Liibaan mohomud

Political talk on social media: a
analysis of various government structures

31/03/2022

*"Cidkastoo wax iga tirsanaysa waxaan ka codsanayaa inay Ilaahay dartii ii cafiso, Ana cidii kasta ee aan wax ka tirsanyo Ilaahay dartii ayaan u saamaxaya*."*

07/02/2022

“ Waxaa salamaaya ciidamada faculties kala
duwan ”

cali jeynte 🤣🤣

Photos from Liibaan mohomud's post 07/02/2022

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne.

Shirka amniga oo ay kasoo qeybgaleen Wasiirka Amniga Dowladda Hirshabeelle, Maamulka Gobolka Hiiraan, Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Taliyaasha Guutooyinka 4aad iyo 5aad qeybta 27aad ee CXD, Xeer ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada qeybta 27aad ee CXD, Taliyaha Ciidanka Booliiska Hirshabeelle, Taliska Qeybta Gobolka, Taliyaha Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Gobolka, Saraakiisha Ciidamada Gorgor iyo Haramcad ee Howlgalada u jooga Magaalada Beledweyne iyo Saraakiisha ciidamada Amisom iyagoo Madaxweynaha la wadaagay xaaladaha guud ee Amniga Gobolka Hiiraan gaar ahaan Magaalada Beledweyne.

Madaxweynaha ayaa faray saraakiisha Hay'addaha Amniga inay xoojiyaan amniga guud ee deegaanada Hirshabeelle gaar ahaan Magaalada Beledweyne oo ay ka dhacayaan doorashooyin
Golaha Shacabka.

29/01/2022

💢Xuud markaan arkay vidéo-gi maanta laga duubay
Kiliya waxaa ka fahmay, adeerkiis farmaajo in uu kaso bartay in uu yahay Tanaasul badane ,

💢Marka lala fadhiisto, m/w: mohamed abdullahi farmaajo waxa lagu shida flim ku saabsabsan Tanaasulka waxaana ka atoore eh tanaasul basane dadka jecel yihiin ((………..))

💢Adigane tanaasulka qaadaneysaa, markaasaa leedahay somalia hanoolato 😂🤦

💢Xuudow shaaftidii ku qaaday kuma dhigto .

14/01/2022

War waxaan guulwadenimo waa dhaaftay ee ninkaan Reer awdal naga qabta .

14/01/2022

SHUKAANsigii BIRI SAMAADKII
OLD is gold

12/01/2022

,

🟢odoyaasha dhaqanka reer Mogadishu Oo ugu h**eeyo ugaaska iyo duubabka dhaqanka.
anigoo ku qadarinaya dadaalkooda iyo garashadooda

🟢reer banaadir iyo soomaali oo dhan waxaa isaga khaldan nidaamka dowladnimada iyo waxa gaar loo leeyahay,duubabka dhaqanka reer Banaadir qaarkood ayaa iska ina tiraayo xaqsiinta reer banaadir iyo xuquuqdooda bulsho ,,qaarka kale waxey door bideen aamusnaan Oo micnaheedu tahay qeeb ka mid raali ahaansho Marka waa mahadsantihiin inta isku dayday nabada

🟢gobolka banaadir marka kaftanka laga saaro waa madaxii wadanka & halbowlaha somalia waxay uqalantaa wax badan oo hadda kamaqan
“maxaa diidaaya arinta ay dowladdu qabto iyo kan ay reer banaadir qabaan in la kala xalliyo!!”

🟢Mar labaad Sharaf ayaad leeydihiin inta u kacday nabada, intii lagu tuhmay khalalaasaha iyo xasilooni darada waxaa qabaa in aan lagu aaminin masuuliyad danbo,

11/01/2022
11/01/2022

“Haddii aad doonayso inuu Alle ku siiyo wax kasta oo aad jeceshahay, noqo mid sameeyo waxyaabaha wanaagsan uu Alle jecel yahay.”

➖Imaam Axmed Binu Xanbal

09/11/2021

madaxweynaha so socdo 2️⃣0️⃣2️⃣2️⃣
haduu la yimaado sadaxdaan qodob wuu guuleysan doonaa , ayado rali laga wadahay Insha allah⏺

1️⃣Al-shabaab oo la soo afjaro (wada hadal/xoog) si loo hanto amniga, & mashruuca AMISOM na loo soo afjaro .
2️⃣Shirwayne Soomaaliyeed oo la isku calool-xaadho, laguna gorfayo dhamaystirka Dastuur loo dhanyahay.
3️⃣Xal-u-helidda qadiyadda Somaliland.

08/11/2020

Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa:”Soor baa lagu fadhiyaa, ee sallo laguma fadhiyo”. Siyaasadda lagu hagi doono state hiirshabelle , waxaa bud-dhig u ah, in la hirgeliyo horumar ballaadhan, iyo in la yagleelo nolol dadku dugsan Karan
“Haddaba, si aynu ugu gungaadhno arrintan, waxaa la inooga baahan yahay in aynu la nimaadno tallo adag, tawfiiq wanaagsan iyo tabaabushen weyn”.
“Waxaannu nahay team ama koox siyaasadeyd bisil, oo ay ku duugan tahay dulqaad, dad-wad,
waayo-aragnimo iyo waayeelnimo. Sidaa darteed, waxaan soo dhoweynayaa dhaliilaha dhabta ah, ee runta ku dhisan,
iyo toosinta wax lagu dhisayo ee maamulkayga loo jeedinayo”
“Dhinaca kale, waxaan ixtiraamayaa aragtiyaha ka soo horjeeda, hayaanka horumarka iyo higsiga himilada qarankan, aan hoggaankiisa”

