XULKA H/W FC

XULKA H/W FC

You may also like

Dhara
Dhara

welcome pro

02/07/2023

Malmihi wacna wey sosocdan

13/06/2023

shali waxan ciyarnay kulan ciyareed natijada ciyartu wexe kuso idlatay
Xulka 3 : 1 l.v

08/06/2023

manta waxan kulan laciyarnay team almustaqbal
Kulan ciyareedki nodhexeyay wuxu kusoo idladay
0 : 0 waxa lisla tagay rigoro
waxana sobadiyay waqti dher kadib team xulk H/w

06/06/2023
04/06/2023

Rugcayadi so rogal cili mm 🔙

28/05/2023

alx congratulations

23/05/2023

team ka shali iyo manta wuxu sogaray guulo 2 kulan waxa lobaxayi 1 naadi Hom iyo awee 2 kulanba team xulka Aya guleysatay congratulations team xulka H/w
mahadsanidiin

18/05/2023

waxa lafuray liska diwangilinta ciyartoy ey lasowaregi donto xulka H/w welcome hadatahay ciyar yahan xirfadisa kukalson waxa laxeri dona liska 5/6/2023 I.a

17/05/2023

🔙 back

23/10/2022

idhitin wilsheno xuska 23oct as aska midnimo 2020

23/10/2022

Manta wa malinti an as asay dayarta midnimo 23oct malin nagu weyn

16/10/2022

mata o axad ah tariqdu tahay 16/10/2022 sinabad ah aya uwareji kabtan nimadi 🖐👋📝

02/10/2022

Xulka is back

30/09/2022

Shalay waxan sogarnay guul ciyartu wexe kuso dhamatay 1 : 2 gushu ina garto wexe kuxerantay in lomidowo o juhdi iyo ficil iyo maskax qorsheyso hambaliyo hambaliyo xulka H/w

29/09/2022

30/9/2022🕳💣

29/09/2022

waxa hada so idladay kulan u dhexeyay kabtaka iyo difacyada teamka wuxuna kuso dhamaday is fahan iyo is afgarad mowduca wuxu darna dhirigilin iyo tala wadaag
29/9/2022

28/09/2022

waxa manta lalaha ciyar yahanada qar kulan wada hadal ah o hada so dhamaday wuxuna kuso dhamaday is fahan is afgard waxa loga hadlayi mowducyo koxda wax ku ol u ah
28/9/2022 malin arbaco ah

27/09/2022

waxa manta sociyarnay kulan an kulan ciyared lagu shegi karin wayo gadaal kagarada kubada weynin ka kubartay o an baran sharuucda ciyaraha aya manta bareejo kuso dhamatay markey ciyartu ey muran iyo qeylo iyo garsorki o dhex dhexad an noqon koxdi h**e ee subar shel o is aruris kala so hortagtay team xulka
H/w ey kuso dhamatay 1 : 1 farin aya udiraya is sodhisa rer qelshoow waxa gool (fantastic) ah ka dhali amiin buruuno

Photos from XULKA H/W FC's post 26/09/2022

awoodi o awood dhaftay ayey noqdeen team xulka H/w 4/9/2022 ilaa 26/9/2022 waxan ciyar nay 14 kulan 2 aya ah awey 12 waa hoom 2 waa bareejo 12 waa guul sidas awgeed waa hormar alx guul ayan idin rajeena my team

25/09/2022

manto kalana madaxa nafuran

Photos from XULKA H/W FC's post 25/09/2022

waxa manta so ciyarnay kulan darbi ah waxa aan so bandhignay ciyar quruxbadan ciyarta wexe kuso dhamatay x/H/w 3 : 1 FC badcas
Guushu iyo dadal ku wa labo mid o isku xeran
tagerashena 25/9/2022
idinka wax idin kunahay

23/09/2022

team ku wuxu manta awey u aaday duleedka jowhar wexey so bandhigeen ciyar fantastic ah dhamaan ciyartoyda manta wexe dhelen dhiiga hambaliyo hambaliyo dhamaan ciyaryahanada xulka H/w
waxa golasha kala dhali
1 A.iskoo
2 L.sanjo

