Sulub media
Sulub Media waa warbaahin Madax banaan oo ka hadasha wararka iyo dhacdooyinka caalamka iyo Madadaala balanteenu waa dhexdhexaadnimo iyo siinaan
Asc ummada somaliyed
Wuxuu u waashay Jaceyl dartiis.
Maxamed Cabdinuur oo jira 65 sano ayaa wali la dhibaatoonaya waali uu ka qaaday Gabadhii ay is jeclaayeen oo balanta uga baxday kadibna nin kale guursatay.
Balantaas ay gabadhaas uga baxday darteed oo maanta ay kasoo wareegatay 30 sano, wali waa qof waalan Maxamed Cabdinur
Xoolihii dadka inta lacunay baa maalinba wadan tuugsi toos ah loo hoosfadhiyaa magaceenii iyo sumcadeenii waa kuciyaareen kuwaan😡😡😡😡
“Somaliya waaka caawin karnaa Hub, raashin, iyo dareeska ciidanka lakin k**a bixin karno mushaarka billaha. Waa in laga raadiyaa Imaaraadka, Qadar iyo Turkiga”
Sidaas waxaa yiri Madaxweyne Yuweri Museveni. Xiliga uu hadalkaan jeedinayay waxaa goobta fadhiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Xigasho: Idiris Alterso
“Anigoo yar ayay hooyadey iyo aabbahey kala tageen, kaddibna eeddo ayuu aabbe ii geeyay, ariga ayaana u raaci jiray. Aniga oo 9 jir ah ayaan subax ari raacay. Duhurkii ayaa oon i qabtay, kaddibna geed hoostiis ayaan seexday. Intii aan hurdayay ayaa arigii iga tegay, goor dambe ayaana hurdadii ka kacay.
Arigii ayaan raadiyay, badankiis waan helay, waxaana iga maqnaatay 12 neef, maqribkii ayaana guriga keenay. Habeenkii ayay timid eeddo oo magaalada jirtay. Markii ay 12kii neef tebtay ayay i garaacay anigoo hurdaya. Waan ka cararay, duurka ayaana habeenkaas seexday.
Eeddo waxay wiilkeeda fartay in uu i xiro markii aan imaado. Eeddo oo maqan ayaan subixii guriga imid, wiilkii ayaana geed igu xiray. 6 saac ka badan ayaan geedkui ka xirnaa. Xariggii ayaa gacmaha iga naafeeyay, mana helin daryeel caafimaad. 4 bil kaddib ayaa isbitaal la i geeyay, waxba waa ka qaban waayeen, sidaas ayaana labadeydii gacmood la iiga jaray.
Hadda eeddo iyo wiilkeedii dar Alle ayaan u cafiyay, maanta ayaana iigu dambeysay oo aan wiilkii i naafeeyay taleefan kula hadlay. Alle mahaddiis gacmaheyga waan ku adeegtaa. Waxna waan bartaa, oo waxaana semester 7 ka ahay Jaamacadda SIU.”
Waa sheekada Abdirizaaq Warsame Abtidoon.
Wiil hadu afar jiroo abiihi uu wayaa Eedo kuma gargaarte ulbay kugu garaacda
W/Q:Hussein Sabrie.
Shan qof Ayaa ku geeriyooday shil Gaadhi Oo hada ka Dhacay duleedka galbeed ee magaalada hargaysa.
Rabí ha u naxariisto
Madaxweyne Farmaajo ayaa Saakay u safray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qeyb galayo Caleemo saarka Abiy Ahmed oo dib loo doortay.
Farmaajo ayaa lagu wadaa in sidoo kale uu booqasho ku tago caasimadda Eritrea ee Asmara.
Sawirkaan waaa saakay xilli uu ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde Airport.
"Reerka yar ee Puntland samaystay waxaa ka tiro badan ardaydeena Jaamacadaha ku jirta” Sidaas waxaa yiri Feysal Cali Waraabe
Wariye Maxamed Cabdiwali Tooxow oo xalay Booliiska Dhuusamareeb kala dageen gaari uu la socday ayaa Xabsiga kasoo muuqday 14-saacadood kadib isaga oo lugaha looga xiray Katiinad adag.
