Dhusamrb media

Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Dhusamrb media, Hamburg.

02/08/2024

Diyaaradaha dagaalka

02/08/2024

Gabar iyo abtigeed alla xafido

02/08/2024

REER DHUUSOMAREEB ASLA CIRFO AADAN

02/08/2024

Dawladda Malaysiya ayaa si weyn uga cadhootay tallaabo ay shirkadda Meta ku saartay qoraallo iyo muuqaallo shalay lagu baahiyey boggaga Face book iyo Instagram ee Raysal wasaaraha Malaysiya Anwar Ibraahin kaas oo tacsi u diray hoggaamiyihii la dilay ee Ismaaciil Han.ya.

Soomaalida ayaa sidoo kale ka mid ahayd dadkii shalay ka cawday in la saaray qoraallo ay soo daabaceen oo arrinkan la xidhiidha.
Follow iyo share

02/08/2024
01/08/2024

Halkee nooga timid sheekada ah in gabadhu u gurguurato hooyadeed xilliga lagu jiro arooskeeda?

01/08/2024
01/08/2024
01/08/2024
01/08/2024
01/08/2024

01/08/2024

HOOYADAA OO GAROOBA ADI MAGUURSAN LAHEEYD

01/08/2024

Taliyahii Daraawiishta Degmada Wanlaweyn ayaa ka mid ah dadka dhaawac kasoo gaaray dagaalkii Koofur-Galbeed ay ku qaaday dadka deegaanka Degmada yaaqbiriweyne

01/08/2024

Ilaahay ha u naxariistee Maydka Ismaaciil Haniyah ayaa loosooqaadi doonaa Magaalada Doxa ee dalka Qadar. Hadda waxaa tacsi loogu dhigay caasimada Tehran
Share iyo follow

Photos from Dhusamrb media's post 01/08/2024

LABADAAN MUSHARAX EE GALMUDUG MID U CODEEY

01/08/2024

SHEEG NIN KAAN IDIIN MUUQDA MAGACIISA

Photos from Dhusamrb media's post 01/08/2024

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta Si wayn loogu soo dhaweeyay degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweyne kuxigeenka ayaa inta u cadaado jogo kulamo la yeelan doona qaybaha kala duwan ee Bulshada Cadaado

Madaxweynaha ayaa sido kale
boqan doona Mashaaric dhowr ah oo Dowlada Galmudug ay ka fulisay Dagmada Cadaado.
Share iyo follow

Photos from Dhusamrb media's post 01/08/2024

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku soo biiray Shirwaynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta la soo gagabaynayo, isla markaana laga soo saaray war-murtiyeed.
Share iyo follow

01/08/2024

NIN KAAN DHUSAMEB HA NALOO KERNO AAN WARSANEE
share iyo follow

Photos from Dhusamrb media's post 01/08/2024

:Guddoomiyaha guud ee Ahlu-Sunna Macallin Maxamuud Sheekh Xasan faarax oo Ku Sugan Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa Booqday Xafiiska Muftiga guud Ee Dalka Masar Dr Shawqi Ibarahiim Calaam.

Waxaan Boqashadiisa Ku Wehlinayay Muftiga Dalka Kenya Sheekh Axmed Al-badawi:
Share iyo follow

Photos from Dhusamrb media's post 01/08/2024

Nin SXB keeya oo reer dhusamrb ah ayaa igu yiri Qoorqoor iyo mahad salad kee taageerada ana waxaan iri kii hunguriga kuu qooya raac

01/08/2024

MANTA WAA REER PUNTLAND HAMBALYO 🙏🙏🙏🙏.🙏🙏🙏🙏

Photos from Dhusamrb media's post 01/08/2024

Hoggaamiyaha guud ee Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheikh Xassan oo Dalka Masar ku sugan ayaa ka qayb-galaya Shirka Muftiyada Wadamada Islaamka ee Caalamka oo lagu qabanayo Magaalada Qaahira ee Caasimada Dalka Masar.
Share iyo follow

01/08/2024

Ismail Haniya oo gaari Curyaan ku wada Aas Aasihii Xamas Sheekh Axmed Yaasiin oo shahiiday 22 March 2004.

Waxaa dhanka midig ka xiga Sheekh Dr Cabdicasiis Al-Rantiisi 17 April 2004.

dhamaan way wada shahiideen Allaha ka aqbalo.
Share iyo follow

Photos from Dhusamrb media's post 01/08/2024

Sawirro: Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii 4aad.
Ilasoco

25/01/2021

(TALO CAAFIMAAD)

Hacunin Dufin Xadaa qabto Beer xanuun

Qofka qaba beer xanuun sida cagaarshow B iyo C ama Cholesterol uma fiicno in uu cuno wax dufan leh

Sida hilibka la shiilay ama codkac/luqmad dhamaantood waxey wax yeeleynayaan beerka.

Like saar kadibna Share si aad uhesho Talo Caafimaad?

24/01/2021

(KOOSTO)
Maxaad Ka Taqaan Nafaqada Iyo Caafimaadka Ku Jira Koostada?
Koostadu waa caleen cagaaran oo aad looga isticmaalaa meelo badan oo dunida ka mid ah, waxaa afka english-ka lagu yiraahdaa Spinach siyaabo kala duwan ayaa loo isticmaalaa sida in cunto ahaan loo karsado ama cabbitaan loo shiito.

Nafaqada Koostada:
Koostada waa khudaar ay ka buuxaan maadooyin jirka waxtar u leh waxaana ka mid ah Niacin, Zinc, Protein, Vitamin A, C, E, K, Thiamin, vitamin B6, B2, manganese, Birta (iron), Magnesium, Potassium, Copper iyo calcium.

