Qudus Sign

Qudus Sign

Qudus Sign | Printing and Advertising Company in Mogadishu

16/05/2024

Shirkada Daabacada Ee Qudus Sign waxay mar waliba diyaar kula tahay in ay Qanaacadaada ay ka shaqayso Adeeg tayaysana ay kuu qabato.

Contact Us:
WhatsApp:0610507081

Call Us:
Tell:0610507081

10/05/2024
08/05/2024

Guuleystaha Isbuuca
Mohamed Amiin Ali

Adna kamid noqo Guulaystaha isbuuca soo socda

Isha ku haay ku shaahay Qudus Sign

Nagu soobiir

Photos from Qudus Sign's post 04/05/2024

Ku guuleyso $5 oo ka jawaab Su,aasha Hoose ๐Ÿ‘‡

๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ค๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐˜€ ๐—ฆ๐—ถ๐—ด๐—ป ?

๐™Ž๐™๐™ช๐™ง๐™ช๐™ช๐™™๐™–๐™๐™–:-
Like PAGE
Follow PAGE
Share POST
COMMENT POST

Shuruudahan hadadan buuxin xaq uma lihid Abaal marinta su,aasha.
FG : Wakhtiga Waa 24 hours kaliya, Wakhtigaan Wakhtigiisa Waxaan soo Shaacinayna qofka ka jawaabay.

23/03/2024

Shiraka qudus waxay qaadan doontaa Graphics designer oo hal boos ah

Sharuudaha laguugu baahanyahy waa:
1. Waa inuu yaqaanaa sida Adobe Photoshp, Adobe illustrator, Adobe InDesign
2. Waa inuu yaqaanaa luuqada English iyo Arabic
3. Waa inuusan lahayn balwad.
4. Waa inuu kusoo shaqeeyay Madbacad.

Wixii faah faahin ah nagala soo xeriiir WhatsApp๐Ÿ‘‡
wa.me/+252615394421

Photos from Qudus Sign's post 11/03/2024
27/06/2023

Ciid Wanaagsan dhammaan ummadda muslimiinta gaar ahaan ummada soomaaliyeed.

Photos from Qudus Sign's post 24/06/2023

7-AADKA XORRIYADDA

Ku dabaal deg funaanadada oo ku daabacan calanka Soomaliya iyo maalmaha xorriyadda. Waxaan diyaar kuula nahay naqshadayn iyo daabacaad tayo leh.

Nagu soo booqo xarunteena oo ku taal Howlwadaag, Suuqa Bakaaraha dhabarka dambe ee Amal Bank.
Ama Nagala soo xiriir Whatsapp-keena ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

19/06/2023

BUSINESS CARDS

Naqshadayn & Daabacaad tayo leh.

Nagu soo booqo xarunteena oo ku taalo suuqa bakaaraha, dhabarka dambe ee Amal Bank. Ama soo dalbo waxaan kuugu keenaynaa goobtaada shaqo.

wa.me/252610507081

11/06/2023

Roll Up Banner

Ka daabaco Roll Up Banners iyo booraraka noocyadooda kala duwan.
Waxaan diyaar kuula nahay Naqshadayn iyo Daabacaad tayo leh.

Nagu soo booqo xarunteena oo ku taalo Howlwadaag Suuqa Bakaaraha, dhabarka dambe ee Amal Bank. Ama nagala soo xiriir whatsapp-keena ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

wa.me/+252610507081

06/06/2023

Bed Sheet | Go' Sariir

Ku daabaco Magaca ama sawirka lamaanahaaga, Naqshadayn iyo daabacaad qurux badan.

Nagu soo booqo xarunteena oo ku taal Howlwadaag, Suuqa Bakaaraha dhabarka dambe ee Amal Bank.

Ama Nagala soo xiriir Whatsapp-keena ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

01/06/2023

Jimca Wanaagsan dhammaan Ummada Muslimiinta gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed.

29/05/2023

Mug Cup / Koob

Ku daabaco magacaaga ama sawirkaaga amaba astaanta ganacsigaaga. Naqshadayn iyo daabacaad tayo leh.

Nagu soo booqo xarunteena oo ku taal suuqa bakaaraha dhabarka dambe ee Amal Bank. Ama nagala soo xiriir whatsapp-keena ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Qudus Sign

27/05/2023

Stamp / Tiimbare / Shaabad Nuuc kasta leh.
Ka daabaco Qudus Sign

Nagu soo booqo xarunteena oo ku taalo suuqa bakaaraha dhabarka dambe ee Amal Bank.
Ama nagala soo xiriir whatsapp-keena ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

27/05/2023

Waxaan kuu daabacaynaa funaanadaha iyo koofida iyadoo lagugu daabacayo magacaaga ama sawirkaaga amaba astaanta ganacsigaaga.

Nagu soo booqo xarunteena oo ku taalo suuqa bakaaraaha dhabarka dambe ee Amal Bank.
Ama nagala soo xiriir whatsapp-keena ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

27/05/2023

Adeegyada aan qabano waxaa ka mid ah naqshadaynta iyo daabacaadda gawaarida iyadoo si qurux badan laguugu daabacayo astaanta ganacsigaaga.

Nagu soo booqo xarunteena oo ku taalo suuqa bakaaraha dhabarka dambe ee Amal Bank.
Ama nagala soo xiriir whatsapp:
wa.me/+25261050708

27/05/2023

Kusoo dhowow shirkada daabacaada Qudus Sign

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Telephone

Address

Howlwadaag, Dhabarka Dambe Ee Amal Bank
Mogadishu
Other Printing Services in Mogadishu (show all)
Social Sign Social Sign
WadnahaRoad
Mogadishu

Digital Advertising Makers

SMART SIGN SMART SIGN
Howl-wadaag Street, Bakaro Near Hormuud Telecom
Mogadishu, 252

SMART SIGN is the digital printing and publication services in Somalia.The HQ is Mogadishu and has es

Hirbad Hirbad
Makkah Almukarama Street
Mogadishu

branding and Advertising agency

Kobciye Sign Kobciye Sign
STREET WADADA ABDIQASIM
Mogadishu

kusoo dhawoow shirkadda dabacadda guud ee KOBCIYE SIGN

Keif Advertising Agency Keif Advertising Agency
Mogadishu, Hawl Wadaag
Mogadishu

Tawaad advertising agency is a network of carefully selected, highly talented marketing & printing s

Qarni Sign Qarni Sign
Isgoyska Maanaboliyo
Mogadishu

graphic design and video editing

Pixel Digital Advertising Pixel Digital Advertising
Bakaaro Xarunta Weyn Ee Hormuud
Mogadishu, 2526

# Pixel Main services : Design, print, And photo

Mezut Ebrahim Printing Materials Mezut Ebrahim Printing Materials
Howlwadaag Street
Mogadishu, 00252

Aqiil Arts Aqiil Arts
Hamar Weyne
Mogadishu

KU SOO DHAWOOW AQIIL ARTS GROUP

Raad Printing Raad Printing
Maka Al Mukrama Road
Mogadishu

Printing made easier ๐Ÿ–จ

Lightjet Printing Lightjet Printing
Opposite Maka Al-Mukarama Hotel
Mogadishu, 252

We deliver creative Print & Marketing Solutions that make our clients successful.