Waxaan kuu rajeynayaa in aad cadaalad heshid oo sharciga lawada tago insha allaah.
Ilaalada madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa rasaas ku furay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo ay ugu shakiyeen inuu soo dhex gali rabay kolonyada gawaarida uu la socday Saciid Deni.
Rasaastaas ay fureen waxaa ku geeriyootay Allah ha u naxariisto Maryan Axmed Caato oo sawirka ka muuqata.
Markale Koox la shaqeeysa xisbiga UPD ee Xasan Sheekh Maxamud ayaa weerar dhanka Social Media kusoo qaaday Hogaamiyaha ruuxiga ee Midowga Musharixiinta Sheekh Shariif.
Team UPD markasto waxey isku dayeen inay iska horkeenaan labada oday Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh.
Lakin waxaa la fahmi weysan yahay sababta uu wali Xasan Sheekh u joojin weysan yahay dagaalka teamkiisa kusoo qaadayaan Madaxweynihii h**e
Sheekh Shariif ayaa hada Somalida oo dhan intooda badan aaminsan yihiin inuu yahay Musharaxa ugu cadcad kursiga ee ka socda dhanka Midowga Musharaxiinta.
Waxaa xaladisa Cafimd laga deyrinaya majaajiliste Ajakis oo ku xanuunsanaya mid kamid ah isbitaalada magaalada Muqdisho.
Halo soo duceeyo insha Allah .illahay ha uu aqbalo ducada Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Waa gabdho bartay Quraanka Kariimka walibaa Xifdiyay kuwaas oo maanta xaflad qalin jabin ah loogu sameeyay magaalada Burco .ee somaliland illahy haku anfaco insha Allah
Mamulka Degmada Gursum oo kashanaya ciidamada booliiska ayaa xabsiga u taxaabay dhalinyaro dhowaan u dabaal degay calankan lagu sheegay in u yahay calanka beesha midnimada Sheekhaal.
Dhalinyaradan oo isugu jira rag iyo dumar ayaa markii h**e lagu xiray saldhigga magaaalaada Bambaas, kadibna waxaa loosii gudbiyay magaalada Jigjiga. Weli ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay arrinta loo xiray dhalinyaradaasi.
Waa musharaxiinta rer waqooyi ee aqalka saree ee Somalia
Sided uu aragta heerka ay ka gaaren siyaasada
Dalka ?
Shacabka somaliyed hada yaa wasiir uu ah oo
Ay ku hirtan ma xundubay misee Abdillahi ???
Walhi waa Foolxumo "Gabadha idin muqata ayuu
ku qasbay iney Cowradeda bananka keento .
Sawirkan idin muuqda qof kale mahan waa ninka
caadeystay inuu cowrada gabdhaha soo bandhigo
isagoo marba meel jirkeeda kamid ah ku qasba iney
Gabadha feedo
Waa in arinkaan dhaqan xumada ah laga hor tagaa
xaqiiqdi qof ogol malahan in gabar walshiis ah.meel
cidla ah la geeyo ka dib xudunteeda bananka kento
habenimo 🤦
lamaha amaanka muqdisho waa in ay ka hor tagaan ciyaalka sidda Qaldan Tik Tooka
foolxunada iyo dhaqamadda xun ku samenaya
Horey ma u aragtay dhaqan xumada uu ku sameynayo gabdhaha ninkaan ?
iyo rooble tolow yaa saxan ayad uu malayn ? Adiga arkayaa fikirkaagu waa muhiim
Sided uu aragta 5 Shanta gari ee turkigu manta
Usoo dajiyaye fahad yassin in ay sii khaas ah uu ilaliyan ? Fadlan aragtidada noo reeb adiga
Oo mahadsan
waa halyayee dadka iyo dalka Somaaliyed Aad ugu bahanyahay.wuxuuna ka qiimo badan yahy kumanan somali ah o Siysiyin lsMoodaya waxan uu rajayne guulo badan in uu ka gaaro geedi socodka dalka Somalia oo uu waxbdan hajiin dono sida uu hadaba ku sifobay
wilki an abtiga uu ahayn raysulwasare maxamed xuseen Rooble dhiiqo ayaa lugaha loo galiyaye allow sahal amuraha ! Waa su,ale
Rooble yaa postiyada usoo qoraa oo hadanta
Katuuray ?
