Muno Xasan Maadeey

Muno Xasan Maadeey

Walal Pagekan waa keyga Rasmiga ah ee noogu Hiili Fallow si anan isku Fallow u noqon kuwo Bogag kale

11/12/2023

Goal kisa 50aad ayuu dhaliyay season kan
Age is number
The greatest of all time goat 🐐 cr7 🐐

11/12/2023

Tartanka Dadka ugu Caajiska Badan Adduunka ayaa Lagu Qabtay Wadanka Muntagnero ee Qaarada Yurub kuyaala.

Tartankaan ayaa Qofka Laga Doonayaa in uu Jiifo oo uusan Jiifka ka Kicin , Waxaana Loo Ogolyahay in uu Mobile isticmaalo , ama uu Hurdo.

Sideedii Saacadood Halmar kaliya ayaa Loo Ogolyahay in uu Fadhiisto ama istaago ama Musqusha aado , inta Kale Waxaa Laga Doonayaa in uu Jiifo uun Hadii Qofku Jiifka Ka Kaco Tartanka wuu Ku Dhacay , Qofka Kaalinta Koowaad Gala Waxaa La Siinayaa 1,100 Dollar , Walina Waxaa La Raadinayaa Dad Tartankaan Ka Qayb Gala.

11/12/2023

Nin udhashay dalka Kenya ayaa Koomo galay kadib markii uu ogaaday guriga uu muddo 10 sano ah daganaa kiradiisana uu bixin jiray inay Xaaskiisa lahayd.

10/12/2023

Yaa naga shakiyeyπŸ€£πŸ€£πŸ™

10/12/2023

Guul xirir ah naga fisha I.sh
Misinka culus citizens πŸ’™

10/12/2023

Degdeg:warar an lagu kalsonan karin ba sheegaya inayna manta qado jirinπŸ˜ƒπŸ€£πŸ€£

09/12/2023

Fc prank noocas ma thy
Horey idinku sheegay waa inoo February I.sh
Horyalka xageyga ayuu imanaya waxba leylo pool haa farxina
Horyalkan misinka culus πŸ’™ ayaa leh

09/12/2023

Qofkaas baaburka wado haduu ahan laha somali kwrn sidee wax yeeli laha ?!

Photos from Muno Xasan Maadeey's post 09/12/2023

Naciima "Waxaan Guursaday Ninkaan oo u dhashay Dalka Gambia waxaan Ka helay Agtiisa Daganaan Naxariis & Jaceyl Xad dhaaf ah

Balse Intaasba k**a aanan helin 3 Nin Somalia ah oo aan Horay noloahsa ula soo wadagay dhamantod wax i qanciya Romantic isii waa ka waayey .

Waxaa jeclaan lahaa Gabar walbo in ay anigu igu dayato"

08/12/2023

Asad hagio oo si xun Ayuu ii galay wuu igu bahdilay dadka.......

Photos from Muno Xasan Maadeey's post 08/12/2023

Sheikh ibraahim "Gabar u jeclaa oo ay wada socdeen mudo 5Sano Ka badan oo ay ku balameen Guu ayaa ka Raacday Wiil kale ""

Wuxuu sheegay in ay Qarash Badan ka cuntay 5 sano

07/12/2023

Caawa waa Jumcee aan ku Salino Xabiibkeena Maxamed SCW.

07/12/2023

Nin yaran magalo marki lagu Lee yhy waa sidan oo kale

06/12/2023

Wariyuhu Nafmalaha miyaa ?🀣🀣🀣🀣

06/12/2023

Jiiska mxd iga qarisayn kulayba waa la qaday ayaan umaleyna
Ronaldo role model ayuu oo yhy ciyartooyda

05/12/2023

Kuwa uunsiga Sayidka kala daalay Waa qolama πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ€£

05/12/2023

Markan Yara waxan dhihi jiray waxan guursanaya 2025 I.sh
Lkn hada umaleyn maayo in guursan doono 5 sano hada ka Dib I.sh

05/12/2023

markaa taageero daacad thy waa iska sidaanβ£οΈπŸ˜…πŸ˜‚
Ayy qofan cadcadka taagerin baa ciil qaba .

