Afka iskaabulada

Afka iskaabulada

Halkan waa page si dhab ah ugu doodi doona xuquuqda iskaabulada soomaaliyeed hadaba kusoo biir hada๐Ÿ˜

31/08/2023

Raga uun baa daalaye qalbi gabdheed lama buuxin karo iskaabulanimada dhib ha moodin hadii kale qalbigaa ayaa buuxis ka sugaya iskaabuladu hanoolaato๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช

Afka iskaabulada

15/08/2023

Hadii qofkaska oo xiriir sameeya uu niyad jab deris la noqonaayo maxaa ku diiday in aad farxadaada ilaashato oo iskaabulanimada iska joogto

Afka iskaabulada

13/08/2023

Pagekan wuxu ku hadlaa afka iskaabula soomaaliyeed fikirna wa nagu biirin karta so dhawada Afka iskaabulada

10/08/2023

Ila iyo Goormee Online sii ahaan doontaa adiga oo kaligaa ah Habeen Jimcana Ay tahay bal ino sheg ?

Jimco wngsn ma dhihi kartaa kan kugu dhaw dadkaaga?

Afka iskaabulada

Photos from Afka iskaabulada's post 07/08/2023

Meher 500gram dabah ah ayuu ka bixiyay in guurku ganacsi noqday wa aragtaaye naftaada u shaqeyso oo iyada horumar gaarsii inta aad qof kale u tacbi laheyd waa talo iskaabulada ku socota

Afka iskaabulada

05/08/2023

iskaabulo pagekan idinka leh kusoo biira
Afka iskaabulada. afkiina ayuu ku hadlaa

03/08/2023

๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜…๐˜‚๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ฎ๐—ป ๐—ฟ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ฐ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ถ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ณ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—พ๐—ผ๐—ณ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—น ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ป ๐—พ๐—ผ๐—ณ๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ

Afka iskaabulada

Photos from Afka iskaabulada's post 01/08/2023

Xaliimooyin see wax yeesheen ma gadaal baad u orodeen horaa loo ordaye๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜ณ๐Ÿ˜‚

Afka iskaabulada

31/07/2023

Farxad aad ku weysay iskaabulanimada kuma heleysid qof kale in aad la midowdo adigu sameyso farxdaada

Afka iskaabulada

30/07/2023

Qof naftiisa aan wax u qaban baa jaceyl iyo shukaansi ka fikira duni habowday waye
Afka iskaabulada

29/07/2023

Dadka guuleystay dunida waa dadka goorta h**e naftoda ka hormariyay wax kasta oo xirir iyo maalaa yacni ka tahay naftaada horumar gaarsi adoo halkaa ku dayacan waqtigaaga haku lumin shukaansi

Afka iskaabulada

27/07/2023

Dhafarka maxaa faa,iido ah iyo shukaansiga beenta ah kugu jiro s**o wll Afka iskaabulada

27/07/2023

Ruuxii aad aragto is bedel dhanka farxada iyo dhiiranaanta ah waxuu bilaabay xiriir kaas oo noloshiisii xumeeyay๐Ÿ’”
Afka iskaabulada

26/07/2023

Walaal seexo oo naftaada ka fikir shukaansi beele๐Ÿ’”
Afka iskaabulada

26/07/2023

Qof ibni aadam sidaada oo kale ah inta aad is laheysiin laheyd naftaada kaaga baahan in aad wax u qabato oo aad horumar gaarto iskaabulanimado ha waarto๐Ÿ˜

Afka iskaabulada

25/07/2023

Stresska wuxuu ka bilowdaa guurka baaritaan la sameeyay ayaa lagu sheegay iskaabulanimadu waa nafis

Afka iskaabulada

24/07/2023

๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ท๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐˜†๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ท๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ถ ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ฑ ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ๐˜€๐—ผ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ,๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ผ

Afka iskaabulada

24/07/2023

Iskaabulada nuucan oo miiran nagu jiro war sharafta noo ilaaliya aan is kaalmeysano nolol ka fiican iskaabulanimada ma jirtee๐Ÿคฃ

Afka iskaabulada

23/07/2023

Dadka xiriirka leh badana mada xanuun ayey qabaan la dhahay ma isku aragtay xanuunka iskaabulanimadu waa nafis

