Wariye Maxamed Bidhaanshe

Wariye Maxamed Bidhaanshe

《 0613572121 》
U Adeegida Diinteena Waa Waajib Dhamaanteen Nawada Saaran

16/06/2024

Dadkeena jilicsan Aan Ka Warqabno Haddii Aan Wax Helno

Ciidaan Ciideeda Kale Nabad. Caafimaad Iyo Baraare Allaha Nagu Gaarsiiyo Walaalaheey

16/06/2024

Allah ha unaxariisto Shiikh Maxamed Farax Culusow

Waa Shiikhii Ay Karaamada Badan Kasoo Daahirtay

Eedadeey Luul Maxamed Waxay ii Sheegtay In Shiiqu Uu Kula Dardaarmay In Ay Dadka Uducayso Oo Aysan Habaarin Iyadoo Ka Mid Ahayd Xertii Shiikha Ee Dugsigii Cilmiga Buur Bishaaro Magaalda Ceelbuur

Shiikha Ayaa 32 sano kahor 9kii Dulxijah aoo Carafo ahayd wuxuu ku geeriyooday magaalada Barakaysan Ee Makkah Allah ha u naxriistee sheikh Maxamed Faarax Culusow.

Waxaana lajoogaa xiligii xuskiisa Sheikha ee haloo duceeyo dhamaantiin sheikhii ahaa caalimkii Ummada Somaliyeed.

Dugsigii cilmiga uu ka faafin jiray Buur bishaaro oo kutala magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galguduud

15/06/2024

Qaar Ka Mid Ah Culimada Magaalooyinka Galmudug Sida Guriceel Dhuusamareeb Iyo Gaalkacyo Ayaa Ku Dhawaaqay In Berri Ay U Tahay Maalinta Sagaalaad Ee Bisha Dul Xijah
Isla Markaasna Bisha Ay Arkeen Maalin Sabti Ah

Waxaa Xusid Mudan In Maanta Malaayiin Muslimiin Ah Ay Taagnaayeen Banka Carafo
Isla Markaasna Dad Badan Ay Berri U Tahay Maalinta Koowaad Ee Ciidul Adxaa

Madaxda Dalka Oo Uu Ugu Horeeyo Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Shiiq Aadan Madoobe Iyo Ra'isul Wasaaraha Dalka Xamze Cabdi Barre Ayaa Dhankooda Hamplyada Ciida La Wadaagay Shacabka Soomaaliyeed

14/06/2024

Tacsida Marxuum Axmed Bakaal Ayaa Lagu Soo Gaban Gabeeyay Degmada Guriceel Ee Gobalka Galgaduud

13/06/2024

Nabi Muxumed 💕Salligiisa Sidee Ku Hilmaameenaa Inagoo Qalbiyadeena Ay Ku Jiraan Waxyaabo Badan Oon Alle Ka Rabno

Muraadyada Aan Leenahay Waan Ka He Leenaa Ilaaahy Haddii Aan Salliga Nabiga Badino

اللهم صلِّ وبارك وسلم على نبينا محمد ﷺ❤💌

جمعتكم مباركة علينا وعليكم أيها الأحبة ♥

13/06/2024

Labadii Culumo Ah Waa Isku Dhacsanyihiin Oo Ismaba Arki Karaan
Labadii Walaalaa Waa Is Qilaafsan Yihiin
Labadii Isku Xirfad Ah Ama Isku Shaqo Ah Waa Is Qilaafsan Yihiin
Laba Laba Ayaan Isku Qilaafnay Oon Ku Kala Tagnay Maxaa Loo Heshiin La'yahay?
Sidee Ayeysa Kula Tahay Waa Lagu Xalin Karaa Qilaafaadkaas? Si Ay Meesha Uga Baxaan

12/06/2024

Sidee Dadkeena Loogu Wacyi Gelin Karaa In Ay Noqdaan Kuwa Xerow Ah Oo Kutubada Raacda Sidoo Kalane Digriya??

Digriga Waxaa Ka Dhexmuuqda Xer,Mucalimiin, Iyo Sheekha Wayn Ee Shiiq Cismaan Xalaf

10/06/2024

Allaha Unaxariistee Aabahay Maxamuud Maxamed Ayaa ka Mid Ah Dadka Ku Aasan Qabuuraha Iskuul Buluusiya Oo Ay Dowladu Tiri 10 Maalin Dadka Halooga Bixiyo Qabuuraha 😭😭


