Saadaam soyaal
Speaker
SEESKA FALSAFADA
Waxa jirta aragti lagu magacaabo aragtida 75% ( theory of 75% percent). Aragtidani waxa ay sheegtaa in qofku hadii uu arko mawduuc ama qof kale oo ku cusub ay maskaxdiisu samayso qiimayn kedibna qiimayntaas ay uga soo baxdo natiiju uu ku dhiso go'aankiisa iyo aaminaadiisa tusaale ahaan : waxa macquul ah in aad aragto oo aad la kulanto qof cusub oo aanad weligaa h**e u arag isla goorta aad qofka is baratan ee aad is dhaafsataan magacyadiina durba maskaxdaadu qofkan kugu cusub wey qiimaynaysaa waxa macquula inaad qofkaa ka qaadato aragti wanagsan oo uu kuula muuqdo qof wanagsan ama aad ka qaadato aragti xun oo uu kuula muuqdo qof xun.
Falsafadan waxey na bareysa ina qof u yahay waxa aad ka aaminto .
W/Q Abas Abdulkadir
Ardaygu maaha weel ay tahay 🤔 in labuuxiyo,se ☺️
Waa shumac ay tahay in lashido🔥💫🥰.
Haddii aanu Ilaahay, ku fududayn arrimaha, adduun iyo aakhiraba waa aad khasaaraysaa. Ibnu Al-Qayim waxa uu yidhi: "Sheekh Islaam Ibnu Teymiya
ruuxdiisa Alle ha dahiro e, ayaa yidhi: waxa aan u kuurgalay ducada ugu waxtarka badan, waana Rabbi oo la weydiisto in uu kugu garabsiiyo raalli ahaanshihiisa. Ducaddanna waxa aan ka helay suuradda Al-Faatixa: "إياك نعبد وإياك نستعين" Sidoo kale, sheekhu waxa uu yidhi: "qalbiga insaanka waxa ku dhaca laba xanuun oo waaweyn, haddii aanu iska dawaynna waxa ay u horseedaan halaag, waana istusnimada iyo isla-weynida. Dawada istusnimadu waa: "adiga uun baannu ku caabudaynaa", dawada isla-weyniduna waa: "adiga uun baannu gargaar ku weydiisanaynaa." Ibnu Al-Qayim ayaa mar kale yidhi: "in badan oo badan ayaa aan ka maqlay Ibnu Teymiya (AHN( : إياك نعبد", istusnimad ayay ka xaysaa, "وإياك نستعين", kibirka ayay tagsiisaa." Miyaanad arkayn salaaddan aad u gacan baxayso, gudashadeeda! Ilaah baan ku dhartaye, haddii aanu kugu garabsiin Alle, ma aad tukateen.
https://www.facebook.com/profile.php?id=100063949725554
Caruurtaadu waa sidaad u nooshahay 👉 ma aha sidaad rabto👉
SAVE GAZA 😥
Soomaalida wax kale hallagu dhaliilo, laakiin gobannimo iyo hiil ficilo iyo deeqsinimo laguma dhaliilayo, siyaasadda adduunkana ilaa 1960 markey xorriyadda qaadatay wey muuqatey, dhexdeeda ayey isu darantahay, falastiinna meel kastoy joogaan hiil iyo duco ayey dawlad iyo shacab la garab taaganyihiin, markii masar 1973 dagaalkii 6 Oct yuhuudda la gashay hilibka iyo khudaarta muqdishaa laga daabulayey. Qof walbaa wuxuu geesto ayuu leeyahay, guusha gaza waa dhowdahay inshallah ducada wada Allaha guuleeyo, Allaha u gargaaro, malaa’iigtiisa Allaha ku xoojiyo.
W/Q Sh'Mohamed Idris
Japan announced that it will provide 65 million dollars of aid to Gaza.
Islaamnimada lugu sheegaya aya ah, in walalkaada oo dhibaataysan hadaad aragtid ugu yaraan hadaad waxba u qaban karin inaad kalmad wanaagsan o qalbigiisa u roon ku dhahdaa .
Ra'isul wasaare xamse , waa masuulki ugu h**eeyay xil intaa la eg haya oo si cad u hadlay .
kalo aan arkaayay hadalkoodu wuxuu ahaa cambaareen iyo erayo kalo jilicsan.
"Kuraastu ha tagto , cimrigu ha tago lakiin yeeli mayno Xamaas baa argagaxsio ah " mid ka mid ah kalmadihi R.W Xamsa .
oo kale kuma hadli karto madaxada hada jirta , sidoo kale kuma hadli karaan dowladaha Dhib ka heeysto sida teena oo kale , balse waa geesinimo aan ganbasho laheen.
HADALKU MARBUU HIIL GALAA .
