Al Nasar Somali Fans

Al Nasar Somali Fans

You may also like

ali_taaaha
ali_taaaha
Astha Yadav
Astha Yadav

kusoo dhawaada bogga Rasmiga ah ee kooxda faca weyn ee Al Nassr.🙏

01/06/2024

Qabiir Hanad xalay muxuu kudhahay Goatka Ronaldo umuu ooyin koob lkn sirta meesha kujirta ayaa ah in uu ka farxiyo kumanaanka qof ee garoonka usoo daawasha tagay.

Iyo malaayiinta kale ee shaashadaha ka daawanaysa madaama uu yahay kii ugu tafsanaa ee taabta kubada cagta 🇵🇹🐐❤️

~Asaasinho

29/05/2024

Cristiano Ronaldo with his 2023-24 Saudi Pro League Golden Boot Award.

~Asaasinho

19/05/2024

Cristiano Ronaldo: “Arsenal kuma guuleysan doonto Premier League”

👋🏽 CR7 👋🏽.

17/05/2024

Cawa barejadan xaraanta ah aad naga qadaten waxba uma aragno sababto ah horyaalka wuba galbaday.

Lknse wa ino 31da may iyo finalka King's Cup maatayahy matadu dhashay bal habeenkas weyn e finalka ah refree ha iga ka celiyo fc al haramey😅💛!

Goatka showgisa 31da may maatadan u geysan doono yuusan ku dhafan walalo qaali ah😁💛🐐

Vamos al nassr💛

~R7

17/05/2024

Here we go again😄😅

Maatadan al hilaal ah hadey karti iyo awood iska raadin wayaan awalba tabar ma laheyne waxey durba xatooyo ka sugayan refreega subxnlah ilahay ba mahad wlhi o maatadan xaaran quutada ah tagere noga dhigin.!

Bal ilahay ba idinku dharshe sacudiyay ma waxaasba rigore ah nacalad idinku dhacday baxa o xarantan dabada u dhaqa nacaldyhy nacaladu dhashay!

Wa dadaalnay o awoodena iyo xanyahena wa kornay balse tuugnimo iyo refree tabarteena ma aha💛

Vamos al nassr💛!

~R7

17/05/2024

The only way PSG can win a UCL

~Asaasinho

17/05/2024

Derpy

Caawa waxaa jira kulanka ugu weyn guud ahaan saudi Pro league Al-Nassr ayaa caawa gurigeeda kuwajahaysa kulanka k**a dambeysta ah Labadan koox sanadkan waxay kulmeen sadex kulan laba kamida waxaa badisay Al Hilaal halka tareenka laga riday Goat-kuna ku waxkaleeyay k**a dambeysta tartanka Arab Club Champions

Caawa maxaa laga filan karaa ciyaartan wayn saadaashada commentinga noogu reeb.???

~Asaasinho

13/05/2024

If the ballondor were no corruption the winners would be:

2008: Cristiano Ronaldo 🇵🇹
2009: Lionel Messi 🇦🇷
2010: Snejider 🇳🇱
2011: Lionel Messi🇦🇷
2012: Lionel Messi 🇦🇷
2013: Cristiano Ronaldo 🇵🇹
2014: Cristiano Ronaldo 🇵🇹
2015: Neymar jr🇧🇷
2016: Cristiano Ronaldo 🇵🇹
2017: Cristiano Ronaldo 🇵🇹
2018: Cristiano Ronaldo 🇵🇹
2019: Mane🇨🇲
2020: lewandowski 🇮🇩
2021: lewandowski 🇮🇩
2022: Karim benzema 🇨🇵
2023: Haaland🇳🇴

The greatest of all time 🐐🇵🇹

11/05/2024

Unpopular Opinion: Winning the Euros with a country like Portugal is better than winning the World Cup with Argentina.

09/05/2024

Saudi Pro League top scorers this season:

1️⃣ Cristiano Ronaldo (33)
2️⃣ Cristiano Ronaldo without penalties (25) 🤭
3️⃣ Mitrović (24)

Unbelievable😅🐐!

09/05/2024

Al akhdoud 2-3 al nassr

Al nassr aya cawa kooxda al akhdoud ku garacdy 3 goal kadib markey al nassr 2 goal ku hormartay laga barejyay aya mar qura brozovic dhaliyay goalka guusha asago ciyarta ka dhigay 3 goal iyo 2.

Cristiano Ronaldo aya asagana cawa dhaliyay goalkisi 33aad e horyalka saudi pro league asago weli iska haya hogaanka goal dhalinta.

Vamos al nassr💛💪!

