Horyaal channel
follow inoo taabo walaal mahadsanid
Magaaladii lagu halaagay qowm dha oo ay gaaladii ugu nadnayd kuqul qulayaan /waxa ay kutaalaa sacuudi carabiya.lasoco warbixintaan.
Dhacdo layaab ah ,Daawo muuqaalkaan
Page kana Follow saar Horyaal channel siina sheer gareey
Daawo Muuqaalkaan ????
Follow dheh Boggeena Horyaal channel
Sii faafi ,page kana Follow saar Horyaal channel
Mahadsanid.
Dhagahaaga ugu raaxeey,Quraanka Eeebe
Page kana follow dheh Horyaal channel
Iyo share
Nimankaan waxay khiyanaayaan nin kale oo maskiin ah ,Balse maxaa dhacay???
Pageka follow dheh Horyaal channel
Ninkii ugu nasiibka badnaa Adduunka ,
Follow dheh Boggaa Horyaal channel
Ramadaan,اللهم بلغنا اللهم بلغنا اللهم بلغنا
Ramadaanku waa mid kamid ah Acmaasha lagu waajibiyay ummadaan Musliimiinta ah ,Waana Rukni kamid ah 5ta tiir islaamka ,hadaba Ramadaanku waxa uu leeyahay Faaidooyin wallaahi xaqiiqa ah ama dhab ah waa inaad kafaaidaysataa,Haddii aad ciriiri dareemayso ,farxad la'aan ,Arsaaq la'aan ,Awlaad la'aan ,Guur la'aan ,Hanti la'aan ,iyo iwm ,
Waana Bisha Ugu wanaagsan ,ee Allaah la isku xero iyada oo ay muhiim tahay inaad Allaah Markasta isku xerto,Hadaba maxaa bishaas barakaysan oo soo socota uga faaidaysan kartaa iyada oo ay xusid mudantahay in Maalmo kooban kahareen:
1)Quraan Akhris;kani waa mid kamid ah qodobada ugu muhiimsan ,iskuday inaad Wax uun ka akhriso qur'aanka inta lagu Jiro bishaas,waa inaad bishaas kaliya ugu yaraan 1 mar dhameysaa qur'aanka oo idil ama Maalin kasta hal ,jalaad akhrisaa si Usbuucii hal mar udhameesid ,bishana ay noqoto inaad 4 jeer dhamaysay.
2)Ictikaaf; الإعتكاف ictikaaf waa Eray carabi ah oo macno ahaan loo lajeedo"Kunagaashada ama joogista Masaajidka "Adika oo ajar uniyaysanaya ,walaal ma'ogtahay in -Rasuulkeena-"s.c.w" uu bisha ramadaan ictikaafka Masaajidka laasim jiray yacnii joogtayn jiray ,marka waa inaad markaa jaanis hesho ufakato masaajidka ,Ictikaafna niyaysato si ajar laguugu qoro intaad masaajidka ku jirto ,ogowna ictikaafka markasta waa kuu banaanyahay ,kuma xerna busha ramadaan kaliya laakiin bishaan inaad sameeso ayaa fadli badan.
3)Tukashada Salaada Taraawiixda;waa salaada latukado cishaha kadib oo looyaqaan taraawiixda iyada oo labilaabay Tukashada taraawiixda Cahdigii ama xilligii khilaafada saxaabigii waynaa ee Cumar binul khadaab,waa salaad,lagu aqriyo habeenada sodonka ah ee bisha ramadaan,masaajidda ,hadaba waa 1 bil ee joogteey tukashada Taraawiixdaas waana sunno ajar aad kaheleesid
4) Tasbiixda;inta lagu jiro Bishaan barakaysan waa inaad kudadaashaa Tasbiixda yacnii Adkaarta oo ah "Subxaanallaahسبحان الله،Alxamdullilaahالحمد الله Allahu akbarالله أكبر iyo iwm oo adkaar ah.
5) Saliga Nabiga s.c.w waa inaad ku dadaashaa bishaan barakaysan badinta saliva nabiga s.c.w,
6) Istaaga Qiyaamul laylkaالصلاة لقيام الليل waa inaad u istaagtaa salaaddaan dukashadeeda ,habeen barkii ama saqdhehxe si Aad Allaah ubarisid wax walbana uweydiisatid.
7) Sadaqada ; waa inaad Bishaan sadaqada aad buxisaa intaad Awooddo wallow wax yar haba ahaatee ,oo wax utaraya naftaada iyo walaalkaa muslimka ah.
8) Hadalka wanaagsan; iska ilaali hadalada xanafta ah oo laqwiga ah اللغو ama maalaayacniga ah oo soonkaaga ajarkiisa nusqaamin kara.
9) Ixsaanka ama wanaagga; inaad ixsaan usmaysid qof kasta oo kaahooseeya ama aad lasocotid dadka kugu hareereesan waxa ay kusuganyihiin hadii ay ahaan laheed ,Qaraabada ,Saaxiibada ,Ehelka ,Waalidka iyo iwm.
10) Baari Noqshada; inta aad Bishaan barakaysan kujirtid Kudadaal Ubaari noqshada waalidkaa ,hadii aad kucaasisay ama aad xiriirka ujartay waalidkaa,waalid waa kii ku dhalay markasta,
Baari unoqo waalidkaa,iyo qofkasta oo aad lajoogtid ,ixtiraamna ,hadii aad waalidkaa baari unoqotidna waxaad helaysaa in Allaah kugu farxo ,
Maxaayeelay Eebe Wayne waxa uu dhahay " وآخفض لهما جناح الذل من الرحمة وقل رب آرحمهما كما ربياني صغيرا
"Uraarici 2daada wait garbaha dulinimada yacnii adiga oo isku liidaya ,naxariis darteed,dhehna Allahayoow unaxariiso sida Ay ii soo barbaariyeen,anigoo yar.