SHUKRAN ,RAISUL WASAAARE , si dhab ah baa no matashay , walalaheena Falastiin hadal kaada wuu gaaray .
SALAAM.
Doolow Gedo (Xafada Halgan)
Labada wabi ayaa fatahay wabiga juba iyo Dawo ee dhaca Degmada Boqolal qoysas ah baa ka barakay guryahooda cawo Fatahaada wabiyada waxa u dheer masaska iyo jibasada ee iyagana Fakadka ka ah biyaha
Mugdigu waa u dheer yahay habeenkuna waa u dheer tahay Allow Amuraha u sahal umadaas cawo hoygooda banan jiifka ka ah hadii biyuhu ku so garin garab sii walalaha
Doolow Waa magalada kaliya ee Somaliya Mara laba Wabi Wabiga Juba iyo Wabiga Dawo oo labaduba ka yimadaan dalka an dariska nahay ee itobiya waxayna labadan wabi ku midowban bartahama magalada qiyaasti 3km u jirta midowga kadib waxay noqdan wabi Jubba.
Anaconda 🐍
Prof. Macallin jaamacadeed ( jaamacadda lubnaan )
" Waxaan raali galin ka bixinaayaa in aan ardayda u dhigi jiray qaanuunka dowliga ah waliba anigoo si adag u difaacaayo waxa lagu magacaabo qaanuunka xuquuqda iinsaanka caalamiga ah kadib gumaadka qaza ee ay yuhuudu waddo looma baahno qaanuunkaas in la dhigo "
Saadaam soyaal
Wadamada carabta waxa ka taagan isxinin ficilada liita ah oo waxu dal qabta waan qaban oo dee mahaa ficilada wngsn la iskugu dayanaayo ee wa ku dayasho ree galbeed oo iska cad ayagoo iska gadaya maraykan iyo xulufadiisa
Micnihi Qatar 🇶🇦 ayaa lagu qabtay koobka aduunka 2022 oo cayaraha sannadkaas mug iyo misaan wayn ku lahaa isla Saudi Arabia 🇸🇦 si ay ugu suuro gasho taas oo kalena waxay keensatay ciyaartoyo aad u fara badan oo ku baxay billion dhaqaale tiro badan oo usii dheeryahay mijaar tiro beel ah
Ayagoo halka ciyaartooyada ibo-fur uga dhigtay CR7 oo ciyaartoy kastaba rabo inuu ka garab ciyaaro taasna way u hirgashay oo manta waka halkaas maraya Saudi pro league si ay u helaan Qatar waxa ay heshay oo ah In lagu qabto koobka aduunka wayna u suuragashay oo 2034 ayaa lagu qabanaya Saudi Arabia
Damiir xumada haysta carabta wata keentay aduunkii oo ku tartamaya qaddiyad iyo diin inay ayaguna ku tartamaan kubad iyo waxaan loo jeedin🥺
U sheega Jiilkan Danbe
U sheega jiilkan danbe in aqoonta iyo waxbarashadu ay tahay aas'aaska nolosha isla markaana ay ku dedaalaan. U sheega jiilkan danbe in ay muhiim tahay in aad yeelato aqoon iyo xirfad si aad u shaqaysato una kafayso noloshaada iyo nolosha cidda aad masuul ka noqon doonto. U sheega jillkan danbe in noloshu ka balaadhan tahay sawir iyo muuqaal la iska duubo oo baraha bulshada la soo dhigo. U sheega jiilkan danbe in aanay macne samaynayn in aad caan tahay ama aad saaxiibo kugu xidhan haddii aanad si togan uga faa'idaysanayn. U sheega jiilkan danbe in waqtiga ay galinayaan muuqaalkooda iyo labiskooda in ay galiyaan kobcinta maskaxdooda iyo aqoontooda. U sheega jiilkan cusub in aan waligood masuul laga ahaanayn ee beri ka maalin iyaga laga rabo in ay masuul noqdaan. U sheega jiilkan danbe in uu sugayso jid dheer oo marar badan ay ku keliyoobi doonaan isla markaana ay tahay in ay sii diyaarsadaan sahaydii ay kaga bixi lahaayeen.
U sheega jiilkan danbe (hablaha) in aanay midabkooda oo ay beddelaan iyo jidhkooda oo ay qaawiyaan waxba ku helayn. U sheega jiilkan danbe (wiilasha) in timaha oo la raameeyo iyo meelahaa oo ay is qalqaloociyaan, masuuliyad ka balaadhani ay u taal. U sheega jiilkan danbe in berri ka maalin ay noqonayaan qoysas isla markaana soo saari doonaan ubad ay tusaale u noqon doonaan.