16/06/2020

Omar hassan macalin oo loo dilay sigaar dartiis.
Dad goobjoogayaal ah aya inoo sheegay in qofka la dilay uu ahaa Nin Odey ah oo goob yar oo Ganacsi ku lahaa agagaarka Isgoyska Ceel-gaabta, waxaana dilkiisa uu yimid, kadib markii Askariga uu Ninka ka dalbaday inuu Sigaar ka iibiyo , balse marxuunka aya ka codsaday in Uu ka badallo 2,000 oo sh/ somalia oo jeexneyd hasa ahaatey buuq ka dibne uyuu dil u geystay
((aabbo cumar hassan macalin.))

12/06/2020
06/06/2020

Maanta kalfadhigii Baarlamaanka waxaa laga tabay Kabiirka weyn Fiqi iyo Xildhibaan Mahad Salaad, haddii ay joogi lahaayeen weerar sadex afle ka dhici lahaa, meeshii uu Xasan Yare Buundo ka ciyaarayay garbaha ayay ka caawin lahaayeen

12/05/2020

XURMEEY_MAQAAMKA_CAASIMADDA

25/04/2020

Waxaa soo dhoweyneyna rugcaday
Ali Yare oo ah khabiir dhanka mudaaharaadka oo sheegey inuu diyaar u yahay inuu mudaaharaadyaasha kubiiriyo khibrad iyo talo
waxaana leeyahay
((jini ninkii keeney asaa yaqaaan))

Nuradin Dirie on Twitter 05/01/2020

https://twitter.com/nuradin/status/1213548749483597826?s=21

Nuradin Dirie on Twitter “Morocco waxaa ay sanadkii tamaatada ay dhoofiso oo keliya ka heshaa €511.78 million oo Euros. Maxaa aduun ka soo xaroon lahaa labada webi inta u dhexeysa oo la beero? Allow nabad noogu deeq. Aamiin.”

05/12/2019

Sawir qurxoon oo dhulkii hooyo

Photos from Liibaan mohomud's post 29/11/2019

Lamaanihii Ugu Dada Yaraa Sanadkan Dhamaadka Ah Ee 2019............
Dadoodu 13 Jiro Waxayna Samaysteen Qoys Cusub oo Ka Mid Noqon Doona Lanaanayasha Dunida Muslim ka Ah, Aroos kooda Ayaana Soo Jiitay In Badan oo Ka Mid Ah Bulshada Magaalada Burco oo Lamaanahan ku Aqal Galeen

23/11/2019

Iyadoo uu i weheliyo ((General Khaliif Axmed Ereg, ))
wasiirkii h**e ee Amniga Gudaha Soomaaliya iyo Taliyihii h**e ee Amniga Gobolka Banaadir (Muqdisho), kuna sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Gen Ereg wuxuu marqaati ka ahaa markii taliskii Siyaad Barre soo weerareen -General Gabyow iyo
-Mohamed Abdulle Bacadle
19kii Luulyo 1989.

The great writer said mohamed h. Ingiriis

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

Mogadishu
Other Political Parties in Mogadishu (show all)
X. isbedel doonka Sh/hoose X. isbedel doonka Sh/hoose
Mogadisho
Mogadishu, 252

Waa xisbi loogu talagay samata bixintta shabeelaha hoose kaaso kashaqayn doonta awoodsiinta dhalinyar

Abdi aziiz mohamed Abdi aziiz mohamed
Hodan Mugdisho
Mogadishu

Political

Xisbiga Horyaal Qaran Xisbiga Horyaal Qaran
Airport Area, Wadajir, Banadir, Region
Mogadishu

Hadaf Togan iyo Hogaan Hagaagsan

Abdirahman H. Gallaf Abdirahman H. Gallaf
Mogadishu

politicalist

Wadani Wadani
Mogadishu

Xorseed

Peace, Justice  and Freedom Party of Somalia PJAF Peace, Justice and Freedom Party of Somalia PJAF
Haji Baasto Road
Mogadishu

PJAF Party is a democratic political party in Somalia founded by a group of Somali politicians, intellectuals and social activists from different parts of the country, with a wide ...

Afhayeenka dhalinta Belweynta hawiye Afhayeenka dhalinta Belweynta hawiye
Karaan
Mogadishu

kahadlida warar xaqiiqda kusaleesan sida wararka xasaasiga ahi wararka belweynta hawiye wararka beesha caalamka

Kaabeiyokobciye Kaabeiyokobciye
Mogdisho
Mogadishu

dalka dhiso dalka dhiso
Maahirabshir764@gmail. Com
Mogadishu, 252

Gudoomiyaha golaha shacabka  sheikh Adam madoobe Gudoomiyaha golaha shacabka sheikh Adam madoobe
Near Villa
Mogadishu

Parliament chairman sheikh adam

Xisbiga Tubta Horumarka Iyo Nabadda Xisbiga Tubta Horumarka Iyo Nabadda
Wadajir, District Lami Yamaha Zoobe Aga Gaarka Aden Adde Hospital
Mogadishu, 6456

Ku Soo Dhawaaada Xisbiga Tubta Horumarka Iyo Nabadda