Koostada waxaa aad ugu badan maadada jirka sunta ka saarto ee loo yaqaan Antioxidants, waxaa kaloo ku jiro maadada Folate taasoo la rumaysay yahay in ay faa’iido caafimaad u leedahay wadnaha iyo xididada.

Maadada magnesium ee laga helo koostada waxay ka qeyb qaadataa kantaroolidda cadaadiska dhigga.

Koostada waxaa kaloo ku badan maadooyin la dhaho beta-carotene, lutein iyo xanthen oo indhaha faaido ugu jirto kuwaas oo siyaadiyo awoodda aragga.

Cilmbi baaris dhowaan la sameeyay ayaa lagu sheegay in koostadu in koostada ay kobciso xasuusta, shaqada maskaxda iyo foojignaanta.

Nafaqada muhiimka ah ee koostada ku jirta sida Vitamin B, C, E, potassium, magnesium, iron, calcium iyo omega3 waxay u fiican yihiin caafimaadka timaha. Tusaale ahaan birtu (iron) waxa ay caawisaa in ogsajiinta dhiiggu ay gaarto timaha, isku darna waxa ay maaddooyinkani timaha u soo celiyaan quruxda, iyo bixitaanka dabiiciga ah.

Ugu Dambeyntii koostadu waxay u wanaagsan tahay dheefshiidka, waxay ka hortagtaa calool fadhiga, waxay kaloo u roontahay dadka qaba gaaska.

Wollen Sie Ihr Praxis zum Top-Klinik in Hamburg machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Telefon

Adresse


Hamburg
Andere Kliniken in Hamburg (alles anzeigen)
Training unter Strom - miha bodytec Personaltraining Training unter Strom - miha bodytec Personaltraining
Heußweg 89
Hamburg, 20255

Was sonst nur mit langjährigem Training möglich wäre, ist mit miha bodytec innerhalb weniger Wochen erreichbar. Muskelaufbau, Fettabbau, Köperstraffung mit 20 Minuten pro Trainings...

3B Scientific 3B Scientific
Ludwig-Erhard-Straße 20
Hamburg, 20459

3B Scientific is a leading global company in Medical Education through the medium of Simulation, Task Training and the new 3B Smart Anatomy models, underpinned by a solid foundatio...

yogaraum-hamburg yogaraum-hamburg
Yogaraum Hamburg , Laeiszstr 15
Hamburg, 20357

Schule für dynamisches Yoga im Karoviertel Laeiszstr.15 20357 Hamburg Kurse an 7 Tagen die Woche www.yogaraum-hamburg.de

Naturheilkunde & Schmerztherapie Hamburg Naturheilkunde & Schmerztherapie Hamburg
Hamburger Str. 208
Hamburg, 22083

Die Praxis für Naturheilkunde & Schmerztherapie (Hamburg) bietet eine Vielfalt alternativer Behandlungsmethoden.

Peter Ernst - Abnehmexperte und Personalcoach Peter Ernst - Abnehmexperte und Personalcoach
Hamburg, 20149

Abnehmexperte Peter Ernst: Schnell, dauerhaft und gesund Abnehmen mit der original Stoffwechselkur und Ihrer ganz persönlichen Beratung.. www.pernst.de

familleunie.fr - Création d'arbres généalogiques en ligne familleunie.fr - Création d'arbres généalogiques en ligne
Heimhuder Str. 72
Hamburg, 20148

Page officielle du site www.familleunie.fr "Oublier ses ancêtres, c’est être un ruisseau sans source, un arbre sans racines." Proverbe chinois

Aidshilfe Hamburg Aidshilfe Hamburg
Lange Reihe 30-32
Hamburg, 20099

Die Aidshilfe Hamburg e.V. ist Selbsthilfeverband, Bürgerbewegung und professionelle Beratungseinrichtung in Sachen HIV und AIDS.

Dipl. Psych. & Paartherapeutin . Alexandra Costa . Hamburg Dipl. Psych. & Paartherapeutin . Alexandra Costa . Hamburg
SchmarjeStr. 52
Hamburg, 22767

Systemische Einzel- und Paartherapie. Beratung. Coaching.

Your Yoga Your Yoga
Borsteler Chaussee 17
Hamburg, 22453

offizielle Facebook-Seite vom Bikram Yoga Studio Hamburg Your Yoga

YogaEasy YogaEasy
Hoheluftchaussee 95a
Hamburg, 20253

YogaEasy.de ist Deutschlands erstes Online-Yogastudio. Yoga Videos im Abo. Teste uns jetzt unverbindlich 7 Tage kostenlos: https://bit.ly/46flIXz Impressum: www.yogaeasy.de

Yoga Vidya Center Hamburg Yoga Vidya Center Hamburg
Winterhuder Marktplatz 6-7
Hamburg, 22299

Die Yogaschule in Hamburg befindet sich direkt am Winterhuder Marktplatz im Forum. Yogakurse und offene Stunden, sowie Ausbildungen, Workshops und Events werden angeboten. Neu: Wir...

hamburg-relaxt hamburg-relaxt
Hermannstraße 39 (NUR Büro)
Hamburg, 20095

Als zuverlässiger Anbieter von Maßnahmen d. betrieblichen Gesundheitsmanagement bieten wir Ihnen Leistungen zur Verbesserung der Gesundheit und Prävention. Zum Beispiel Massagen, G...