U sheega jiilkan danbe in ay hammi/yool yeeshaan oo ay meel fog hiigsadaan. U sheega jiilkan danbe in ay fursado badan ay haystaan oo ay tahay in ay ka faa'idaystaan. U sheega jiilkan danbe in ay mustaqbalka ka fikiraan oo ay xirfado bartaan, afaf kala duwan bartaan, shaqooyin raadsadaan, ganacsiyo samaystaan, safraan, dadka guulaystay la saaxiibaan, dhaqaale sameeyaan, wax uruursadaan, noloshana waajahaan. U sheega jiilkan danbe in ay daawashada heesaha iyo tiktoka ku beddelaan daawashada casharo anfacaya noloshooda. U sheega jiilkan in ay ku daydaan dadka guulaystay ee aanay ku dayan dadka nolosha ka dhacay!
U sheega jiilkan danbe in ay xidhiidhka Ilaahay ku dedaalaan, waalidkood ay ka ducaystaan, masaakiinta ay caawiyaan, ubadkooda ka yaryar waxbarashada ka caawiyaan waqtigooda wax fiican uga faa’ideeyaan.
Ha iska raalli ahaadaan haddii aan ku talax tagay!
Breaking news
Tanzania iyo Somalia 🇸🇴 🇹🇿
Trump.
" Waxaan ballan qaadaayaa in aan ugu aar gudi doono israaiiliyiintii la dilay 7dii bishaan si aanan waligeed la arag xataa aanan lagu fikirn , ciddii taageertaa falastiiniyiinta Visa malahan , waxaanan soo celin mamnuucida wadamo muslimiin ah in ay maraykanka soo galaan , waa dagaal u dhaxeeyo xadaarada iyo bahalnimada wanaaga iyo xumaanta sharka iyo khayrka "
Wajfi waqfi : Wariyaha aljazeera washington
Aktarka caanka ah ee Jason Statham ayaa taageero u muujiyay Falastiin.
Waa mid kamid ah aktarada Aflaamta action-ka ah ee Hollywood-ka loogu jecal yahay.
SooYaal
Ciyaar yahanka Mbappe ayaa kubad Sanka Kaga dhuftay gabadh fadhida taarabuunka, daawo sida uu uraali galiyay iyo sida ay caanka uga noqotay bulshada dhexdeeda.
Aayadaha qur'aanka qaar waxaad moodaa in ay maanta soo dageen . dadka qaar ayaa is waydiin jiray micnaha dhabta ah ee aayada
" Raali idin k**a noqonaayaan ilaa aad raacdaan diintooda maxaa laga wadaa ? diintooda ma aanan raacin raali ayayna naga yihiin xulafo ayaan la nahay !" وَلَنْ تَرْضَى عَنْكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَى حَتَّى تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ "
Benzema waa muslim caadi ah waliba mardhow bilaabay in uu fahmo aasaaska hoose ee islaamka wuxuu ahaa laacib ku soo koray bulsho faransiis ah inta badana waxa ay sameeyaan sameeyo laakiin maanta wuxuu ku eedaysan yahay taageerida ragagixiso kaliye in uu soo qoray " u duceeya faalstiin , duqayn culus oo dulmi ah ayaa lagu hayaa "
wasiiro warbaahin cid walaba oo faransiis ah maanta waxaan asaga ahayn k**a hadlaayaan iyo dhalshada halagala laabto yacnii shayga kaliye ee keenaayo in ay raali kaa noqdaan waa in aad diintooda raacdo aad noqoto sahyuuni raqiis ah .
Kooxda kubada cagta ee horyaalka France 🇫🇷 OGC Nice ayaa shaqada ka joojisay ciyaaryahanka ree Algeria 🇩🇿 ee YOUCEF ATAL kadib markii uu tageeray walaalaheena falastiin
Sidoo kle Kooxda kubada cagta ee horyaalka Germany 🇩🇪 ee Mainz ayaa iyaduna shaqada ka joojisay ciyaaryahanka ree Algeria 🇩🇿 ee ANWAR EL GAZHI
Isla sidoo kale kooxda bayern Munich ayaa la xisaabtan la galaysaa Xidiga Moroccanka ah ee NASSER MAZROUI
Waxa sidaas loogu galaya ciyaartooyada loogu dhibaataynaayo waa garab istaaga ay uu mujiyeen walaalaheen falestiin Halka kuwo uu u h**eeyo Olekzander zinchenko uu oo tageeray dulmi wadeenka Israel uu weli amaanan yahay
Kubadu intaan garanaynay way dhaaftay siyaasad bay gashay tan mar h**e ila ozil
SooYaal
SooYaallestinian
Faylasuuf Ruush ah Alexander Dugin 🚨
Weerarkii lagu qaaday cisbitaalka Gaza iyo sawirada naxdinta leh ee caruur iyo haween lagu dilay ayaa u muuqda mid saameeyay cid walba oo caalamka ku nool. Gaar ahaan Muslimiinta. Malaha hadda ma jiro qof Muslim ah oo aan rabin in uu ka aargoosto siyaabaha ugu daran. Tani waxay hordhac u tahay xasuuqa, hawlgalka dhulka weli ma bilaaban. Taageerada aan xadidnayn ee Maraykanku siiyo Israa'iil, oo uu ku jiro Trump, ayaa xaaladda ka dhigaysa mid aan laga noqon karin. Waxay u badan tahay, in dagaalka dunida Islaamka ee ka dhanka ah reer galbeedka uu noqday lama huraan. Muslimiinta yaan la dhayalsan. Intaa waxaa dheer, is dhexgalka Biden iyo maamulkiisa ayaa ka dhigaya Mareykanka inuusan fursad u helin inuu ka sarreeyo khilaafka. Muslimiinta, Israel = USA. Dhiiga carruurta Falastiiniyiinta ee Washington
Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogay 10 xubnood oo ka tirsan Xamaas oo uu ku jiro taliye muhiim ah, ku waas oo lagu eedayey in ay fudaydiyeen gacana maaliyadeedna ka geysteen caawinta ururka Xamaas.