Dowladu Ma Waysan Alle Ka Cabsaneen😭😭

09/06/2024

Waxaa Jira Dad Inaga Mid Ah Oo Markasta Nabiga Ku Riyooda!!💟💟

Wadanka Ha Uduceeyaan Ilaahow Kuwaas Naga Mid Dhig🤲🤲

09/06/2024

Walaahi Nabigeenu Amaan Waa Ka Dhan Yahay Waa Gabay Cajiib Ah

Fardowsa Cabdiraxmaan Salaad

Xasuus SHARE GAREE

08/06/2024

Ardayda, Mucalimiinta Iyo Maamulka Iskuulkii Uu Ka Aflaxay Allaha Unaxariistee Axmed Bakaal Oo Usameeyay Kulan Qur,aan Aqris ah

08/06/2024

Gabadhaan Ayaa Ka Mid Ah Ardayda Saakay U Fadhiisatay Imtixaanka Fadalka 8aad Ee Degmada Cadaado Ilaahay Haku Guuleyo Walaasheen Xaqiiqatan Halgan Adag Ayey Ku Jirtaa

08/06/2024

Mahadsnid Hooyadeey Labaad Luul Maxamed Axmed Waxaad Bixisay Talooyin Wax Ku Ool Ah Adi Iyo Dhamaan Waalidiinta Soomaaliyeed

07/06/2024

Assalaamu Calaykum Waraxmah
Ugu Horeyntii Alxamdullilaahi Rabbil Caalamiin

(8)Sideed Sano Iyo Dheeraad Aan Soo Wadnay Qaybaha Ay Ka Kooban Tahay Waxbarashada Iskuulka Wayn Ee Alma'muun Guriceel Wuxuu Alle Nagu Guuleeyay Inaan Si Nabad Ah Ku Dhamaysano Waxbarashadeena

Xaflada Qalin Jabinta Ardayda Oo Aan Ka Mid Nahay Aniga Iyo Walaalkey Iga Yar Bakar Maxamuud Maxamed Ayaa Waxaa Nagala Qayb Galay Hooyadeen Faadumo Xersi Khayre Iyo Eedadeen Macaan Ahna Hooyadeen Labaad Luul Maxamed Axmed

Waxaan Sidoo kale Halkaan Hamplayada La Wadaagayaa Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed Si Khaas Ah Ardaydii Aan Wax Isla Soo Baranay Ee Waxbarashada Iskuulka Dhamaysay

Ugu Dmabayn Waxaan U Mahad Celinayaa Maamulaha Iskuulka Alma'muun Guriceel Macalin Cabdulqaadir Jaamac Iyo Dhamaan Macullimiinta Wax Nasoo Baray Mahadsanidiin

06/06/2024

Geeridu Iyadaa Wacdi Iyo Waano Noogu Filan

Dhalinyaro Ahaan Waxaa Nala Gudboon Inaan Diinta Barano Oon Maskaxdeena Ka Shaqaysiino Isla Markaasna Aan Iska Ilaalino Hilmaamkaan Faraha Badan
Sidoo Kale Waa Inaan Ilaalinaa La Macaamilka Dadka Kale Ee Muslimiinta Ah

Allaha Unaxariisto Axmed Bakaal Ilaahay Gadaashiis Nama Fidneeyo

05/06/2024

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Axmed Bakaal Wuxuu Ahaa Nin Aan Aad Ugu Daydo Xaga Xushmada Wuxuu Ahaa Nin Akhyaar Ah Oo Afkiisa Laga Nabad Galay Wuxuu Ka Hadli Jiray Cafiska Iyo Walaalatinimada Geeridiisa Xaqiiqadii Way Ixanuujisay Waxayna Ka Dhalinyaro Ahaan Noo Tahay Ku Cibra Qaadasho Naftu In Aysan Meel Jirin Allaha Unaxariisto Ahmed

03/06/2024

Qof Walba Muraad Badan Ayuu Leeyahay Rabbi Ayuu Ka Rabaa Saliga Nabiga Aan Badino Si Alle Noo Aqbalo

Maadixi Macalin Xersi

02/06/2024

Shiiq Saciid Maadix Aya Ku Baaqay Midnimo, Diinta Oo La Barto Iyo In Dadka Muslimiinta Ah Ay Is Jeclaadaan Oo Ay Iska Ilaaliyeen Wixii Kala Fogaan Shahooda Ka Shaqaynaya

02/06/2024

Hal Doolar ama Nus Iyo Wixii ka Badan Ee Aad Haydo Ku Darso Masjidka Jaamca Ah Guriceel 0619287777

01/06/2024

Gabdhaha Nimankooda Ha raali Geliyaan Janno Hadey Rabaan
Odayaashane Ha Iska Ilaaliyeen Wixii Naar U Dhawaynaya Maadaama Ay Yihiin Hogaanka Qabiilada

Shiiq Cali Axmed

31/05/2024

Jumca Wanaagsa. Axbaabta Aan halkaan Ku Saaxiibnay
Mid Ka Mid Ah Qasaaidka Aan Idin Kuugu Tala Galnay

