Eng.colow

Eng.colow

intaa nooshahay faafi wanaaga si biri marka geeriyooto ugu faa ido [email protected]

17/09/2023

Funny animal videos

22/08/2023

Hadraawi(AHN) wuu ka soo horjeeday dugsiyada ay maamusho manhajkana u dhigto hayadda uneesko(UNESCO)ee hoos tagta “qaramada midoobay”

Sidaa awgeed ma jirto sabab Hadraawi loogu magacdro wax uu fikir ahaan uga soo horjeeday.

Waxa uu yidhi Hadraawi (AHN) :

Iskuulladu waa deyeyn,
Damiinnimaday dhigaan
Dartay uma soo lug go'in
Duruustu falkay tiqiin
Digtoor cadoway sideen
Digrii nacabay sideen
Xaq bay garba-duubayeen
Diintay gibil saarayeen
Waxay dedayeen ummuur
Dhibteedu dib iigu tiil
Waxay doc-faruurayeen
Dedaal abid soo taxnaa.

Xigasho 👇

Cabdimaalik Muuse Coldoon

14/08/2023

I have reached 3K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

30/12/2022

Ogaal U Yeelo Cudurrada Waa Weyn Ee Laga Qaado Sigaarka.

Xitaa haddii aanad ahayd kuwa caba sigaarka akhri qormadan si aad aqoon ugu yeelato aafada sigaarka. Waxaana kaa codsanaynaa inaad bulshada agtaada ah la wadaagtid qormadan ku saabsan cudarada laga qaado sigaarka Si aad u badbaadisid caafimaadkaaga iyo caafimaadka walaalkaaga isticmaala sigaarka.

Caafimaadka shaqsiga ayaa ah mid muhiimad balaaran ku fadhiya waxaana wadamo badan ay ku bixiyaan miisaaniyad aad u fara badan si loo helo bulsho caafimaad qabta. Cabida sigaarka ayaa saamayn balaaran ku leh caafimaad qabka qofka, waxaana lala xariirayaa inuu sababo xanuuno tiro badan oo qaarkood ay adagtahay in la daweeyo. Sigaarku waxuu kaloo waxyeelo balaaran u geystaa dadka lagu ag cabbo.

Sigaarka ayaa ka kooban tubaako iyo ugu yaraan 600 oo kiimikaalo ah, tubaakada iyo kiimikaaladda uu ka koobanyahay sigaarku ayaa dhamaantood ah kuwo keeni kara xanuuno ku dhaca qaybaha kala duwan ee jirka. Xanuunada uu sababo qaarkood ayaa ah kuwo ku yimaada markii la cabo sanado badan. Caafimaad ahaan sinaba faaiido uma lahan cabida sigaarku. Waxaana bahda caafimaadku marwalba dhiirigalisaa sidii loo joojin lahaa maadaama waxyeeladiisu ay aad u sareyso.

Sigaarka ayaa ah sababta koowaad ee kansarka ku dhaca sambabada. Kaankaradaan ayaa ah mid rajadeedu aad u liidan karto maadaama aysan jirin daawo. Waxaana ay ku fidi kartaa qaybaha kala duwan ee jirka iyadoo u raacaysa dhiiga ama limfiga. Marka kiimikaalada wasaqda ah ee ku jira sigaarka ay ku nagaadaan sambabada waxaa adkaanaysa in lagu nadiifo qufac, waxaana tani keenaysaa in qofka caba sigaarka uu u sahlanaado xanuunada sida infekshinka iyo hargabka. Sigaarka ayaa sidoo kale ah sababe xanuunada loo yaqaan COPD kuwaasoo caan ku ah inuu xirmo qayb kamid ah hawo mareenka ama ay burburaan unugyada loo yaqaano alveoli ee qaabilsan kala badalka ogsijiinta iyo wasaqda ka timaada jirka ee loo yaqaan CO2.

Guud ahaan waxaa uu sigaarku ka qayb qaata waliba uu ka yahay qodobka koowaad kansarro badan oo ku dhaca xubnaha jirka sida, afka, ugxansidaha dumarka, sambabada, kilyaha, ganaca, hunguriga madow, iyo caloosha. Sigaarka ayaa sidoo kale noqon kara sabab uu yeesho xanuunka alsarka. Waxuu saamayn ku yeelan kara qanjirada soo daayo hormoonka loo yaqaano insulin kaasoo saxa xadiga sonkorta ee ku jirta dhiiga.

