Handoor media
halkani waa handor academy of science and technology waxaan bulshadaa ka haqabtirnaa cilmiga seyniska
Wonderful story
Tuug la qabtay talo malahan
Maxay muslimiinta u aamusanyihiin
Sheikh mustafa oo si cad kaga hadlay qadiyada falastiin iyo israail ka dhex jirta
FURSAD DAHABI AH ( FASALKA FORM 4 )
DHAMAAN ARDEYDA BARATA ISKUULADA IYO DHAMAAN DADKA DANEYNAYAA BARASHADA MAADOOYINKA XISAABTA IYO FIISIGISKA WAXAA LOOGA BISHAAREYNAYAA IN ACADEMYADA HANDOOR UU U SAMEEYAY QIIMO DHIMIS BALLAARAN
FADLAN SHARE DHEH SI UU UGAARO ARDEY FARA BADAN KANA FAAIDEESTAAN
FURSAD DAHABI AH
DHAMAAN ARDEYDA BARATA ISKUULADA IYO DHAMAAN DADKA DANEYNAYAA BARASHADA MAADOOYINKA XISAABTA IYO FIISIGISKA WAXAA LOOGA BISHAAREYNAYAA IN ACADEMYADA HANDOOR UU U SAMEEYAY QIIMO DHIMIS BALLAARAN
FADLAN SHARE DHEH SI UU UGAARO ARDEY FARA BADAN KANA FAAIDEESTAAN
https://youtu.be/HGM64zrRC2s?si=dv-BgSUMJ8G8XGMR
sheeko cajiib ah oo dhex martay malik bin dinar iyo tuug sheeko cajiib ah oo dhex martay malik bin dinar iyo tuug
Fadlan follow iyo like hanaga iloobin walaal
CAAJISLOWGII GUULEYSTAY
arday caajisloow ah, habeenkiina dhafri jiray, ayaa maalin maalmaha kamid ah, waxa uu kasoo qeyb galay, siminaar kasocday jaamacad, taasoo macalinku uu ku sharaxayey cilmiga xisaabta iyo dhibaatada laga maro barashadeeda. Ardeygii ayaa fasalkii ku dhex hurday iyadoo daraasadii socoto, waxa uuna soo toosay ayadoo fasalkii lagu kala dareerayo, durbadiiba inuu baxo ayuu bilaabay, balse wuxuu fiiriyay sabuurada, mise waxaan ka buuxa qoraal xisaabeed aad u badan.
Ardeygii ayaa fasalka kusoo noqday, waxa uuna bilaabay inuu qorto wixi sabuurada ku qornaa, isagoo buugiisa ku qoronaya, waxa uuna naftiisa ka dhaadhiciyey in waxani yihiin, shaqo guri oo loo diray ardeyda si ay usoo xaliyaan. Ardeygii ayaa guriga la aaday qoraalkii badnaa, ee uu soo guuriyey, waxa uuna bilaabay in uu xal u helo dhowr su,aalood oo aad u adkaa, isagoo waxbadan waqti ku lumiyey matbacadaha iyo buugaag aqrinta.
Ugu dambeyn dadaal dheer kadib waxa usuura gashay inuu xal usoo helo su,aalihii. waxa uuna kusoo laabtay jaamicadii isagoo doonayey inuu soo gudbiyo wixii uu kasoo shaqeeyey. Macalinkii ayaase yiri: Su,aalaha sabuurada ku qornaa ma aysan ahayn shaqo guri, mana amrin ardeyda in ay kasoo shaqeeyaan, ee maxaa adiga kugu kalifay in aad kasoo shaqeyso?
Ardey ayaa yiri: Ya Allah, waqti badan iyo dhafar badan ayaan u galay in aan xal u helo, adigana waxaa leedahay shaqo laguu diray ma ahan. Macalinkii ayaa yiri: Su’aalaha sabuurada ku qornaa, waxey ahaayeen qaar ka mid ah tusaalooyin aan ardeyda siinayey, tusaalooyinkaasna waxey ka mid yihiin su,aalihii ay ka cajiseen ama xal u waayeen culimadii ugu weynaa ee cilmiga xisaabta. Ardeygii ayaa yaabay, waxa uuna yiri: Macalin anigaaba xal usoo helay, waxa ay culimadu ka caajiseene. Kadib markii la xaqiijiyey, daraasado badana lagu sameeyey ayaa la ogaaday in ardeygaasi uu si sax ah u xaliyey mas,alado boqolaal sano xal loo weysanaa oo cilmiga xisaabta ah. Hadiise uu soo jeedi lahaa ardeygaasi wuxuu aamini lahaa in su,aalahani yihiin mustaxiil xal u helistoodu, mana uusan isku howleen baarista iyo maskax adeegsiga.
Mulxudiinta oo isku dayay inay ceebeeyaan quraanka kariinka iyo ceebta ay kala kulmeen
Fadlan follow,like, and share comment noogu soo qor hadii aa kaheshay barnaamijkaan si aan usoo badino mahadsanid
Mucjisooyin layaab leh ee uu nabigeena sheegay oo maanta la arkay daawo adaa yaabi doonee share, like and follow dheh linkiga hoose ku dhufo ee subscribe dheh channelkeena
https://youtu.be/KiOCOzADxo8
Fadlan channel ka subscribe dheh asxaabtaadana u share gareey
https://youtu.be/ZnyigOQN1Og
mathematics form one chapter one lesson one ka bogosho wacan fadlan subscribe and like dheh si aad u hesho video da aan soo galino mahadsanid
OGEYSIIS MUHIIM AH
FADLAN SHARE DHEH SI AY U ARKAAN ASXAABTAADA
FLOWDANA HANAGA ILOOWIN MAHADSANID
OGEYSIIS muhiim ah
FADLAN SHARE DHEH SI ASXAABTA DHAN AY U ARKAAN PAGE KANA FLOW AND LIKE DHEH MAHADSANID
Mathematics form 4 chapter two lesson three
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Wadajir, District, X-Zobe
Mogadishu
Hamar Research and Consultant Center is Research center those quipping researchers and students
Digfeer Road
Mogadishu
GAP BRIDGE INSTITUTE FOR RESEARCH & CONSULTANCY 1. Research initiatives 2. Consultancy 3. Training
Mogadishu
We provide Research consultancy services to students and academic staff
Soomalia
Mogadishu
Your Page is where people go to learn more about you. Make sure yours has all the information they ma
Afgooye Streat, Mogadisho, Banadir
Mogadishu
SAHMIS PUBLIC HEALTH RESEARCH is a Somalia private research center whose primary aims is to improve and strengthen public health practice and enhance them through empirical reseach...
Distract Yaqshid
Mogadishu
hi everyone has depends on this page please send me your idea i will help you anywhere stay?
Hodon District
Mogadishu
Conference on Medicine and Health Sciences (CMHS) Jointly organized by Jamhuriya University of Scien