Forum Talent Journalism FTJ

Forum Talent Journalism FTJ

Udoodida Danyarta Hirshabeele

23/11/2022

رسول الله محمد والأنبياء

22/11/2022

Seriously War Between Ereteriya - Itoobiya.

*Dagaal U dhaxeeye Ithoopiya iyo Ereterea
Really is the War !!

Photos from Forum Talent Journalism FTJ's post 14/11/2022

Ciidamada Ammaanka Turkiga ayaa soo Bandhigay Haweenaydan oo lagu Magacaabo Ahlan Albashir, taas oo ay sheegeen inay ka dambeysay weerarkii shalay ka dhacay Magaalada Istanbul, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 6 ruux halka 81 kale ay ku dhaawacmeen.

Haweenadan ayaa sida Boolisku sheegay waxay kasoo jeedaa Dalka Suuriya.

Tallaabada soo qabashada Haweenaydan kasoo jeeda Suuriya ayaa imanaysa iyadoo Dowladdu dusha ka saartay Qaraxa Kooxda Dalkaas laga mamnuucay ee PKK.

11/11/2022

Picture!!!!!!🖼️

11/11/2022

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Waxaan ehelka iyo qaraabada uga tacsiyaynayaa geerida ku timi Alle ha u naxariistee, Marxuumad Sahra Sheekh Xuseen Cismaan oo ku geeriyootay dalka Maraykanka. Marxuumadda oo ka mid ahayd hormuudka dumarka Soomaaliyeed oo kaalin mug leh ka qaatay nabadaynta iyo dib-u-heshiisiinta bulshada. Waxaan Allah uga baryayaa Marxuumadda in uu Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna uu ka siiyo ehelkii, qaraabadii iyo bulsho waynta Soomaaliyeed ee ay ka baxday Marxuumaddu.

12/10/2022

فقل تستغفروا ربكم انه كأن توابا© يرسل السمأء عليكم مدرأرا©
Roob doon-kii Kutaabta Madax loosari jiray !!!

Goormaa kugu dambeyday ?

04/10/2022

Dabka ka qarxay suuqa Kismaayo wuxuu gaadhey goobaha shidaalka lagu iibiyo, iyadoo halista dabkuna ay sii korodhay.

Alle ha badbaadiyo shacabka Kismaayo.

04/10/2022

Puntland Force PMPF defenders of Daa'ish💪

04/10/2022

Hogaaminta Nafta🎒❤️

04/10/2022
04/10/2022

Guuul Ama geeri🇸🇴

02/10/2022

🦧😅

01/10/2022

Ninki dilay walaalkeen
Annana waa noo dan leeyahay
Daqar baa gaari doonee
Afrikooy daya

Allow kuu naxariiso Walaalkeena Marxuum general Farhan Mohamoud Adan (qaroole)

01/10/2022

AUN MW Jaale Siyaad in lawajaho Adkeyd ,

Cagma-Dhige Oo Ka Waramay Armuu Su'aalo Adag Weeydiiye AUN Mohamed Siyaad Barre Oo Waqtigaasi Aad Looga Baqi Jiray

01/10/2022

Nin lacag dul saarantahay Madaxiisa (Wanted Ah)
Dilaa Ah , Sxbkaa Ah !!!

30/09/2022
30/09/2022

All ha U Naxariisto Farxaan Maxamuud Adaan ( qaroole) Waa Qeyb kamida Heerar-kii Usoomaray dalacsiintii Sareeye Guuto.

30/09/2022

Alle yaa Raxmaan Taliye Farxaan Maxamuud Adan (Qaroole ) Waa Hubaal in Halgan-ka Tiir U Ahaa .

30/09/2022

Sawir-ka. Maanta 🇸🇴❤️❤️

30/09/2022

Dagaaladii Cuslaa Dowladii Gumeel-gaarka Vs Al-shabaab OO Xoog badnaa,

Dagaal live Ah .

30/09/2022

😅

29/09/2022

Midowga Afrika oo qiraya Jiritaan-ka Ciidan Ku Filan Awoodna U leh Lawareegida Amniga dalka ,

Hampalyo Markale Ciidan-ka Xooga dalka
Mahadashid Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo
From Gaylan

29/09/2022

Abdirizak Terra 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

28/09/2022

Waa duul lasoodirsadayee dilaa shabaab-ka dilaa☠️💀
Qoryahood-kafurataan Adin-kaalahe dilaa Shabaab-ka dilaa....🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Death ☠️💀

Photos from Forum Talent Journalism FTJ's post 28/09/2022

Deegaanka inguumi Ee Gobolka Jubbada hoose.🐪

28/09/2022

Degmada qadiimiga Ah Ee Buq-aqable Hiiraan

Al-shabaab OO laga qabsaday Magaaladii fardaha iyo Ugaasyada, Eheedna Sal-dhiga 1aad Ee Shabeelada Dhexe.

28/09/2022

إن الله لأ ينظر الي صوركم ولا اجسامكم ولا امولكم ولكن ينظر في قلو بنا واعمالنا

Photos from Forum Talent Journalism FTJ's post 28/09/2022

Deeq darajo oo ahaa wariyaha ujooga Universal dalka maraykanka ayaa lagu xidhay dalkaasi waxana xidhay ha’ada FBI waxaana lagu eedeeayay inuu qayb ka ahaa soomalidii lunsatay lacag dhan $250 Million oo dollar’s
taas oo loogu talagalay barnamij nafaqaynta caruurta

28/09/2022

Wariyaha Universal Ee Deeq darajo Ayaa Kamid Noqday dad-ka lagu Eedeynaayo in Ay Lunsadeen lacagta Loogu talagalay Samafal ,

Hada Waa Uu Xerenyahay Wariye sare deeq darajo.

