mogadishu

halkan ka iibso agabka aad ubahantahy macamiil kuna iibi badeecadada

Munasar mufasir Munasar mufasir
Mogadishu, MUSTAF

Fariinjo_Poy

Muqdisho Post Muqdisho Post
Mogadishu, N/A

Muqdisho Post, waxa aad ka heleysaa xogga muhiim ah, iyo barnaamijyo xiisa leh. aqoon, taariikh iyo