23/09/2022

team xulka H/w sida an malmahan idinla socodsineyni wexe aday safar jowhar duled kisa ey kulan zxb timo laso ciyarayan

22/09/2022

xulka wexe kujurta diyar garoow kulan kuso wajahan o safar ah

20/09/2022

waxa manta sogarnay guul weyn waxana kugarnay dadal dheeri ah dadala wugara gusha manta wexe ehed malin cajiib teeda wadato waxa manta 2 gool dhaliyay A.buruno woxo so bandhigay ciyar qurux badan
Ciyar tu wexe kuso dhamatay 4 : 1

19/09/2022

Ciyartoydi shawaqa luxay manta

19/09/2022

waxa manta kulan ciyared lalehen koxda (holan) Waxan sowada ciyarnay ciyar wanagsan waxan so bandhignay ciyar quruxbadan waxa samenay kambak
ugu dambeen waxa soogarnay guul weyn waxa samenay dadal dheri ah
Waxa golasha dhaliyay
1 suuraj
2 beel
3 laal
19/9/2022

17/09/2022

waxan nahay kox iskuduban farxadoduna haltahay kaladamben iyo is kutanasul kadhexeyso farxad ban isaga jurna guldaro naguma dhacdo ila mid nasibka naga hili moye dadal xumo nogolama guulesto guldaradu iskuma edeyno e cashar ban kabarana o waxan kafaid na meshu qalad naga hesto guul my team

16/09/2022

Go's go's

16/09/2022

waxa shalay soogarnay guul fantastic waxa sobandhignay ciyar quruxbadan waxan heysana ciyar yahano fantastic ah gushu waxa kento dadal iyo juhdi waxa shalay golasha dhaliyay
v.p
Suuraj
G/beela

14/09/2022

waxa manta kulan darbi u nadhexmaray koxda wiizti joowhar wuxu ahaa kulan an waxba lisku reeban wuxu ahaa kulan wacdaradiisi watay wuxu aha kulan 2 kambak u dhacay wuxu noo ahaa guul an kutijawineynay awoodi mal mahan kubadineynay in an sii kordhin karno alx wexe ehed awood an laga sheken karin
Wiizti jowhar 6 : 8 xulka H/w
waxa golasha kala dhali
Neymar
beelo
V.p
Suuraj
Congratulations

14/09/2022

shalay waxan sogarnay gul waxa an samenay dadal dheerad ah dadaala wuugara guusha waxa xulka jooga ciyaryahano tayo leh o guul darada kajecel gerida o ciyarayo dhig iyo bareshar ciyar ti wexe kuso idlatay 8 : 1

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu
Other Sports Teams in Mogadishu (show all)
Haldoor Football Club Haldoor Football Club
Doolow
Mogadishu

Hiigsigeena waa inaan ahaano dhalinyaro maskax iyo muruqba caafimaad qabto

Halyeyga Umadda Halyeyga Umadda
Jale Siyad Road
Mogadishu

Hey !. Welcome to our Home/page follow and like is your Side .... Welcome and welcome and welcome

Shalambood Fc Shalambood Fc
Shalambood
Mogadishu, 252

Together we can do ��

Shabeel football Shabeel football
Mogadishu
Mogadishu

join us to stay updated on football news in different leagues.

somali fixed 1xbet&linebet somali fixed 1xbet&linebet
Mogadishu

welcome everyone somali

Baqar feysal Stars Baqar feysal Stars
Mogadishu

Liverpool somali fans Liverpool somali fans
Km4
Mogadishu, 311000

Halkan waxa ka socon doontaa waarkii ugu danbeyay ee kooxda ,tabinta ciyaarta,taariikhaha

POWER BOYS POWER BOYS
Mogadishu

Welcome to the largest club in Bondere district 💪🙏

FC  cosmos FC cosmos
Madiino
Mogadishu

sport& train

walaalaha FC walaalaha FC
Suuqa Xoolaha
Mogadishu, 619255228

walaalaha fc

CUMAR CUMAR
0614913802
Mogadishu