Danta guud ka hormari danta gaarka ah
Golaha Midowga musharixiinta ayaa war kasoo saaray Kulanka Bari Golaha shacabku umadlan yahay iyagoona uga digay in golaha shacabku qaado dibin daabyo lagu sameeyo Xasiloonida iyo geedi socodka doorashooyinka.
The best servicer for social service
Labada qof ee isku midka ah ee labada kursi ee isku xiga fadhiya ayaa waxaa laga yabaa in ay Aad uu kala aqli badan yihiin ummada somaliyd
Waxaa halka dhigay waa jahliga iyo aqoooooon Yariida ka
Muuqata dad badan oo barlamanka soomalia kujira
Qaarkod xitaa waxay meesha uu jogan ma ogaa
iyo ismaqalbay umadi tamku noqotaye Tafaraaruq waa waxa dilee teena dhaawacayee
Tacabka bee soomaaaliday waa laga tagayee !
In lagu wareejiyo Eleborka calamiyga ah Aadan cade jon iyo harmcad waa guul wayne Oo u baahan in la bogaadiyo waxaa gacanta ku
Hayaye 30ki sano ee lasoo dhaafay ciidm afrikn
Ah oo ku midaysan Amison
Marka waxaa guul wayn ah in 30 sano kadib la
Helo ciidan somaaliyed oo awood uu leh in ay
Sugan dhamman Amanka garoonka Aadancade
Ee caasimada somalia muqdisho
Waxan rajaynaya in dalka somalia u helo ciidan
Guud ahaan Amniyga dalka gacanta ku dhigaa
Oo laga marmo Amison iyo Afrikanka Qandaraska nagu qatay waliy siy dhakhso ah Insha allah gul iyo gobonimo ummada somlyed
Gobonimo dawlada somalia oo manta ciidan xoogleh gaysay gobolka gado waxan Rajaynayaa in dawlada somalia gacanta kudhigto kismaayo lona sameeyo maamul xalal ah oo dadka deeganka uu shaqeeya insha allah
Waxaa qorey, Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe;
"Eedaday Haweeya Maygaag “Ilaahay ha u naxariistee” oo noolayd qarnigii dhammaaday ee 1900-2000 kuna noolayd magaalada Burco ayaa 1989kii iiga sheekaysay in 1948kii markii Cabdillahi Ciise uu UN-ta iyo New York ka dhex raadinayey madaxbanaanidii Ummadda Soomaaliyeed ay ku heesi jireen:
Ninkaa cabanaaya
Ninkaa cabanaaya
Caddaanka hortiisa
Cabdilaahi Ciise
ilaahayow caawi
Ducadaa h**e waa la’ aqbalay, Cabdullahi Ciisena guul buu kala soo laabtay New York. Maantana waa maalintii oo kale oo dhammaanteen waxa aynu joognaa Hague iyo Holland, innaga oo leh; Mahdi Guuleed iyo Team-kiisa ilaahayow caawi"
Waxaa hada ka furmay xayndaabka xalane ee magalada muqdisho shir uu dhaxeeya midowga musharaxinta somalia iyo labada maamul goboled jubbaland iyo puntland
Xeebta magaalada kismaaayo oo kenya sun kushubtay iyo kalunki oo sunaysan oo xeebta kusoo caryaye saaka ila daawo adaa wax arkiy doone
Like saar pageka
Share gareena wll adiyga oo mahadsaniidin wll
Culimada waxgaradka iyo shacapka dagmada kaxda ayaa salaadiy jimce kadib isku soo bax Cabasho ka dhigay
Masjidka iimaan ee dagmada kaxda hortiisaaa
Pageka like saara sxbyaaal idinka oo mahadsan
Siina share gareeya
Ariin mucjiiso ah oo uu sameyaye daba casaar
Bal ila daawo adaa yaabiy doone
Like saar pageka adoo mahadsan wll
Share garee adoo mahadsan wll
