Hudeyfa academy for health and science

Hudeyfa academy for health and science

Hudeyfa academy for health and science waxaa lagu bartaa culuumta caafimaadka oo dhameystiran

12/12/2023

The leaders.........

Photos from Hudeyfa academy for health and science's post 09/12/2023

BISMILLAAH.
Maantay oo ey taariikhdu aheyd 9/ Dec/2023 waxaa noo qabsoomay kulan wacyigelin iyo latalin ah oo ey noosoo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah ardaydii h**ey uga qalin jabisay Hudeyfa academy for health and science kulanaas oo ey aqoonyahadu uga faaiideeyeen aqoontooda intii ey uga h**eeyeen howlaha caafimaadka.

Intaas ka dib, waxaa noo qabsoomay Imtixaanka ducfadaha kala duwan ee academy-yada.

waxaan nasiib wacan u rajeyneynaa ardaydii imtixaanka gashay iyo kuwa kaleba.

Share, like and comment.

Dr-Ahmed Mohamed Ali

Special thanks for 📷 Hussein Guure

Photos from Hudeyfa academy for health and science's post 07/11/2023

Waxaa si hafsami la noogu noogu soo gabagaboobay imtixaankii finallka ee dufcada 3aad iyo 4aad ee ardayda caafimaadka.

Ardayda imtixaanka gashay nasiib wacan ayaan u rajeyneynaa.

Photos from Hudeyfa academy for health and science's post 06/10/2023

Yaa Xabiibi yaa Rasuula Allaah

27/09/2023
27/09/2023

Kheyru khalqilaah maalinkii ladhalay waa In aan u dabaal dagnaa oo ku faraxnaa axl

10/09/2023

Welcome to Hudeyfa academy for health and science

Photos from Hudeyfa academy for health and science's post 05/09/2023

Waxaa xarunta dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Hudeyfa Bin Yamaani lagu qabtey xafaafadda furitaanka sanad dugsiyeedka 2023-2024.
Munaasabadda oo isugu jirtay furitaanka sand dugsiyeedka 2023-2024 iyo dhiirri gelin loo sameeynayey ardeydii kaalimaha h**e ka gashey imtixaankii sand dugsiyeedka 2022-2023, waxaa nagala soo qeyb galey madax ka socotey Wasaaradda Waxbarashada, waalidiin iyo macallimiin iyaga oo ku ammaaney dadaalka ay ardeyda ugu jiraan waxbarashada.

28/08/2023

Hadda nagu soo biir oo hel waxbarasho tayo leh mahadsanid.

28/08/2023

Are you passionate about the field of healthcare?

Like and share

26/08/2023

Right now

25/08/2023

Ku soo biir Academy-yada oo is diiwaan geli discount ayaa sameyney wuuna kooban yahya.

Wixii faah-faahin ah nagala soo xiriir WhatsApp 0618967177

24/08/2023

Iska diiwaan geli Hudeyfa academy for health and science oo hel waxbarasho ku kaafisa iyo xirfado caafimaad.

Fiiro gaar ah Hudeyfa Bin Yamaani Primary and Secondary School oo ey hoos tagto Academy-yadu waxaa weli ka socda qaadashada arday cusub. 0615423545/0618967177.

17/08/2023

Dhammaan bulshada daneyneysa barashada xirfadaha caafimaadka
Waxaan ku war gelineynaa in is diiwaan gelintu socoto ardayda laqaadanayo waa ey xadidan yihiin yaan lagaa buuxin mahadsanid

Wixii faah-faahin ah nagala soo xiriir 61 8967177 ama +252615423545 .

Photos from Hudeyfa academy for health and science's post 14/08/2023

Waxaa Maanta Kormeer noogu yimid
Team ka Socday Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Ee Galmudug, iyo Mamulka Iskuulka Hudeyfa Bin Yamaani Primary and Secondary School .oo Machadku qayb kayahay , Mas'uuliyiintaan ayaa Ardayda Ku dhiirri Geliyay Barashad Xirfadaha Asaasiga ah Ee Caafimaadka( Basic Health Training Skills) .
ugu danbayn Waxaan uga Mahadcelinayna Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Garab Istaagga Iyo dadaalka ay Gelineeyso Waxbarashada Ummadda Reer Galmudug dhan Kasta.

30/06/2023

Waa dareen farxadeed markaad hiigsaneyso meel kuu gaar ah.

Waan lasoo daahay yaan laiiqaban.

Dr-Ahmed Mohamed Ali

Hudeyfa academy for health and science

29/06/2023

Dhammaan ummada Soomaaliyeed meel walba aad joogtaan ciid wanaagsan

24/06/2023

Waa barnaamij aan ku gorfeynay aniga iyo dhalinyaro kale sida loola tacaalo musiibooyinka dabiiciga ah.(Natural disasters)

Hudeyfa academy for health and science

Dr-Ahmed Mohamed Ali

Photos from Hudeyfa academy for health and science's post 24/04/2023

Waa team ka mid ah ardayda horay u qali jabisay oo maantay kulan isla balan ah uu dhexmaray iyaga iyo maamulka Academy-yada

Dr-Ahmed Mohamed Ali

Photos from Hudeyfa academy for health and science's post 02/04/2023

Graduation 🎓 Photos

26/03/2023

Daawo: waa xalfada qalin jabin ah oo loo dhigay arday ka qalin badalay Machadka Hudeyfa Bin Yamaani Primary and Secondary School qeybtiisa caafimaadka

25/03/2023

Sidee loo sameeyaa suture Daawo muuqaalkaan.

01/08/2021

Najma nashaad Ft c/risaaq anshax [xiligu waa saacadii] official video.

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Welcome to Hudeyfa academy for health and science
Are you passionate about the field of healthcare? Like and share

Category

Telephone

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00