Najmo cosmetics and shopping

Najmo  cosmetics and shopping

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Najmo cosmetics and shopping, Health/Beauty, Mogadishu.

11/08/2021

Haddi aad shaqo doon tahay ama shaqo abuure tahay clipkaan si dagan u dhageyso

Ustaad:Jamaaludiin cowke

Noqo shaqsi proactive ah
Mr Hanad samadoon

11/08/2021

Gusha soorac lagama xigo whatspp 252617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 11/08/2021
Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 11/07/2021

Waa Maxay Gastritis ama *GaasCalooleed) ?

ama Boog ku timaadda Dahaarka caloosha.

Waxaa uu u noqon karaa Mid si degdeg ah u dhaca (acute) iyo mid Dabadheeraada(chronic).

(gastritis)?

1.Isticmaalka alcoholka
2.In Badan inaad Mantagto
3.Stress ka ama Welwelka
4.In aad in Badan Gaajooto

5.in aashatada calooshu ayna dheeli tirnayn

6.In cuntada xawaashka badan la isticmaalo (spicy)

7.Inaad isticmaasho daawooyinka layidhaah anti-inflammatory drug sida asprin ta.

Waxaa kaloo sababbikara loona aaneeyaa:

●Helicobacter pylori (H. pylori) waa Bakhtitire (bacteria) ku nool xuubka (mucus) ku dahaaran caloosha.

Haddii la daaweyn waayana caabuq ama humbuluuluq (infection) ayuu kuu horseedayaa boog ama nabar (ulcer) dadka qaarna cancer xagga caloosha ahi ayey ku sababtaa.

Pernicious anemia:

Waa dhiig la’aan timaadda marka calooshu ay weydo waxyaabihii dabeeciga ahaa ee looga baahnaa in si sax ah ay u soo nuugaan ama ay u burburiyaan vitamin B12.
Bile reflux: in bile-ka uu dib ugu noqdo caloosha, xanuun ayaana imaanaya.
Infection: ay keenaan bakhtire (bacteria) ama virus ayaa iyadana loo aaneeyaa.
NB: haddii la daaweeyn waayo gastric waxa imanaaya dhiigbax daarana waxaana saa’idayaa cancer calasha inuu kugu yimaado.

(gastritis)?

●labolabo,
●mantag,
●laabjeex iyo
●mantag dhiig la socdo.
●Inuu soo noqnoqdo xanuun xagga caloosha ah sidii nabar oo kale.
●Caloosha oo dibbirta, apitet xumo.
¶Miisaanka oo yaraada.

Sidee lagu garan/ aqoonsan karaa magaca cudurka iyo astaanta saxda ah?

Waxaa la sameeeyaa baaritaan.

●Upper endoscopy: waa qalab (tuubbo afka k**arad ku wadata) bukaanka afka laga geliyo ilaa caloosha lagu dhaadhiciyo,
waxaa hubinayaa in calooshuay leedahay wax caabuq ah ka dibna waxaa la sameeynaa biopsy waa hab lagu soo jaro sample yar oo tissue ah (wax yar ka mid ah hilibka caloosha ama gaskeeda) ka dibna shaybaadhka (laboratory) ayaa lagu baadhaa.

●Baadhitaan dhiig (Blood test): waxa la hubinayaa in unugyada dhiigga cas (red blood cell) uu ku yaryahay bukaanka uu yahay dhiig la’aan (anemic).

●Fecal occult blood test (stool test) (baadhitaan saxaro): waxaa lagu ogaadaa in saxarada bukaanka dhiig la socdo.
Hadaba nalagala sooxariir no:
What's up: http://wa.me/+252617722507

11/07/2021

Taxanaha Caafimaadka

Salpingitis (Salbinjaaytis) - infakshan ku dhaca Tubooyinka

1. Salpingitis waa caabuq ama infakshan saameeya ama ku dhaca tubooyinka makaanka waxaana caabuqaan dadka qaba kasoo daahda ama qalqal gasha caadada, marka ugu dambaysana waxa aad u yaraada fursadaha dhalmada gabadha

2. Salpingitis calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah qoyaan ka yimaada xaga hoose gaar ahaan qoyaan midabkiisu badalan yahay, shirif la socda qoyaankaas, dhiiga caadada in gabadhu aad ugu xanuunsato iyo gabadha oo jamaaca dhexdisa ku dareenta xanuun zaaid ah

