Mahad timo weyne

welcome with open hands

27/11/2022
20/11/2022
18/11/2022
15/11/2022
15/11/2022
13/11/2022
13/11/2022
13/11/2022
12/11/2022
08/10/2022
26/07/2022

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasha ah ku xukuntay Axmed Cabdi Aadan (Dhagadheer) oo ka tirsanaa ciidanka xooga dalka, kaas oo dagmada Caabudwaaq ku dilay Taliye ku xigeenkii Nabad sugida Galmudug G/le Faarax Cumar Geelle iyo gabar la dhalatay oo lagu magacaabi jiray Xaawo Cumar Geelle, iyadoo xukunkaas dilkaas uu maanta ka dhacay duleedka Caabudwaaq.

qaaraamisports.com

26/07/2022

Wabiyadda Soomaaliya ee biyaha inta ka dhamaadaan garoomo lagu ciyaaro noqda sanad walba xiliyada jiilaal ka, waxyaalaha sababa waxaa ka mid ah, biya xireenadda Itoobiya.

Labadan arrin ayaa is dhinac taal, ee middee muhiimsan?
-In dadkeenna iyo xoolaheenna biyo la’aan u dhintaan.
- In Brother Abiye la farxad geliyo!

qaaraamisports.com

25/07/2022

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, madaxa ugu sarreeya hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka, Danjire Samantha Power iyo Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan, ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan looga hadlayay arrimaha abaaraha

qaaraamisports.com

25/07/2022

Waa Ilyaas Sheekh Axmed ninka qaatay Kursigii Xildhibaan h**e Mahad Salaad, Agaasimaha hadda jooga ee NISA. Shaqsigan wuxuu hayaa xilka Agaasimaha NRC ee goboladda dhexe ee Soomaaliya.

Mahad Salaad waxay ahaayeen saaxiibo isku dhow oo si durugsan usii wada shaqeeya, Ceelasha Biyaha ee uu hirgaliyey Mahad waa ninka Mashaariicdooda gacanta ku heyn jiray

qaaraamisports.com

25/07/2022

HOOYO SOOMAALIYEED OO JIDKA DHEXDIISA KU UMUSHAY, JIDADKA XIRAN DARTOOD!

Jidadka Xamar ee u xiran qorshe la'aanta ayaa sabab u noqday in Hooyo Soomaaliyeed waddada bartankeeda ay ku umusho, oo xitaa gargaar Caafimaad jidka loogu fidiyo. Ma xal baa Xasan-ow sidaas?

qaaraamisports.com

23/07/2022

Turkiga, Qaramada Midoobay, Ruushka iyo Ukraine ayaa magaalada Istanbul ku kala saxiixday heshiis dib loogu bilaabayo dhoofinta Qamadiga ee Badda Madow, kaa oo u xayirmay duulaanka Ruushka ee dalka Ukraine.

Wasiirka difaaca Ruushka, wasiirka kaabayaasha dhaqaalaha ee Ukraine, wasiirka difaaca Turkiga iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa heshiiska ku saxiixay Istanbul.

qaaraamisports.com

23/07/2022

Cabdiweli Muudeey oo xaal marin siiyay Prof. Jawaari!
Sawirkan idiin muuqda waa Guddoomiye Ku-xigeenkii h**e 1-aad ee Golaha Shacabka Cabdiweli Sh Ibraahim Muudeey oo raalli gelin iyo xaal marin siinaya Prof. Jawaari maadaama uu qayb ka ahaa dadkii sida sharci darrada ah kursiga guddoomiyaha uga tuuray xilligii Farmaajo uu tallada dalka hayay.

qaaraamisports.com

23/07/2022

Sumaya oo kamid ah Gabdhaha Muqdisho si weyna looga yaqaanno Barta TikTok ayaa maalmo ay joogtay kadib waxaa lagu xiray Magaaladda Hargeysa ee Somaliland.
Sumaya Qurux waxaa la sheegay in xitaa ay la kulantay jirdil, Somaliland tallaabooyin aysan ogeyn ayey qaadayaan dhallinayaro qaab qabiil iskugu xiran oo deegaankaas kasoo jeedaa.

qaaraamisports.com

Faafaahin: Diyaarad rikaabta oo ka timid Magalada Baydhabo ayaa ku burburtey Garoonka diyaaradaha Muqdisho. kamid ah Diyaaradaha Shirkada Jubba Airways ayaa goordhaw ku burburtay Garoonka Diyaaradaha muqdisho 18/07/2022

Faafaahin: Diyaarad rikaabta oo ka timid Magalada Baydhabo ayaa ku burburtey Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

kamid ah Diyaaradaha Shirkada Jubba Airways ayaa goordhaw ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde xilli ay soo cagadhiganeysay dhabaha Garoonka.