Afka iskaabulada

22/07/2023

iskaabulanimada waxaaga adigaa leh laakin noloshaada hadaa qof la wadaajiso saan dhaceysa aaqirka in guriga inoo kala qeybi lagu dhaho๐Ÿ˜‚ bal maxa ka doone dhibaatafas feel free xurnimo unoolow

Afka iskaabulada

22/07/2023

๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜…๐˜‚๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†?
Afka iskaabulada

20/07/2023

๐‡๐š๐›๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ฃ๐ข๐ฆ๐œ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฌ๐ค๐š๐š๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐๐ฎ ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ค๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐๐š๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ฌ ๐ฆ๐š๐ช๐š๐š๐ฒ๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ก ๐š๐ฆ๐š ๐ฌ๐ก๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง๐ฌ๐ข

๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฑ๐š๐š๐ฌ๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ ๐ฎ๐ซ๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐š ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ ๐จ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐๐ก๐š๐ช๐ฌ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ก๐จ๐ฒ๐๐š๐š๐ง๐Ÿ˜‚ ๐š๐๐ข ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ค๐ž๐ž ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ?

Afka iskaabulada kuso biir pageka oo fallow dheh๐Ÿ˜

18/07/2023

๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ค๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐š๐ฒ๐š๐ฒ๐Ÿ˜‚ ๐ฌ๐š๐›๐š๐›๐ญ๐š ๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐ง๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐๐š

17/07/2023

Taliye shub jaceelka uu arki waayay oo adiga ku haaya muxuu yahay war naftaada wax u qabso oo iska indha tir jaceel wax la yiraahdo ee mala awaalka ahโœ๏ธ

Afka iskaabulada

16/07/2023

Allaha caafiyo jaceelow maxa dad badan mustaqbal seejisay iskaabulonimada wax dhaama lawaa viva iskaabulo๐Ÿ˜

Afka iskaabulada kusoo biir pageka mahadsanid

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Iskaabulada nuucan oo miiran nagu jiro war sharafta noo ilaaliya aan is kaalmeysano nolol ka fiican iskaabulanimada ma j...
Allaha caafiyo jaceelow maxa dad badan mustaqbal seejisay iskaabulonimada wax dhaama lawaa viva iskaabulo๐Ÿ˜Afka iskaabula...
Allaha caafiyo jaceelow maxa dad badan mustaqbal seejisay iskaabulonimada wax dhaama lawaa viva iskaabulo๐Ÿ˜Afka iskaabula...
iskaabuladu dhibkaan ma qabaan๐Ÿ˜ jawi dagan isaga jiraan xiriir iyo buuqiisa maxa ku galinayaAfka iskaabulada iskaabulada...
iskaabuloy is adkeeya waxay jiljileeca nolol xuriyad leh baad nooshihiine๐Ÿ™ˆ๐Ÿ˜‚ Afka iskaabulada halkan nagula saaxib hada i...

Website

Address

Mogadishu
Other Arts & Entertainment in Mogadishu (show all)
Faasu Diin Faasu Diin
Mogadishu

page waxaa looga talagaley sida sherkooyin iyo sirta nolosha iyo wixii la mid ah

King cayda King cayda
Mogadishu

Hadaf keenu waa guul iyo hormar ๏ฟฝ๏ฟฝ

Boqol Enderson Boqol Enderson
Mogadishu

Kusoo Dhawow Page boqol Enderson

Zubeyr yarฤ› Zubeyr yarฤ›
Geed Jeceyl Mogadisho
Mogadishu, 12345678

You must take life the way it comes at you and make the best of it

jsavagethe jsavagethe
Via 1 Juli
Mogadishu, 00000BN

Mr dagsade Mr dagsade
Mogadishu

FAAFI MEDIA FAAFI MEDIA
Mogadishu

Welcome to FAAFI MEDIA page, Enjoy the entertainment.

Sanka Sanka
Baidoa
Mogadishu, 24350

Rashka Drama Rashka Drama
Maka Al Mukarama
Mogadishu

Fadlan Si Aad Kaga Mid Noqoto Saaxiibadda Rashka Drama "Like Inoo Saar Page-ka Sidoo Kalena Follow D

Qeyr Faafiye Tv Qeyr Faafiye Tv
Mogadishu

Muktar Mohamed Ibrahim Muktar Mohamed Ibrahim
Mogadishu

Social Activist entertainment and Arts

DAACI BILAN DAACI BILAN
Mogadishu , Dhakeney
Mogadishu, NO

policy affairs