Sheriff Sports Club Wadajir

Sheriff Sports Club Wadajir

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sheriff Sports Club Wadajir, Sports Team, Wadajir, Mogadishu.

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 28/09/2023

Sawiro: Gudoomiyaha Kooxda Sheriff Sports Club Wadajir Gudoomiye Cali Shariif Abuukar iyo qaar ka mid ah Ciyaartoyda Kooxda ayaa shaley galab Si Wadajir ah uga qeybgalay Kulan Lagu maamuusayey Sanad guuraddii 21aad Ee Aas aaska Iskuulka Xalane.

Dhamaan Maamulka Kooxda Iyo Ciyaartoda Waxay u hambalyeynayaan Oo Farxadda Sanad guuradda 21aad la qeybsanayaan dhamaan Maamulka iyo Macalimiinta iyo Ardayda Iskuulka Halane School

Hambalyo Reer Xalane 21ka Sano bulshada Soomaliyeed Waxaad gaarsiiseen Tacliin Tayo Joogto ah.



Sportsku_waa_Is_dhaxgal Bulsho
Jir fiyow ayaa leh Maskax Fiyow

Gudoomiyaha Kooxda Sherriff FC
Cali Shariif (Deeq_Deeqsi)

28/09/2023
Photos from AZUL Sports's post 28/09/2023
28/09/2023
28/09/2023
Photos from Astaan Sports's post 28/09/2023
05/08/2023

Dhamaan Maamulka oo ugu h**eeyo Yuusyf Bolonyo Iyo Dhamaan Ciyaartoyda Kooxda Sheriff Sports Club Wadajir Waxay halkaan hambalyo Dhalasho Farxad leh uga dirayaan Gudoomiyaha Kooxda Cali Shariif Abuukar Nagu oo Gabar ugu dhalatay Magaalada Mogadishu
Waxaan leenahay Soo Barbaar Noqo Midii Diinteeda Dalkeeda Dadkeeda Anfacda Aamiin Aamiin

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 03/08/2023

Maamulka & Ciyaartoyda Kooxda Sheriff Sports Club Wadajir oo ugu h**eeyo Gudoomiyaha Guud Cali Shariif Abuukar waxa ay Si wadajir ugu hambalyeynayaan Kabtan Abdiwali Ilmi Abdullahi oo soo gaban-gabeeyey heerka 1-aad ee waxbarashada jaamacadda University of Somalia - UNISO

Kabtan Abdiwali Aaja Waxaan shaki kujirin, in aad usoo dhabar adeegtay, in aad heerkaan soo gaarto Waxaan kuu rajeyneynaa guulo kale oo badan iyo Mustaqbal ifaya idanka Alle halkaasna kasii wad Dadaalka cilmi-doonka ah.

Ugu dambeyn waxaan ku leenahay Cilmiga aad baratay mid anfac leh, oo kuu horseeda guul, baraare Allaha kaaga dhigo Insha'allah. Aaamiin.

waalidiintii iyo Macalimiintii ku garab taagnaa ee heerkan kusoo gaarsiisay ayagana Way Mahadsanyihiin.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Guul, Gobonimo, iyo Gacmo wadajir ah hormar Wacan Guuleyso

Fadlan share dheh

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 31/07/2023

Maamulka & Ciyaartoyda Kooxda Sheriff Sports Club Wadajir waxa ay hambalyo u dirayaan Walalkayna Mohamed Abdikariin Ali (Moha Gurey) oo soo gaban-gabeeyey heerka 1-aad ee waxbarashada jaamacadda Jobkey University

Moha Waxaan shaki kujirin, in aad usoo dhabar adeegtay, in aad heerkaan soo gaarto Waxaan kuu rajeyneynaa guulo kale oo badan iyo Mustaqbal ifaya idanka Alle halkaasna kasii wad Dadaalka cilmi-doonka ah.