Hadii ay maanta kuu noolyihiin ,haddi aysan kuu no ayna ama midkood geeriyooday uducee.
Isnha allaah ducadaas ayaa wax utari doonta
Si kuwa aad dhashay kuugu soo duceeyan beri.
Waxaa ladhahaa الجزاء من جنس العمل yacnii waxaad samayso ayaa laguu samaynaa wax udhigma ,
Waxaa qoray wllkiina Axmad Muuse Axmad
Insha allaah kudhaqan markasta Acmaasha wanaagsan intaad nooshahay ,una sii gudbi qofaad lajeceshahay wanaagga.
Reer Galumudug koobka miyuu kawaalay?????
Gabar xadaysa IPhone 12 Pro max ,
Follow dheh page ka Horyaal channel
Daawo muuqaalkaan oo yaab ah .qaybta hoose commentigana ugu hambalyeey Xulka Galmudug.
{Maah-Maah} la tijaabiyay.
"Kalsoonida badan way ku dishaa".
Hadaba makugu dhacday .
Magaaladaan Casriga ah waa Cidlo,
Maxay tahay sababta? Follow Horyaal channel
Suurad hadaad Biyaha ku tufato oo Allaah caafimaad dag dag ah kugu siinayo insha allh
Sheer gareey muuqaalka ,follow na dheh Bogga.
Karbaashka qabiilada , ma saxbaa mise waa qalad
Aragtidaada,commentiga inoogu reeb
Ethiopia 🇪🇹 🆚 Somali powers 🇸🇴
Isbarbardhiga Awoodaha Somalia Iyo Ethiopia
●Laakiin Soomaali hadaa najay Ethiopia waan ka adagnahay.
Daawo:Qaybta 1aad ee ruwaayadii ugu qosolka badneed bulshada dhexdeeda ,sidoo kale mention ku soo dheh Hal ama 2 qof oo magaalo joog xumo ay hayso.follow page Horyaal channel
Waligaa ma'Aragtay Tuugo Xarfaan ah.
Sheeko Tuugo
Follow Horyaal channel
Banadir 2 ,Galmudug 1
Keenee wash ,
Qaybta danbe ciyaarta
Guuleysta Awlaadul caasimah
Xabashi dilaya,hooyooyinka masaakiinta ah Buu muuse Biixi, Bad ka iibiyay.
Horyaal channel
King Cayda Oo hooyadiisa Soodhaweeyay.
Like and share.
Magaalada Ugu waynaan doonta Calaamka 2030
Follow dheh Horyaal channel
Saadaali kulanka Galabta oo ku guulesso 10$
Shuruudaha:
1: pageka follow dheh
2: Like saar postiga
3: share dheh postiga
4: kusheer gareey 2 group
Saadaalinta waxa ay ku egtahay ciyaarta markay bilaabato.
Dagdag: Sh.maxamuud Aw cabdulle Cariif,ayaa kahadlay Arimo waa wayn,oo ay kmaid tahya "Xasadka" share dheh muuqaalka .
Muqdisho waa wada dhalinyaro ,love saar.❤️ ❤️
Share dheh Muuqaalka
Stadium Muqdishu 🏟️ ,ciyaartii shalay.⚽️🏟️⚽️🏟️.
●Qaacidooyinka Guusha 100% waa " Save"~xaqiiq.
Nasiibku waa 1%
Talentigu ama qibradu 1%
Balse " Inaadan quusan ayaa ah 98%
Majiro wax ladhaho Nasiib ,balse waxaa jirta "Qadar" القدر ،oo ah waxa Allah kuu qoray .
"Fashalku waa qayb kamid ah guusha ama,nolosha
Hadii aadan fashilmin waxba ma baran doontid
Hadii aadan wax baranna ma is badeli doontid"
Source: Nin fashilmay qayb noloshiisa kamid ah
Kadibna guulaystay
or follow at Horyaal channel
3ddexda Xabsi oo aduunka ugu raaxada badan
Follow dheh Horyaal channel
Ilahaay su'aasha qabriga hanagu wada sugo
Axbaabii ,muuqaalka sheer gareey si meel dheer ugaaro ,boggana hadaa kucusubtahay follow dheh Horyaal channel
Nashiido ay wada qaadayaan ,Awlaadda leh Tarbiyada i slaamka ee wanaagsan
Join our community Horyaal Channel Community
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the business
Website
Address
Mogadishu
Page kan waxad ka heli doonta warar xaqiiqda ku salaysan iyo waxyabo ku xiisa geliya sida darted waxa
Isgoyska Soobe
Mogadishu
Waxan utaganahay difaaca sharafka somaliyed mucaradku wa nin jecel wixi khaldamay in la saxo
Mogadishu
waxaad ka daawan kartaa wararki ugu dambeeyey ee soomalidda iyo calaamka
Banaadir
Mogadishu
thanks your visite here welcome Open hands to Ifiye News Network
Mogadishu
Boggan waa bog waxbadasho boggan waxaan kusoo baahin doonaa casharo iyo macluumaad wax kugu kordhiy