Shuceyb Ciise

Shuceyb Ciise

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shuceyb Ciise, Adult Entertainment Club, Mogadishu.

12/11/2023

Waxbaa ka qabsaday👇👇

11/11/2023

Dagmada matabaan iyo caawa🫡

18/04/2023

NEWS
Diblomaasiyiin Mareykan ah oo lagu weerarey dalka Sudan

03/03/2022

Xaliye oo gacan ka taagay xaalka dumarka🤣

Kadib markii ragu istaaf usameen waayeen

07/01/2022

Col.Bashiir Ciise Daarood taliyaha Cusub ee guutada 15aad taliska qaybta 21aad waxaa abti u ah Farmaajo.

Taliyaha Ciidamada xooga qaybta 21aad iyo Taliyaha cusun ee 15aad waa wiil iyo Abtigiis.

Maxaa kafahantay

07/01/2022

Taladaan yaa siiyey ayey kula tahy Rooble in uu tago Garoonka kadib uu gudoomo Baasto iyo Bur ?

10/11/2021

Michael Edwards will step down as Liverpool sporting director at the end of this season, statement confirms. There’s nothing agreed with Newcastle as of now. 🔴

Julian Ward, currently assistant sporting director, will be promoted taking on the more senior role.

10/11/2021

Lorenzo Insigne’s agent: “He’s out of contract in June 2022. Napoli are offering a new contract with a 50% downward salary and Lorenzo was surprised by this proposal. We’re in talks and we’ll see”, he told ‘Il Roma’. 🔵

“MLS rumours for Insigne are completely fake”. 🇺🇸

28/09/2021

Taliyaha Booliska gobolka Nugaal, Maxamed Jaamac Dagale ayaa sheegay in dowladdu bixineyso diyada gabadh dhallinyaro ah -Maryan Axmed Caato- oo xalay ku dhimatay rasaas ay ku fureen baabuur ay saarneyd ilaalada madaxweynaha Puntland, xilli madaxweynuhu ka soo laabtay safar oo uu soo galayey Garoowe.

Taliyuhu wuxuu sheegey in baabuurka gabadha ay saarneyd uu waday wiil kaasi oo hadda xidhan.

Wuxuu sheegey in arrintaas ay si dayac ah ku dhacday.

BBC

28/09/2021

Ciidamo gadoodsan oo ka yimid Galmudug kana cabanaya in aysan Mushaar qaadan ayaa la wareegay bar kontarool oo Canshuuraha laga qaato oo ku taala degmadda Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Goobtan ayaa Maamulka Galmudug Canshuurta uga qaadaa dhamaan gaadiidka isticmaala ee u kala goosha Matabaan ilaa Gaalkacyo, waxaana kasoo galla dhaqaale badan.

Degmadda Matabaan ayaa ka tirsan Maamulka Hirshabelle oo dhowaan maamul usoo magacaabay lkn waxaa wali isha Kastamka Canshuuraha Maamula Galmudug oo ay u joogaan Canshuur qaadayaal iyo Askar.

28/09/2021

Failsan C/laahi waxay iska casishay xilka wasiirka haweenka, dhallinyarada iyo dhallaanka Itoobiya.

Waxay sabbab uga dhigtay in ay is diideen xaaladda laga doonayo in ay ku shaqeyso iyo mabda’a ay aaminsantahay, qiyamkeeda iyo damiirkeeda dadnimo. Waa arrin ugub ku ah dhaqan siyaasadeedka qowmiyadda Soomaaliyeed.

Waxay tusaale u tahay jiilka Soomaaliyeed ee laga doonayo in ay jebiyaan cadawga ugu wayn ee siyaasadda Soomaalidu leedahay oo ah siyaasad ka maran mabda’a iyo mowqif sugan, qiyam iyo akhlaaq. Siyaasadda muufaysiga, maxaa iigu jira iyo maalin jooga.

28/09/2021

Deeradaan iyo matabaan waa isku mid

Maxay kula tahay adi

06/09/2021

Deg-Deg . Waxaa la Filiayaa Goor Dhow in qaar ka
mid ah Golaha wasiirada is Casili doonan si Rooble
uu u waayo Kalsoonida Galaha wasiirada Sidaana
uu ku waayo Xilka Raisul wasaranimo ..

