Goobsan

Goobsan

You may also like

Rafid Jaashan
Rafid Jaashan

Goobsan GROUP was founded in 2014 by a group of Somali professionals with diverse experience in mana

02/08/2022

sameynta mareeg lagalasoo xariiro ganaacsigaada
waxay sara u qaadeysaa magac iyo amaanada
ganaacsigaaga, Goobsan waxay diyaarta kula tahay sameynta website naqshad qurxoon leh

31/07/2022

Xarunta Goobsan Institute Business & Technology
waxey qabanayaan koorso ku saabsan barashada
xirfadda naqshadeynta # graphicdesign
oo lagu bara doono softwares kala ah



waxii faahfaahin ah nagala soo xariir
number kan : 0617 338 998

31/07/2022

servicess ka macaamisheena an u qabano waxaa ka mid ah
Qaadista sawirada iyo duubista muuqaalo tayadoodu sareeyso

31/07/2022

!
Goobsan Waxaanu idinku wargelineyna in aanu idiin hayno adeega xog uruurinta suuqyada ( ) oo laguugu sameeyn doono qaab here caalamiya oo cilmiyeeysan

29/07/2022

Goobsan services ka aan qabano waxa ka mid ah

29/07/2022

27/07/2022

!
Goobsan Waxaanu idinku wargelineyna in aanu idiin hayno adeega xog uruurinta suuqyada ( ) oo laguugu sameeyn doono qaab here caalamiya oo cilmiyeeysan

04/06/2022

Layli Business Solutions, waxaa ey halkaan kugulla wadaageysaa boosas shaqo, fadlan hadii aad ka faa ideysan kartid e-mailada hoos ku xusan .

01/06/2022
30/03/2022

Xarunta Goobsan Institute Business & Technology iyo Jaamacada Plasma Campus-keeda PIU waxey qabanayaan Seminar on Research methodology, waxaana bixin doona cilmi baarayaal ku taqasusay.
Seminar-ka wuxuu soconayaa (saddex maalin) wuxuuna bilaabanayaa (2/April/2022) galabnimada Sabtida.
Fadlan iska diiwaan (Link-ga) yaala qeybta comment-ga👇 ama wac waxii faahfaahin ah 0617 338 998

Photos from Goobsan Institute's post 22/03/2022
08/03/2022

Hambalyo dhamaan Hooyooyinka iyo Gabdhaha Soomaaliyeed

07/03/2022

Xarunta tababarada ganacsiga iyo tiknoolojiyada ee Goobsan Institute waxeey qabaneysaa Seminar on Project planning, Desining & Implementation, is diiwaan gilnta waa ay socotaa ka faa'iideysi wacan.

Xarunta Goobsan Institute Business & Technology waxey qabaneysaa Seminar Ku saabsan Project Planning, Designing and implementation waxaana bixin doona Macalimiin ku taqasusay.
Seminar-ka wuxuu soconayaa 4 maalin wuxuuna bilaabanayaa 19/March/2022 galabnimada Sabtida. Iska diiwaan gili 👇
https://docs.google.com/forms/d/1oKRJdGjdDoRlh98V1YkgsM3siVH08pbkw5rXV3Kmzzk/edit
Waxii faahfaahin ah 0617 338 998

04/03/2022

Juma Mubarak

02/03/2022

Ma leedahay social media platforms?
Hadaba Goobsan waxeey kaa caawin doontaa
1. Page Designing 2. Page management 3. Page promotion

Haddii aad daneyneyso nagala soo xiriir +252 617 338 998

25/02/2022

Juma mubarak

24/02/2022

Ka faa'iideysi wacan Goobsan Institute

Maalin ayaa ka hartay goorta uu inoo bilaaban lahaa Seminar on research methodology, is-diiwaanngilinta waa ay socotaa tirada ka soo qeyb galayaasha waa ay xadidantahay fadlan yaanan lagaa buuxin, iska diiwaan-gili link-ga hoose ama wac waxii faahfaahin ah 0617338998
https://docs.google.com/forms/d/1TywsCPtF45veW9jXr4ykQu0neZxKyeRVdqJO3uX33hE/edit =ACYDBNiHKcLHPcv71jwtYfzN91-AjRYdcxiOgxKJ-B8VQfMwuoBStTlrI-vJmqPMrsZw66Y

Photos from Goobsan's post 23/02/2022

Logo brand
Waxaan u shaqeeynay Dr Abuukar Abdullahi
Haddii aad u baahantahay astaan qurux badan kana tarjumeysa ganacsigaaga
Adeegani diyaar ayaan kugula nahay nagala soo xiriir +252 617338998

20/02/2022

Xarunta tabarada ganacsiga iyo tiknoolojiyada ee Goobsan Institute waxeey bixineysaa Seminar ciwaankiisu yahay Research Methodology, tirada ka qeyb galayaasha weey xadidantahay ka faa'iideysi wacan

Xarunta Goobsan Institute Business & Technology waxey qabaneysaa Seminar on Research methodology, waxaana bixin doona cilmi baarayaal ku taqasusay.
Seminar-ka wuxuu soconayaa shan maalin wuxuuna bilaabanayaa 26/Febraayo/22 galabnimada Sabtida.

