Qabiir yoniz

Qabiir yoniz

You may also like

M Smart Wushu Clab
M Smart Wushu Clab

Kusoo dhaawada page ka Qabiir yoniz wararki ugu dambdeyay ee ciyaaryaha kala soco halkan kuxirnoow.

26/01/2024

Full Time Chelsea 0 Aston Villa 0

Ciyaarti Chelsea ayaa bareejo kusoo dhamatay Chelsea ayaa kulan labaad la ciyaari doonta Aston Villa iyagoo booqan doona Villa Bark.

26/01/2024

Shaxda rasmiga ah ee Chelsea.

26/01/2024

🚨Sacha Boey to Bayern Munich Here We Go.

Boey ayaa u safri doona Munich waxa uuna mari doona tijaabada caafimaadka dhawaan.

Daafacan midig Boey ayaa kaliya rabay kubiirida Bayern waxa uuna u arkay fursad qaali ah.

Xidigan ayaa saxiixi doona heshiis ku eg ilaa June 2029.

(Fabrizio Romano)

26/01/2024

🚨 RASMI: Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in uu isaha tagi doono Liverpool marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan.

26/01/2024

Kooxda Chelsea ayaa caawa garoonkeeda Stamford Bridge kusoo dhaween doonta kooxda Aston Villa ciyaar katirsan Fa Cup.

🏆Tartanka Fa up Round 4
⌚️Saacada 10:45 caawa
🏟Garoonka Stamford Bridge

25/01/2024

🚨Good News: Nkunku iyo Malo Gusto ayaa dib ugu soo laabtay tababarka buuxa ee kooxda kahor kulanka habeen dambe ee Aston Villa waxayna fursad uhaystaan inay ciyaaran kulanka Chelsea vs Liverpool.

25/01/2024

🚨Chelsea ayaa ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo Jhon Durán oo ka tirsan Aston Villa.

Wadahadallo gudaha ah ayaa dhacaya iyo tallaabooyinka xiga. Waxa kale oo ay ku salaysnaan doontaa mustaqbalka Armando Broja.

Waxaa jira xiriir toos ah oo loo qorsheeyay si loo go'aamiyo Durán iyo Broja sidoo kale.

(Fabrizio Romano)

Photos from Qabiir yoniz's post 23/01/2024

🚨RASMI: Éder Militão ayaa u saxiixay Real Madrid heshiis cusub oo waqti dheer ah ilaa June 2028.

23/01/2024

🇳🇬 BREAKING: - Victor Osimhen ayaa kahadlay mustaqbalkisa iyo goa,nkisa talabada xigta:

🗣Osimhen"Mar h**e ayaan go'aan ka qaatay tillaabada xigta ee aan sameeyo dhamaadka xilli ciyaareedka".

“Mar h**e ayaan go’aansaday. Horay ayaan u haystay qorshahayga xiga, waan garanayaa waxa aan doonayo in aan sameeyo, tallaabada xigta ee aan rabo in aan qaado”

23/01/2024

Kooxda Chelsea ayaa caawa marti gelin foonta kooxda Middlesbrough ciyaar katirsan koobka Carabao Cup.

Chelsea ayaa lugtii koowaad looga badiyay 1 goal iyo eber.

🎮 Chelsea vs Middlesbrough
🏆 Tartanka Carabao Cup
⏰ ️Saacada 11:00 Habeenimo
🏟 Garoonka Stamford Bridge

Saadashada ka soo dhiibo ciyaartan.

22/01/2024

Ivory Coast ayaa guuldaro xanuun badan kala kulantay wadan Equatorial Guinea waxaana lagu garaacay 4 goal.

22/01/2024

🚨RASMI: Chelsea ayaa xaqiijsay in daafaceda midig ee Malo Gusto uu dhaawac kuseegi doono ciyaarta habeen dambe ee Middlesbrough.

21/01/2024

⚪️ 𝗠𝗔𝗧𝗖𝗛𝗗𝗔𝗬 🟢

🏃 Bournemouth vs Liverpool
🏆 Premier League
🕚 7:30 pm Habeenimo
🏟 Garoonka: Vitality Stadium
🗣️ Garsoore Andy Madley

Saaxibayal Saadaaliya ciyaartan.

20/01/2024

Bayer Leverkusen ayaa caawa guul muhiim ah kagaartay kooxda Rb Leipzig Leverkusen ayaa come back cajiib ah samaysay.

20/01/2024

267 maalin oo uu toney ganaax kumaqna caawa ayuu dib ugu soo laabtay kooxdisa Brentford isagoo free kick qurux badan dhaliyay🌟

Photos from Qabiir yoniz's post 20/01/2024

🚨 Kooxaha Saudi Pro League ayaa diyaar u ah inay qarash gareeyaan ku dhawaad ​​£𝟐𝐁𝐈𝐋𝐋𝐈𝐎𝐍 xagaagan.

Mohamed Salah iyo Kevin De Bruyne ayaa ah labada bartilmaameed ee ugu muhiimsan.