Hadii tan dhacdo Maxaa dhici kara ayey kula tahay ?

03/09/2021

Isagoo gacanta ugu jira koox hubeysan oo sheegatay inay ku heyb yihiin Ikraan Tahliil AUN, isagana ay u soo afduubteen inay ugu aar gudaan Ikraan maadaama uu la qaraabo yahay Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin, ayuu ku yiri "aad ii dishaanee horta Fahad ma i yaqaan?"

Sax ma'ahan dambiga Ikraan laga galay in mid lamid ah laga galo qof aan wax lug ah ku laheyn kiiskeeda. Aayad qur'aan ah ayaa Alle wuxuu ku yiri "ولا تَزِرُ وَازِرَةٌ وِزْرَ أُخْرَى"

Qofna dambigiisa qof kale looma ciqaabi karo, taas oo ka dhigan xitaa haddii Fahad dambi ka galay Ikraan inaysan habbooneyn in qof kale loo dhibaateeyo.

17/08/2021

War deg deg.

Gudoomiyaha degaanka Garasbaaleey ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo lagula eegtay Deegaanka Garasbaaley.

Gudoomiyaha ayaa waxaa qaraxa lagula eegtay inta u dhaxeysa Degmada Kaxda iyo deegaanka Garasbaaleey Gaar ahaan waaxda Fooriloow.

Waxii soo kordha halkan kala soco

15/08/2021
14/07/2021

Hadaba maxay ka dhigantahay ku dhawaaqista musharaxnimadeeda.

Fadlan adiga oo Aan cidna wax udhibin dhiibo agarti wanaagsan

13/06/2021

Shiinaha oo sameeyey qorrax u gaar ah:

China ayaa ku guulaystay hirgelinta qorrax aadame samee ah oo ka daboosha baahiyihii tamarta oo la mid ah kuwa qorraxda laga helo. Qorraxdan oo laga sameeyey isla falgal nukliyeer ayaa ay dawladdu ugu talagashay in dalku uu ka helo tamar joogtaysan oo metelaya qorraxda dabiiciga ah. Sida ay ku warrantay shabakadda Phys. Org samaynta qorrxdan ayaa la sheegayaa in dalka China uu ku bixiyey lacag ka badan 27.5 Bilyan oo doolarka Maraykanka ah.

Qorraxdan aadame sameega ah oo weli ku jirta bilowgii h**e ee hawlgalkeeda ayaa heerka tamarta ay soo saaraysaa uu mar kale sii kordhay, isaga oo dhaafay 120 Bilyan oo digree.

Li Miao, agaasimaha waaxda Fiisigiska ee Jaamacadda Southern University of Science and Technology oo ku taalla degmada Shenzhen ee dalka China ayaa mar uu sharraxayey qorraxda cusub ee ay soo saareen waxa uu sheegay in horumar muhiim ah ay illaa hadda samaynayaan, dadaalka ugu badan ee ay hadda wadaanna uu yahay sidii uu heerkulku u noqon lahaa mid aan is bedbeddelin muddo dheer. Si kastaba ha ahaato ee waxa ay cilmibaadhayaashu sheegayaan in qiyaas ahaan 30 sano ay qaadan doonto dhammaystirka iyo dhab in laga dhigo teknoolajiyadan.

~Marjaan

09/06/2021

Halkan igala soco 👎

09/06/2021

Turkiga ayaa aqoonsaday 41 Jaamacadood oo ku yaalla Somalia 🇸🇴.

Photos from Shuceyb Ciise's post 05/06/2021

DHAMAANTEEN. WAXAAN

RAJAYNAYNAA. GUUL. INSHA. ALLAH🙏🙏

12/05/2021

Eid mubarak dhamaan umada islaamka

28/04/2021

WAR CUSUB.

Dowladda Soomaaliya ayaa dib Muqdisho ugu soo celinaysa Ciidamada Haramcad ee joogay Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan.

Ciidamadan ayaa xoojin doona Booliiska Muqdisho oo heegan buuxa ku jira ,si loo adkeeyo amniga degmooyiinka hadda ku jira gacanta Dowladda.