~R7

09/05/2024

Cristiano Ronaldo aya kaliya ka xigta hatrick ama 3 goal u cawa dhaliyo inu noqdo ciyaryahanki ugu golasha badan hal xilliciyaareed saudi pro league abid.

Haddaba immisa goal ayu cawa Cristiano Ronaldo aya ka dhalin doona naadiga al akhdood❤🇵🇹?

~R7

09/05/2024

🔴 MACHDAY 🔴

Saudi Pro League
Al nassr vs Al Akhdoud
Price hathoul
21:00 Xiliga Somalia

🫵 Hadaba Taageere Saadaali Yaa Dhalin Doona Goalka ugu Horeeyo Meeqo Ayeyna Ciyaarta Ku dhamaan kartaa 👇

Asaasinho ✍️

08/05/2024

Ka baxsan al nassr💛🚨

Waxan hampalyo u direyna kooxda real madrid o cawa comback cajib sameysay ayado la filyaya goalki Davies kadib e bayern dhalisay iney isaga haren aya mar qura ey so labaasho an macquul gal aheyn sameysay kooxda real madrid.

Football wa respect ciyartan lagama amusi karin runti hamplyo real madrid🙏

~R7

07/05/2024

Messi's weakness : Heading

Mbappe's weakness : Free kicks

Neymar's weakness : Physicality

Halaand's weakness : Long range shots

And there's a man who has all of them as his strength 🇵🇹❤

~R7

06/05/2024

2004s: They compared Cristiano Ronaldo Vs Ronaldo nazario

2006: They compared Cristiano Ronaldo Vs Zidane

2008: They compared Cristiano Ronaldo Vs kaka

2010: They compared Cristiano Ronaldo Vs Ronaldinho

2015: they compared Cristiano Ronaldo Vs Lionel Messi

2018: they compared Cristiano Ronaldo Vs Mohamed salah

2022: they compared Cristiano Ronaldo vs haaland

2024: and now they comparing him with Kylian mbappe

Litterly They compared him the Legends and the generational talents and he still Proves them he is the best and Destroyed them 🇵🇹🐐🔥

Cristiano Ronaldo is the biggest name and the greatest ever in the history of football 🇵🇹🐐

~R7

04/05/2024

Cawa inteena badan waxey ino tahy habeen qurux badan maxa yelay:

Real madrid o champions laliga noqtay✅

Barcelona o la bahdilay o laga quusiyay rajadi horyaalka o 4 goal lagu dharbaxay😂✅

Cristiano Ronaldo o hatrick ama seddexley dhaliyay😁✅

Al nassr fansow mxa ledhin😁💛

~R7

04/05/2024

Mention dheh saaxibka messi fanska ah e indha adeega ka batay e weli aminsan in messi u ka wanagsanyhy Cristiano Ronaldo😂😢

Ma dadkan ba isku level ah la xowla wala quwata ila bilaah😢

~R7

04/05/2024

Cristiano Ronaldo is the only footballer in history to score 30+ goals in 4 different leagues🐐!

Something leo messi could never in his lifetime!

04/05/2024

Al nassr 6-0 al wehda

Wale ciyaar ciyaar dhaftay beynu ku wada raxeysanay sidan filayo💛👏

Cristiano Ronaldo aya cawa atoore ka aha showga caawa asago dhaliyay hatrick cajib cajib dhalay ah ninkani shaki ayaba laga qaba inu jiro 39 sano😁💛🐐

Mane al fatil iyo otavio aya ayagana showga si xiray o al nassr natijadu ka dhigtay 6 goal.

Weli rajadu wey jirta we never give up weynu u dagalami dona horyaalka inshalah💛💪

Vamos al nassr💛!

~R7

04/05/2024

‼️A Perfect Hattrick for Cristiano Ronaldo tonight:

- Right Foot
- Header
- Left Foot

For context, Messi has 0 perfect hattricks in his career 😭

04/05/2024

32 goals in saudi pro league✅
66 hatrick of his career✅
60 goals in 66 games for al nassr✅
42 Goal contributions this season✅
891 goals all time✅

All this at 39 the greatest of all time🇵🇹🐐

~R7

03/05/2024

Nus mitir kasta oo goolka ah wuu garanayaa a Don Cristiano Ronaldo

Abwaan Hanad ♥️🐐🇵🇹

~Asaasinho

03/05/2024

🔙 Cristiano and James Rodriguez 🇨🇴❤️

Sawirkan waqtigee ku qiyaasi lahayd.

~Asaasinho

02/05/2024

War deg deg ah😳🚨: kooxda al nassr aya doneysa saxixa ciyaryahanka reer argentina 🇦🇷 Lionel messi ayago donaya iney laso wareegan suuqa xagaagan.!