05/12/2023

Inta Salaada Subax Tukatay Baan Salaamayaa.

04/12/2023

Qarax Delivery 🚚 ah Aa bilowday alle hana amaansado

04/12/2023

Farax run mood hee e xalimo ku deg dega wlh digfer kor u dayeysan πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

03/12/2023

Son isaaga Lee iska bareejayay waa ciyartooy wax kle ahee 🀣🀣🀣

03/12/2023

🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣🀣😍

Photos from Muno Xasan Maadeey's post 03/12/2023

Dad 980 gadhaya ayaa la soo dhaliyay pasaborka itoobiya
Halkan kala soco qeybaha haray I.sh Muno Xasan Maadeey

Sii garey.

03/12/2023

Ma**da wiilka haysay waxa larabaa in lo abaal gudo caydi lacayana laga raali galiyo wiilka xanunsan haysay waqti iyo lacagba galisay ma mudno aflagadeyo

Photos from Muno Xasan Maadeey's post 03/12/2023

DEG-DEag "Go'aan ki Maxk**ada & Jawaabtii dheecaanka DNA oo Soo baxday iyo Wiilkii laisku heestay oo Noqday Cumarow . Oo ah Reerkii Dambe ee sheegtay .

Maxk**ada ayaana sheegtay in Cabdisamad oo ah Sawirka labaad uu dhintay wiilka nool yahay Omar

Reerkii heestay omar Sanad ee ku doodaday in wiilkaan yahay wiilkooda waxaa lagu yiri allah unaxariisto Cabdissamad waana dhintay Kan waa Omar ..

Sii garey wll.

02/12/2023

Ninkan wax lagu heesto ayaba qalad ah
What ciyartooy waye
Ninkan lacib waa dhafay

02/12/2023

Mar kle ayaan ka dhaliyay Onana πŸ˜† 🀣 πŸ˜‚
Pes2024 kan mxd ka tirahdeyn

02/12/2023

Sidey U egayan sawirka aabahood 😭😭😭
Naxdin sorry 😞 πŸ˜”
Kii idinka ooysiyay ciqaab aduunyo iyo mid akhiro baa sugayso
Allaha unaxaristo jeneral farxan qaroole

02/12/2023

Subax kale qurux badan
Sunta Khawaarijta baaba Xasan Sheikh
Sawirkan meel dheer haddi aad garsin wayside Khawaarij waxba ma dhantid

01/12/2023

Xamar save waye waa been waxba k**a jiran

Photos from Muno Xasan Maadeey's post 01/12/2023

Xaqiirad lama rabe labada baa guul weyn ayay ka keynayn in cunaqabateynta laga qado somaliya
Mahadsanid Dal xoraye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud
Mhdsanid maxamed Abdullahi farmajo

Photos from Muno Xasan Maadeey's post 01/12/2023

Nin walba qabiilkisa Haku labto ciyarta waay soo dhamate πŸ˜† 🀣 πŸ˜‚

01/12/2023

Fursad shaqo qeybta raaga ah ka faaideysta
Sida ay Sheegtay Haweeneydan Qaar Kamid ah Dhalinyarada Somalida ee Kunool Wadanka india ayaa bilaabay in ay Ka Ganacsadaan Shahwadooda ( Biyahooda ) kana iibsadaan Cisbitaalada ilmo Beerista ee Kuyaal india.

Sidoo Kale Aljasiira ayaa Daabacday Xogtan , Qaar Kamid ah Dadyowga Dunida Gaar ahaan Somalida ayaa Ilmo Beeris utaga Dalka India Waxaana Hadda la Sheegayaa in Dhalintii Somalidu ay Bilaabeen in ay ka Macaashaan Biyahooda..

