Mugdisho Online

hagasi

16/06/2022
Photos from Mugdisho Online's post 12/06/2022

Hambalyo walkia Xarir Ahmed

12/06/2022

Madaxda Umada Somaliyeed

Meeqa Love U Qalman

11/06/2022

Maxad Ka Xausta Waresigii Fahad Yaasiin

Photos from Mugdisho Online's post 11/06/2022

Caasimada Umada Soomaaliyeed Mugdisho Caday.

📷Sharma'arke Abdinor

11/06/2022

Qabiilka Dani waa kuwo ku nool dalka Indunuusiya, gaar ahaan jasiiradda Papua Guinea, waxa leeyihiin dhaqan cajiib ah oo aad u la yaabay.

Nin ku markuu uu guursanaayo waxa shuruud ah inuu soo jaro mid kamida farihiisa gacanta midig, tasoo uu meher ahaan uga dhiibayo gabadha uu guursanayo. Cajiib!

Hadii uu furo gabadha ninkaasi wax uu soo jarayaa laba farood oo gacantiisa bidix ah kamida ah.

Sidoo kale, Hadii se uu dhintu ninku gabadhu waxay iska jaraysaa toban farood, taasoo muujinay inay daacadda u ahayd odaygeeda.

Far kasta layskama gooyo, ee Faro gaar ah ayaa la gooya, kuwaas oo ka turjumaya mar xaladaha kale duwan.

Waa guur fartada ku xidhan.

05/06/2022

⚽— Messi (8’)
⚽—Messi (45’)
⚽—Messi (47’)

👑

05/06/2022

😢Qof kasta waqtigiisa ayuu dhimanayaa ma jiro qof seegi doona waxa kasta oo ilaahay u qoray balse ku faraxsanow qadarka Alle - tani waa qisada walaalkeen Iidle yare 😭😢😥

Iidle yare waa fanaan dhalinyaro ah waana aabe keligii koriya oo hooyo iyo aabo u ah ubadkiisa, waxa uu waqti dheer la nool yahay xanuun saaxiib la noqday oo noloshiisa kala dhantaalay , hadii uu iska daweeyo xanuunkas waxa uu gelayaa qalliin nolol ama geeri ah oo inuu ka badbaado adag tahay 😢😢😥

Iidle yare waxa uu doortay inuu ku qanco oo iskala noolaado xanuunkiisa oo aanu dhaafayn maalintiisa ilaahay u qoray inuu dunidan ka tago 😭🥺😢

Iidle yare maanta waxa uu saaran yahay sariirta oo waxa uu ku jiraa xaalad caafimaad darro waxana uu idinka codsanayaa inaad u soo ducaysaan 🤲🤲🤲😥

Fadlan aaynu u ducayno walaalkeen 🤲🤲🙏

05/06/2022

Hooyo mcn

04/06/2022

1 second Aan ku salino Nabigeen

Scw scw scw

03/06/2022

Qosol iguma Harin😅😅😅

Motion soo dheh qofkaan waa taqnye

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu
Other Social Services in Mogadishu (show all)
Mr ifiyaha dhalinta Mr ifiyaha dhalinta
Mogadishu

wax anshax xumo ah looma ogala pagekaan

Liiban Ali Liiban Ali
Mogadishu

ku xirnaw alle si aad noloshaada heer sare ugu gartid

Muno malabo Muno malabo
Mogadishu

Maamuus Nerwork Tv Maamuus Nerwork Tv
Capital Of Soomalia
Mogadishu, 000000000

Pae Mariya Pae Mariya
Mogadishu, 252

ku soo dha waad qalibi furan iyo waji furan markaad farax santihii bay ana ii dhantahay fansd

ASDA Page ASDA Page
Mogadishu

Ahmed Dalka Ahmed Dalka
Mogadishu, 251

Pagekan waxuu ka Shaqaynayaa Arimaha Bulshada sida caafimaadka,waxbarashada iyo u Qareemida Danyarta

Qosolka Aduunka Qosolka Aduunka
Wartanabadda
Mogadishu

kusoo dhawaaw page keyga waxaad ka heli doonta wax yabo badan aad ku qosli dontid iyo aad ku farxidon

Yoonis Abdirahman mahamuud Iyow Yoonis Abdirahman mahamuud Iyow
Mogadishu, KM4

Information about your business

Somalia Today. Somalia Today.
Mogadishu

Somali issue.

Mr Jiinow Mr Jiinow
Mogadishu

Blogger

Nootaayo haleel Nootaayo haleel
Mogadishu, 252