Yaxye Nuur Cabdulle

Yaxye Nuur Cabdulle

You may also like

Waya Diary
Waya Diary

kusoo dhawow pageka Rasmiga Yaxye Nuur Cabdulle Barcelona

22/11/2023

Xiriirka kubada cagta Spain ayaa Barcelona siin doona lacag dhan €7.5m magdhow ah ka dib dhaawacii soo gaaray Gavi.

02/11/2023

Verratti ayaa laweydiiyay su'aalahaan:

Waa kee khadka dhexe ee taariikhda ugu fiican?

Verratti: "Andres Iniesta"

Waa tee Kooxda aad ku riyoonayso inaad la ciyaarto?

Verrati "FC Barcelona"

Messi mise Ronaldo?

Verrati “Messi waa kan ugu fiican taariikhda”.

Waa tee Kooxda aad ugu jeceshahay?

Verrati"FC Barcelona"

Waa kulankee Kullankii ugu xumaa ee PSG koox la ciyaarto?

Verrati "Soo laabashadii Barca."

30/10/2023

Leo Messi ayaa markii 8-aad ku guuleystay abaalmarinta Ballon d'or.

GOAT 🐐

30/10/2023

Aitana Bonmatí oo u ciyaarta gabdhaha Barcelona ayaa ku guulaysatay abaal marinta Ballon d’Or ee Haweenka 2023.

29/10/2023

Marc Guiu ayaa Barça Atlètic u dhaliyay goolkii guusha daqiiqadii 92 -aad kulan ay la ciyaareen Osasuna (2-1).

Photos from Yaxye Nuur Cabdulle's post 28/10/2023

HT: FC Barcelona 1-0 Real Madrid

28/10/2023

Rasmi Shaxda Barcelona Kulanka Real Madride

27/10/2023

Habeen wanaagsan Saxiibayaal. 💙❤️🙏

27/10/2023

Dhibaatada ugu weyn ee Xavi ku heysata El Clásico ayaa ah midka daafaca midig uga ciyaari doono kulanka Real Madrid Araújo ama Cancelo.

Adiga midkee jeclaan laheed in lagu soo bilaabo labadaan xidig?

Photos from Yaxye Nuur Cabdulle's post 27/10/2023

Tababarkii maanta.

23/10/2023

Waa Marc Guiu oo marka uu 7 jir ahaa la sawiran GOAT Leo Messi 🐐

23/10/2023

Marc Guiu ka hor kulankii Xalay wuxuu heystay 34k Fllowers bartiisa instagram

ka dib kulankii Xalay hadda wuxuu heystaa 506k Fllowers.

22/10/2023

FT: FC Barcelona 1-0 Athletic Bilbao

Marc Guiu ayaa goolka guusha u dhaliyay Barca.

Waligaa nin lamasia ka yimaaday haka shakin.

21/10/2023

Libax labo maahan. 💙❤️🙏

Photos from Yaxye Nuur Cabdulle's post 19/10/2023

💙❤️🙏

19/10/2023

Baasaska ugu fiican ee guuleystay LaLiga xilli ciyaareedkan:

🥇 Christensen - 95.7%
🥈 Toni Kroos - 95.5%
🥉 Frenkie de Jong - 94.3%

17/10/2023

Warbaahinta Isbaanishka ayaa soo warinaya in Lionel Messi uu ku guuleystay Ballon d'Orkiisii ​​8-aad, Diario Sport oo ka soo baxda Spain ayaana daaha ka qaaday warkaan.

Wali ma jiro xaqiijin rasmi ah laakiin Sida muuqata waxaa la leeyahay Lionel Messi ayaa ku guuleystay Ballon d'Orkiisii ​​8 -aad.

Ku guuleystaha Ballon d’Or ayaa lagu dhawaaqi doonaa 30 -ka Oktoobar.

15/10/2023

Bruno Guimarães ayaa cadeeyay in riyadiisa ay tahay ku biirista Barça.

Xidigaan ayaa la sheegay in qodob dhigaya Barça in uu ku biiri karo uu ku daray dib u cusbooneysiinta heshiiskiisa Newcastle United hadii Barca ay soo dalbato.

Hadii Barça ay u yeerto xidigaan, waxaa jira heshiis lagu burburin karo oo ah €65-€70m.

13/10/2023

Barça ayaa si dhow ula socota Kaoru Mitoma.

[Xigasho: Mundo Deportivo].

11/10/2023

Piqué ayaa diiday inuu qaato 20 milyan oo euro oo uu Barcelona ku lahaa. Waa ciyaaryahanka kaliya ee sidaan sameeyay.

05/10/2023

Lewandowski waxa uu maqnaan doonaa 3-4 isbuuc.

