Odey jimacaale

Odey jimacaale

page kaan follow gareeya sxpyaal si aan malaayiin meyl u goyno wax khayr leh ayaan kusoo gudbn donye waxaan ahay arday waxka barata magaalada muqdisho

16/01/2024

Hablo weerar gelikara
Gobanimna hanankara
Hablo talada goyn kara
Garta madal ka niqi kara
Garashana iskaga mida
Quruxdana kawa gobo
Geesteena mooyee
Gayi kale ma joogaan.

Haddaa gabadh caddaaniyo
Dhulka gaala keentaan
Guumays shisheeya ah
Haddaa gacanta qabataan
Hableheenu guur iyo
Gayaan yey ka sugayaan

(Hadraawi AHUN)

18/10/2023

https://www.facebook.com/profile.php?id=100081280451025&mibextid=ZbWKwL

Odey jimacaale page kaan follow gareeya sxpyaal si aan malaayiin meyl u goyno wax khayr leh ayaan kusoo gudbn donye

18/10/2023

Qofka bini'aadanka ah waa buug loo baahan yahay inaad aqrisatid qof walba jaldiga kore waa ka qurux badan yahay laakiin markaad Kala furtid waxaad ugu tagaysaa sheekooyin qalbi taabad ah oo aad u xanuun badan.

Isku day qof walba inaadan Ku go'aamin jaldiga kore Kala fur si aad u ogaatid taariikhdiisa.

Yasser Abdiladiif

18/10/2023

https://www.facebook.com/profile.php?id=100081280451025&mibextid=ZbWKwL

Nasoo follow gareeya oo link Gaan raan

Odey jimacaale page kaan follow gareeya sxpyaal si aan malaayiin meyl u goyno wax khayr leh ayaan kusoo gudbn donye

17/10/2023

Kalaamka Alle subxaanahu watacaalaa

17/10/2023

Masha allah

12/10/2023

Dadka iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu saliga badan.

-Nebi Maxamed NNKH

12/10/2023

Labo eray oo carab ka ufudud, ku culus miisaanka Qiyaame, uuna jecelyahay illaahay Waa labada eray hoos ku qoran …..

29/07/2023
22/07/2023

ASC sxpyaal

09/06/2023

Soo follow gareeya sxpyaal

09/06/2023

Shimbirtan deegaanka aad joogto maxa looga yaqaan

09/06/2023
09/06/2023

Jimco wanaagsan sxpyaaal

Photos from Odey jimacaale's post 09/06/2023

Dal barwaaqo ah iyo dadka baahanp

16/05/2023

Tirtirey tii h**e ilaawey

16/05/2023

Dhalashadeennii ka dib, nolosha waxaan ku billownay guurguurasho iyo kacaakuf oo mar qudha iskama aynaan ordin, wax wal oo innagu cusub oo aan nolosha doonaynana waa sidaas oo kale.

Ganacsiga cusub ee aad doonayso inaad abuurto, reerka cusub ee aad doonayso inaad yagleesho, shaqada cusub ee aad doonayso inaad billowdo, dhammaan wax wal oo kugu cusub oo aad doonayso inaad heer ka gaadho, kolka h**e waa inaad marto wadadii aad soo martay dhalashadaada ka dib ee ahayd guurguurashada iyo kacaa kufka.

Berigaa h**e ee aad yarayd, dul-qaad badan umaadan baahnayn, waayo kamaadan baqayn in lagu yidhaahdo wuu kufay ama way ku fuftay, maanta se dulqaad badan baad u baahan tahay, waayo haddalado badan baa lagaa odhanayaa, mararka qaarna, cidda ugu daran ee ay tahay inaad u dul-qaadato waa dadka kuugu dhow ee kolkii horaba nolosha kugu soo dhaweeyay.

~ Mubaarak Hadi

08/05/2023

Page kan soo follow gareeya sxpyaal

07/05/2023

Dalka Masar waxaa ka dhacday dhacdo dalka oo dhan gilgishay.

Hooyadan 29 jirka ah waxay dishay wiilkeeda kadib madixiisi ayay karisay oo maskaxdiisa ayay cuntay.

Balse markii la wareystay waxay sheegtay inaysan wiilkeeda rabin inay gacanteeda ku disho laakiin ay doonaysay wiilkeeda inuu waligeed la noolaado.

Baaritaano la sameeyey ayaa sheegaya in hooyadaan ay xanuun maskaxda ah ka qaaday furniin uu furay ninkeeda!!!.

02/05/2023

Yuusuf shacir

22/04/2023

Waxbarashada waa furaha guushaada

12/04/2023

Soonka iyo salaada allah hanaga aqbalo

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Walaalaheen allah hai gargaaro
Kalaamka Alle subxaanahu watacaalaa
Masha allah
Tirtirey tii hore ilaawey
Page kan soo follow gareeya sxpyaal
Yuusuf shacir
Mohamed ibraahim warsame hadraawi Naxariista janno allah haka waraabiyo

Telephone

Website

Address

Xarar Dheere
Mogadishu
618633358