Ugu dambeyn waxaan ku leenahay Cilmiga aad baratay mid anfac leh, oo kuu horseeda guul, baraare Allaha kaaga dhigo Insha'allah. Aaamiin.

waalidiintii iyo Macalimiintii ku garab taagnaa ee heerkan kusoo gaarsiisay ayagana Way Mahadsanyihiin.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Guul, Gobonimo, iyo Gacmo wadajir ah hormar Wacan Guuleyso

Gudoomiyaha Kooxda Sherrif FC.
Cali Shariif Abuukar

Fadlan share dheh

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 24/06/2023

Rasmi: Kabtan Mohamed Deeq Abdullahi oo ka tirsanaa Naadiga aya si rami ah ugu biiray Kooxda Real Nateete Ee Ka dhisan Dalka Uganda πŸ‡ΊπŸ‡¬.

Ciyaaryahan Deeq ayaa caafimadka ka gudbay asagoo noqday ciyaaryahan cusub Ee ka tirsan kooxda Real Nateete.

Wuxu ugu wareegay Kooxda Real Nateete aduun dhan 5.000 (Shan kun Doolar) lagu daray gunooyin ay ku xiranyahay bandhigiisa Gunadaas oo si toos uga soo dhacayso Naadiga Sheriff Sports Club Wadajir oo leh Milkiyadda Ciyaaryahankaan.

Waxana uu u saxiixay oo Heshiis ilaa labo sanno ah🀝✍

Ciyaaryahankayna Waxaan kuu rajeynaynaa hormar wanagsan Nasiib wacan

Sportsku waa is dhexgal bulshada waxayna ka turjumayaan Nabadda Walaaltannimada iyo Horumarka Dhalinyarada.

Guul, Gobonimo, iyo Gacmo wadajir ah.

TEAM SHERIFF SPORTS CLUP IS NOT EASY

Gudoomiyaha Kooxda Sherrif FC.
Cali Shariif Abuukar

Fadlan share dheh

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 20/06/2023

Maamulka, Iyo Ciyaartoyda, Kooxda Sheriff Sports Club Wadajir Waxay halkaan Safar salaama ku leeyihiin saaxib nagu qaali ah Mohamed Abdullahi Osman (KM9) ✈️✈️ kaas oo ay waqti badan isla soo qaateen Dhamaan Ciyartoyda iyo Mamulka Kooxda kana mid ahaa Dhalinyaradda Xaafadda Kuwooda ugu fir fircoon Waxa uuna oo Safar u yahay Dalka Dibadiisa gaar ahaan Dalka Uganda πŸ‡ΊπŸ‡¬

Waxaan ku leenahay ilaah hakuu fududeeyo Howlaha Aad u socotid, Waxaan alle ku weydiinaynaa inuu Dalka iyo dadka aad u socotidba uu kaaga dhigo hooyo .Aabe, Walaal, wehel iyo Asxaap inoo soo laabo adigoo nabad qawa Inshaa alaah

kM9 Safar SalaamaπŸ™πŸ™πŸ™ ✈✈✈

Gudoomiyaha Kooxda Sherrif FC.
Cali Shariif Abuukar

Fadlan share dheh

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 17/06/2023

Waxaan Hambalyo u diraynaa Goolhayaha Kooxda Sherrif FC Mohamud Gurey oo wacdaro ka dhigaya Tartanka Kubbadda cagta Galmudug kaas Oo ku hogaamiyey In Degmada DHUUSA MAREEB ay gaarto K**a Dambeyska Koobka Markii ay (2-1) kaga Adkaaden Degmada Difaacanaysay Koobka Ee GALKACYO, Tartankaan oo si Xamaasadeesan uga socda garoomada Cadaado Stadium

Si Kastaba Degmada Duusa Mareeb Ee oo hogaamiyo Goolhayahayna Maxamuud gurey ayaa Finalka iska Xaadiriyeen Waxaan u rajeynaynaa in uu Ka saacido Koobka Degmada uu matalayo Ee Dhiisa mareeb inshaa alaah

Mala Dhihi karaa ku guuleysiga Koobka waa uu ka saacidi karaa?

Ciyaaruhu waa is dhexgal bulshada waxayna ka turjumayaan Nabadda Walaaltannimada iyo Horumarka Dhalinyarada ay gaarayaan.