Photos from Muno Xasan Maadeey's post 29/11/2023

Haboon " Waxaan Ka codsaday inaan isku laabano
Ninkii i furay wuuna iga diiday laakiin waxaan go'aansatay Sun inaan Cabo oo aan ka fogaato dunidaan & isagaba "

29/11/2023

Supxanalah sidaan miyaa quraan sar ah
Mid baa leh U daaya πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ™

29/11/2023

War Cusub: Diyaarada Kenya Airways oo Sheegtay in Ay Dhowaan Bilaabi Doonto Duulimaad Nairobi iyo Muqdisho ah iyadoo Qiimaha Lagu Raaci Doono uu Noqon Doono 1050$ Dollar ( Kun iyo Konton Dollar )

28/11/2023

Yarkaaz mnta kii telkisa so waca waa u dhamaate πŸ˜‚

28/11/2023

Idiris Bilaal ⚽️ πŸ‡ΈπŸ‡΄

Somalia 1️⃣ - 0️⃣ Sudan

Love ❀ ku boobsi

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Qofkaas baaburka wado haduu ahan laha somali kwrn sidee wax yeeli laha ?!
Asad hagio oo si xun Ayuu ii galay wuu igu bahdilay dadka.......
Nin yaran magalo marki lagu Lee yhy waa sidan oo kale
Wariyuhu Nafmalaha miyaa ?🀣🀣🀣🀣
markaa taageero daacad thy waa iska sidaanβ£οΈπŸ˜…πŸ˜‚Ayy qofan cadcadka taagerin baa ciil qaba .
Farax run mood hee e xalimo ku deg dega wlh digfer kor u dayeysan πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Sidey U egayan sawirka aabahood 😭😭😭Naxdin sorry 😞 πŸ˜” Kii idinka ooysiyay ciqaab aduunyo iyo mid akhiro baa sugaysoAllaha ...
Fursad shaqo  qeybta raaga ah ka faaideysta Sida ay Sheegtay Haweeneydan Qaar Kamid ah Dhalinyarada Somalida ee Kunool W...
Supxanalah sidaan miyaa quraan sar ah  Mid baa leh U daaya πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ™
Low Ee ka dhigtay πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ™Meydka noo canshura dumarow Meydkina jita raagow....#share garey.
Galkacyo oo hadashay........
Aduunka wax ka yaabiyo waad arkeysa Nin 50 sano ka dhumanayay dumarka ........

Category

Website

Address

Mogadishu
Other Sports Teams in Mogadishu (show all)
Haldoor Football Club Haldoor Football Club
Doolow
Mogadishu

Hiigsigeena waa inaan ahaano dhalinyaro maskax iyo muruqba caafimaad qabto

Halyeyga Umadda Halyeyga Umadda
Jale Siyad Road
Mogadishu

Hey !. Welcome to our Home/page follow and like is your Side .... Welcome and welcome and welcome

Shalambood Fc Shalambood Fc
Shalambood
Mogadishu, 252

Together we can do οΏ½οΏ½

Shabeel football Shabeel football
Mogadishu
Mogadishu

join us to stay updated on football news in different leagues.

somali fixed 1xbet&linebet somali fixed 1xbet&linebet
Mogadishu

welcome everyone somali

Baqar feysal Stars Baqar feysal Stars
Mogadishu

Liverpool somali fans Liverpool somali fans
Km4
Mogadishu, 311000

Halkan waxa ka socon doontaa waarkii ugu danbeyay ee kooxda ,tabinta ciyaarta,taariikhaha

POWER BOYS POWER BOYS
Mogadishu

Welcome to the largest club in Bondere district πŸ’ͺπŸ™

FC  cosmos FC cosmos
Madiino
Mogadishu

sport& train

walaalaha FC walaalaha FC
Suuqa Xoolaha
Mogadishu, 619255228

walaalaha fc

CUMAR CUMAR
0614913802
Mogadishu