Sigaarka ayaa la rumaysanyahay inuu sababo dhiig kar, waxaana uu faragelin ku sameeyaa habka shaqada ee xididada yaryar. Taasoo keenta inuu siyaado cadaadiska uu dhiigu ku marayo. Waxaa uu hoos u dhigaa baruurta wanaagsan isagoo kor u qaada mida xun waxayna tani keeni karta in gudaha xididka ay ku abuuranto baruurta xunto taasoo ugu danbeyn gufeyn karta noqonaysana xanuun horleh oo saameeyay xididaha, khaasatan kuwa wadnaha. Tani waxay keeni kartaa in qayb kamid ah muruqa wadnuhu ay waydo dhiig iyo macdan ku filan iyadoo ugu danbeyn unugyada muruqu ay udhiman karaan marxaladaan, waxaana macquula in qofku uu wadnuhu istaago maadaama isu-soo arurida muruqa wadnuhu uu yahay mid aan wanaagsanayn. Sigaarka ayaa keeni kara in xididada maskaxda u qaada dhiiga ay dhumucdoodu yaraato, taasoo keeni karta xanuunka loo yaqaano faalug.

Dumarka caba sigaarka ayaa ah kuwo halis ugu jira waxyeeladiisa gaar ahaan xiliyada ay uurka leeyihiin. Waxuu saamayn toos ah ku yeelan karaa ilmaha ku jira uurka. Waxuu sababi karaa in ilmuhu uu ku dhasho cilado caafimaad oo qaarkood ay adagtahay in lala tacaalo. Dumarka uu ku dhaco kansarka ku dhaca afaafka h**e ee ilma galeenka ayaa la ogaaday in intooda badan yihiin kuwo caba sigaarka wallow ay yeelan karaan sababo kale.

Sigaarku waxuu u xunyahay habka taranka, maadaama uu yareeyo dhumucda xididada jirka, waxaa uu saamayn ku yeelan karaa habka kacsiga labada jinsi.

Ragg badan oo caba sigaarka ayaa la ogaaday inaysan kacsan karin ama ay waqti badan ku qaadato. Sigaarku waxuu yareeyaa soo saarida shahwada ragga waxuuna keeni karaa in kansar uu ku dhaco xaniinyahaya ragga.

Dadka caba sigaarka ayaa lafahoodu yihiin kuwo awoodoodu liidato ayagoo gaari kara heer ay jabaan. Kalagoysyada oo xanuuna ayaa lagu arkay inbadan oo kamid ah dadka caba sigaarka, waxaana marwalba ay halis ugu jiraan in la kulmaan caabuqa ku dhaca kalagoysyada.

Dadka ka agdhaw marka la cabayo waxaa ay lakulmaan dhibaatooyinka caafimaad ee ay lakulmaan kuwa caba sigaarku. Waxuu saamayn ku yeelan karaa qofwalba iyadoo caruurta yaryar iyo hooyooyinka ka agdhaw ugu nugulyihiin. sigaarku waxuu yareeyaa muugaalka maqaarka maadama uu yaraynayo ogsijiinta maqaarka, waxuuna badiyaa kiimikaalo sun ah oo ku milma dhiiga iyo maqaarka. Arintaan ayaa keeni karta muuqaalka qofka oo xumaada.

Neefta dadka qaba sigaarka ayaa ah mid la dhibsado, waxaana uu saamayn ku yeeshaa niyada qofka maadama dad badani ay takooraan. Sigaarku maahan mid u wanaagsan nadaafada shaqsiga iyo mida bulshad uu la noolyahayba.

