Horaan Media

Horaan Media

Thank you Home of Knowledge and History

Home of Knowledge and History You can find it in any history of this world Every week we post a new look especially on Fridays and Mondays Join in and learn more about the world.

07/09/2022

Ehiopia: Xasan sheekh waxaa uu gacan saar laleeyahay Ururka TPLF.

05/08/2022

تجدد إطلاق الصواريخ من قطاع غزة باتجاه البلدات الإسرائيلية بعد أن اغتال جيش الاحتلال القيادي بحركة الجهاد الإسلامي تيسير الجعبري في عملية "الفجر الصادق"، بينما تتواصل الغارات الإسرائيلية متسببة باستشهاد وإصابة العشرات.

وفي وقت مبكر من فجر السبت، قال الجيش الإسرائيلي "اعترضنا نحو 40 صاروخا من أصل 100 أطلقتها حركة الجهاد الإسلامي من غزة نحو المناطق المتاخمة للقطاع".

16/07/2022

Safarkii bahdilaada ahaa ee hassan sheikh uu ku tagay dalka kenya.

01/07/2022

LIBAAXYADA GEESKA AFRIKA WAY SOO ROGAAL CELYEEN GUUL SOOMAALI

01/07/2022

HAMBALYO UMADDA SOOMAALIYEED
1 LUULYO 1960 MIDOWGII IYO ISRAACII WAQOOWI IYO KOONFUR.

30/06/2022

Hadaad kmaid tahay JAMAAHIIRTA N&N waa inaad kusoo biirtaa page-ka Horaan Media Follow dheh mahadsanid.

1LUULYO HAMBALYO

29/06/2022

Ma waxaa bilaawday aargoosiga kooxdii Farmaajo?

Gaarsii saaxiibadaa.

Photos from Horaan Media's post 29/06/2022

intay Dhowr jawaan oo raashin ah diyaarad ku qaadaan ayay ku leeyihiin dad soomaaliyeed ayaan Deeq raashin ah gaasiinay .

Raashinka waxaa ka qaalisan Kirada Diyaaradda sida,sidaas darteed shacab soomaaliyeed waxba lama tarine ee waxaa loo daneeyey keliya keenyaatiga ama itoobiyaanka iska leh diyaaradahaas .

Xigasho abdirizaq jubba

29/06/2022

Maxaa lagu xasuusan doonaa Raysalwasaare Rooble, 4 Arrimood oo isdultaag ah.

28/06/2022

الله اكبر❤❤❤❤❤❤❤
share🙏👀 my page thanks

28/06/2022

WAREYSI 1974 LAGA QAADAY JAALE SIYAAD BARRE.

Hadaad ogtahay wadankii soomaaliya la odhan jiray ee africa iyo caalamkaba hogaaminayay halkuu maanta marayo ciidaad lasoo kici lahayd cadho daraadeed.

NAGU SOOBIIR PAGE-KEENA FOLLOW DHEH MAHADSANID.

28/06/2022

Cali Xaraare iyo Yaasiin Ducaale Xishoodkii xaguu aaday

27/06/2022

Aabe 64 jir ah laguna magacaabo Badrudiin Mohamed Abaas ayaa waxa uu qotay Qabri ama Xabaal uu sheegay in lagu aasi doono marka uu dhinto, kaas oo dad badan ka yaabsaday gaar ahaan qaraabadiisa iyo dariskiisa.

Badrudiin Mohamed Abaas oo u dhashay dalka Pakistaan ayaa waxa uu ku nool yahay duuleedka magaalada Karachi, wuxuuna maalin kasta marka uu ka soo baxo Masjidka soo maraa Garaash ku dhex yaal gurigiisa kaas oo ka dhex qotay Qabrigii lagu duugi lahaa ama lagu aasi lahaa marka uu dhinto wuxuuna arinkaas kala dardaarmay 2 Wiil iyo Gabar uu dhalay.
Horaan Media

26/06/2022

Ambassador Ahmednur Tarsan oo Somaliland cagta la dul-maray | xafladii xuska 26 june

26/06/2022

26-ka June: Maalin Go’aankeeda Lagu Wada Farxay Laakin Miraheeda Ay Koox Guratay.

Daawo muuqaal xiiso badan

25/06/2022

sidan ayuu lacag badan uga sameeyaa baraha bulshada....👇

25/06/2022

Sheikh Shantaay oo Goob fagaara ah lagu dharbaaxay. Dhameyso ilaa dhamaadka muuqaalkaan.

25/06/2022

Follow dheh boggeena mahadsanid

24/06/2022

"NABAD IYO NOLOL". Qolo gaar ah miyaa mise waa umadda oodhan ayaa ah.
dheh Bogga mahadsanid

Photos from Horaan Media's post 23/06/2022

Qoys cusub lamane somaliyeed oo ku aqal galay Sanaag kadib sanado badan oo sheeko wadaag ay ahaayeen.

23/06/2022

Today's the best Photo 🌿🥰
💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚.... beautiful my page












23/06/2022

Qosolka syaa igadhamaaday Ra'iisul wasaarihii dhamaa ayaaba Hawada lagu cunay🤣. Iladaawo
Follow dheh Boggeena Horaan Media.

22/06/2022

Xogta xiriirka cusub ee Israel somalia & Imaaraadka carabta iyo safarka qarsoodiga ah ee MW Hassan sheikh Mohamud

Share garee si aad uga Qayb-gasho doodaha markasta

21/06/2022

Madaxwayne mursi | Halyaygii Hiilka waayay

20/06/2022

Halkee ku dhamaatay Gartii uu arrintaasi ka galay Prof, Maxamed Xaaji Ingiriis?.

Waa Qaybta 1-aad ee waraysi aynu uga hadlayno sadex arrimood oo khuseeya RW Rooble.

Videos (show all)

Ehiopia: Xasan sheekh waxaa uu gacan saar laleeyahay Ururka TPLF.
Safarkii bahdilaada ahaa ee hassan sheikh uu ku tagay dalka kenya.
LIBAAXYADA GEESKA AFRIKA WAY SOO ROGAAL CELYEEN GUUL SOOMAALI
HAMBALYO UMADDA SOOMAALIYEED 1 LUULYO 1960 MIDOWGII IYO ISRAACII  WAQOOWI IYO KOONFUR.
Hambalyo 1 luulyo
Ma waxaa bilaawday aargoosiga kooxdii Farmaajo?Gaarsii saaxiibadaa.
Maxaa lagu xasuusan doonaa Raysalwasaare Rooble, 4 Arrimood oo isdultaag ah.
الله اكبر❤❤❤❤❤❤❤ share🙏👀 #follow my page thanks
Horaan media
Cali Xaraare iyo Yaasiin Ducaale Xishoodkii xaguu aaday
Horaan media
Horaan media

Telephone