Xuseen yaasiin
soomalia
Abwaan hadaraawi allaha u naxaristo
Qalbiga ugu raaxe eebe
DHEH DHEH
Asc all Muslimiinta soomaliyeed waa hooyo somaliyeed oo oo ku dhiban sauudi areebiya jidda waxaa la yiri afarta xubnood waa la jaraaya hada aragtid waad ooyi xita waxay cunto ma haysato haduu damiir islaanimo mid somaalinimo kugu jirto caawi gabdhahaas dhiban aan ugurmano ilaahay dartiis kala xiriira telka maasha idinku qoran 00966 566926650 qadra adan Maxamed sauudi areebiya jidda una duceeya please usher gareeya
Walaal hadaad aragtay hooyadan😭 illahay ban kugu dhaarshay ha dhaafin oo u ducey in illahay u gargaaro waxaad awoodidna ku caawi,
Xanuun badan bay dareemaysa.
Walaal ha yareesan sadaqda iyo Inaad illahay agtiisa wanaag dhigato. illahay f***j kheyr qaba haku furo.
EVC *712*0906636322*lacagta #
Telsom Zaad: *880*0906636322*Lacagta #
Golis Sahal: 0906636322
Illahayow qofki faafiyo aduun iyo aakhiro meel roon mari.
Fikirka, Murugta iyo hammiga Nabi Muxammed SCW ❤️ - joogto ayuu ahaa ||~ Sh. Cabdiraxmaan Jigjiga
( - oo ku dhaqan )
Xaaskaaga Oo aad Malinkii Mar Jug u Qariso ama
aad Qoorsagaaro ku qabato oo aad xoga yar xanuun jiso waxay kasii qaadaysaa Jaceyl xad dhaaf ah "
Sheekh Abdiraxman Bashiir
Khamriga baabi’iyey dhalinyaradda Somaliyeed waa nooca loo yaqaan Dry Gin, waxaa laga soo maanguuriyey dalka Ingiriiska. Alkohoolka uu ka kooban yahay 40%, waxaana lagu daraa curiyayaasha kala ah ethyl iyo botanicals. Weliba curiyaha botanicals maaha in lagu daro wareega labaad ee la karinayo.
Dhibaatooyinka uu qofka caba u keeno waxaa ka mid ah,
• Wadna xanuun.
• Beerka oo caabuqa.
• Dhiigkar.
• Dheefshiidka oo shaqadiisa gaba.
• Ilkaha oo burbura.
• Miisaanka oo ka dhaca.
• Qofka oo noloshiisa ka hormariya sidii uu u heli lahaa alkahoolka.
• Iyo noloshiisa oo ku soo koobnaanta wax ka yar 10 sanadood.
Fadlan, suntan dilaaga ah si dhab ah ha loola dagaalamo.
FG- ayaandarro waxaa ah magaala walba dhaladaas cad way taal dariia haddaad marto, ogaada waa dabar go' iyo dhammaadki jiilkenna e!.
Waxaa qoray Cabdiqaadir Ibraahim ( jaylaani )
Dhaqankii Nabi Muxammad SCW.
Sidee u fasirilahayd sababta oraahdaan loogu qoray dhagax la dhigay aag ciidan?.
Raggi iyo Gabdhihi Qiimaha lahaa gala beeraha faqriga aad ka baxdeene
Calafdoon wa meel an waxba lays ku reward qac ba laga yeerisa😁😁😁
Nimcada Roobku kamay hor istaagin in uu Rabigii swt hor istaago.
Xildhiban garuuje oo u hanjabay abdrizaq khaliif
Cimrigaaga oo raaga tanoo kake buu ku tusaa war bal gartaan ila dhagaysta
Ma'ahan Flim ama jiliin waa Caliya Cumar oo lagu afduubtay Magalada Muqdisho . Kooxda afduubatay ayana dalbaday Kumaman doolar oo Madax furasho ah "
Halmar igula saliya rasuulkeeni mohamed scw
Haweyndaan oo lagu magacabo Anbiyo Maxamed ayaa xalay Tooreey ku dishay laba gabdhood Magalada Muqdisho "
“ Halgankii h**e ayaan ka qayb-qaatay, haddana diyaar ayaan ahay” wasiir Yurub Abiib.
Maxamed Jabuutaawe o Siadag ula hadlay SoMali land.
Maxaabiista Ciidanka soomaland Lagaga Qabtay Dagaalkii shalay ka dhacay Deegaanka Yeyle ee G/Sool.
degmada Baardheere ee gobolka Gedo oo gabi ahaanba go'day.
Fallow & share
Ku
Buundadii caanka ahyd ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa go'day, iyada oo raacday fahaaadda webiga Jubba oo karkaarrada jabsaday, kadib Roobab xooggan oo ka da'aya Gedo - Sida uu inoo xaqiijiyey Wasiiru-dowlaha Deegaanka Soomaaliya, Aadan Aw Xirsi.
Buundadu waxa ay ahayd jidka keliya ee xidhiidhiya labada gar ee Baardheere, iyada oo xilligan dadka magaaladu wajahayaan go'doon iyo gurmad la'aan.
Badi buundooyinka Soomaaliya waxa laga dhaxlay dowaddii kacaanka oo waayadan danbe lama arko wax dhisaya buundo sida tan u weyn.
Laascanood waa gurigaygii waxaanan ahay nin xafadiisi yimi. Waana mahadsantihiin
Abdiqaadir boss oo caawa hadalki udhameyey reer SSC-Khaatumo.
General Ayub Abdirizak waa in lasoo dhaweeya maadaamu 9 bilood idiin hadlayey
NABIGU WUXU YIRI SEDEX QOF KI LAGA HELLO
Inta Salaada Subax Tukatay Baan Salaamayaa.
Tuugadi ugu xariif saneed oo Telefono xadaysa.
Ilaahow adigaa Rabbigey ah, adiga mooyee ilaah kale ma jiro
Adigaa i Abuuray oo waxaan ahay addoonkaaga, waana dul joogaa
Axdigaaga iyo ballankaaga waa inta aan awoodo
ka magan gal xumaanta waxaan falay
Nimcadaada waan qirayaa
Dambigayga waan kuu qirayaa ee i cafi
Ma jiro qof dembi dhaafiya adiga mooyee
Farax murtiile iyo sahro tuug maxa ka qabsaday
Dr. adna aden aya tiring hadalkan side u aragtaa
daahir alsaow oo u han jabay siyaasi siidow
Dabacasar oo la hadalay beesha ogaadeen
Beelka mid ah beelaha Somaliland oo soo bandhigay hub
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Website
Address
Mogadishu, W21KNOFEEMBER
� Welcome to AG family! My name Caashuuni Online Business! I’m a professional network marketer. I train, coach, inspire and mentor people throughout the world who want to start th...