Dhammaan Rakaabka la socday diyaaradda ayaa laga soo badbaadiyay mana jiro qasaare dhaafsiisan burburka diyaaradda

Faafaahin: Diyaarad rikaabta oo ka timid Magalada Baydhabo ayaa ku burburtey Garoonka diyaaradaha Muqdisho. kamid ah Diyaaradaha Shirkada Jubba Airways ayaa goordhaw ku burburtay Garoonka Diyaaradaha muqdisho Faafaahin: Diyaarad rikaabta oo ka timid Magalada Baydhabo ayaa ku burburtey Garoonka diyaaradaha Muqdisho. kamid ah Diyaaradaha Shirkada Jubba Airways ayaa

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen, Madaxweyne ku-xigeenka Yuusuf Axmed Hagar, (Dabageed) Gudoonka Baarlamanka Hirshabelle, 18/07/2022

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen, Madaxweyne ku-xigeenka Yuusuf Axmed Hagar, (Dabageed) Gudoonka Baarlamanka Hirshabelle, qeybaha bulshada degaanada Hirshabelle iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, anigoo uga tacsiyadeynaaya musiibadii maanta ka dhacday Magaalada Jowhar oo ay ku geeriyoodeen dad qiimo badan, qaar kalena ku

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen, Madaxweyne ku-xigeenka Yuusuf Axmed Hagar, (Dabageed) Gudoonka Baarlamanka Hirshabelle, Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen, Madaxweyne ku-xigeenka Yuusuf Axmed Hagar, (Dabageed) Gud

Faah faahinta diyaaradda ku bur burtay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Diyaaradda Jubba Airways oo nuuceedu yahay 50 qaad kana timid magaalada Baydhabo ayaa ku burburtay Garoonka Aadan Cadde, 18/07/2022

Faah faahinta diyaaradda ku bur burtay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.

Diyaaradda Jubba Airways oo nuuceedu yahay 50 qaad kana timid magaalada Baydhabo ayaa ku burburtay Garoonka Aadan Cadde, xilli ay saarnaayeen rakaab ay kasoo qaaday magaalada Baydhabo oo xarruun KMG ah u ah maamulka K/Galbeed.

Faah faahinta diyaaradda ku bur burtay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Diyaaradda Jubba Airways oo nuuceedu yahay 50 qaad kana timid magaalada Baydhabo ayaa ku burburtay Garoonka Aadan Cadde, Faah faahinta diyaaradda ku bur burtay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Diyaaradda Jubba Airways oo nuuceedu yahay 50 qaad kana timid magaalada Baydhabo aya

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la guddoonsiiyay billad 17/07/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la guddoonsiiyay Billad sharafta ugu sarreysa oo ay bixisay dalka Jabuuti, waxaana guddoonsiiyay dhiggiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la guddoonsiiyay billad Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la guddoonsiiyay Billad sharafta ugu sarreysa oo ay bixisay dalka Jabuuti, waxaana guddoonsiiyay dhiggiisa dalkaas Ismaaciil

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud" Waxa ka dhexeeya labada Jamhuuriyadood ee Jabuuti iyo Soomaaliya waa wax aan biri goyn, biyana aysan mayrin. Waxaa naga dhexeeya taariikh, dhaqan, diin, dadnimo 17/07/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud" Waxa ka dhexeeya labada Jamhuuriyadood ee Jabuuti iyo Soomaaliya waa wax aan biri goyn, biyana aysan mayrin. Waxaa naga dhexeeya taariikh, dhaqan, diin, dadnimo iyo cirdi. Waxyaabahaas oo dhan ee ka dhexeeya labada shacab ma ahan wax ay kala reebi karaan siyaasad, xuduud iyo labo calan oo aan kala samaysannay.”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud" Waxa ka dhexeeya labada Jamhuuriyadood ee Jabuuti iyo Soomaaliya waa wax aan biri goyn, biyana aysan mayrin. Waxaa naga dhexeeya taariikh, dhaqan, diin, dadnimo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud" Waxa ka dhexeeya labada Jamhuuriyadood ee Jabuuti iyo Soomaaliya waa wax aan biri goyn, biyana aysan mayrin. Waxaa naga dhexe

