Al nassr FC somali fans

Al nassr FC somali fans

welcome Cr7 Fans

07/06/2023

Ikay Gundogan ayaa Laga Yabaa inuu Aado Horyaalka Sacuudiga
kooxda alnassr ayaa ubalan qaadaY xidigaan Ineey siini Doonto 94M

06/06/2023

Squad-kaan kawaran taageere haduu noqdo xilli ciyaaraadka soo socdo

24/05/2023

Ronaldo ayaa caway celebration kii caanka ahaa siuuuuuuuu aan sameyn
Ronaldo ayaana sujuuday markii uu kooxda u dhaliyay goalka sadexaad🐐❤️😢

Allahu akbar❤️🤲

19/05/2023

23-May Waxaa lagu wadaa ineey wada dheelaan kooxda alnassr iyo alshabab Hadaba taageere Kulankaas maxaa ku saadaalin lahayd

Photos from Al nassr FC somali fans's post 16/05/2023

We Are readay🥅⛳

Photos from Al nassr FC somali fans's post 15/05/2023

Tawabarkii ugu dambeey Kahor Kulanka

13/05/2023

Xiddiga dhawaan kabixi rabo Garoonka camp Nou Ee Sergio Busquets ayaa qorsheynaayo inuu ka Ciyaaro Horyaalka Goat Cr7

Warar Hoose Aan Helnay Ayaa Sheegayo Inuu ku wajahanyahaY kooxda Alnassr

Taageere Sergio iyo Goat Hadii Eey is Helaan mxeey ka badali karaan Kooxda fikirkaaga

22/01/2023

Kulankii ugu Horeeyay ayuu Ciyaarayaa Cr7
maxaad urajeyneysaa cwada

14/01/2023

🚨OGAYSIISKA KULANKA MAANTA:

👕kulanka: Al shabaab 🆚️ Al Nassr
🏟Garoonka: bin fahad stadium 🏟
⏰wakhtiga: 20:30(Feednimo)

Goatku ma dheeli doono waana ganaaxisi ugu dambeeyey kulankaaan kulanka ku xiga wuu dheeli doonaa I.a

Soo Dhiibo Saadaashada Meeqo Kusoo dhaman Kartaa?

08/01/2023

Cristiano ronaldo ayaa ka mushaar batay dhamaan ciyaartoyda kubada cagta kadib markii uu kubiiray kooxda alnasser.
Halkii uu awal ugu mushaarka badnaa klian mbappe.

Mala orankaraa odyaga lacagbaa qaadatay?

07/01/2023

🚨Ronaldo Ayaa Laga Yaabaa inuu Naadiga alnassr keeno saaxiibkiisa Eey Waayaha Badan isla soo Qaateen Pepe

🚨PEEPE ayaa isagana Ku faraxsan inuu Ka Garab Ciyaalo Laacibka eey isku Xulki Yihiin ee Cr7

Maxeey Kula Tahay adiga Taageerow Haduu imaado pepe kooxda muxuu kabadali Karaa

06/01/2023

🚨Ineey saan dhacdo waa macquul Hadeey Saan dhacdana Horyaalka Dalka sacuudiga alnassr ayaa Lahaaneeyso sida bayern munich camal

05/01/2023

Saadaali oo Ku Guuleyso 20$ Kulanka Adag ee u Dhaxeeyo Chelsea vs Man City.

SHURUUDAHA

1: Like dheh page-ka
2: Follow dheh Page-ka
2: Share dheh page-ka
4: Soo qor natiijada ciyaarta

FG: hadii ad ilaawdo Mid ka mid ah sharuudaha ma heli doontid abaalmatinta.

Saadaalinta waxa ay ku ektahay markii ay ciyaarta bilaabato.

05/01/2023

🚨Createst OF All Time

Mr Lama Joojiye

Photos from Al nassr FC somali fans's post 05/01/2023

🚨Cr7 Ayaa Durba Bilaaway Tawabarka Kooxda Alnassr Walee sanadkaan waxbaa Dhici doono Waxaaan Rajeynaa inuu Qaado Gaol-Dhalinta Horyaalka Sacuudiga

04/01/2023

🚨Kooxda Alnassr ayaa Dalab Ka gudbisay Xidiga muslimka ah Ee N.Kante

TAAGEERE MACQUUL MATAHAY INUU KANTE KA CIYAARO HORYAALKA SACUUDI ARBIA

04/01/2023

🚨Createst o all Time Cr7 Carabta Wuu Ka Waalay Horyaalka ugu shidan Inuu Noqdo Ayaan Rajeynaa sababtoo ah Goat-ka Xirtiisa oo Dhan Sanadkan Horyaalka Sacuudiga Ayeey Shidi Rabaan

fdln follow dheh page

💪

Photos from Al nassr FC somali fans's post 04/01/2023

🚨Saxiibyaal Page Follow iyo Share La dhaca
⢠⣶⣾⣷⣦⡀⠀⣤⣤⣤⣤⣄⠀⣤⣤⣤⣤⣤⣤⣤
⣾⣿⠁⢸⣿⣧⠀⣿⣿⠉⠹⣿⣆⠉⠉⠉⠉⣿⣿⠟
⣿⣿⠀⠘⠛⠛⠀⣿⣿⠀⠀⣿⣿⠀⠀⠀⣼⣿⡟
⣿⣿⠀⠀⠀⠀⠀⣿⣿⣤⣾⡿⠃⠀⠀⣼⣿⡟
⣿⣿⠀⠀⠀⠀⠀⣿⣿⢻⣿⣇⠀⠀⠀⣿⣿⠁
⣿⣿⠀⢸⣿⣷⠀⣿⣿⠀⣿⣿⡄⠀⠀⣿⣿
⢻⣿⣦⣼⣿⠏⠀⣿⣿⠀⢸⣿⣧⠀⢀⣿