Jir fiyow ayaa leh Maskax Fiyow.

Gudoomiyaha Kooxda Sherrif FC.
Cali Shariif Abuukar

Fadlan share dheh

01/03/2023

Dheymanka Degmada Wadajir iyo Kooxda Faca weyn Ee Sheriff FC Qaalid Maslax (Qaalid Gurey)

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 28/02/2023

Hambalyo Ciyaartoyda Degmada wadajir

Xulka Ciyaartoyda Degmada Wadajir ayaa galabta kulankoodii 3aad Tartanka kubada cagta Degmoyinka iyo Deegaanada Gobolka banaadir la dheelen dhigooda degmada Xamarweyne Ciyaarta ayaana kusoo Idlaatay waqtigi loogu talagalay, Wadajir 2--1 Xamarweyne

Ciyaaryahanada degmada Wadajir ayaa galabta soo bandhigeen kubad qurux badan oo ay ku raaxeesteen dhamaan jamaahiirtii usoo Daawasho tagtay iyo maamulka Sportska degmada Wadajir ee ku sugnaa garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho.

Degmada Wadajir ayaana 3dex kulan ay dheeshay 1 ka mid ah bareejo gashay halka kan kale laga adkaaday kulanka 3aad galabta soo guuleysatay sidaasna ayey ku leedahay 4dhibcood waxaana lugta 4aad ee group-ka ay La dheeli doonaan Degmada Shangaani waa kulan dhimasho ah.

Sportigu waa is dhexgal bulsho wuxuuna ka turjumayaa Nabadda Walaaltannimada iyo Horumarka Dhalinyarada Markaas ay gaarayaan.

VIVA WADAJIR πŸ’ͺ

Wadajir

Mo'allim Osman,Enginer_Geega
Madaxa Warfaafinta Kooxda Sheriff FC

Lawadaag Saaxiibadaada.

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 22/02/2023

Waxaa farxad inoo ah in Afar (4) kamid ah ciyartoydayna in ay fursad u heleen in ay matalaan Degmada Wadajir Dadaalkiina h**e Usii wada Reer Wadajir Waxay idinka Fadhiyaan Guul Dadaalkiina sii laba jibaara Galabta waxaad soo bandhigteen bandhig qurux oo inaba aan caadi aheyn Waxaan idiin rejeynaynaa ilaa heer qaran.

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 05/02/2023

Sawiradaan Waa Kulankii Galabta Koobka Kubadda Cagta Waaxaha Degmada Dharkeynley aan Lasoo ciyaarnay Kooxda FC GOLIS

Full-Time: SHERIFF FC 3-3 GOLIS FC

Sheriff Sports Club Wadajir Galabta Bareejo aan u qalmin ayaan lasoo galnay Kooxda FC GOLIS Garoonka BACAADKA SALDHIG GALBEED Ee Degmada Dharkeynley .

Sheriff FC 3 Vs GOLIS 3
Kulankayna Labaad Galabta Waxaan galnay bareejo aan u qalmin wllhi Aakhiru Saac aa nala Bareejeeyey.

Ciil badanaa runtii ciyaryahanada kooxdu way dadaaleen Waxay soo bandhigeen Ciyaar qurux badan wixii qornaa baa dhacay qadarta eebane lama Celin karno .

Garoonka Sidiisa Waxaa loo soo galaa Saddex Weji Inaad Guulaysatid, ama Bareejo aad heshid ama inaad Guuldaraysatid Saddexdaas midka aan helnay Ee Bareejada waana Ku qanacsanahay.

Isboortisku waa is dhexgalka bulshada wuxuuna ka turjumayaa Nabadda Walaaltannimada iyo Horumarka Dhalinyarada ay gaarayaan.