Shalay ayay aheyd markii sidan oo kale aya Dowladda Soomaaliya dib Muqdisho ugu soo celisay Ciidamada Booliiska Haramcad ee joogay deegaanada Galmudug.

Warar aan helayo ayaa sidoo kale sheegay in Saacadaha soo socda ay dowladda Muqdisho kusoo celin doonta Ciidamada Haramcad ee ku sugan deegaanada Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed.

Hamogaan 🤐 Waxay umuqataa in ciidamada loogu tala galay in ay difacaan dalkooda iyo dadkoodaba loo adegsanayo bulshada soomaliyeed

Maxay kula tahay

02/03/2021

Maah maah Ku hapoon LAgaa rapaa qof walbo fikirkiiza waa inoo muhiin
Waana adiga 👉

24/02/2021

SAWIRKA KUU MUQDA WAA LABA DARBI DHEXDOODA

WAXAA JIRTA MAAH MAAH SOOMAALIYEED OO OO KATURJUMESA

HADABA MAXAY KULA TAHAY MAAH MAAH DAAS?

MAHADSANIDIIN

LIKE //SHARE HANAGA ILAWIN🙏

05/01/2021

Waxa ay ku sheegeen inuu yahay khabiir ku takhasusay cilmiga bini-aadamka una dhashay dalka Ingiriiska lana yiraahdo Evans Pritchard, isaga oo waqtigaas ku sugnaa Koonfurta Suudaan, 1926

Waxa uu cunug ka soo jeeda qabiilka Azande uu ka dhigtay meel cagihiisu ku nastaan halka uu walaalkiis saaray bakooraddiisa

Arrinta layaabka leh ayaa ah in kuwan noocan ah ay dejiyeen sharciyo iyo qawaaniin aynu raacno, ayna ina barayaan qiimaha insaanka iyo horumarkiisa.

Hoog iyo khasaar haw sugnaato kuwii raaca kuwan oo dhabarka u jeediya ku dhaqanka kitaabka Alle iyo sunaha rasuulkiisa SCW

01/01/2021

2020 ugu danbeyay oo aad dhahatay nala wadag 😂😂

29/12/2020

Saadali Ciyaarta Weyn Ee Finalka Tartanka Maamul Goboleedyadda Iyo Gobolka Banaadir Ee ka dhici Doonta Gaŕoonka Koonis.

Yaa Guuleysan Doona GALMUDUG 😂 BANAADIR❤

Soo Qor Sadaashaada

27/12/2020

🙏🙏

Waxaa jirto maah maah soomaaliyeed oo ka hadleeso sawirkan kuu muuqda :::: hadaba sheeg maah maah daas // mahadsanidiin

09/11/2020

😭YAAB BADANAA😭

Sawirkaan waxa qaadey nin Katirsan Ciidanka Booliiska Sacuudi Carabiya wuxuu yiri " Waxaan layaabey qof dumar ah oo da'weyn oo gaari xaajiyada xaga danbe saaran oo aad u daalan oo diifi ka muuqato,

ka dibna xaga h**e baan eegey waxa gaariga darawal ka ah Nin Dhalinyaro ah. Kursiga dareewalka ku xigana waxaa saaran Gabar Dhalinyarad ah kuraasta danbena waaxa saaran caruur yar yar. !

Ninkii Booliiska ahaa baa dabagal ku sameeyey waxaa uu markii dambe ogaadey islaanta gaarigaan xaga danbe uu saarey darawalka inay tahay 😭😭😭Kuwa gudaha gaariga ku jiraanna ay yihiin Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.

Sawirkaan ayaa aad ugu Faafey Baraha Bulshadda, falcelin murugo badan ayaana laga bixiyey!

Hooyo in sidaas loogu abaal gudo mamudno.