3. Sidoo kale calaamadaha cudurkaan lagu garto waxaa ka mid ah in dhiig yar yimaado inta u dhaxaysa labada wareeg ee caadada, dhabar xanuun, caloosha oo dhinac ama labada dhinac qofka ka xanuunta, qandho yar, dhabar xanuun joogta ah iyo lalabo marka qaar la arko

4. Xanuunkaan waxaa keena ama sababa noocyo ka mid ah bakteeriyada (bacteria), sidoo kale xanuunkaan wxaaa keeni kara cudurada lagu kala qaado galmada qaybo ka mid ah, haweenka la xanuunsan cudurkaan ayaa aad usoo badanaya marka loo eego sanadihii h**e

5. Waa cudur la daawayn karo aadna u fudud hadii si dhab ah loo baaro, iyada oo laga duulaayo astaamaha cudurkaan sidoo kale xanuunkaan waxaa dhici karta in saamayn uu ku yeesho galmada, timaha qofka oo daata, dhalmada iyo dhicis ama dilan inuu keeno

6. Vitaminada qaar oo qofka jirkiisa ka maqan, barar in gabadhu ka dareento xuddunta hoosteeda, iyo fadhiga oo aad u badan waa waxyaabaha sababta u noqon kara xanuunkaan, sido kale xanuunkani saamayn toos ah iyo mid dadban ayuu ku yeelan karaa ugxaanta

7. Exercise ama jimicsi in uu qofku sameeuo ay waajib tahay, cuntooyin in uu ka fogaado lagula taliyo iyo waxyaabo in uu cuno lagu taliyo ayaa jira marka laga hadlaayo xanuunkaan sidaa darteed la xiriir dhakhtarka kuugu djow hadiu aad isaga shakiso xanuunkaan.

Gaarsii Walaalaha Kale Si Taladaan U Caawiso

Kalaso xiriir number whatsapp +252_ 617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 11/07/2021

?

Xasaasiyadda waa xanuun kuyimaado maqaarka

.

- Cun-cun sanka iyo indhaha ah.
-duuf kulul iyo ilmo kulul.
- Jirka oo ku cun-cuna,xoqma oo dhiiga

- Nabro yar-yar oo guduud ah oo maqaarka kaasoo yaaca oo cun cun badan bararna leh.

- Barar sanka carabka iyo indhaha ah.
- hindhiso ama neefta oo ku dhibta.
- qufac saaid ah mararka qaar.

?

Cilmi-baadhayaashu Ma caddeen wali sababta,
habka difaaca jidhku uu u sababo fal-celin xasaasiyad leh marka walxaha caadiga ah ee aan
khatarta lahayn ay soo galaan jidhka.

Xasaasiyaddu qayb ka mid ah ayaa la socota hiddo-wadayaasha waalidiinta. Tani macnaheedu waxaa weeye waalidiinta ayaa u gudbin kara carruurtooda xasaasiyadda.

Xasaasiyad gaar u ah waalidiintada k**a dhaxli kartid Tusaale ahaan, haddii hooyadaadu xasaasiyad ku leedahay Digirta, macnaheedu maahan inaad adna digirta ay qasab tahay in aad xasaasiyad ku yeelato balse waxyaalo kale ayaad xasaasiyad ku yeelan kartaa oo aad ka dhaxli kartaa.

.

1= CAYAYAANKA Qaniinyada kaneecada,in aad caaro taabato ama baran-baro.
2=CUNTADA: Hilibka kaluunka, looska, caanaha,digirta,ukunta iyo qaar kale oo badan.

Qof walbana xaasaasiyada waxaa ku kiciya shey ama
dhowr shey oo kuwaan kamid ah,
Waana muhiim qofku in uu ogaado waxa ku kiciya xasaasiyada si uu uga dheeraado.

.