Bareejaha xitaa nugu qataa 😭
😭😭😭

Hassan Mo'allim Osman, Enginer_Geega
Madaxa Warfaafinta Naadiga Sheriff FC

Lawadaag Saaxiibada

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 05/11/2022

Maamulka Kooxda Sherriff FC iyo Dhamaan Ciyaartoyda Kooxda Waxay halkaan Safar salaama ku leeyihiin Saaxib nagu qaali ah✈️✈️ oo Aan waqti badan isla soo qaadanay Kana Mid ahaa Laf dhabarka Kooxda Sherrif FC Si gaar ula shaqeynjiray Maamulka iyo Ciyartoyda Kooxda Saciid Cabdulqadir Cabdulle kana mid ahaa Dhalinta Xaafadda Kooxda Fc Sheriff ay ka dhisantahay sidoo kale ahaa Taageraha Dhiiga Kooxdayna ayaa Safar u Aaday Dalka Dibadiisa.

Waxaan leenahay ilaah hakuu fududeeyo waxbarashada.

Waxan alle ku weydiinaa inuu dadka kaaga dhigo hooyo Aabe iyo wehel Sharta illahay hakaa qabto inoo soo laabo adigoo nabad qawa Inshaa alaah

Safar SalaamaπŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™ ✈✈✈

Hassan Mo'allim Osman,Enginer_Geega
Madaxa Warfaafinta Kooxda Sheriff FC.

28/10/2022

Waxaan Hambalyo Leenahay Maamulka, Xiddigaha Iyo Taagerayaasha Kooxda Weyn Ee Gaadiidka football club Auto Parco Oo Hanatay Horyaalka Soomaliya Xili
Ciyaaredkan 2021- 2022

Waxaan Bogaadinaynaa Macalimuu Dadir Amiin Cali Daada Oo ah macalin Aan Si weyn Ula dhacsanahay Falsafadiisa Hogaamineed Wax badan kusoo kordhiyey Kooxda isagoo Sanadka h**e ka badbafiyey Sare B Aa hadda Qaaday Sare A another level.

Sportigu waa Dhiirigelinta Ardayda Sidoo kale waa is dhexgal bulsho wuxuuna ka turjumayaa Nabadda Walaaltannimada iyo Horumarka Dhalinyarada Markaas ay gaarayaan.

Madaxa Warfaafinta Kooxda Sherriff FC.
Hassan Mo'allim Osman (Enginer_Geega)

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 28/10/2022

Maamulka Kooxda Sheriff Fc oo ugu h**eyo Gudoomiyaha iyo Afhayeenka oo ka qeybgalay Doorashada Hoggaanka Sportska Degmada Wadajir Doorashadaan oo ah Doorashadii ugu h**eysay Oo Degmo Qabato ayaa galabta kasuurta gashay Degmada wadajir Waxaana Ku guuleystay Abdiwali Maxamuud Shibane oo noqday gudoomiyaha Sportska Degnada Wadajir

Gudoomiyaha Degmada Wadajir oo ku tilmaamay arintaan mid guul u ah bulshada Reer Wadajir.

Sportigu waa is dhexgal bulsho wuxuuna ka turjumayaa Nabadda Walaaltannimada iyo Horumarka Dhalinyarada Markaas ay gaarayaan.

Madaxa Warfaafinta Kooxda Sherriff FC.
Hassan Mo'allim Osman (Enginer_Geega)

25/10/2022

FRIENDLY MATCH

Inshaa Galabta Degmada Dharkeynley Garoonka Saldhig Galbeed ayaan ku Ciyaari doonaa kulan saaxiibtinimo aan la ciyaari doono kooxda Faca weyn Ee Walaalaha nahay Ee SUUQ-YARE Runtii Waa Kulan Adag.

Waa kulan Miisanka Culus ay iskutijabin doonaan Labada Kooxba makala liitaan walahi.

Labadaan Koox Waxa ay ku kala dhisanyihiin Labada Degmo Ee Mataanka ah Ee Degmada Wadajir Iyo Dharkeynley marka ay isku baxayaan Labadan Koox Ciyaartodu daawasho ayey leedahay Reer Dharkeynley Waxaad tihiin Dad Sportska jecel Shaki la'aan waan hubnaa in garoonkaas soo camiri doontaan inshaa alaah galabta idinkaa Marti idiin nahay waxaan rajeynaynaa inaad nasoo dhoweyn doontaan oo garoonka noo soo Camiridoontaan.