Shuceyb Ciise 🙈

22/10/2020

27 xubnood ee golaha deegaanka dagmada galkacyo ayaa maanta loo dhaariyay xilka loo doortay iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiiru dowlaha wasaarada arimaha gudaha galmudug Axmed xasan cali iyo wasiirka wasaaradaasi Cabdi Maxamed Jaamac oo iyagu la dar daarmay xubnaha la dhaarshay

wasiiru dowlaha wasaarada Axmed xasan Cali iyo wasiirka wasaarada arimaha gudaha Cabdi Maxamed Jaamac ayaa la dar daarmay xubnaha golaha deegaanka ee maanta la dhaarshay

Dhinaca kalana xubnaha golaha deegaanka ayaa maanta waxaa magaalada galkacyo uga furmay tababar aqoon kordhin ah oo la xariira qaabka doorashada taas oo ay fulinayaan Masuuliyiin ka socatay hay'ada Eisa oo ka mid ah hay'adihii doorka ku lahaa dhismaha golaha deegaanka dagmada Galkacyo ee Galmudug isla markaana ah hay'ad ka shaqeysa arimaha dimuquraadiyada iyo doorashooyinka Qaarada afrika

Abdullaahi Cabdoow oo ka socday hay':adda Eisa ayaana ugu h**eyn ka warbixiyay tababarka iyo waxa uu ku saabsan yahay isagoona xusay in lagu baranayo qaabka doorashada labada maalmood ee uu socdo

📸 shuceyb cise

15/09/2020

Walaalkeyga iyo Walaasheyda Muslimada ah Ma la socotaa in 30kan qodob Nabi Muxamed csw Kuu diiday inaadan Mar dambe Sameeynin Marka Laguu Sheego Wixii Ka dambeeyo Waajib tahay in Aad Ka fogaato:

1: Nabi Muxamed Waxaa Uu Kaaga digayaa inaad Raashiin Cunto Adigoo janaabo qabo janaabadas Hakaaga timaado galmo Xalaal ah Oo adiga iyo Zowjadada idiin dhax martay ama Hakaaga timaado gacan Ama Riyo Dhamaan Adigoon Ka qubeysan Ha isku taaban Raashiin
Sababtu Waxeey tahay Waxeey Ku dhaxal siineysaa faqiirtinimo iyo Saboolnimo

2: Waxaa Kale Oo Lagaaga digayaa inaad Ku dul Kaadiso Geed Miro Leh Amaba Aad Wadada Dad Weeynaha Adeegsado Ku dhax kaadiso Waa Akhlaaq Xumo Meeshii Ugu dambeeysay

3: Lama Ogolo inaad bidixdaada Ku Cunto Sido Kale Waxaa ayadane Mamnuuc ah inaad Jiif Ama Sateecsi Wax Ku Cunto iska jir Caafimad ahaan Ma Wanaagsano

4: Dumarka Looma Ogola in ay Janaazada Meydka Raacaan
5: Nabiga Waxaa Uu Kaaga digayaa Sawirada Maxaa yeelay berri Qiyaamaha Waxaa Lagu Oranayaa Ruux Ku afuuf inteed Ruux Ka keeni

6: Waxaa La Ogoleen in Ruux Dab lagu gubo ilaa Uu Ka dhinto Ha ahaado Beni Aadam Ama Xayawaan Labadaba Lama Ogolo

7: Waxaa Uu Kalo Ka digay Nabiga in Diinta La Caayo Allah Wax Laga sheego Ama Nabiga Ama guud ahaan Diinta islamka

8: Waxaa Laguu diiday inaad Ku Cawo Barido Meelaha Qashinka lagu daadiyo Maxaa yeelay Waa Goob ay Shayaadiintu Ku Caweeyaan

9: Waxaan La Ogoleen Gabadha Muslimada Xaaska ah ineeysan Ka bixin gurigeed ayadoon Ka idin qaadan Zowjkeeda Haddii ay baxdo Fasax la' aan Waxaa lacnad Ku riday makhluuq samada Saaran iyo Waxa Makhluuq dhulka saaran Xitaa geedaha iyo jinka ayaa lacnaday ilaa ay guriga Ku laabato

10: Gabadha Xaaska ah Lama Ogolo in ay isku qurxiso Waxaan Ninkeeda aheeyn Kaliya Asiga ayeey isku Qurxin Kartaa

11: Waxaa Kale Uu Nabiga Kaa reebayaa inaad Dadka Kale Xamato Ama Qof La Xamanaya dhageysato

12: Waxaa Kale Oo laguu Ogoleen inaad Dadka isku dirto Ama dhageysato " لا يدخل الحنة النمام"

