Hooyga Ciyaaraha Caalamka C.om

Hooyga Ciyaaraha Caalamka C.om

Kusoo dhawaw Hooyga Ciyaaraha Caalamka Com
Page Kan Kala Soco Football Ka Wax yaabihii Ugu dambeyay

Waxaan ahay jornaliste Wax kaqoraa Ciyaararah Kana Faa looda Page Kan Waxu u furanyahay Sports Ka Gaar ahaan Football Kubada Halkaan Ayaana Uga Faloon doona Page kenan Ayaadna Nagala Socoon Kartaan Hadii Aad tahay Qof Xiiseyahay Ciraayaha Kubada Cagta Fadlan Page ka inoo Fallow Gareeya Like and Shere Haka iloobina Mhdsndin

Photos from Hooyga Ciyaaraha Caalamka C.om's post 28/12/2020

Latest Football News Ubpte

Cristiano Ronaldo oo Abaal Marintii ugu Wayneyd ee banooniga loodortay taas oo ah
Laacibka ugu fiicanaa kharniga Wuxuu sidoo kle abaal Marintaas ku garaacay

Lionel messi iyo dhamaan xidigaha kle kubada cagta Waxaana Loo arkaa inuu yahay kii ugu fiicnaa kharniga
Cristiano Ronaldo tan iyo 2000 ilaa 2020 kii ugu fiicnaa Ayaa loo doortay Waxaan Abaal Marintaa Gadoon siisay

Globe Soccer Awards.

27/12/2020

Azxpta Hooyga Ciyaaraha Caalamka Com. Naga rali noqda Malmahan Waxaan Wax laso dhigi wayn Waxaa Jiray Cilad Xaga Page ah Sidaa owgeed ayanan Waxba Usoo dhigin Page
Ka Hada Ciladii Yareed Waan Xalinay Allah Mahad iska leh Inoo Fudu deeyay Inasha Allah Hada Kabacdi Waaxan U taaga Nahay Inaan dadka usoo Gudbimo.
Wararka Ciyaaraha Wax yabihii Ugu Dambeyay Ubpteka Ka ah. Xili kasta iyo Waqti Kasta Kala Soco Halkaan Mahadsanidiin
__________________________

Hooyga Ciyaaraha Caalamka Com.

Submission of coordinates.
Abdi Aziiz Hreed.

Photos from Hooyga Ciyaaraha Caalamka C.om's post 27/12/2020

Marcus Rashford
Ayaa Noqday Ciyaar toygii Sadexad oo da,yar ah Ee Manchester United 50 Goal uga dhaliya English premier league Waxana Kaga Horeya Wayn Rooney iyo
Cristiano Ronaldo Labadaas Kaliaya Ayaa Kaga Horeeya
Wayn Rooney 22 Years 157 Days
Cristiano Ronaldo 22 Years 341 Days
Marcus Rashford 23 Years 56 Days
Sidaa ayuuna Ku noqday Ciyartoyga Sadexaad da..yar Ah Manchester United 50 Goals Uga dhaliyay English premier league.

M..A..R..C..U..S / R..A..S..h..F..O..D..........................................................
Abdi Aziiz Hreed

24/12/2020

Xidiga Muslimka ah ee Amaad Dialo
Ayaa Ku soo qoray Bogiisa Twitter ka Sidatan.
Anigu waxaan ahay Muslim u mana dabaaldego Kirismaska ​​laakiin waxaan jeclaan lahaa inaan kuu rajeeyo ciid wanaagsan ee Kirismaska ​​Sikastaba

Isagu Waa Laacab 18. Ah Waxaana iska leh Kooxda Kubada Cagta Ee
Manchester United.
Waxuna Si Amaah ah Hada U lajooga Kooxda Atlaanta Ee KaCiyaarta serie A Dalka Taliyaniga...........................

《Abdi Aziiz Hreed》

Photos from Hooyga Ciyaaraha Caalamka C.om's post 24/12/2020

Laacibka Khadka Dhexe uga Ciyaaara Kooxda Kubada Cagta Napoli Ee Mario Rui Ayaa Waxaa Xiisaynayo Kooxaha Kla Ah
Barcelona Iyo
Real Madrid Kooxda Napoli Ayaa Rabata Gabi ahanba Inay iska iibiso Lacibkan
Waxayna Dhagta U raa racin doontaa Dalab yada Uga Imaanya Kooxaha
Barcelona Iyo
Real Madrid

《Abdi Aziiz Hreed 》

24/12/2020

Welcome.
Hooyga Ciyaaraha Caalamka Com

Page Kan Kala Soco Wax walba Ku saabsan Football ka Markasta Iyo Xili Kasta
Melkastoo Aad Joogtaan Habeen Wngsn Asxpy
__________
H_C_C.

(Abdi Aziiz Hreed)

Telephone

Website

Address

Mogadishu