[]

20/01/2024

🚨 BREAKING: Bayern Munich ayaa heshiis shaqsi ah lagaartay Trippier. Newcastle iyo Bayern ayaa kawada hadlaya heshiiska xidigan.

Bayern ayaa sidoo kale wadahadalo kula jirta daafaca midig ee psg Mukiele iyadoo isku dayaysa in ay dhamayso heshiiska.

Bayern Munich ayaa trippier kadhigatay Blan b hadii ay kufashilman saiixa Mukiele.

(Fabrizio Romano)

20/01/2024

Kooxda arsenal ayaa galabta guul qurux badan ka gaartay kooxda Crystal Palace.

Arsenal ayaa awood kusoo laabtay kadib kulamadii h**e oo ay natiijo xumi lakulmaysay.

20/01/2024

Shaxda rasmiga ah kulanka arsenal ay galabta wajahayso kooxda Crystal Palace.

20/01/2024

🚨 Xidiga tayada badan ee Chelsea Cesare Casadei ayaa bilaabi doona tababarka Chelsea maantaba iyadoo Chelsea ay go’aansatay inay dib ugu yeerto.

Chelsea ayaa aaminsan in Casadei uu leeyahay awood weyn isla markaana uu kooxda ku caawin karo si dhaqsi ah.

(Fabrizio Romano)

19/01/2024

Xulka Senegal 🇸🇳 ayaa guul qurux badan kagaaray xulka Cameroon 🇨🇲.

Senegal ayaa usoo baxay wareega 16ka iyagoo leh 6 dhibcood.

Photos from Qabiir yoniz's post 19/01/2024

🌟Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaal marinta Maradona Award kadib markii uu noqday gooldhaliyaha ugu sareeya sanadka 2023 Abaalmarinta Globe Soccer Awards.🏆👏

Erling Haaland ayaa ku guuleystey ciyaaryahanka sanadka ee ugu fiican ee abaalmarinta Globe Soccer Awards.🏆👏

19/01/2024

🗣Cristiano Ronaldo "Horyaalka Sacuudigu ayaa aad uga wanaagsan midka Ligue 1 dalka France.

19/01/2024

Mid kusoo bilaw
Mid keedka dhig
Mid iska iibi

Photos from Qabiir yoniz's post 19/01/2024

🚨 Maaliyada Jordan Henderson ayaa noqotay maaliya loogu iibsasho badan yahay taariikhda kooxda Ajax mana jiro ciyaartooy ajax ah oo maaliyadisa sidan camal loo iibsaday.🤯🇳🇱

19/01/2024

Xidiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa xalay dhaawac looga saaray kulanki Egypt Vs Ghana.

Lama ogaa ilaa hada dhaawacisa inta uu le egyahay.

Photos from Qabiir yoniz's post 18/01/2024

🚨 Jordan Henderson ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Ajax isagoo usaxiixay heshiis 2sano iyo bar ah.

Nasiib wacan Henderson.

18/01/2024

Saadaali kulanka adag ee caawa Madrid Derby.

🤝 Atletico Madrid 🆚️ Real Madrid
🏆 Copa Del Rey RO16
⌚️ Saacada: 11:30 Habeenimo
🏟 Garoonka: Wanda Metropolitano
🏁 Garsoore: Cuadra Fernandez

Follow nasoo dhaha saaxibayal.

Photos from Qabiir yoniz's post 10/12/2023

Shaxda Rasmiga ah ee Chelsea 💙

25/11/2023

Shaxda rasmiga ah.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Mogadishu
772211
Other Sports Teams in Mogadishu (show all)
Haldoor Football Club Haldoor Football Club
Doolow
Mogadishu

Hiigsigeena waa inaan ahaano dhalinyaro maskax iyo muruqba caafimaad qabto

Halyeyga Umadda Halyeyga Umadda
Jale Siyad Road
Mogadishu

Hey !. Welcome to our Home/page follow and like is your Side .... Welcome and welcome and welcome

Shalambood Fc Shalambood Fc
Shalambood
Mogadishu, 252

Together we can do ��

Shabeel football Shabeel football
Mogadishu
Mogadishu

join us to stay updated on football news in different leagues.

somali fixed 1xbet&linebet somali fixed 1xbet&linebet
Mogadishu

welcome everyone somali

Baqar feysal Stars Baqar feysal Stars
Mogadishu

Liverpool somali fans Liverpool somali fans
Km4
Mogadishu, 311000

Halkan waxa ka socon doontaa waarkii ugu danbeyay ee kooxda ,tabinta ciyaarta,taariikhaha

POWER BOYS POWER BOYS
Mogadishu

Welcome to the largest club in Bondere district 💪🙏

FC  cosmos FC cosmos
Madiino
Mogadishu

sport& train

walaalaha FC walaalaha FC
Suuqa Xoolaha
Mogadishu, 619255228

walaalaha fc

CUMAR CUMAR
0614913802
Mogadishu