[Xigasho: AS].

05/10/2023

Lamine Yamal ayaa garoonka ka baxay daqiiqadii 71-aad ee ciyaarta kulankii Porto si uu u aado musqul

Lamine ayaan soo laaban waxaana la bedelay daqiiqadii 80-aad. Barça ayaa ku dhawaad ​​10 daqiiqo ku ciyaareysay 10 ciyaartoy.

05/10/2023

Gundogan ayaa kulankii xalay loo doortay xidigii ugu fiicnaa ciyaarta.

04/10/2023

Guul muhiim ah ayaan gaarnay Caawa. 💙❤️🙏

Photos from Yaxye Nuur Cabdulle's post 03/10/2023

📍 Porto, Portugal

03/10/2023

Yaa soo laabtay. 💙❤️🙏

01/10/2023

Sida uu sheegay Fabrizio Romano Lamine Yamal ayaa 24 saac ee soo aadan Barca u saxiixi doono heshiis cusub oo lagu burburin karo €𝟏𝐁.

01/10/2023

💎 Made in La Masia 💎

01/10/2023

Kulamada Barcelona ku soo wajahan.

01/10/2023

Wax walba waxay muujinayaan in Sergi Roberto xilli ciyaareedkaan uu yahay xili ciyaareedkiisii ugu dambeeyay uu u ciyaaro Barça.

[Xigasho: Sport].

01/10/2023

Asc Asaxaabta isku soo laabasho Wanaagsan cilad pageka heysatay ayaa idin Kaga maqnaa hada wixii ka dambeeya meesheenii ayaan ka bilaaban doonaa warbixinada kooxda.

09/06/2023

✅ Barça iyo Gündogan ayaa heshiis afka ah oo 3 xilli ciyaareed ah gaaray.

✅ Barça waxay isku dayi doontaa inay xirto heshiiska ka dib finalka Champions League.

07/06/2023

Messi: "Tan iyo markii aan ku baxay qaab qariib ah, waxaan jeclaan lahaa inaan u macsalaameeyo sida Busquets iyo Jordi oo kale, iyo sidii Xavi iyo Iniesta oo kale, waxaan jeclaan lahaa inaan ku baxo wadadaas."

"Waxaan jeclaan lahaa inaan mar uun macasalaameeyo Barca."

"Waxaan rajeynayaa in maalin uun aan wax ku biirin karo kooxda oo aan caawiyo sababtoo ah Barça waa koox aan jeclahay sida aan had iyo jeer iri."

“Weligay ma doonayn inaan ka tago Barcelona”.

"Haddii ay ahaan lahayd su'aal lacageed, waxaan aadi lahaa Sacuudi Carabiya ama meel kale, go'aankeyga lacag kuma salaysnayn."

07/06/2023

Messi: "Kuma laaban doono Barcelona, ​​waxaan ku biirayaa Inter Miami."

"Runtii waxaan doonayay inaan soo laabto, aad ayaan ugu faraxsanaay inaan dib u soo laabto, laakiin dhanka kale, waxa aan la kulmay wixii aan la kulmay markii aan ka tagay Barca, ma aanan dooneynin inaan mar kale ku jiro xaalad la mid ah tii h**e. ma rabo in aan mustaqbalkayga uga tago qof kale gacantiisa."

“Inkasta oo aan maqlay in la sheegay in LaLiga uu aqbalay wax walba, wax walbana ay ii fiican yihiin inaan soo laabto, hadana waxaa jiray waxyaabo kale oo badan oo ay ahayd inay dhacaan”.

“Waxaan maqlay in Barcelona ay ku qasban tahay inay iibiso ciyaartoy ama ay hoos u dhigto mushaharka ciyaartoyga, runtuna waxay tahay in aanan doonayn in aan taas soo maro”.

05/06/2023

Riyadaan inay rumowdo ayay ku dhowdahay.
💙❤️🙏

30/05/2023

Koundé oo mustaqbalkiisa wax laga weydiiyay ayaa yiri: "Waxaan sii joogi doonaa Barca."

29/05/2023

Xavi oo maalinta qamiista ah la kulmi doono ciyaaryahanada la iibin doono.

Xavi Hernandez macalinka kooxda fc Barcelona ayaa maalinta qamiista ah u yeeri doono 3 Ciyaaryahan oo uu u sheegi doono in qorshihiisa Ku jirin next season

Adiga yaad rabi lahed in la iibiyo ?