Wa prank al nassr fansow is dajiya curyankan alle naguma keene kooxduba naga haleynaya o koobab umaba tartami dono😂😂

~R7

02/05/2024

🚨 Cristiano Ronaldo Is The Only Player To Be Included In:

✅ Real Madrid’s Greatest XI
✅ Manchester United’s Greatest XI
✅ Juventus’ Greatest XI
✅ Premier League’s Greatest XI
✅ LaLiga’s Greatest XI
✅Serie A’s Greatest XI
✅ Champions League’s Greatest XI
✅ Euro’s…

No doubt he is the greatest ever🐐!

02/05/2024

This was the highlight of the night for me 🥹

Cristiano gifting Sadio Mane the penalty! ❤️

~Asaasinho

01/05/2024

🚨 Cristiano Ronaldo is 13 goals away from 900 career goals. 🤯

~R7

01/05/2024

Al nassr 3-1 al khaleej.

Ugu dambeyn waxa iska xaadiranay finalka tartanka kings cup👏💛

Cristiano ronaldo aya dib uso labtay o dhaliyay 2 goal cajib halka sadio mane asagana u dib goal dhalinta ugu so laabtay.

Finalku wa al hilal vs al nassr inshalah hadu alle idmo maatadas xunta ah weynu ka qaadi dona koobka hadu refreega u ayaga la jirin💛💪

Vamos al nassr!💛

~R7

01/05/2024

Gooooal Cristiano Ronaldo🐐

Al nassr 1-0 al khaleej

~R7

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Qabiir Hanad xalay muxuu kudhahay Goatka Ronaldo umuu ooyin koob lkn sirta meesha kujirta ayaa ah in uu ka farxiyo kuman...
Nus mitir kasta oo goolka ah wuu garanayaa a Don Cristiano Ronaldo Abwaan Hanad ♥️🐐🇵🇹~Asaasinho
Kaamirooyinka aya qabteen Cristiano Ronaldo oo dhahaya بسم الله ka hor inta uusan tuurin Rigoorada 👏#Share.
Dhameyso muuqaalka oo share dheh.🔥🔥Lasoco pogeena 🙏🙏
Magaciisa hala sooqoro ciyaariyahan kan iyo sanadka uu sidaan sameeyay 🔥🔥Daawo #Share dheh.
Cristiano Ronaldo oo garab istaag weyn umuujiyay dadyowga reer maroco kadib dhibaatadii kasoo gaartay dhul gariirkii ku ...
Muuqaalkan qofkii sameeyay hoos uga yeer waa legend farta ka xiran nuucaan camal maaku haysatiin ma idiin soo sameeyaa k...
Magic Cristiano Ronaldo De zantoz Aveiro 20 sano kubada cagta ayaa u kala xiran .♥️🔥💪Kubada cagta intaan daawanaayay goo...
Ronaldo kaliya 8 bilood uu joogo horyaalka sacuudiga durba waa mid ku dhaqmaya dhaqanka suuban ee islaamka muuqaalkan ay...
Muuqaal aanka sameynay ciyaariyahanada kooxda.#Daawo like saar #Share

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Sports Teams in Mogadishu (show all)
Haldoor Football Club Haldoor Football Club
Doolow
Mogadishu

Hiigsigeena waa inaan ahaano dhalinyaro maskax iyo muruqba caafimaad qabto

Halyeyga Umadda Halyeyga Umadda
Jale Siyad Road
Mogadishu

Hey !. Welcome to our Home/page follow and like is your Side .... Welcome and welcome and welcome

Shalambood Fc Shalambood Fc
Shalambood
Mogadishu, 252

Together we can do ��

Shabeel football Shabeel football
Mogadishu
Mogadishu

join us to stay updated on football news in different leagues.

somali fixed 1xbet&linebet somali fixed 1xbet&linebet
Mogadishu

welcome everyone somali

Baqar feysal Stars Baqar feysal Stars
Mogadishu

Liverpool somali fans Liverpool somali fans
Km4
Mogadishu, 311000

Halkan waxa ka socon doontaa waarkii ugu danbeyay ee kooxda ,tabinta ciyaarta,taariikhaha

POWER BOYS POWER BOYS
Mogadishu

Welcome to the largest club in Bondere district 💪🙏

FC  cosmos FC cosmos
Madiino
Mogadishu

sport& train

walaalaha FC walaalaha FC
Suuqa Xoolaha
Mogadishu, 619255228

walaalaha fc

CUMAR CUMAR
0614913802
Mogadishu