Gallayr primary and secondary school

Gallayr primary and secondary school

DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE GALLAYR

09/04/2024

CIID WANAAGSAN
Maamulka, Macalimiinta Ardayda iyo dhamaan bahda Gallayr primary and secondary school
Waxay ummada Islaamka ugu hambalyeynayaan Ciidul fidriga

Dhamaan umadda Islaamka waxaan leenahay ciid wanaagsan
Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneed ee bisha ramadaan

Photos from Gallayr primary and secondary school's post 30/03/2024

Sawiro: Gudoonsiinta Abaalmarinta tartamayaasha tartanka qur'aanka kariimka
Sanadka 1445

27/03/2024

HAMBLYO

Maamulka dugsiga, Macalimiinta iyo ardeyda dugsiga Gallayr, waxay hamblyo u dirayaan Cabdinajiib Maxamed Cabdulle, oo galay kaalinta 1aad kuna guuleystay tartanka bisha barakeysan ee Ramadan ee sanad-dugsiyeedka 2023-2024/1445.

Photos from Gallayr primary and secondary school's post 27/03/2024

Waxaa maanta soo idlaaday tartanka bisha Barakeysan ee Ramadan ee Qur'aanka kariimka ee sanad-dugsiyeedka 2023-2024, waxaa ku tartamay labada ardey ee kala ah:

1-Cabdinajiib Maxamed Cabdulle
2- Isxaaq Maxamed Xaaji.

Kulanka oo ahaa midka ugu dambeeyey ee tartanka waxaa ku guuleystay ardeyda lagu magacaabo Cabdinajiib Maxamed Cabdulle.

Maamulka dugsiga Gallayr iyo Macalimiinta ayaa abaalmarino guddoonsiiyey dhammaan tartamayaasha tartanka qur'aanka kariimka.

18/03/2024

TARTANKA QUR'AANKA KARIIMKA

Waxaa maanta si rasmi ah Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Gallayr ugu bilowday Tartanka Qur'aanka Kariimka ee Bisha Barakeysan ee Ramadan, waxaana tartanka ku tartamaya qaar kamid ah ardeyda dugsiga Gallayr.

Qur'aanku waxa uu kobciyaa garaadka qofka wuxuuna ka dhigaa mid qofka qof xikmad badan oo hab fudud xal ugu hela caqabadaha nololeed ee la soo derasta.

Waxaa tartan uu dhexmaray afarta Ardey ee kala ah:

1- C/najiib Cabdulle Maxamed
2- Isxaaq Maxamed Xaaji
3- Amiira Maxamud Maxamed
4- Aamina Musamil Isxaaq

Waxaa lagu tartamay 5 jus oo kamid ah Qur'aanka kariimka, waxaana Kulanka k**a dambeysta u soo gudbay ardeyda kala ah:

1- C/najiib Cabdulle Maxamed
2- isxaaq Maxamed Xaaji

Guddiga tartanka Qur'aanka kariimka waxay sidoo kale shaaciyeen Kulanka K**a dambeysta ee tartanka Qur'aanka kariimka waxaa la tartami doonaa 27-03-2024 ama 17-09-1445.

10/03/2024

Ramadan Mubarak to All Muslims around the world

06/03/2024

Ka jawaab su aashan oo ku guuleyso abaal marin
Sharuudaha
1. Follow dheh pake-ka
2. Share garey postiga like-na saar
3. Qor magacaaga iyo fasalkaaga

05/03/2024

Kullanka berri ee tartan aqooneedka dugsiga Gallayr primary and secondary school

29/02/2024

Natiijada tartankii shallay ka dhacay hoolka Gallayr primary and secondary school
Waxay guushu raacday Form Four A
Waxaana leenahay hambalyo

28/02/2024

Su aasha toddobaadka
Sharuudaha
1. Like and follow pageka
2. Share garey postiga
3. Qor magacaaga iyo fasalka aad dhigato

27/02/2024

Beri oo ay taariikhda ku beegan tahay 28.02.24
Waxaa hoolka dugsiga Gallayr primary and secondary school ku tartami doono fasalada kala ah Form 4 A iyo Form 1 C

18/02/2024

MAALINKA HADAL-JEEDINTA.

Guddiga doorahsada dugsiga Gallayr wuxuu shaacinayaa Maalinta Hadal-jeedinta Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha midowga ardeyda iyo Guddoomiye ku-xigeenka ardeyda sanad-dugsiyeedka 2023-2024.

Hadal-jeedinta Musharaxiinta waxay ku beegan tahay maalinka talaadada 20-02-2024, waxayna dhammaan 11 musharaxa jeedin doonaan ballanqaadyadooda iyo qorshayaashooda shaqo ee u qorsheysan haddii nasiibka u saamaxo inay xilka qabtaan.

Photos from Gallayr primary and secondary school's post 18/02/2024

Musharaxiista guddoomiye ku xageenka guddoonka midowga ardayda dugsiga Gallayr primary and secondary school
#2024

18/02/2024

Guddiga doorashada ardeyda dugsiga Gallayr ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay maalinka ay dhaceyso doorashooyinka guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka ardeyda dugsiga Gallayr oo ay ku tartamayaan ilaa 11 musharaxa.

Ardeyda guud ahaa maalinka codbixinta iyo ku dhawaaqida natiijada waxay kuu beegan tahay 21-02-2024.

#2024

16/02/2024

Dugsiga Gallayr waxa uu ogeysiinaa dhamaan Waalidiinta Iyo ardayda Dugsigu in uu fasax yahay muddo Saddex maalin ah laga bilaabo maalinta Sabtiga ah 17/2/2024 kuna eg Isniinta 19 Waxaana lasoo laaban doonaa maalinta Talaadada 20/feb/2024.

Photos from Gallayr primary and secondary school's post 15/02/2024

Musharaxiinta Gudoomiyaha gudoonka
Midowga Ardayda Dugsiga Gallayr primary and secondary school

13/02/2024

Tartan aqooneedka dugsiga Gallayr primary and secondary school

13/02/2024

Dugsiga Gallayr waxaa si rasmi ugu bilowday loolanka Musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha midowga ardeyda dugsiga Gallayr iyo Guddoomiye ku-xigeenka ardeyda, waxaa socda ugu diyaar garowgii ugu dambeyey ee doorashada.

Iyadoo guddiga doorashada la kulmeen Musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoonka ardeyda, dugsiga guud ahaan wuxuu galay jawi doorasho iyo tartan furan oo u dhexeeyey ardeyda dugsiga.

Midowga ardeyda dugsiga Gallayr, waa barta ay ardeyda dugsiga oo idil ku mideysan yihiin waxaa hoggaaminaya ardey oo ay ardeydu si daah-furan u doorteen isaga ayaa matela kana dhabeeya himiladooda iyo qorshayaashooda.

02/02/2024

Welcome back to school all students
Gallayr primary and secondary school

Photos from Gallayr primary and secondary school's post 15/01/2024

Waxaa si habsami leh ku socda maalinta 3aad
Imtixaamka dhexe(mid-term) ee dugsiga Gallayr primary and secondary school sanad waxbarasheedka 202324

03/01/2024

Ka jawaab su'aashan oo ku guuleyso abaalmarin

Sharuudaha
1. Like saar pageka
2. Follow dheh pageka
3. Share garey postigan
4. Qor magacaaga iyo fasalkaaga
5. Waa in aad ka mid tahay ardayda iskuulka

03/01/2024
03/01/2024

Kullanka maanta ee tartan aqooneedka dugsiga Gallayr primary and secondary school

Want your university to be the top-listed University in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

#JIMCO KAREEM #GALLAYR FAMILY

Telephone

Website

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00
Other Community Colleges in Mogadishu (show all)
waayo Arag page waayo Arag page
Abdiwelijaamac41@gmail. Com
Mogadishu, 12090985

ku soo dhawoow page kaaga oo kala soco wax cusub

Bilaal Academy Bilaal Academy
Km4, Hodan
Mogadishu, SOM252

ALNASHAD Scientific Center ALNASHAD Scientific Center
Sinay Junction
Mogadishu, 252

SCIENTIFIC Tayo leh wuxuu dhaxyaalaa Iskuulka Facaweyn Ee AL-Nashad Scientific Center

Torch  Research and Scholarshp Consultancy Torch Research and Scholarshp Consultancy
Wadajir District
Mogadishu

Torch Research and Scholarships is a member of the World Opportunity Forum.

Apdul Hamid Ali Gulatodey Apdul Hamid Ali Gulatodey
Mogadishu, [email protected]

Apdihamid_Ali_offcially

CU Debate Club CU Debate Club
Km4 Maka Almukaram
Mogadishu

City University Debate and Symposiums Union is a union of some of City University students whose aim

Qaran-Bile  School Qaran-Bile School
Garasbaley
Mogadishu

Xasan Qoryooley Xasan Qoryooley
Muqdishu
Mogadishu, XASANQORYOLEY

Biology and chemistry

Faculty of Engineering - Horn of Africa University Faculty of Engineering - Horn of Africa University
Taleh, Haji Basto
Mogadishu

Bogga waxa uu soo bandhigi doonaa waxqabadyada Kuliyadda injineeriyadda Jaamacadda Geeska Afrika- Ho

Al_Raxma school of languages and health training Al_Raxma school of languages and health training
Al-Rahma School Of Languages Health Training
Mogadishu, 6819

Education doesn't come to you but it is gone