Illaahy ha unaxriisto madaxwayne cali mahdi maxamed oo manta lagu aasay malada mqsho
Illahy janadiy haka waraabiyo Aamiin Aamiiiiin
Waa janaasadiy madaxwaynihi h**e ee somalia cali mahdi oo hada laga soo dajiyaye garoonka magaalada muqdisho isagoo halka aykula tukadeen dhamman madaxda somalia oo uu ugu h**eeyo madaxwaynaha somalia maxamed abdullahi farmajo iyo madaxwaynayashiy h**e ee somalia sida hassan sheakh maxamud iyo sheakh shariif sheakh axmed waxaa la filayaa in lagu aasiy dono sacadaha so socda maglada marxumka illahy ha u naxariisto
Hala share gareeyo wll qaaliyga ah
Pagekana like saara
Mahadsanidiin wll qaaliyga ah
Quruxda gabdhaha muslimka ah waa xijaabka illahaye ha fahansiiyo dhammaan gabdhahaa muslima iyo gaar ahaan gabdhaha somaliyeed
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Halaa share gareyo
Pagekana like saara
Idinka oo mahadsan
Sheekada boqol jiyrayasha, walaalaha ah waa Sheeko cajiib ah ila dhagayso oo sii
gare pagekana like saar adiygoo mahadsan wll qaaliy
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARAAQAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA CUSUB EE BOQORTOOYADA INGIRIISKA
Muqdisho, Maarso 10, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kate Foster.
Danjire Kate oo Madaxweynaha soo gaarsiisay salaan iyo farriin ay uga sidday Boqoradda Ingiriiska Marwo Queen Elizabeth ayaa ka mahadcelisay soo dhaweynta diirran, waxa ayna soo bandhigtay sida ay uga go'an tahay xoojinta xiriirka soojireenka ah ee labada dal.
Madaxweynaha ayaa la wadaagay Danjire Kate qorsheyaasha hirgalay ee dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ay ka xaqiijiyeen amniga, dib u dhiska ciidamada, adkeynta dowladnimada, xoojinta dimuquraadiyadda, horumarinta dhaqaalaha, la dagaallanka argagixisada iyo musuq-maasuqa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tilmaamay in ay ka go’an tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya xoojinta xiriirka diblumaasiyaddeed ee ku dhisan iskaashi iyo wax wada qabsi.
DHAMMAAD
Mahadi guuleed waa masuulka ugu sareeya ee waftiyga loo xilsaaray dacwada bada soomalia wana nin karty uleh in uu dufaaco bada somlia
Guul iyo gobonimo ummada somaliyeed insha
Allah
Waxaa hada kulan kuleh hotel decale magalada muqdisho madaxwaynaha jubbaland axmed madoobe iyo ergeyga gaar ah qaramada midoobaye maxay kawada hadlayaan ila halkan kala soco
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Opening Hours
Monday | 09:00 - 17:00 |
Tuesday | 09:00 - 17:00 |
Wednesday | 09:00 - 17:00 |
Thursday | 09:00 - 17:00 |
Friday | 09:00 - 17:00 |
Saturday | 09:00 - 17:00 |
Sunday | 09:00 - 17:00 |
Km4, Mogadishu , Banadir
Mogadishu, 252
Page Kaan waxaad ka heli kartaa buug kasto of pdf ah
Mogadishu
asxbta kusoo dhawaada page cusub waxaad kaheley kartaa waxa waliba oo xiisaleh
Mogadishu
Follow na dhaha Saxibayaal Waxaad Naga heleysaan warbixanadii ugu dambeeyey ee gudaha dalka iyo diba