Subax wanagsan alnassr family

03/01/2023

‎Ronaldo Ayaa Sidan yidhi.أنا .. عالمي 🤣💛

03/01/2023

Goat-ka ayaa Lagu soo Bandhigay Garoonka Al Nasri Cawada Laga bilaawo waxa uu Kamid Yahay Ciyaar yahaan kooxda نادي النصر السعودي - AlNassr Saudi Club

03/01/2023

Tababaraha Kooxda Al-Nassr:🚨

"Saxaafadaha iyo Camara-maanada Tirada badan waan la yaaba!, awal markii h**e noomaydaan iman jirine aynu kulamada is aragno".😂😂

03/01/2023

Madaxweyne musali Al mumer: 🗣 Ani ahaan Cristiano waa ciyaaryahanka ugu fiican Tariikhda kubada cagta

03/01/2023

Hada ayuu Garoonka soo Gaaray Goat-ka

03/01/2023

Ronaldo Aya tijaabada cafimaad maray saacad ka hor laba habeen ka dib waxa ciyaareeso koxdisa cusub Al nassr lama hubo in uu udheeli doono wax yaabaha kaso cusboonado halkan kaga bogo.

123,000 oo tigidh ayay iibsaden tageraysha Ronaldo si ay uga qayb galaan soo bandhigista goat kooda
Wexe noqon doontaa so dhawaynti abid ugu wayneed kubada Cagta

03/01/2023

Saakay waa is barasho qof kasta hanala wadaago waqtiga uu bilaabay taagerida kooxda faca weyn ee Al Nassri

Photos from Al nassr FC somali fans's post 03/01/2023

🚨Goat-ka Waa iskeenaY

Subax WanagsaN Asxpta ku xiran Page Al nassr FC somali fans

02/01/2023

BREAKING News: Goatka ayaa hada usoo duulay Riyadh'

Biri ayaana lasoo badhigayaa✍️

02/01/2023

Sanadkaan waxbaa Salag Leh

maxaad Uraajeyneysaa Goat-ka

02/01/2023

Wararka ayaa sheegaya in ninkaan uusan dooneyn in uu siiyo lambarka 7-aad ee Al-Nassar Ronaldo sidaas darteedna in ay kooxdu bur burin doonto heshiiskiisa......😭

Al-Nassar maku sax san yihiin Mise weyku Qaldan yihiin?

02/01/2023

Markii ugu Horeysay ayaa la filayaa labada Oday iney isla ciyaaraan bishan kulankaas oo u dhaxeeya iskudarka kooxaha Sacuudiga ee Naser iyo Hillal oo isku dhinac ah oo ka hor imaanaya kooxda PSG

maxad urajeyneysaa GOAT-ka

01/01/2023

OJPB Saudi Arabia ayaa iibisay dufcadii uh**eysay ee funaanada Ronaldo ee kooxda Al-Nasr waxaana halkii xabo lagadayey 120-riyaal waxaana la iibiyey 2-million oo funaanadood mudo 48 saac gudahood ah,

iyadoo qiimo aduun lacageed dhan soo saartay 240 Million riyaal oo saudian ah,
una dhiganta 63-Million oo dollar

01/01/2023

Subax wanagsaN Cr7 Fans

نادي النصر السعودي - AlNassr Saudi Club

31/12/2022

Full Time

Photos from Al nassr FC somali fans's post 31/12/2022

Come on
Alnassr_1 Alkaleej 0
69Minutes

31/12/2022

Waxaan si joogto ah niigu soo gudbin doonaa wararka Kooxda faca weyn ee Al-Nassr iyo dhamaan kan horyaalka Sacuudiga.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Sports Teams in Mogadishu (show all)
ZAKI BOY ZAKI BOY
Mogdasho Somali
Mogadishu, SPORTS

Haldoor Football Club Haldoor Football Club
Doolow
Mogadishu

Hiigsigeena waa inaan ahaano dhalinyaro maskax iyo muruqba caafimaad qabto

Halyeyga Umadda Halyeyga Umadda
Jale Siyad Road
Mogadishu

Hey !. Welcome to our Home/page follow and like is your Side .... Welcome and welcome and welcome

Shalambood Fc Shalambood Fc
Shalambood
Mogadishu, 252

Together we can do ��

Shabeel football Shabeel football
Mogadishu
Mogadishu

join us to stay updated on football news in different leagues.

somali fixed 1xbet&linebet somali fixed 1xbet&linebet
Mogadishu

welcome everyone somali

Baqar feysal Stars Baqar feysal Stars
Mogadishu

Liverpool somali fans Liverpool somali fans
Km4
Mogadishu, 311000

Halkan waxa ka socon doontaa waarkii ugu danbeyay ee kooxda ,tabinta ciyaarta,taariikhaha

POWER BOYS POWER BOYS
Mogadishu

Welcome to the largest club in Bondere district 💪🙏

FC  cosmos FC cosmos
Madiino
Mogadishu

sport& train

walaalaha FC walaalaha FC
Suuqa Xoolaha
Mogadishu, 619255228

walaalaha fc

CUMAR CUMAR
0614913802
Mogadishu