Fadlan iska diiwaan liifaqa hoose👇 ama wac waxii faahfaahin ah 0617 338 998
https://docs.google.com/forms/d/1TywsCPtF45veW9jXr4ykQu0neZxKyeRVdqJO3uX33hE/edit

20/02/2022

Ma rabtaa inuu ganacsigaaga ka duwanaado ganacsiyada kale hadaba Goobsan waxa ay kuu diyaarisay xirmooyin kala duwan kuwaasoo aad ku gaari kartid macaamiil badan
Waxii faahfaahin ah fadlan nagala soo xiriir 0617 338 9988

18/02/2022

Juma Mubarak

Photos from Goobsan's post 14/02/2022

Full brand Travel Agency
Waxaan u shaqeeynay Ask me Travel and Cargo Agency
Haddii aad u baahantahay astaan qurux badan kana tarjumeysa ganacsigaaga
Adeegani diyaar ayaan kugula nahay nagala soo xiriir +252 617338998

31/01/2022

Dhamaan ardayda iska soo diiwaan galisay Koorsada Odoo Technical Training, in maalinta KHAMIIS-ta taariik-duna tahay 3/2/2022 aad imaan doontaan xarunta oo ku taala:-
Street: Maka Almukarama,
Building: Osman Ahmed Roble, Room: (9).

Waxaana la Idin siin doonaa Orientation ku saabsan Koorsada.
Maalinta: Khamiis
Taariikh: 3/2/2022
Waqtiga: 09:00AM
Ama galinka h**e ee Khamiista inshallah

More info: Call/Whatsapp 0617338998.
Mahadsanidiin

29/01/2022

POS for Pharmacy wuxuu kuu saamaxaayaa inaad diiwaan galiso daawooyinkaagaa, noocyadooda iyo qiimahooda kala duwan,sidoo kale waxaad ogaan kartaa xilliga daawada ay dhacayso iyo inaad aragto daawooyinka kuu yaallo oo dhan kuwooda dhici raba, meesha ay yaallan ama bakhaarka ay ku jiraan.

POS for Pharmacy (Payment system) waxaad kaloo awood u helaysaa inaad lacagta kala qaybiso si macmiil-kaaga uu qayb iskaga bixin karo inta kalena dib ka bixin karo. Inaad ogaato maalin kasta alaabada cusub aad dalbatay, wixii aad gaday, wixii ku soo galay iyo wixii kaa baxayba, iyo waxyaabo kale oo badan.

28/01/2022

Juma Mubarak

25/01/2022

Our Services

24/01/2022

Expanding your business

21/01/2022

Jumma Mubarak

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Osman Mohamed Roble Building, Maka Al-Mukaramah Road
Mogadishu
Other Information Technology Companies in Mogadishu (show all)
Tech With Amin Tech With Amin
Online
Mogadishu, 00000

Boggaan waxaad ka heli doontaa wax kasta oo la xiriira teknoolojiga, gaar ahaan mobilada , Laptopada

Som GPS Tracker Som GPS Tracker
Zoobe Km5
Mogadishu, 252

som GPS Tracker waa shirkad ugu h**eysay ee keenta GPS oo si sax ushaqeeya

Unknown Page Unknown Page
Makkah Almukaramah Street
Mogadishu

Saipali institute of technology Saipali institute of technology
Km4
Mogadishu, 252

We provide the latest information technology

Lemon Enterprise Ltd Lemon Enterprise Ltd
Mogadishu

Lemon Enterprise Ltd is a service-focused company that specializes sets the standard for quality in the world of electronics and accessories. Tech that adapts to you.

Rugsan ICT Rugsan ICT
Makah Al-Mukaramah
Mogadishu

Rugsan ICT Solutions is a privately owned company that was established in Somalia. Rugsan ICT provid

MBANK Wallet MBANK Wallet
Hodan, Taleex
Mogadishu, 00252

MBANK Wallet waa adeeg maaliyadeed kaasoo isku xiraayaa dhamaan shirkada iyo bankiyada ka jira dalka.

Mohamett Abdi zalan Mohamett Abdi zalan
Mogadishu

welcome �

GTS solutions GTS solutions
TCC, Taleex, Hodan
Mogadishu, 252

Najax Ict Najax Ict
Mogadishu, 252

We are Changing the World with Technology

Keydsan Keydsan
Km4
Mogadishu

we host and keep your Website and apps securly.

Goobsan Institute Goobsan Institute
Mogadishu, 252

Goobsan Group was founded in 2014 by a group of Somali professionals with diverse experience in Management, Technology and Engineering, it is currently a fully grown-up company th...