"Maraykanku waxa uu qaadayaa tallaabo degdeg ah oo go'aan leh si uu u bar-tilmaameedsado maalgeliyayaasha iyo fududeeyayaasha dhanka maaliyada ee Xamaas ka dib xasuuqii naxariis darada ahaa ee aan laga fiirsan ee ay u gaysteen dadka rayidka ah ee Israa'iil, oo ay ku jiraan caruur," ayay xoghayaha maaliyadda Janet Yellen ku tidhi hadal ay soo saartay.
Basam bouneni oo ah suxufi reer tunuusiya ah ayaa iska casilay shaqadiisii wariye nimo ee uu u hayay BBC wuxuuna sheegay inayna si toos ah uga hadal xasuuqa lagu hayo shacabka falastiin 🇵🇸
Al Azhar " Galbeedka wuxuu ka dagaalamaayaa dhul aanan dhulkiisa ahayn asagoo difaacaayo caqiido iyo aydaloojiyad bug ah , waa in aan waajahnaa anagoo ilaahay ku dhagan waan aragnaa falalkooda bahalnimada ah galbeedka waa kan lagu jabiyay Afghaanistaan iyo soomaaliya "
Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 🤲
Xasuuqii ay Israa’iil ka geysatay Qaza ka dib
Kuwani waa Madaxweynihii Jarmalka iyo wafdigii la socday oo dhulka jiifa gudaha Garoon Diyaaradeed oo ku Yaalla Israel Cabsida laga qabo gantaalada iska caabinta xamaas Dartood
Allow u hili falestiin
Waan soo laaban doona anagoo sidan ka adag fiva somalia
We are AFCON under 17 champion🤦♂️
Tv-ga 12-aad ee Israa’iil ayaa soo bandhigay Muqaalka diyaarado Helicopter ah oo ay Israa’iil lahayd, oo ay soo rideen ururka Xamaas,iyadoo ay ciidamo ka degayeen .
Xamaas ayaa labadan diyaaradood ku dhuftay gantaal nooca lidka taangiga ah,xili ay ka degayeen,qaarna ay saarnaayeen askarta Israa’iil,Waxaana dhintay dhamaan askartii saarnayd diyaaradaha .
Tv-ga 12-aad ee israel ayaa intaas ku daray in duuliyihii diyaarada labaad ay u suurtagashay inuu badbaado,halka Duuliyihii kale uu ku dhintay Weerarka .
Diyaaradaha ayaa daad guraynayey askarta Israa’iil,Lknse Xukuumada Israa’iil ayaa qarisay tirada askarta ku dhimatay diyaaradaha gantaalada lala beegsaday .
......................................................................
Dhinaca kale Guutada Qassam,garabka militariga ee Xamaas,ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inay dileen 9 maxbuus oo ay ku jiraan 4 ajaaniib ah,iyagoo kaga jawaabaya duqeynta Israel ay ka geysatay Qaza.
Guutada Al-Qassam muuqaal ay soo dhigeen bartooda telegram-ka waxay ku yiraahdeen sidan .
“Guutada Al-Qassam waxay cadaynayaan in 24-kii saac ee la soo dhaafay ay dileen 9 kale oo maxaabiis ah oo ay ku jiraan 4 Ajaanib ah,taasoo ay kaga aargunayaan duqeymihii ugu dambeeyey ee Israel ay ka geysatay Qaza "
SooYaal
Caadadenu waa guul waana soo noqoneynaa
Come on ocean stars ⭐ 🇸🇴
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Mogadishu
123456