Aniga waxaan dhihi laha Sergio Roberto

Mohamed Ali ✍

24/05/2023

🇪🇸 waayihi Jordi Alba e FC Barcelona:

👕 458 kulan
⚽️ 27 goals
🎯 99 caawin
🏆 6x La Liga
🏆 1x Champions League
🏆 1x UEFA Supercup
🏆 1x Club World Cup
🏆 5x Copa Del Rey
🏆 4x Spanish Super Cup

✅ LEGEND!

Mid ka mid ay danbeyada bidix ee ugu fiicnaaa taariikhda kooxda Barcelona 👏🏽

Mohamed Ali ✍

23/05/2023

BREAKING NEWS: Jules Koundé ayaa u furan inuu ka tago Barcelona. Laacibka reer France ayaa kooxda u ogolaaday in ay dhagaystaan ​​dalab kasta oo yimaada. Jules kuma qanacsana booska dambeedka midig mana u maleynayo in xaaladiisa ay isbedeli doonto. Xavi wuu ogyahay arinkaas.

Koundé ma codsan in kooxda laga diro, laakiin waxa uu cadeeyay fikirkiisa. Barça ayaa ogaatay in qiimihiisu suuqa uu kor u kacay marka loo eego xagaagii h**e.

[ Xigasho: Gerard Romero].

20/05/2023

Lewandowski: "Kimmich dhawaanahan lama hadlin. Aniga qudhaydu wararka xanta ah waan maqlay, laakiin Kimmich lama hadlin."

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Libaax qoyay bisad ha moodin. Barca Sidii lagu yaqaanay ayay ku soo laabatay. 💙❤🙏Xavi Ball. 👏Flow dheh Pageka oo nagu So...
Daawo Ciyaartoyda Barcelona oo ku dabaaldegaya qolka labiska Bernabéu. Raaliyo Xalay banooni iyo guuldaro ayaan iskugu d...
Dani Alves oo Farriin adag u diray Real Madrid ka hor Kulanka habeen dambe. 💙❤🙏
Daawo goolkii quruxda badnaa ee uu Xalay dhaliyay Pedri.Waa gool ilaa hada dunida ay hadal heyso.Pedri Da'yarka ugu Fiic...
Daawo Xavi oo u hambalyeeynaya ciyaartoyda ka dib guushii Xalay Barca ay ka gaartay Galatasaray. 😍👏💪 Vaaaamos Baaarça! 💙...
Muuqaal Waa Taageerayaasha Galatasaray oo Xalay Xili dambe isugu Soo baxay agagaarka hotelka Barcelona ay ka dagantahay ...
VIVA BARCA. 💙❤🙏Flow dheh Pageka oo nagu Soo biir. 👏
Waa Xaalada Xalay ilaa hada ay ku Suganyihiin Taageerayaasha Ronaldo. 😂😂😂
Taageerayaasha Atletico Madrid ee Xalay ku Sugnaa garoonka Old Trafford ayaa ku dhawaaqayay Magaca Messi Si ay Xushmad u...
Daawo Gabdhaha Barcelona oo la gudoonsiiyay Koobka Horyaalka Laliga ka dib Markii ay ku guuleysteen markii Seddexaad oo ...
Tababare Xavi Hernandez. 💙❤🙏
Daawo Goolkii ugu quruxda badnaa Tartanka Europe League ee F. dejong Xalay ka dhaliyey Kooxda Napoli.Please Like Saar Mu...

Category

Website

Address

Mogadishu
Other Sports Teams in Mogadishu (show all)
Haldoor Football Club Haldoor Football Club
Doolow
Mogadishu

Hiigsigeena waa inaan ahaano dhalinyaro maskax iyo muruqba caafimaad qabto

Halyeyga Umadda Halyeyga Umadda
Jale Siyad Road
Mogadishu

Hey !. Welcome to our Home/page follow and like is your Side .... Welcome and welcome and welcome

Shalambood Fc Shalambood Fc
Shalambood
Mogadishu, 252

Together we can do ��

Shabeel football Shabeel football
Mogadishu
Mogadishu

join us to stay updated on football news in different leagues.

somali fixed 1xbet&linebet somali fixed 1xbet&linebet
Mogadishu

welcome everyone somali

Baqar feysal Stars Baqar feysal Stars
Mogadishu

Liverpool somali fans Liverpool somali fans
Km4
Mogadishu, 311000

Halkan waxa ka socon doontaa waarkii ugu danbeyay ee kooxda ,tabinta ciyaarta,taariikhaha

POWER BOYS POWER BOYS
Mogadishu

Welcome to the largest club in Bondere district 💪🙏

FC  cosmos FC cosmos
Madiino
Mogadishu

sport& train

walaalaha FC walaalaha FC
Suuqa Xoolaha
Mogadishu, 619255228

walaalaha fc

CUMAR CUMAR
0614913802
Mogadishu