Xiriirka labada dal, wanaajintiisa iyo danaha walaalnimo 17/07/2022

Xiriirka labada dal, wanaajintiisa iyo danaha walaalnimo oo la ilaaliyo ayaa looga hadlay kulankan oo maanta ka dhacay Caasimadda Jabuuti ee dalka Jabuuti.

Xiriirka labada dal, wanaajintiisa iyo danaha walaalnimo

Talo qodobeysan oo ka timid Duqii h**e ee muqadisho 17/07/2022

Talo qodobeysan oo ka timid duqii h**e ee Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed kuna socoto Shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda cusub.

Talo qodobeysan oo ka timid Duqii h**e ee muqadisho

Ragga ayagoo xaasaska leh, nagaha shukansado talo ayan idin sinaa 17/07/2022

Ragga ayagoo xaasaska leh, naagaha shukaansado, talo ayaan idin siinaayaa,
Adiga iyo xaaskaada in aad isku dagaashaan itus msg-kaas iyo pin-kaada ii sheeg, waa ceeb, marka hadii ay ku tiraa pin-ka iisheeg, intaad u sheegtid, taleefanka shaashada ka jabi,

Hablaha la qabo ayagana waxaan u sheegaayaa in ay bartaan sida taleefanada loo sameeyo, waliba ay spare-ka taleefanka soo gataan, si marki uu

Ragga ayagoo xaasaska leh, nagaha shukansado talo ayan idin sinaa Ragga ayagoo xaasaska leh, naagaha shukaansado, talo ayaan idin siinaayaa, Adiga iyo xaaskaada in aad isku dagaashaan itus msg-kaas iyo pin-kaada ii sheeg, waa

Buurtan waxaa loo yaqaanaa " Thabeer, waa Buurtii uu ku soo dul-dagay Malakul-jibriil isaga oo waday Wankii la doonayay in lagu furto Nebi Ismail.C.S.W 17/07/2022

Buurtan waxaa loo yaqaanaa " Thabeer, waa Buurtii uu ku soo dul-dagay Malakul-jibriil isaga oo waday Wankii la doonayay in lagu furto Nebi Ismail.C.S.W .⛰
Ugu dambeeyn wankii isaga ahaa waxaa gowracay Nebi Ibraahim C.S.W isaga oo ku furanayo wiilkiisii ismail ahaa ee riyada lagu tusiyay isaga oo gowracayo.

Sido kale isla Buurtaan hoosteeda ayaa la wariyaa in Sayid jabriil C.S Nebiga C.S.W

Buurtan waxaa loo yaqaanaa " Thabeer, waa Buurtii uu ku soo dul-dagay Malakul-jibriil isaga oo waday Wankii la doonayay in lagu furto Nebi Ismail.C.S.W Buurtan waxaa loo yaqaanaa " Thabeer, waa Buurtii uu ku soo dul-dagay Malakul-jibriil isaga oo waday Wankii la doonayay in lagu furto Nebi Ismail.C.S.W .⛰ U

Sawir laga soo qaaday goobtii uu ka dhacay Qaraxa Jowhar, 17/07/2022

Sawir laga soo qaaday goobtii uu ka dhacay Qaraxa Jowhar, oo uu soo gaaray burbur aad u xooggan

Sawir laga soo qaaday goobtii uu ka dhacay Qaraxa Jowhar,

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, mudane xamze cabdi barre aya lakulmay danjiraha dowlada Talyaniga 17/07/2022

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Alberto Vecchi, waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, mudane xamze cabdi barre aya lakulmay danjiraha dowlada Talyaniga Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Alberto Vecch

Siyaasaddu iney tahay cajiib, Gen. Xildhibaan Saadaq Joon iyo Amb. Salaad Cali Jeelle ayaa isla fadhiya goob qura! 17/07/2022

Siyaasaddu iney tahay cajiib, Gen. Xildhibaan Saadaq Joon iyo Amb. Salaad Cali Jeelle ayaa isla fadhiya goob qura

Siyaasaddu iney tahay cajiib, Gen. Xildhibaan Saadaq Joon iyo Amb. Salaad Cali Jeelle ayaa isla fadhiya goob qura!

