Mohamed Nor Abdullahi

Mohamed Nor Abdullahi

You may also like

Aasi
Aasi
Fiifiinee
Fiifiinee

Mohamed Nor Abdullahi

07/10/2023

Waxaa marba marka ka danbaysa rumoobaya hadalkii Fahad Yaasiin uu sanad kahor sheegay. dalalka Soomaaliya ka taageera la dagaalanka Argagixisada ayaa Madaxweyne Xasan Shiikh usheegay in aysan Mahad Salaad xog la wadaagayn. Fahad hadalkiisa 100% wuxuu umuuqdaa mid rumoobay.

05/08/2023

Soo dhaweyntii xasan sheekh ee caasimada galmudug

25/05/2023

Waabaa Beryay, Waa taarikh maanta Doorashada Goleyaasha deegaanka

15/05/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh" Inta tuugga u dhexdeena sharaf ka leeyahay dalka ma xoreyn karno".

07/04/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh”Waa mamnuuc baabuur Cabdi bile ah oo magaalada dhex maraayo iyada oo aan la ogeyn’ Masuulkii xoog iyo Dagaal ku mara Baraha Koontarooladana tilaabaa laga qaada
Sidoo kale agabka iyo dharka ciidankana ganacsi ahaan looma
Keeni karo.

04/04/2023

Dagaal khasaare gaystay o degmada Jilib ku dhex maray Maleyshiyaadka Khawaarijta.

01/04/2023

Waa magaalo dhan oo u gurmatay gaadhi raran oo meel dalcad ka bixi waayey.
Qolo halkeer ah oo muslim ku abtirsada walaahi waxa ka limaan fiican o ka nasabsan kuwaa bilaa dinta ah iyagu way bililiqaysan lahaayeen.

28/03/2023

Axmed Nuur "Hooyaday hortayda ayay ku dileen si naxariis la'aan ah"

12/03/2023

Ra’iisul Wasaaraha XFS"

24/02/2023

"Askari waa wadani, waxaa dhalay Wadani, wuxuu dhalayaa Wadani"

22/02/2023

Cutub katirsan ciidanka kumandooska xoogga dalka ee danab oo diyaar garow kujira

09/01/2023

Marduufka jaadku waa 20 xabadood qeybta jaadku waa 10 xabadood rubacane waa 5 xabadoood.

09/01/2023

Gudomiyaha degmadda Marko iyo Sarakiil Ciidan oo booqdey deganadii maanta lagala waregey Khawarijta.

07/01/2023

MD Farmaajo oo kumaanan shacab ah ka helay Mahadcelin weyn & MD Xassan sh oo ku fashilmay xaqirada Farmaajo, ciidankii Eritrea.

05/01/2023

Alle haw naxariisto Ex Madaxweyne H**e Cali khaliif galay hadal uu H**e uga digay ayaa maanta Ayuu yimid

01/01/2023

Muuqal: Aaska Sheekh Ismaacil oo lagu Aasay Qubuuraha Janat Macalla ee Makka Al-mukarama oo Ay ku aasan yihiin boqalaal Saxaabadii Rasuulka SCW Ah oo ay ka mid tahay Hooyadii Muslimiinta Khadiija bintu Khuwayla.

Maydka Sheekha AHUN ayaa saladii cishaa’i lagaga tukaday Masaajidka Xaramka Barakaysan.

01/01/2023

Hadal-Jeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee guulaha 7dii bilood ee lasoo dhaafay laga xaqiijiyay halganka dib u xoreynta dalka iyo hiigsiga sanadka 2023 oo noqon doona sanadkii dalka xoroobi lahaa

16/12/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kala qayb galay bulshada soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga Ameerika isku soobax ballaaran oo lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka iyo ciribtirka Khawaarijta Al-shabaab ayaa tilmaamay in awood ahaan iyo dhaqaale ahaanba loo jabiyay Khawaarijta isla markaana uu gabagabo yahay qorshaha looga taqalusayo fikirkooda quracan ee ka dhanka ah diinteena suuban.