Talo:
Sigaarku waa dille! Shirkadaha soo saara ayaa soo raaciya fariin ah inuu caafimaadka u xunyahay! Waxaa hubaal ah hadii aad joojisid cabidiisa aad badbaadisay caafimaadkaaga, kan qoyskaaga iyo kan saaxiibadaaba.
Jooji sigaarka oo u fakar caafimaadkaaga

26/12/2022

Naxligaas umad dhan baa nacam nacam leh
Wuxu nahaabsanaa subxanallah

26/12/2022
Photos from Mullah mohamed's post 24/12/2022

Eraygaan GOAT si aan loo fahmin waxaa lagu qariyaa erayo la soo gaabiyay oo ay ula jeedaan ”Greatest of All Time” waliba dadka si aan ahayn macnaha runta ayaa loogu tarjumaa waliba waxay ku qeexaan meel gaar ah aad ugu wanaagsan.

Tusaale, sida qof kubbada heer sare ka gaaray , feerka qof heer sare ka gaaray laakiin yaan lagu waalin sifadaan waxaa loogu yeeri karaa Ilaahay kaliya meeshaan RIDA dan gaara oo laga leeyahay shaydaan caabudka ayaa lagu qarinayaa, iyagoo u adeegsanaya GOAT = Greatest of All Time.

Qolyaha shaydaaniyiinta la yiraahdo ee shaydaanka caabuda waxay leeyihiin macbad la yiraahdo Satanic Temple oo leh madax riyeed kaasoo loo yaqaan Baphomet, balse haatan waxaa lagu socodsiiyaa ciyaaraha. Waxba yaan lagu oran qof kasta oo u wayn Mihnad sida Football, feerka iyo ciyaarahan kale ayaa GOAT la dhahaa waa been cad.

Kollay kooxdii maanshiilka ee aragtida cabsida dadka ku shaabadayn jirtey la waayi maayo, laga yaabee inaad iska tiraahdo ”aragtida cabsida ayaad aamintay” ama tiraahdo ”Messi ayaa ka xun tahay in loogu yeero”, balse tani waa dhab Riyo iyo kubbad waxa isu keenay soo maaha erayada Greatest of All Time marka la soo gaabiyo ayaa GOAT loo qoraa hadaba waxaan kuu sheegaya wax kale ayaa jira ee sidaa jeceshahay u qaado adigu dookh adigaa leh.

Mohamed Ali kalay ayaa diidey oo loogu yeeri jiray GOAT feeryahanka waxa uu yiri marka laga tago waynida Ilaahay waxaa jira micneyaal kale oo ku qarsoon RIDA wuxuuna ula jeeda Shaydaanka kuwa caabuda.

Hadaba origigan ama ridan calaamadda u ah kuwa Shaydaanka caabuda waa taallo naxaas ka samaysan oo la dhigo Macbadka Shaydaaniyiinta ee Satanic Temple”, waxaana hadda fursad loo helay qaab loogu dhuunto erayga Greatest of All Time oo GOAT loosoo gaabiyey.

gareey

22/12/2022

Samafale cabdimaalik muuse coldoon.

22/12/2022

Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa Saaka Xabsiga laga sii daayey kadib markii uu dhamaystay mudadii Xukunka sharci darada ah oo ahayd laba Sanadood.

22/12/2022

Reer galbeedka iyo xuquuqul insaanka maxa ka run ah. Sh.mustafa xaaji ismail

20/12/2022

Caafimaadka indhaha iyo daawashada badan ee shaashadaha. Dr shiine

18/12/2022

Subxanallah kuwo badan oo inaga mid ah ayaga oo lixaadkoodu dhameystiranyahay ayey rabigoog usujuudi waaye qiyaamaha maxaad ku marmarsiyoon doontaan.
gareeya si ay ugu waano qaataan kuwa salaada dayacay.

17/12/2022

🤩😍

12/12/2022

Hubsiinadu waa muhiim.