13: Weelasha Ka Sameysan Dahabka iyo Qalinka Nabiga Waa diiday in Wax lagu Cuno ama lagu Cabo

14: Waxaa Kale Oo Rasuulka diiday khamrada in la cabo la iibiyo la beero laga ganacsado qofka khamrada ballan iyo marqaati ma galo

15: Waxaa Sido kale lacnad dusha looga tuuray Kuwa Ribada cuna Marqaati beenaa lah

16: Waxaa Kale Uu Rasuulka csw diiday in Xayawaanada Wajiga laga garaaco

17: Waxaa Kale Uu Nabiga diiday Qofka muslimka ah in Uu fiiriyo walaalkiisa kale Cowradiis

18: Gabadha muslimada ah ma banaano in ay daawato cowrada Walaasheed kale Ee muslimada ah

19: Lama Ogolo inaad afuuftid Raashiinka Ku hor yaallo Ama biyo Wax Kaaga dhaceen Kaliya Sug inta raashiinka Kaaga qaboobo Ama Biyaha iska saar Waxa Kaaga dhacay
Mar Ha Afuufin goobta Aad Sujuuda dhigeysid Markaad Salaada Ku jirtid.

20: Waxaa la diiday in Qofka Ku dukado Xerada geela Kacbad Korkeed jidadka Waayen iyo Waadiyaasha biyo mareenka ah

21: Nabiga ma Ogoleen in shinnada la dilo
22: Waxaa Mamnuuc ah in Allah Wax aan aheeyn lagu dhaarto Ma banaano inaad Ku dhaarato Hooyada ama Aabahaa
وقال: " من حلف بغير الله فليس من الله في شيء."

23: Waxaa aydane Xaaram ah in La Hadlo Maalinta Jimcada ayado Khudbada Imaamka Socoto Qofka Ku dhax hadlo Maalintaa jimco Uma jirto.

24: Lama Ogolo in Salaad La dukado Marka Qorraxda Soo baxeyso ilaa ay ka soo Kor noqoto Waran Cabirkiisa in la eg.

25: Waxaa Kale uu Nabiga Diiday in Lix maalmood La soomo Waxaa Ka mid ah Maalinta Ciida fidriga , Maalinta Shaki Ka jiro dhalashada bisha , Maalinta Ciida Al-Adhxa iyo Sadaxda Maalin Ee Loo yaqaano
' ayaamu tashriiq "

26 Lama Ogolo in Xusulada Wax Lagu Cabo Waxaa Ka Fiican Inaad Labadaada gacmood Wax Ku Cunto Haddaad Awood U leedahay.

27: Waxa Kale Oo banaaneyn inaad Ruux Shaqaaleysiiso Adigoon U sheegin Waxa Uu Ku shaqeeynay Qarash ahaan

28: Waxaa Kale Oo Nabiga diiday Ragga in ay Saraawiishood Dhaafiyaan Canqawga hoostiisa Waxaa Ku soo aroortay Waciid Shadiid ah

29: Nabiga Waxaa Kale Uu lacnaday Ragga Dumarka isku Shabaha iyo Dumarka Ragga isku Shabaha Sido kale lama Ogolo inaad iataag biyo Ku Cabto Ama Ku dhex Neefsato Koobka biyaha Ku Cabeysid.

30: Ugu dambeeyn Nabiga Waxaa Uu Diiday in Ma'muumiinta Imaamka Gadaashiisa istaagan aygoo taagan imaamkiina fadhiyo.
وصدق الرسول الكريم حينا قال: { بلغو عنى ولو اية } :
Waan Ku Soo gaarsii Adigane gaarsii Walaalahaa Kale Ajar Aan Ka dhamaan doonin ilaa Markaad Dhimato ka dib Kuu Soconaya.
Markad dhameyso aqriska Allah Ka bari in Uu Calaamo Kulul Oo dag dag ah Ka Soo Muujiyo Kuwa Nabiga Aflagaadeeyo Ee gaalada ah.

share Garey Jazaakallahu Kheyraa..