Habka ugu wanaagsan ee looga hortagi karo xasaasiyadda waa in laga fogaado wax kasta oo kugu kicinaya xasaasiyad, Haddii aysan suurtagal ahayn, waxaa jira fursado daaweyn ah oo la heli karo
Adigoon dib danbe isugu arki doonin.


fursadahaas

+252617722507 siisher gare

17/05/2021

Asc
Matahay qof kacabanaayo Xanuunka macaanka (sonkorta)
Hadaba hadii aad tahay mid doonaayo inuu Kacaafimaado Cudurkan
Nagala soo xirir
Whatsapp +252617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 07/05/2021

Kusoo dhawoow daawooyin cafimaad oo dabiici ah (calciums) kuwaas aad ugu fiican cudurada lafaha sida
1= lafa xanuunka guud
2= soo kabashada lafaha jabay
3= xanuunka laf dharta
4= Korinta lafaha daciifka ah
5= xoojinta lafaha ilmaha yar yar iyo
6= nafaqeynta ilmaha uurk ku jira si ay ugu dhashaan miisaankii loogu tala galey

fg: hadaba hdaa tahy bukan daneynaya Dawoyikeena fadlan adigoo mahadsan naga sooxiir lamparka hoos kuxusan mahadsanidiin


WhatsApp/+252617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 29/04/2021

Daa wadan waxa ey aad igu fecn tay oo loo isticmalo🤙 1: sida qof afkiso dhigo yiridka
Af urka iyo suuska ama ilka xanuunka iyo waxwalba oo quseya afka 🤙handi aad daneneyso
Nagala soo xariir What'sup+252617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 29/04/2021

Maka cabaneysaa:
1:Finanka
2:Haaraha
3:Nabraha
4:Saliida wejiga
4:Awooda jirka oo yaraatey
5:Dheefshiidka oo caqabad kaa heysato
6:Daal fara badan
7:Calool olol
8:Alerjiga ama Xasaasiyad

Waxaan kuu heynaa daawo ku haboon oo dabiici ah taasoo kaa ciribtireysa

Haddaba haddii aad u baahan tahay dawadaan fadlan la xiriir

Whatsapp numberka

+252617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 21/04/2021

ASC Dhaman Bulsho weynta Soomaaliyed waxad noogu soo hagaagi kartaan daawoyin dabiic ama organic ah oo tayadoda lahubo lehna qaab loo isticmaalo iyo xadi laga isticmaalo kuna fiican ciribtirka cudurada maaraha loo wayey sida
1. Gaaska,
2. Baabasiirka,
3. Sokorta,
4. Dhiigkarka,
5. Neerfaha,
6 Cayilka saaidka ah,
7. Cudurada maqaarka Cancerka,
8. AIDS-ka
9. Keliya xanunka iyo dhagaxa kelidaba
10.wadna xanuunka
Iyo dhaman cudurada guud sida cudurada caruurta, haweenka iyo ragga intaba.... Tijaabo cadeyn ah oo lahubo daawo muuqaaladan....👇
Kala so xiriir numberkan :
Ama WhatsApp ka cod noogu reeb waanu kaaga jawaabeynaa InshaAllah.
WhatsApp number : +252617722507
Call me . 0617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 20/04/2021

Matahy qof doonayo misaankiisa inuu dhimo?
Majeceshahay misaankaaga Normal inuu noqdo?
Wahaddii aad dooneysid buurnaan sa'idka ama cadiinta caloosha ama baruurta inaad iska jerto ama aad yareysid iyo misaankaga adigoo adeegsanaya daawo dabiici ah aad utayeysan kuna isticmaali doontid mudada ilaa'12 usbuuc.
meelkasto aad joogtid wad kaso dalbankarta

UHELI KARAA


so wac +252617722507🤳

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 20/04/2021



Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.



1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.



Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.



Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin
Aad iskaaga cirib tiri karto xanuunka,
Waxaana loo yaqan..
Zinc,,, Softgel,,, & Chitsos
Iyo kuwa kalo badan


xanuunkan

http://wa.me/+252617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 20/04/2021

Ma tahay ruux qaba xanuunka kalastaroolka(cholesterol) hadaba waxaan kuu haynaaa daawo kaa dhaqeyso xanuunka insha allah
Fadlan nagala xiriir WhatsApp 0617722507🤳

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 20/04/2021

Hadii Aad Isku Aragtay Ama Aad Dareemayso Ilko Xanuun
Sidoo Kale Hadii Aad Isku Aragtay Suuska Ilkaha Gala iyo wax walba oo quseya afka

Fadlan Waxaan Ku Hayaa Daawo Tayo Leh Misena Herbal Ah
Una Wanaagsan Afkaaga

Hadii Aad Ubaahantahay Faahfaahin Ama Iib Fadlan Waa Laguu Adeegi Doona
Laxiriir Whatsup Number +252617722507
Waa Laguu Adeegi Doonaa insha allah