14/12/2022

Macalinka Morocco wuxuu Yiri kuma qanceyno inaan noqonay Afrikada kaliya ee Semi finalka koobka Adduunka gaaray

Hunguri weyn ayaa nahayo ayuu Yiri,Durbana Gool ayaa laga dhaliyay 1-0

14/12/2022

Legend haday cawa u rumoodo😀🖐.
Sixi roole waye

Frence bye bye🖐

14/12/2022

Madaxweyne Xasan Sheekh “Iskaashiga bulshada iyo dowladdooda wuxuu ka dhigaa argagaxisada sida kalluun laga soo saaray biyihii uu ku jiray. Ma sii jiri karaan bulshada la'aanteed haddii bulshadu ku kacdana, ma haystaan ikhtiyaar aan ahayn inay cararaan, waana sida ay hadda samaynayaan.”

14/12/2022

Waxaa tahay Al-Shabaab ?

11/12/2022

Ciidamada xooga dalka oo la wareegay Gurigii kabo kutukade

10/12/2022

''Qof Diinta ku ciyaaray nooma khudbeyneyso mana dhici karto''!
Xildhibano Mooshin culus ka keenay gudoomiye Sacdiyo, Fadeexo ka dhacday Baarlamanka Xeerka Jinsiga.

09/12/2022

DEG DEG+XOG: Mahad Salaad oo Sirculus kashifay, AS oo runta ka sheegtay dilka Taliyihii NISA ee GEDO, Fadeexad Culus oo soo baxday & Amarka Deg Deg ah ee Xasan Sheikh..

08/12/2022

Maxkamadaynta Sarkaal Military ahaa oo loo Haysto Weerarkii Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ay Argagixisada ku Qaaday March Sanadkan.

27/11/2022

. Villa Rosa hadiba werar kadhacay guriga lisku aamini karo malahan layaab Ilaahay hasoo badbaadsho mas'uuliyiinta kujirta

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Soo dhaweyntii xasan sheekh ee caasimada galmudug
Waabaa Beryay, Waa taarikh maanta Doorashada Goleyaasha deegaanka #puntland
Askari dhiiga huroo oo dhibta aan kalaban geesi dhiiran baan ahay.
Madaxweyne Xasan Sheekh" Inta tuugga u dhexdeena sharaf ka leeyahay dalka ma xoreyn karno".
Madaxweyne Xasan Sheekh”Waa mamnuuc baabuur Cabdi bile ah oo magaalada dhex maraayo iyada oo aan la ogeyn’ Masuulkii xoo...
Dagaal khasaare gaystay o degmada Jilib ku dhex maray Maleyshiyaadka Khawaarijta.
Waa magaalo dhan oo u gurmatay gaadhi raran oo meel  dalcad ka bixi waayey.Qolo halkeer ah oo muslim ku abtirsada walaah...
Axmed Nuur "Hooyaday hortayda ayay ku dileen si naxariis la'aan ah"
Ra’iisul Wasaaraha  XFS"
"Askari waa wadani, waxaa dhalay Wadani, wuxuu dhalayaa Wadani"

Category

Telephone

Address

Mogadishu
Other Social Services in Mogadishu (show all)
Mr ifiyaha dhalinta Mr ifiyaha dhalinta
Mogadishu

wax anshax xumo ah looma ogala pagekaan

Liiban Ali Liiban Ali
Mogadishu

ku xirnaw alle si aad noloshaada heer sare ugu gartid

Muno malabo Muno malabo
Mogadishu

Maamuus Nerwork Tv Maamuus Nerwork Tv
Capital Of Soomalia
Mogadishu, 000000000

Pae Mariya Pae Mariya
Mogadishu, 252

ku soo dha waad qalibi furan iyo waji furan markaad farax santihii bay ana ii dhantahay fansd

ASDA Page ASDA Page
Mogadishu

Ahmed Dalka Ahmed Dalka
Mogadishu, 251

Pagekan waxuu ka Shaqaynayaa Arimaha Bulshada sida caafimaadka,waxbarashada iyo u Qareemida Danyarta

Qosolka Aduunka Qosolka Aduunka
Wartanabadda
Mogadishu

kusoo dhawaaw page keyga waxaad ka heli doonta wax yabo badan aad ku qosli dontid iyo aad ku farxidon

Yoonis Abdirahman mahamuud Iyow Yoonis Abdirahman mahamuud Iyow
Mogadishu, KM4

Information about your business

Somalia Today. Somalia Today.
Mogadishu

Somali issue.

Mr Jiinow Mr Jiinow
Mogadishu

Blogger

Nootaayo haleel Nootaayo haleel
Mogadishu, 252