14/09/2020

Don't close the book when bad things happen in your life, just turn the page and begin a new chapter
Good afternoon everyone

11/09/2020

’iidada caafimaad ee Baamiyaha (okra)

Baamiyaha waxaa ku jiro qaybaha kala duwan ee nafaqada wuxu qani ku yahay fiitamiinada : Vitamin K , Vitamin C, Thiamine (B1) Folate (B9)

Sidoo kale waxaa ku jira macdanta sida : Magnesium, Phosphorus Calcium iyo Zinc

1. Wuxuu xoojiyaa lafaha : waxaa ku jiro fitamiin k oo ka qayb qaato samaysanka lafaha isagoo si kiimikaal ah (chemical) u gaabeeyo ama u aktiif (active) gareeyo borotiinada ka qayb qaato dhisida lafaha sida (osteocalcin) sido kale waxa kujiro calcium iyo Phosphorus..

2. wuxu ufiicanyahay dadka qabo xanuunka sonkorowga : war bixino caafimaad aya sheegayo inu yareeyo xawaaraha sonkorta looga soo nuugo dheef-shiidka (low Glycemic Index) taasina ay saacidayso in sonkorta dhiigga aysan aad ukicin .

3. caafimaadka hooyada uurka leh : baamiyaha waxaa ku jiro fitaamiinka Folate (folic acid) oo ka hortago caafimaaddaro ku timaado ilmaha uurka kujiro muhiimna u ah hooyo walboo uur leh inay qaadato fiitaminkan .

4. baabmiyaha waxa u wanaagsan yahay arag oo waxaa ku badan vitamin_A.

5. Baamiyaha waxa uu ka hortaga calool fadhiga maxaa yeelay waxaa kujira Fiber lagu magacaabo Mucilaginous.



6. wuxuu kor uqaadaa difaaca jirka : wuxu qani kuyahay vitamin C oo ka qayb in waxyaalaha sunta jirka laga saaro .

7. sidoo kale waxa uu yareyaa Kalestrol-ka ama dufunka dhiiga.

8. Baamiyuhu wuxuu dhowraa caafimaadka Haraga (Maqaarka).

9. Baamiyaha wuxuu kale oo Ziyadiya isha Jilibka Dhacaanka ku jiro Rag iyo dumarba.

Walaal U garee Asxaapta kale aan kamid ehen si Aan u wada faaidno. Ogona mid noqdo Asxaapta ku xiran Bogaan oo saar si aad ola socoto Macluumad dheeri ah.
Mahadsanidiin:🙏🙏

Walaaal salman

11/09/2020

Asxabta isku soo noqod wanagsan malmahan page wuu iga xirnaa manta la ii fasaxay like igu cimaamada

20/07/2020
Want your club to be the top-listed Nightclub in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Waxbaa ka qabsaday👇👇

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Adult Entertainment Clubs in Mogadishu (show all)
Muqdishaawi Muqdishaawi
GENERAL DAUD Street
Mogadishu, 72774

KAQEYB QAADO HORUMARINTA CAASIMADAADA

Anshax Qoorgab Anshax Qoorgab
Mogadishu, 63739

intertainment

QOLKA genyada XAMAR QOLKA genyada XAMAR
No
Mogadishu

Waxwalboo cusub Waxwalboo cusub
Dharkenley, Madina
Mogadishu, 252

waxwalboo cusub kala soco halkaan

Shariif Haruun Shariif Haruun
Km 4
Mogadishu

madadalo Media

Dhalinta Maanta Dhalinta Maanta
Mogadishu, 44332

Carshi Entertainment Carshi Entertainment
Mogadishu
Mogadishu

Carshi Entertainment waa meel game center ah, lagu ciyaaro games kala duwan sida : Playstaion , Tabl

Warka isii Warka isii
Warshadaha Yaaqdhiid Banaadir
Mogadishu

Niiko futa macaan Niiko futa macaan
Rungoya
Mogadishu, 70200

Niiko cusub 2021, niiko futa macaan, niiko futa weyn, niiko somali, gawar naasa macaan, niiko, niiko

Sharmake Abdy Sharmake Abdy
Mogadishu, 252

welcome to this page.

Somaaliya youtubers bage Somaaliya youtubers bage
BAKARAHA
Mogadishu, 252

Murti iyo Mahmaah Murti iyo Mahmaah
Mogadishu

welcome Guys