10/12/2022

Allah Waa Midka Aan Ka Caajisin Inuu Malin Kasta Na Arsaaqo Iyadoo Badankeen Malin Kasta Ay Ku Casinayan

Allah Waa Midka Aan Ka Caajisin Inuu Free Ama Bilaash Nagu Siiyo Neefta Aan Dib U Qaadano Iyo Mada Aynu Soo Celino Meeqo Ayaa Neef Qabta

Allah Waa Midka Aan Ka Caajisin Inuu Inoo Dulqaato Oo Aan Ina Halaagin Hal Mar Sidii Qomamkii Inaga Horeyey Iyadoo Ay Inagu Jiran Umad Dulmi Sixir Iyo Xuman Oo Dhan U Fadhiya 24ka Saacadood

Allah Waa Midka Aan Ka Caajisin Inuu Inaga Badbaadiyo Dhibatoyinka Iyo Masiiboyinka Intaa Hareerahena Kadhacaya Sida Corona Meeqa Aad Taqan Baa U Dhintey Adna Weli Wad Noshahay الحَمْدُ ِلله Dheh

Hadaba Walalkay Iyo Walashayda Khayrka Jeceloow Yaynan Ku Sifoobin Jazaarnimo Iyo Abaal Laawayaal Ee Aan Alle U Wada Mahad Celino الحَمْدُ ِلله Dheh Hadaba💖💙💜💞💘💜

08/12/2022
03/12/2022

Afghanistan |gabay Aun abshir bacadle|
Xulka gabayada abwaan abshir nuur faarax
Alle ha unaxariisto.

13/08/2022

Tafsiir sh.cumar faaruuq suratul Al masad
♥️🌸🍀🌴

12/08/2022

الشيخ إدريس أبكر

12/08/2022

Nolashu waa dadaal Sh.mustafa fadlan share garee like comment mahadsanid

12/08/2022
11/08/2022

Fadlan share garee oo ka qeyb qaado faafinta kheyrka

10/08/2022

Share garee

10/08/2022

Tafsiir sh.cumar faaruuq suuratul Alnaas

30/06/2022

Mareykanka ayaa Google iyo Apple ku amray in ay tiraan Appka Tiktok.
Mareykanka ayaa wuxuu sheegay in qatar amni darteed ay u xiri doonaan Tiktok.

Waxaana Google iyo Apple loo qabtay ilaa 8 bisha July inay aaladahooda ka saaraan Tiktok

Dadka isticmaala Teleefanka iPhone xitaa Somaliya joog, ayaa waayi doona aalada Tiktok hadii Go’aanka Mareykanka uu kusii adkeysto inay iska saarayaan Appka Tiktok.
Xigasho~ Abdirahman Elsar

09/06/2022
01/04/2022

Ramadan mubarak

26/03/2022

Dhageyso oo xasil

20/03/2022

19/03/2022

Share gare

17/03/2022

Alle ha inaga yeelo kuwi ka faa ideysta🤲🤲🤲

17/03/2022

🥰

15/03/2022

الله اكبر

14/03/2022

#الشيخ عبد الباسط

11/03/2022

❤اللهم بلغنا رمضان وأنت راض عنا،

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Bal dhageysta qisadaan 😅😃😃😃😁
الشيخ إدريس أبكر #القران_الكريم #اللهم_صل_وسلم_وبارك_على_نبينا_محمد
Tafsiir suuratul ikhlaas sh.cumar faaruuq AUN
Tafsiir suratul falaq
Tafsiir sh.cumar faaruuq AUN
Alle ha inaga yeelo kuwi ka faa ideysta🤲🤲🤲
🥰
Qaabka loo qabto shimbiraha 😇 share gare

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00
Other Mogadishu media companies (show all)
Radio ceelgaras Radio ceelgaras
Mogadishu

Al Qamar Tv  ألقمر Al Qamar Tv ألقمر
Mogadishu

wa page ugaar ah arimaha bulshada iyo Barahada Cilimiga ��

Faahiye Faahiye
Km4
Mogadishu, 252

Faahiye Official Page

Adow Gaming Adow Gaming
Mogadishu

Welcome Everyone We Will Stream Here Pubg Mobile And More Other Games�

AQ Kheire AQ Kheire
Mogadishu

Saldhigga sahan sugano saxan

Nolasha manta Nolasha manta
Mogadishu

Bahja cadeey Bahja cadeey
Mogadishu

video news

HIIL FIQI CUMAR HIIL FIQI CUMAR
Mogadishu

Laylo Faafaale Laylo Faafaale
Factory Street
Mogadishu, 0000

Ku soo dhawaadaa page ka laylo faafaale

Caadle online store Caadle online store
Degmada Shibis
Mogadishu, 252