Generalka uu Salaamayo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar geelle ma taqaannaa? 17/07/2022

Generalka uu Salaamayo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar geelle ma taqaannaa?

Generalka uu Salaamayo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar geelle ma taqaannaa?

MADAXWEYNE XASSAN SHEIKH MAXAMUUD AYAA KENYA KU XIRAY 3 SHARUUT SI LOGU FASAXO QAADKA 16/07/2022

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa Kenya ku xiray 3 shuruud si loogu fasaxo Qaadka.
1- Fududeynta safarrada. "On Arrival VISA".
2- Ku biirista ururka bulshada bariga Africa. "helidda East Africa Passport.
3- Dhoofinta Kalluunka. "In Kalluunka laga soo saaro xeebaha baddeenna loo iib geeyo Dalka Kenya.

Halka Kenya kaliya loo fasixi doono qaadka, waa hadii ay intaas oggolaato.

MADAXWEYNE XASSAN SHEIKH MAXAMUUD AYAA KENYA KU XIRAY 3 SHARUUT SI LOGU FASAXO QAADKA Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa Kenya ku xiray 3 shuruud si loogu fasaxo Qaadka. 1- Fududeynta safarrada. "On Arrival VISA". 2- Ku biirista ururka bulshada

Siyaasaddu iney tahay cajiib, Gen. Xildhibaan Saadaq Joon iyo Amb. Salaad Cali Jeelle ayaa isla fadhiya goob qura! 16/07/2022

Siyaasaddu iney tahay cajiib, Gen. Xildhibaan Saadaq Joon iyo Amb. Salaad Cali Jeelle ayaa isla fadhiya goob qura!

Siyaasaddu iney tahay cajiib, Gen. Xildhibaan Saadaq Joon iyo Amb. Salaad Cali Jeelle ayaa isla fadhiya goob qura!

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqosho uu ku tagay Kenya 16/07/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqosho uu ku tagay Kenya.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu safaro ku tago dalalka Jabuuti iyo Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqosho uu ku tagay Kenya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqosho uu ku tagay Kenya. Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu safaro ku tago dalalka Ja

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Toka hapo no maneno🤣🤣

Category

Telephone

Website

Address

Hamar Jajab Street
Mogadishu
121212
Other Medical & Health in Mogadishu (show all)
Gubadley Health Center Gubadley Health Center
Gubadley
Mogadishu

Kusoo dhawaaw xaruunta caafimaadka Bisha Cas ee gubadley

Naafic Herbal Naafic Herbal
Kpp
Mogadishu

Ku soo dhawaada xarunta Naafic Waxa aan dadka ku daawena Daawo Dhireed Xaarunta waxa ay kuu taal Mog

Al-MUNAAR  dentel  clinic Al-MUNAAR dentel clinic
Daalo
Mogadishu, 252

Mr. Nor Ali Ga'al Mr. Nor Ali Ga'al
Maka Almukarama Str
Mogadishu

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya. Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.
Mogadishu

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.

Daawoyin Tayaysan Daawoyin Tayaysan
Howlwadaag/shantageed
Mogadishu

medical

Somalia Hepatitis Initiative Somalia Hepatitis Initiative
Mogadishu

Fighting Hepatitis in Somalia (La-dagaalanka #Cagaarshowga). Led by Abrar University & co-implemente

~CK Mx'ᴜᴜᴅ Aᴍɪɪɴ~~¿ ~CK Mx'ᴜᴜᴅ Aᴍɪɪɴ~~¿
Wadajir District
Mogadishu

افعل شيئًا لتحرك نفسك نحو هدفك الرئيسي كل يوم...�

DR: HAYLE DR: HAYLE
Mogadishu, 00252

00252

Heyle pharmacy Heyle pharmacy
Mogadishu

zalmancade518@)lgmalil.com

Sihaam herbal centre Sihaam herbal centre
0614236182
Mogadishu

Wll hadaa xanuun in muda ah laxanunsaned dawo dhireed tayo wangsan waxd kahelikartaa 0614236182