Hadii Aad Cafimad Qabto Dheh Alx
Gaarsii Dadka Ubaahan Adeegaan
Ilaah Ajir Hakaa Siiiyo

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 20/04/2021

Asc macmishena sharfta leh kuso dhawada alabo dabiciah ah oo tayo leh adna ugu ufecn maqarka adna kahelayso natijo lahubo

:₩ lo istimalo
1 xasasiyada
2 nabraha
3 finanka
4 haraha
5 gad gadudka
6 salida
7 waji qalaylka
8 iyo wax walba oo quseya WAJIGA
Haba handii aad daneyneyso
Nagalasoo xariir tell ama
what'sup +252617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 12/04/2021

Asc dhamaan walalaha goor wngsn
Bishaaro! Bishaaro! Bishaaro!
Waxan ugu bishaarey nayaa bulsha weynta soomaaliyed inaan uheyno Dabiici ah oo lagu daaweynayo iyadoon wax qaliin ah lagu sameynin mudo yer gudohood lagu baabi inaayo
waxan idin heynaa DAAWO cajiib ah lagu dhimaayo misanka
👇👇👇
alaabta waa dabiici wax saameyn ah ama dhibata ah malahan
👉👉waxad nagala soxiriri kartaa ciwaanadan Hoose
Ama call
👇👇👇👇
0617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 11/04/2021

Ma tahay ruux ka cawanaayo kaliyo xanuun ama kaliyaha dhagax makaaga jiraaan (KIDNEY STONES)hadaba waxaan kuu haynaa daawo si dhaqsi ah kaaga burburineyso dhagaxa dhagaxa insha allah
Hadaba handii ubahan tahay nalasoo xarii handii aad caafmaad qabtana axlm dheh wall ubahan oo dhiban gaarisii SHERE DHEH

nagala soo xiriir fafahin ah ------------------------------- cod nugureen what'sup
👇👇👇👇👇👇
http://wa.me/+252617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 04/04/2021

Ma tahay qof qaba xanuuunka quunka (sore throat)dadka qaar ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa baabi'neysa xanuunka
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp ________________
http://wa.me/+252617722507

26/03/2021

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.

Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.

2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.

Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaadata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qanac sanaan la aan ah iyo walwal lasoo darso seygeeda.

Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.

BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC

type (nuuca koowaad)
Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii koowaaad ee galmada marna aanan is badlin.

type. (Nuuca labaad)
Waa nin bilaawgiisii koowaaad fiicnaa lkn mudo kadib bilaabay biyo baxa dag daga ah.

Xagee laga xukumaa dareenka ninka .

Dareenka rabitaan ee ku dhisan raaxeysi
Kaasi oo dhex mara labo lamane aya laga agaasimaa qeybta kala hagto fariimaha ka yimaado jirka qeybihiisa kale taasi oo loo yaqaan central nervous system
( qeybta dhexe ee maamulka maskaxda)

Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socoto diri doono neerfayasha dhabark ee loo yaqaan nevers

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiin doono neerfayaal xawaare sare ku gudbiya fariimaha maskaxda.

Qaabka biyuhu u baxaan ...

Emission...(xawaareyn)
Waa markii biyuhu kasoo dhaqaaqaan xaniinyaha kadibna soo maraan tubada loo yaqaan vass deference kadibna la geeyo qanjirka prostate ka si loogu daro dheecno kale kadibna lagu soo daayo tubada dheer ee dhex marta xubinta ninka si banaaka loogu tuuuro

🩺Expulsion (Tuuromo)
Waa markii muruqa loo yaqaaan pulbo. cavernous muscles ee ku yaala salka danbe eee xubinta raga ow si awood leh u tuuro biyaha ninka si ey u yeeshaan tiiiro ey ku dhex boodaan daloolka xubinta dumarka.

Maxaa sababa biya baxa dag daga ah

Lama yaqaan sababta saxda ah ilaa iyo hada.
Lkn xaaladaahan ayaa ka qeyb qaato.