Labadaan Koox waxay Ciyaraan kubad furan oo weerar ah.

Marka Hadaad Fan of Football tahay Hubaal waa ku raxeysan doontaa Kukankaa Kooxda Rabto Tageer Laakiin kubadoodu waa Levelka Sare.

Sportigu waa is dhexgal bulsho wuxuuna ka turjumayaa Nabadda Walaaltannimada iyo Horumarka Dhalinyarada Markaas ay gaarayaan.

SHERIFF FC VS SUUQ-YARE.

GAROONKA: Saldhig Galbeed Ee Degmada Dharkeynley.

SAACADA: 4:30PM
Insha allah

GUUL INSHA ALLAH
FC

Mo'allim Osman,Enginer_Geega
Madaxa Warfaafinta Kooxda Sheriff FC

Lawadaag Saaxiibadaada.

17/10/2022

Ugu dambeyntii Koobka Caasimada Dalka ayaa laga soo dajiyey.

17/10/2022

Dabaal-dagga iyo soo dhawaynta xididgaha 17 jirada xulka Soomaaliya oo ka dhici doonta garoonka kubbadda cagta ee Muqdisho.

16/10/2022

Somaaliya Hanoolaato Guul iyo Gobonimo Barito aan soo dhaweeno xulkeena garoonka Engineer yariisow

16/10/2022

Cabdixafiid Maxamed Oo Si xarako Leh U qaatay Laacibka Ugu Wanaagsan Daawo Kahor Ciyaarta Diyaargarowgiisa Iyo Sida Uu Ugu Kalsoonaay Inuuqaado Koobka.

Send a message to learn more

16/10/2022

Daawo googooska Soomaaliya 3-1 South Sudan finalka tartanka CECAFA U17.

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 15/10/2022

Sawirada Dabaaldegga Xulka Qaranka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ oo la gudoon siiyay Koobka Bariga iyo Bartamaha Africa.

History πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ˜­

Photos from Sheriff Sports Club Wadajir's post 15/10/2022

Hambalyo wiilasheena 17 jirada waxaad sameeyseen taariikh lama ilaawaan ah.

Champions

Guul guul mar kale πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Daawo Safarkii Shalay Kooxda Sheriff Sports Club Wadajir ay ku Aaday Degmada Afgoye Ee Shabeelaha hoose halkaas oo ay ku...
Dheymanka Degmada Wadajir iyo Kooxda Faca weyn Ee Sheriff FC Qaalid Maslax (Qaalid Gurey)
Ugu dambeyntii Koobka Caasimada Dalka ayaa laga soo dajiyey.
Somaaliya Hanoolaato Guul iyo Gobonimo  Barito aan soo dhaweeno xulkeena garoonka Engineer yariisow
Daawo googooska Soomaaliya 3-1 South Sudan finalka tartanka CECAFA U17.
Hadalkii U Dambeyay Macalin Nuur Amiin Ka Hor Kulanka Finaalka.πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ™Waxa uu Dhambaal Usoo diray Shacabka Waxa uuna ka  cod...
Goolhaye Marshaale ayaa dhaliyey goolka rigooradii ugu dambeysay ee Xulka Qaranka Somalia Finalka ku gaaray  lugtiisa ku...
#Cabdixafiid gool Qurux badan ugu shubay #Uganda iyadoo aan rigoorayaal  8-7 aan ugu gudubnay kama dambeysta.Hambalyo So...
DAREEN CAJIIB AH πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄ Walaalkey Xaafid, Hadaayay waa ballan qaadnay, waxaan dhahay: "ii dhali anna waa kuu difaacaa, wuu...
Sportsku waa Is Dhexgal Bulsho.
Safar SalaamaπŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™ ✈✈✈
DARDAARAN CAJIIB AH: "Aan Is Jeclaano si aan u gaarno"..  Sirta guushu waa dulqaad iyo dadaal.  #Kabtan Xaajow Waa Dhiir...

Category

Telephone

Address

Wadajir
Mogadishu
2526