28/09/2022

Soomaaliya waa ay ka guulaysaneysaa cadawga gardarrada ku haya dalkeeda, dadkeeda iyo diintoodaba. Dowladdeenna, ciidankeena iyo shacabkeenuba dib u noqon-maayaan ilaa laga helayo dal argagaxisada ka caaggan, caddaalad iyo nabadi ka jirto oo barwaaqeysan. In yoolkaas aynnu gaarnana waxa ay u baahan tahay adkaysi, naf-hurnimo iyo geesinnimo.

28/09/2022

That it's Why the Lion 🦁 king 👑 Of Animals.

28/09/2022

Wiil hooyadii Madaxa Ka garaaci jiray!!
Qiso Cajiiba!

Photos from Forum Talent Journalism FTJ's post 12/01/2022

Team Jounalisma Xarunta Hiliwaa iyo Yaqshid
Saxafiyiinta Mustaqbalka dhaw-guuleysta

07/11/2021

Allahayow markhaati ka ahow in aan intaas iftiimiyay.

Abiye Ahmed Iyo dhamaan Ethiopianku marnaba ma sheegayaan in TPLF ay dalkan qabsan rabto si ay umaamusho.
Abiye ahmed todobaadkii H**e mar uu masuuliinta heer federaal la kulmay wuxuu si cad udhahay
“DHAMANATIIN waad ogtihiin in aysan jirin fursad ay dalkan TPLF ku maamusho waayo taasi waa wax aan marnaba soo noqonayn lkn TPLF waxay u dagaalamayso waa in ay dalkan burburiso ee aan kawada shaqayno badbaadinta dalka .

Dhamaan Ethiopianku intaas ayay sheegaan waana xaqiiqo dhab ah oo biyo k**a dhibcaan ah in TPLF ay usocoto kala dirida Ethiopia waana sababta ay jabhada oromada isu mawqifka unoqdeen maadaamo ay jabhadda orormadu u halganto dal oromiya ladhaho.
TPLF waxay arkeen in hadii ay Ethiopia sii jirto halis wayn ku tahay .

Hadaba qofka soomaaliga ah ee DDS kasoo jeeda
Miyay qabataa in uu qorshe axmaaro u banaan baxo uu uu dhaho “TPLF dalka in ay burburiso ka ogolaan mayno “
War adeer dalkan aad sheegaysaan miyuuna ahayn kii 100 sano silica inasoo mariyay ?
Dalkan aad sheegaysaan miyuuna ahayn kii sanad ka hor wasaaradiisa waxbarashadu soo saartay in an dadka DDS degen ay yihiin xoolo dhaqato xadka kasoo gudubtay?!!!!

Dalkan aad sheegaysaan miyuuna ahayn kan jiritaankiina aasay?
Maxaa loogu marmarsiiyoon dhibtii TPLF inasoo marisay miyaad aayar uun iska dhahdaan axmaaraan u adeegaynaa.!!!!

Waxaa is hayaa axmaaro inasoo laysay maantana utaagan in ay Ethiopia badbaadiso iyo tigree inasoo laayay maantana u taagan in uu Ethiopia burburiyo
Midkii aad taageeri waa adi Iyo garaadkaa.

Hadii sida caruurta dhibkii TPLF lagugu beer laxawsan oo qorshe axmaaro laguu adeegsan Iyo hadaad Waxa socda fahmiba waa Adiga iyo garashadaa muwaadin.

Allahayow markhaati ka ahow in aan intaas iftiimiyay.
Ninwalba taariikhdaa qori.
Wabilaahi Tawfiiq.

Cabdisalaam sheekh xasan
Midnimo Web TV

04/11/2021

Saxafaddu waqeyb kamida nolosha bini adamka

01/11/2021

Alle Ha Unaxariisto Ruug Cadaa
Saxaafadeed
Wariiyihii Weynaa Ee BBC da 1- 2017

Axmed Cabdi Nur

07/07/2021

Hirshabeele Hooyada Maamul-goboleedka Somalia

Photos from Forum Talent Journalism FTJ's post 23/05/2021

Muqdisho: 23, May, 2021: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maalintii labaad ka qeybgalay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowlada Federaalka Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Shirka oo galay maalintii labaad ayaa looga hadlaya Arrimaha Doorashooyinka Dalka.

-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

رسول الله محمد والأنبياء
Seriously War Between Ereteriya - Itoobiya.*Dagaal U dhaxeeye Ithoopiya  iyo EretereaReally is the War !!
فقل تستغفروا ربكم انه كأن توابا© يرسل السمأء عليكم مدرأرا©Roob doon-kii Kutaabta Madax loosari jiray !!!Goormaa kugu dam...
Puntland Force PMPF defenders of Daa'ish💪
Hogaaminta Nafta🎒❤️
Guuul Ama geeri🇸🇴
🦧😅
Ninki dilay walaalkeenAnnana waa noo dan leeyahayDaqar baa gaari dooneeAfrikooy dayaAllow kuu naxariiso Walaalkeena Marx...
AUN  MW Jaale Siyaad in lawajaho Adkeyd ,Cagma-Dhige Oo Ka Waramay Armuu Su'aalo Adag Weeydiiye AUN Mohamed Siyaad Barre...
Nin lacag dul saarantahay Madaxiisa (Wanted Ah)Dilaa Ah , Sxbkaa Ah !!!
All ha U  Naxariisto Farxaan Maxamuud Adaan ( qaroole)  Waa Qeyb kamida Heerar-kii Usoomaray dalacsiintii Sareeye Guuto.
Alle yaa Raxmaan Taliye Farxaan Maxamuud Adan (Qaroole ) Waa Hubaal in Halgan-ka Tiir U Ahaa .

Category

Telephone

Website

Address

Warshadaha
Mogadishu