Niya jabka (depression )
Stress ama walaaac fara badan
Lamaano isku cusub (sida aroos cusub)
Inaad fikrad qaldan ka aaminto galmada.
Isku kalsooni la aaan xaga galmada ah
Siigeysi mudo badan soo jiray
Xariirka lamaanaha oo xumaaada.
Ninka oo saaid oo cayilan PMI ka badan 40
Jileeec ama awood yari muruqa xubinta raga.
Caabuq ku dhaco xubaha taranka.

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?

Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaan uu Alle kucafiyey.

Hadaba hadii ad ubahan tahay kala so xiriir WhatsApp

👎👎👎👎👎👎👎
http://wa.me/+252617722507

U Garey walahada la dhibatey san xanunkan

wa.me

20/03/2021



iyo kadimareenka
waa mid ku badan dhulkeena, taas oo ay ugu
wacantahay cimilada iyo qaab nolaladkeena.

Maxey ka samaysan yihin dhagaxaantaas❓

horta dhagaxaantani maaha sida kuwa ciida ka
samaysan iyo macdanaha kle ee aynu dhulka ku

aragno, ee kuwani waa kuwo ka duwan kana
jilicsan kana samaysma macdan laga helo kaadida
iyo jidhkeena, taas oo ayno ka helno cuntooyinka
aynu quudano .

Dhagaxantani waxaa leeyihiin dhawr nooc , se waxaa ugu muhiimsan afartani nooc
calcium stone (75%)
Struvite stones (15%)
Uric acid stones (6%)
Cystine stones (2%)

1, Markaa ka ugu badan waa (calcium oxalate) kaas oo samaysma marka uu qofku cuno cunto aashatadu

ama dhandhanaanku ku badanyahay/cusbadu .
(calcium oxalate) sideedabana waa cusbo aashato
wadata (salt of oxalic acid).

2, (struvite stones) noocani
waxa keena waa caabuq ku raaga kalyaha ama kaadi mareenka (chronic urinary tract infections)
markaa bacteeriyaa keenta cabuqaas ayaa waxa

kaadida ku sii daysaa macdan loo yaqaano (ammonium,) ammoniumtaasina waxaa la fal gashaa macdan kale oo kaadida laga helo oo looyaqaano (phosphate,)falgalkaasina waxaa uu sababayaa inuu dhagax samaysmo .

3, (uric acid stones) noocasina inta bdan waxaa keena hilibka kalunka iyo macdano kale oo badan

Maxaa keena in dhagaxaantu kilyahaaga fadhiistaan❓

kolay waxkastaba wax bey ku yimadaan, sideedaba dhagaxaantu ma fadhiistaan kilyaha oo kali ah, ee waxe fadhiisan karaan meelkasta oo kamid ah kaadi mareenka.

haday tahay kaadi haysta, tuunbooyinka kaadida ka soo qaada kilyaha iyo inta u dhaxaysa kaadi haysta iyo ibta kaadidu ka soo baxayso .

Waxaa jira qodobo caawiya ama ka qayb qaata in dhagaxaantu ku samaysanto kilyaha ama
Kaadi mareenka .

Fuuq bax ama biyaha oo jidhkaaga ku yaraaada sida qofka oo hawl adag qabtay biyo badan ka bexeen islamarkaana aanu wax biyo ah cabin iyo qofka oo sidiisaba aan biyaha cabin ama aan joogtaynin.

Caabuq ku dhaca kalyaha iyo kaadi mareenka
Xanibaad (obstruction) kaadi mareenka
iyo dhawr qodob oo kale sida boratiinka oo la badsado iyo cuduro la kala dhaxlo
Dadka fadhigoodu badanyahay ee saacado badan fadhiyaa waa ugu halis badanyihiin dhagaxaanta kalyaha kuwa fadhigoodu yaryahay.





In aad qaliin marto oo lagaa soo saaro
Dhagaxaanta meesha kujirto
Kadibna aad isticmaasho daawoyinka DR ka kuu qoray
AMA
Inaa aad iska daaweyso adigoona lagu qalin
Shaqadaada ne iska wato
Muddo kooban ne uskaaga dapar jarto xanuunkan


Adigoona qaliin marin waxaad laxariiri kartaa
What's up kan +252617722507

Una sii share garey si dadka oo dhan uga faaidestan

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 20/03/2021

FURSAD SHAQO ABUUR AH:
....Ma tahay qof shaqo doon ah?....Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?....Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?....Ma doonaysa inaad waqtigaaga xor u noqoto?....Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:

*Lagaama doonayo shahaado
*Lagaama doonaayo damiin
*Lagaama doonayo wax barasho
Igaala soo xariir
# # # +252617722507 # # #

# # wlal # # #

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 20/03/2021

Matahay qof xanun daremaayo laxanunsan xanunyadaan
1)kiliyaha oo dhagax leh
2) Dhiikar
3) Gaas
4) sokor(Diabetic)
5) Burada oo minka kasoobaxda (Fibroide)
6) Tumar
Soodhowow wlal Nagalasooxariir

Whats up +252617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 20/03/2021

Fursad ganacsi oo muhiim ah oo guulo wax ku ool ah aad ka gaari kartid

Ma tahay qof shaqo doon ah?
Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?
Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?
Ma doonaysa inaad waqtigaaga xor u noqoto?
Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn.
Lagaama doonayo shahaado
Lagaama doonaayo damiin
Lagaama doonayo wax barasho

F.g Shaqadaan waxa ay ku xiran-tahay Rabitaaankada oo Kaliya

Hadaba hadii aad diyaar u tahay wixii fahfahin kala soo xidhiidh kartaa whatsp +252617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 17/03/2021

Matahy qof doonayo misaankiisa inuu dhimo?
Majeceshahay misaankaaga Normal inuu noqdo?
Wahaddii aad dooneysid buurnaan sa'idka ama cadiinta caloosha ama baruurta inaad iska jerto ama aad yareysid iyo misaankaga adigoo adeegsanaya daawo dabiici ah aad utayeysan kuna isticmaali doontid mudada ilaa'12 usbuuc.
meelkasto aad joogtid wad kaso dalbankarta

UHELI KARAA


+252617722507

Photos from Najmo  cosmetics and shopping's post 09/03/2021



Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan waa xaalad culus balse inta badan layska dheelsado.



1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.



Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.



Calaamadaha iyo waxa lagu daaweyn karaa daawooyin aad iskaaga cirib tiri karto xanuunkan sida Chitosan

xanuunkan

whatsApp: +252617722507

09/03/2021

*U FIKIR SI KA XEEL DHEER SHAQAAL NIMADAADA*

*FURSAD SHAQO OO UBANAAN QOFKASTA*

*Diyaar Ma U Tahay Is Badal Wanagsan Noloshada Ah*

*HADEY JAWABTADU HA TAHAY*

*Waxaan Fursad Sina Dadka*
*Bilaa Shaqada*
*Kuwa Musharka Yar*
*Dadka Rabo ilo Daqli Oo Dheeri Ah*
*Dadka Raadinaya Maal Galin*
*Dadka Rabaan Iney Shaqeyan Waqti Firaqada*

*SHIRKADAYADA CALAIGA WAXEY RAADINEYSA QOF ARAGTI LEH UNA BAHAN SHAQO*

*Hadii aad Xiiseneysid ku Soo Dhawoow Warbixinta 0617722507*

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Haddi aad shaqo doon tahay ama shaqo abuure tahay clipkaan si dagan u dhageyso   Ustaad:Jamaaludiin cowke   Noqo shaqsi ...
Gusha soorac lagama xigo whatspp 252617722507

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Health/Beauty in Mogadishu (show all)
drs_zamzam_mohamed drs_zamzam_mohamed
Zm8814407@gamil. Com
Mogadishu, ZAMZAM6829

HAJOW Libaah12 HAJOW Libaah12
KARAAN
Mogadishu, HAJO12

HAJOW

Hassan abdullahi omar Hassan abdullahi omar
Maka-al Mukarama-street
Mogadishu, 252

hiigsi herbal hiigsi herbal
Mogadishu

herbal and online market

Dawo Online 24 Dawo Online 24
Bakaaro
Mogadishu

Xarunta cafimadka Xarunta cafimadka
Muqdisho
Mogadishu, WARTANABADA

Al Huda Herbal SB_Beauty Al Huda Herbal SB_Beauty
Km4 Road
Mogadishu

Al Huda Herbal SB Beauty Waxay u taagantahay mar walba in Macaameysheda u adeegto mar walba

Wadani ina cabdulahi Wadani ina cabdulahi
Mogadishu

How much dirt do you have?

Kabtan ayuub Kabtan ayuub
Mogadishu

cheno