H E Abdimalik ibrahim Abdulle
Second South West State Parliament member of Somalia and State Minister Of Interior Reconciliation
Wareysi Aan Uga war bixinaayay Xaaladaha kajiro Degmada ceelbarde iyo Xuquuqda Ka Maqan Beesha Aan ku matalo Kursiga xildhibaan Koonfur Galbeed Baaxda Uga weyn Degmada Ku fadhiso iyo Sababta Ay Umaqantahay maamulkaas
Waxaan Shalay Ka Qeyb Galay Xaflada Qalin Badalashada Dufacdadii 9aad Ee Jaamacada Green Hope university
waxaan tababar socon doona muddo 5-maalin ah u furay qeybaha kala duwan ee maamulka degmada Baraawe ka soo kor loogu qaadayo maamul wanaaga waxaan rajayha inay ka faa'iidaysan doonaan.
SOMAALI SOOMAALI BAA LEH
DHISMAHA WADADA AFGOOYE IYO MUQDISHO UDHEXEEYSO OO MEEL FCN MAREYSO
DOWLADNIMO AYAA SHARAF IYO HORMAR LEH
WADAN AMA DAL WUXUU LEEYAHAY SIDEED ( 8) SIFAAD LAGU GARTO INUU YAHAY WADAN .
1: BULSHO AMA SHACAB UDHASHAY WADANKA. ( a permanent population ).
2: XUDUUD CAYIMAN IN UU LEEYAHAY WADANKAAS. ( a defined territory; ).
3: MADAXBANAANI BUUXDA GUDAHA IYO DIBADDA IN UU LEEYHAY. ( Sovereignty ) .
4: DOWLADNIMO IN AY KAJIRTO. ( Government ).
5: WADANKAAS WAA IN UU AWOOD ULEEYAHAY IN UU XIRIIR LASAMEY KARO AMA UJARI KARO WADAN KALE . ( Capacity to enter into relations with the other states ).
6: WAA IN UU YAHAY WADAN AQOOSNSI LEH ( RECOGNITION).
7: WANADKU IN UU ISBADALIN SIDII XUKUUMADA OO KALE ( Permanent ).
8: WADANAKU WAA IN UU AHAADA CANSHUUR QAADE ( TAXATION) .
NB : WAA QAAR KAMID AH
BARAAWE 1975
Diinsoor 1959 Magaalo Qadiimi ah oo Taariikh Leh
Ila Daawo
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaah unaxariisto intii ku dhimatay dhibaatadii ka dhacday galabta hotel elite ee magaalada muqdishu.
Intii ku dhawaacantay allaha caafiyo dadka ku go'doosane allaah ka soo badbaadiyo.
Everyone must be equality before the law
MADAXWEYNE FARMAAJO IYO WAFDI UU HOGAAMINAAYO AYAA SOO GAARAY MAANTA MAGAALADA DHUUSAMAREEB.
Hadal Jeedintii Madaxweyne Farmaajo ee Golaha Baarlamaanka Federaalka Somaliya
Tababar muddo afar maalin ah u socday golaha deegaanka degmada Diinsoor, ayaan u soo xiray waxaana ku bogaadiyay sida wacan ay diyaarka ugu yihiin, inay gutaan waajibka loo igmaday, waxaana kaloo u mahad celiyay teamka wasaaradda oo fududeeyay qabsoomida hawshan quruxda badan.
Hon Abdimalik Ibrahim abdulle
waxaan so xiray tababar ay qaadanayeen Golaha deeganka degmada diinsoor kaa soo socday muddo 4-maalin ah waxaana lagu tababaray qaabka ay u gudan lahaayen waajibkooda iyo masuu'liyada ka saaran hormarinta degmada.
Hon Abdimalik Ibrahim abdulle
awood siinta shacabka iyo in la daadajiyo nidaamka dawladeed waxay horseed u tahay hormarka iyo isla xisaabtanka .
Hon Abdimalik Ibrahim abdulle
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
KM4
Mogadishu, 256
Waa bogga rasmiga ah ee Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir Maxamed.
Waberi
Mogadishu, 252
ASC waxan idinka mahad celinaya wacan ad usoo boqotay page-kani waxana kuso gudbin doona oo ad igala socon doontan ONLINE BUSSINES waxana so galin doona product-tiyal kala duwan in...
N/A
Mogadishu
Hadalyar iyo Howlbadan Hiigsi iyo Hormar Hufnaan iyo Cadaalad
MOE Building, Afgoi Road
Mogadishu, 252
MP, Formar Minister of Education,Culture & Higher Education, Somalia
Mogadishu, 252
Member of Somalia Federal Parliament | Fmr NISA Chief of Staff & Villa Somalia Dep. Chief of Staff
Soddonka Street
Mogadishu
Member of Finance & International Cooperation Committee, Somalia 11th Federal Parliament.