Suufi Cabdi Samad Ayaa Qaadaya

30/05/2024

Wixii Dhacay Way Dhaceen Maxay Ku Dhaceen In La Dhaho Ma qumana

Dadka Muslimiinta Ah Cafis Ayaa Isku Keeni Kara Oo Mideen Kara Ani Hadaan Iska Bilaabo Waan Cafiyay Cid Kasta Oo Qalad Iga Gashay

Adinkuna Cafis Ayaan Idinka Rabaa Jumca Wanaagsan

30/05/2024

Muuqaalka Guud Ee Masjidka Jaamaca Ah Ee Guriceel Walaal Share Garee Hal Doolar Oo Aruurtay Waxay U Noqonaysaa Kumanaan Masjidka Wax Wayn Uqabata Maashalalah Waa Gaban Gabo
Taleefoonka Masjidka 0619287777
Salaam Bank 32696869

29/05/2024

Shiiq Cabdi Weli Xaaji Diiriye

"Dhamaan Maqluu Qaadka Uu Alle Abuuray Waxay U Ducaynayaan Midka Dadka Bara Khayrka"

28/05/2024

Ma Ognahay Horta In Ay Jiraan Dad Aan Xalay Nabad Ku Seexan Ama Xanuunsanaa Oo Wax Walba Ubixin Lahaa Hadey Caafimaad Heli La Haayeen !!

Marka Alxamdullilaah Aan Dhahno Haddi Alle Caafimaad Na Siiyay

27/05/2024

Nabi Muxamed Waxaa Waajib Nagu Ah Inaanan Hilmaamin Sababtoo Ah Isagu Nama Hilmaamin

27/05/2024

Qofka Xabsiga Lagu Xiro Xaquuqda Uu Leeyahay Waxaa Ka Mid Ah In Salaadiisa La Ilaaliyo Oo Biyo Loo Keeno Sidoo Kale Suuli Loo Fasaxo

Wariyaha Hadda Xiran Ee Allaaale Faarax Yaame Ayaa Ii Sheegay In Aan Lagu Dadaalin Qofka Salaadiisa Taasi Hadey Run Tahay Taliska Booliska Guriceel Waa Inay Ka soo Jawaabaan

27/05/2024

Aamiin Yaa Rabbi

26/05/2024

Shiiq Cabdirisaaq Maxamed Mire ayaa Ka Digay Arin Muhiim Ah Oo Maalmihii Dambe Lagu Arkay Bulshada Soomaaliyeed

Fariinta Sheekha Waxay Cadeynaysaa Qiimaha Mucalimka, Waajibaadkiisa Iyo Qaar Ka Mid Ah Mucalimiinta Oo Ku Dhaca Falal Mucalinimada Ka Baxsan

Muuqaalka Share Gare

25/05/2024

Qur,aanka Inaan Dayacno Maxaa Ka Dhalanaya?
Sidee Ayaanse Ugu dadaali Karnaa Xuska Rabbi Subxaanahu Wataacalaa?

Shiikh Saciid Shiiq Muxumed Cabdiraxmaan

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Tacsida Marxuum Axmed Bakaal Ayaa Lagu Soo Gaban Gabeeyay Degmada Guriceel Ee Gobalka Galgaduud
SHARE GAREE
SHARE GAREE
Ardayda, Mucalimiinta Iyo Maamulka Iskuulkii Uu Ka Aflaxay Allaha Unaxariistee Axmed Bakaal Oo Usameeyay Kulan Qur,aan A...
Mahadsnid Eedo Luul Waxaad Bixisay Talooyin Wax Ku Ool Ah Adi Iyo Dhamaan Waalidiinta Soomaaliyeed
UDUCEEEY WALAALKAAA AHMED BAKAAL OO KAA HORMARAY
Qof Walba Muraad Badan Ayuu Leeyahay Rabbi Ayuu Ka Rabaa Saliga Nabiga Aan Badino Si Alle Noo Aqbalo
Shiiq Saciid Maadixi Oo Ku Baaqay Midnimo Diinta Oo La Barto Iyo In Dadka Muslimiinta Ah In Ay Is Jeclaadaan
SHARE GAREE
Jumca Wanaagsa. Axbaabta Aan halkaan Ku Saaxiibnay Mid Ka Mid Ah Qasaaidka Aan Idin Kuugu Tala Galnay  Suufi Cabdi Samad...
Muuqaalka Guud Ee Masjidka Jaamaca Ah Ee Guriceel Walaal Share Garee Hal Doolar Oo Aruurtay Waxay U Noqonaysaa Kumanaan ...
Shiiq Cabdi Weli Xaaji Diiriye"Dhamaan Maqluu Qaadka  Uu Alle Abuuray Waxay U Ducaynayaan Midka Dadka Bara Khayrka"

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu