Dajiye

Dajiye

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dajiye, Athlete, Mogadishu.

18/11/2023

Real see cml sanadkan xagee loo wataa

Suuqana dad kaso qada diideene isku tashta hee

18/11/2023

Big defender big man big leader

Nin aan kaftamin

18/11/2023

Adinkaba yaaabaneden hadana dhaawacaa

18/11/2023

What a defender virgil

Haaland iskuso tasho oo cad ayaa laleeyahay

18/11/2023

Haaland ooka hadlay dhaawiciisa

18/11/2023

All these players are injury

Reer city dhamaan xagee la idin wataa

18/11/2023

Liiska dhaawacyda ayuu ku biiray vini jr

18/11/2023

Luis suarez oo talo siinaya Darwin

Kan talo waalagala daalay walee

17/11/2023

We are somali

Runta ceeb mahane xulka xage laga hesta aya is ledahay

Photos from Dajiye's post 17/11/2023

Liverpool players

Cidan weerarkooda waa wada shidanyahay

Photos from Dajiye's post 17/11/2023

Xalay meesha dagaal ka dhacay

Gaabka inuu dagaal galay xaa iiga qariseen xalay hhh

17/11/2023

25 kulan unbeaten ay ahaayeen xalay ayaa lasoo gabagabeeyay

Argentina wexe iska socdaaanba xalay waala joojiyay

16/11/2023

Who is best

Reer Liverpool 3dan yaa ku leh

16/11/2023

Sawirka shalay ilaa maanta heestay baraha bulshada

Dadna ayago wax walba helayan tukada laga karilayahay

16/11/2023

Shib dhaha waaaba dadaalnaye

16/11/2023

Walee xul waa heenaa funy maaba naqanay markan

Run aa isku sheegnee saanba alx waaaye

Dariskeena fiiriya maxa ka raacay masar hh shib noo dhaha

16/11/2023

Qeeraaa isku ognahay

16/11/2023

⚽️ 17’ | Salah
⚽️ 22’ | Salah
⚽️ 48’ | Salah
⚽️ 70’ | Salah

Egypt 4-0 Dijibouti

Wala kala roonyahay walee

16/11/2023

ALGERIA hadaa muslimin isla Nahay Bas naga dhaha intan ha dhaafinina

16/11/2023

Hoodi hoodi shakabaaa see ahaan hee

16/11/2023

Who is the most iconic Real Madrid player of the 21st century? 🤔

Reer real sadaxdaan qarni ahaan marka lo fiiriyo ya wanagsana

Ku qiimee mid walba waqtigi uu kali ku aha naadiga

Photos from Dajiye's post 16/11/2023

Viva somaliya waa is keeneen wiilasha

16/11/2023

Algeria 🇩🇿 caawa maxa naga fileesaan dagaal iskuso diyariya

Xidigaha caawa taatikadan ha dheelaan share dhaha muqalka

Somaliya soomaali baaa leh halees muujiyo

16/11/2023

Algeria ha dhuumanina hee cayow neeskukaya keena caawa

16/11/2023

Hary Keane ninkan durba wala qabsaday Germany

16/11/2023

Sanad lawada bashalayo

16/11/2023

Farqi weeen kuwana waa caafimaad qabaan

Kuwana dhulkooda masina

See idin dhahay heee

15/11/2023

Yaah reer Barcelona Argentina maa la idi ka celi layahay

Cayaal weeradaan maaba gurigina ku balasateen hhh

Messi oo kuso bandhigaya koob adunka iyo bllonodeor halkaas

15/11/2023

Who is best for u

Kee kugu wanaagsan adi ahaan taageere haka hadlin

Photos from Dajiye's post 15/11/2023

Walee Portugal xidiga usoo baxay

15/11/2023

🔴⚪️ Simeone: "Álvaro Morata is on par with Erling Haaland. In terms of goals and his numbers, he can certainly be compared to him".

⚪️ Simeone: "Álvaro Morata waxa uu la siman yahay Erling Haaland, marka la eego goolashiisa iyo tirooyinkiisa, waxaa hubaal ah in isaga lala barbar dhigi karo".

Photos from Dajiye's post 15/11/2023

Kan asi xaa daba dhigay gaabkan waa yaabaye ani

Mar walba xulka la joogo k**a haro

Waardiye qarsan miya kan waaba fahmi waayaye

15/11/2023

Will liy wili liy leeka fahmay ani hhh

War waxan yaa iskuso aaadiyay mucjiso Sanaa

Adigana maxa ka fahantay hee soo sheeg hhh

15/11/2023

🚩Who notice that kovacic celebrate when Chelsea equalize🥶😁😂

Malaha xbet usaarneed draw waba dabaal dagay

Reer city kan xa dhadeen hhh

15/11/2023

Who is best one

Midke ah daafac shub ah intaaan

14/11/2023

Majiraaa qof isku taageero labadan gaaaalo

Inta labadaan isku taageerto is muuujiya bal

Gaaladanba hda taageerto waa raaxeesatay walee

14/11/2023

60 kulan 41gool iyo 12 asist

Robert lewandowski ninkan Barcelona durba waala qabsaday

14/11/2023

Maxa update ah

Messi iyo Argentina waa diyaar Brazil isku tashta hee

Jose oola weediyay haaland iyo hurjland kan fiican

Jawaab yaab leh uu bixiyay macalin special one makaftamo

14/11/2023

📌Tababare Jose Mourinho oo ka hadlay doodda ah kan fiican Haaland iyo Hojlund ayaa yiri:- 👇

🗣️ "Mid waxa uu bandhig ku sameynayaa koox daala-dhacaysa, taageero k**a haysto kooxdiisa, xitaa si fiican looma quudiyo, waana weerar heer sare ah. Midka labaad sow ma'ahan? kubbad ma jirto, dhammeystir uun kaliya". 😂

Maku raacsan tahay.❓

14/11/2023

Remember aaaaa

Raaali ahaada yaaqay ano meelaha wareegayaa arkaye

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu